SIDEY QATAR KUNOQOTAY DHEXDHEXAADIYAHA CAALAMKA ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 січ 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 67

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 6 місяців тому +4

    Anigu horay ayaan u dhahay waaa nabi qadarrki aduunkan allaah u soo diray allaaha barakeyo cadawgeedana allaha ka jabiyo dowlaada turkiya ayaa u hiilisayy marrki la rabay in la go doomiyo hadana dagalka qazza aljeziira iyo wariyayaaheda waxay ka midkiyiin jihaadka ka socda falastiin qaasatan qazza.waan u duceya markasta allaaha barakeyo cadawgana allaha ka qabto allaahuma aammiin

  • @abdirizakali9407
    @abdirizakali9407 6 місяців тому +7

    Qatar is also best friend of Somalia bro waa mashallah

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 6 місяців тому +2

    Thanks so much Maracade show, kun libaax oo waraabe hogaaminayo waxaa ka qiima badan,kun waraabe oo libaax hogaaminayo .

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 6 місяців тому +6

    Maracadow dalkena ka wal wal sanahaye itopiya sirheda noso radi balayada Allaha naga qabto ayada musah waxa tagersan dulanka galade

  • @ajmala522
    @ajmala522 6 місяців тому +2

    M.a allahuma acizal islaama wal muslimiin ❤

  • @user-wn9tr9ep4c
    @user-wn9tr9ep4c 6 місяців тому +2

    Qadar muslim iyo gaalba wey ku kalsoonaaden waana wax qaldan

  • @mohamedaney-wr5ni
    @mohamedaney-wr5ni 6 місяців тому +2

    Mashaa allah wa wdan yar daqala siyasad weyn Kuleh dunida manta wana ❤❤❤❤❤❤❤callamul islami

  • @abdilaahiibraahim7788
    @abdilaahiibraahim7788 6 місяців тому +4

    Thank you for the news maracadde show ❤❤❤

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 6 місяців тому

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 6 місяців тому +1

    Mahadsant walaalkey maracade show 💕 💕 💕 💕 💕

  • @bararahmamahamuud4404
    @bararahmamahamuud4404 6 місяців тому +1

    Qatar 🇶🇦 waa wadan aqliga kashaqeeya taas ayaa usababa ayaan is leeyahay

  • @user-nl4rb3ww9n
    @user-nl4rb3ww9n 6 місяців тому +2

    Qabashadii kuubkii Aduunka ee ay Qaabka islamiga ah ay sawirka fiican ugu bixiyeen diintena

  • @cumarhaybe9868
    @cumarhaybe9868 6 місяців тому +3

    M.Allah Qatar 🇶🇦 waxaa dhihi karnaa waa arin lagu farxo waayo hadii aad dhan ka eegto waa sideey islaamku uga wanaaag san hayhiin gaalada marna waa arin dhax galid cawodga muslimiinta cadogaga markad dhax gasho waxad ogaan kar,taa sira tiisa

  • @osmanhaji6497
    @osmanhaji6497 6 місяців тому +1

    Asc wariye qaran aad iyo aad baad u mahdsantahay sida xogta caalamka aad noo siisid daqiiqado koban guuleso mar walib

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v 6 місяців тому +1

    Qadar ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 6 місяців тому

    masha allah qadar somali weycawisaa walina dhib ay nagu hayso mamaqal

  • @mohamedabdiwahab3357
    @mohamedabdiwahab3357 6 місяців тому +1

    Aloow sidii qadar camal noga dhig wadan keena❤

  • @barkadrobleh252
    @barkadrobleh252 6 місяців тому +2

    Qatar❤
    Eritrean forces seize territory from Djibouti in April 2008 but withdraw in June 2008 after clashes between Eritrean and Djiboutian forces. Qatari peacekeeping forces are deployed to monitor the disputed area.

  • @maxamedamadi7067
    @maxamedamadi7067 6 місяців тому

    Alle.habarakeeyo
    Dawlada.yar.eeqadar

  • @husseinmohamoudomar368
    @husseinmohamoudomar368 6 місяців тому

    Waa ku mahadsantahay Mr marcade

  • @user-vz9dr8yn6b
    @user-vz9dr8yn6b 6 місяців тому +1

    Qatar ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 6 місяців тому

    Waa dowlad fahan san oo ku dhaqmeyso Diinta Islaamka maxaa yeeley qofka muslinka ah waa in uu leeyahay akhlaaq wanaagsan waan u hambalyeynayaa walaalahan Qadar

  • @asiahassan
    @asiahassan 6 місяців тому

    EMARAT It's' just heroes

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 6 місяців тому

    Mahadsanid walaal

  • @user-nb1hm8ln3
    @user-nb1hm8ln3 6 місяців тому

    Machaallah Qatar ❤❤

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 6 місяців тому

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamsayassin4588
    @xamsayassin4588 6 місяців тому +1

    Waxad ka tagtay dhexdhexaadontii Jabuuti iyo Eritrea iyo inay kala dhex dhigtay ciidankeeda si ay nabad iga dhexdhaliyaan.

  • @shugrimaxamedbiixiilbax4099
    @shugrimaxamedbiixiilbax4099 6 місяців тому

    Dalka Qatar 🇶🇦 waa dal Ahmiyad weyn uleh Aduunka

  • @ashkarraage4704
    @ashkarraage4704 6 місяців тому

    Waa wadan yaroo fahmay sirta noolasha

  • @abdikafihussein2736
    @abdikafihussein2736 6 місяців тому +1

    Waxay ila tahy inaadan waxba ka tegin oo intii Ugu muhiimsanayd aad nala wadaagtay mahadsanid

  • @IbraahimMahamuud-pw3xp
    @IbraahimMahamuud-pw3xp 6 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @kaafiyare5693
    @kaafiyare5693 6 місяців тому

    Waa dalka aan joogo

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 6 місяців тому

    اللهم انصر اخواننا في فلسطينيين ❤

  • @muqtaardaha1761
    @muqtaardaha1761 6 місяців тому

    shbow leadar shiip nimo la is dheer yahay❤❤

  • @khadarxasancali3865
    @khadarxasancali3865 6 місяців тому

    Qabashadii koobka aduunka kaas oo isna miisaan iyo maamuus badan uso hooyay caalamka islaamka iyo argtidii laga qabay marka hore islaam ka oo ay beenisay taasina waa arin kale oo qiimaheeda leh oo Qatar u gaara 🙏

  • @amilaabdirahmanshekh8035
    @amilaabdirahmanshekh8035 6 місяців тому

    Mahadsanit walla Maracade show ❤

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 6 місяців тому

    Dawladaha Carabta ee Qatar xidhiidhka u jaray iyagaa ku khasbanaaday in ay xidhiidhka Qatar soo ceshedaan , kadib markii dalka Qatar uu gacan wayn ka helay dalka Turkey, taas oo cunaqabatayntii ay saareen Qatar ay kaba faaiido iyaguna ay dani bado inay xidhiidhkaasi soo celiyaan.

  • @user-gv8ni9iw1p
    @user-gv8ni9iw1p 6 місяців тому

    Free falastiin from Ethiopia 🇪🇹

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 6 місяців тому +1

    Maracade wadanko joga aniga 4:07 iitahay 😢

  • @husseinmohamoudomar368
    @husseinmohamoudomar368 6 місяців тому

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤

  • @kaafiyare5693
    @kaafiyare5693 6 місяців тому

    Lkn 2021 Qatar 🇶🇦 iyada hishiish lama galin ee iyagaa raali galin kabixiyeen maadaama dhaqaalaheedi kor ukacay ayna noqon wayday sida ay rabeen oo ahayd in dhaqaalaheedi hoos udhac noqdo markaas ayay wadamada carabta ka raali galiyeen ilaa hada is dhaxgalkii gawaarida xamuulka oo waawaynaa sidii markaa go’doonka ay usaareen ilaa hada Kama shaqeeyaan.halka qatar 🇶🇦 ay Saudi ay waxyaabaha ay ka keensanjireen oo ay ubadnayd yaanyada caanaha cabitaanka mooska iyo khudaarta kale qatar 🇶🇦 waxa ay bilaawday in ay isku tashato khudaarta uga imaan jirtay Saudi ay ka keensato iran 🇮🇷 iyo turkey 🇹🇷
    Qatar waxa ay bilaawday in ay warshad samaysato waxaysamaysatay warshadii ugu horaysay oo soo saarta caanaha iyo cabitaanada oo magaceedu la dhaho ( BALADNA )

  • @BashiirIbrahim-xb9xx
    @BashiirIbrahim-xb9xx 6 місяців тому

    Ok

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 6 місяців тому

    Qatar is not easy

  • @nia8672
    @nia8672 6 місяців тому

    Dhib badana rer galbedkaan terrs kaan aay sheganba wa iyagaa walahi

  • @jubalandmedia6804
    @jubalandmedia6804 6 місяців тому

    Jokar siyaasada aduunka

  • @guledmoalin8968
    @guledmoalin8968 6 місяців тому

    Waxaad wadankii militariga ku caawiyey

  • @adandaud917
    @adandaud917 6 місяців тому

    Wad mahad santahay

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 6 місяців тому

    Waxaa ka fahmay hadii aadan baahneyn oo xariir wacantahay qofkasto la dhaqmi karto qatarna waa sas

  • @TeacherIdrisd-sg1bh
    @TeacherIdrisd-sg1bh 6 місяців тому

    Waxaad ilowday siday qatar kuheshay inay marti galiso world cup madaama aytahay wadan yar

  • @user-xc4vp7cs2r
    @user-xc4vp7cs2r 6 місяців тому

    Ma

  • @CaaliyoOmarshooli-dz9kq
    @CaaliyoOmarshooli-dz9kq 6 місяців тому

    Qtar warif dantisayaqan🎉😂😂🎉😂😂

  • @farhiyofaratol5033
    @farhiyofaratol5033 6 місяців тому

    Mahad sanid wll ❤❤❤❤❤

  • @aadancabdi1
    @aadancabdi1 6 місяців тому

    Sxp marcade wad salmintht

    • @FARHAN_805
      @FARHAN_805 6 місяців тому

      Wa iney garab siiyan Hamas iyo reer falastin

  • @AxmedIsmacil-zn2rv
    @AxmedIsmacil-zn2rv 6 місяців тому

    ASC

  • @user-xc4vp7cs2r
    @user-xc4vp7cs2r 6 місяців тому

    Qadar waadadaashay

  • @cumarhaybe9868
    @cumarhaybe9868 6 місяців тому

    Sxb arimaha cadowgeena faalooyin nooga saaraaadi waad dareemi kartaa cdw soomaaliya

  • @user-dw9jj1ci4w
    @user-dw9jj1ci4w 6 місяців тому

    H😂shiis dhexdhexadined miyey kasamayso Alshabab iyo D.somalia. mise iyada ayaaba maalgalisa alshabab

  • @user-pz5np2ju7l
    @user-pz5np2ju7l 6 місяців тому +1

    Qatar waa mid kamid ah dowladdaha dalaalinta u ah Mareeykanka iyo Israel

  • @cabdiraxmaan8217
    @cabdiraxmaan8217 6 місяців тому

    Dhexdhexaadiye.calami ah🎉

  • @MohamedOsman-el2sr
    @MohamedOsman-el2sr 6 місяців тому

    waxa kalo kamid . heshiis kii dhexmaray . siciid atam o ka tanaasulay urukii daacish ee buuraha butlaan

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 6 місяців тому +1

    Qadar waxay maalgelisaa argagaxida aduun oo dhan

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 6 місяців тому

      argixgisada wxa ah kuwa isbarada wadnka somalia u taaaley 1990 ila 2004 shekada dimeed u badley

  • @Salman-Shukri
    @Salman-Shukri 6 місяців тому

    Waxaad katagtay in ay munaafiqiin yihii Ustaad