Wareysi: Sarkaal Soomaali ah oo ku sugan Kabul

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 47

  • @abdirizakmohamoud3534
    @abdirizakmohamoud3534 3 роки тому +15

    Plz daliban maleeshiyo ha kusheegin waa nimnaka maraykan iyo rasia cirka u diray wadanka diintey ku xukumayaan insha allah

  • @halyeeyqaran2064
    @halyeeyqaran2064 3 роки тому +1

    Nimankaan somaliya in la keeno waaye amxaaro kenyati maraykan iyo gaalo ayaa na wareeriyay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maanafpoifarax2504
    @maanafpoifarax2504 3 роки тому +12

    DHUL NIN KIISI BAA ISKA LAH DHUL NIN KIISI BAA ISKALEH

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 3 роки тому +9

    Jaawareer ma jire jaawi dag mash allah welcome Taalibaan

  • @mohamedabdimohamed718
    @mohamedabdimohamed718 3 роки тому +5

    allahu Akbar cidii shisheeye shaqaalo u ahayd ayaa argagaxsan lkn shacabka afghanistan waa san baa u baryey

  • @luuljiib977
    @luuljiib977 3 роки тому +16

    Maraykan doowlad dhisi maa inuu kaa dumiyo maaher masiiba hadad maqasho waa maratkan

  • @AMO00165
    @AMO00165 3 роки тому +7

    Qof is dhiiba waan maqli jiray.
    But today my first aan maqlo dawlad dhan oo is dhiibtay

  • @su-bare6601
    @su-bare6601 3 роки тому

    Guuuuuuuuul islam

  • @abdirizakmohamoud3534
    @abdirizakmohamoud3534 3 роки тому +9

    Daliban niman adag iga dheh

  • @maanafpoifarax2504
    @maanafpoifarax2504 3 роки тому +6

    DAALIBAANA DHULKA AYADÀALAH

  • @imrangureofficial1283
    @imrangureofficial1283 3 роки тому +4

    Fadlan hadalka iska sax maleshiyaad maaha eeee waa xur udirir eeeee hadalka sax

  • @mohamedabdirahan3150
    @mohamedabdirahan3150 3 роки тому +5

    Maleeshiyo ku lahaaa doqonka wadankoda ayee dagalamayaan

  • @lamahelanpoi3433
    @lamahelanpoi3433 3 роки тому +6

    Guul taaliban

  • @jeonkimminpark5248
    @jeonkimminpark5248 3 роки тому +4

    Guul iyo nabad iyo xasilloni ayan urajeynaya daaliban
    Allah garabkoda ha noqdo
    Cadawgoda Allah ha jabiyo
    Maraykanku wa cadawga koobad e dawladaha muslimka
    Dal kastana uuqasay melkasta faruhu kula jira Allah ha qallibee😈 daaliban wadankoday xooreysanayan yaga Wxkasta ugu xaqle wadankoda Afkaanistan Allah ha mideeyo

  • @abdirizakmohamoud3534
    @abdirizakmohamoud3534 3 роки тому +3

    Daliban iyo maleeshiyo kala dheer

  • @shakoofficial2054
    @shakoofficial2054 3 роки тому +1

    Maleeshiiiyo ha odhan Jaahilyoow

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 Рік тому

    Hhhhh waji wanaagsan gaal maleh wajiga xuna ayleeyihiin wusii xumaan insha alaah

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 3 роки тому +3

    Welcome Taliban ayaanu leenahay dhulkodi ayay ayay sinabadgalka kusoo galeen voa waxba lama joogto

  • @mohamedabdirahan3150
    @mohamedabdirahan3150 3 роки тому +3

    Adi maxaa ka dhax qabanee naftada ma la baxsati

  • @AbdirizakAhmedKadiye
    @AbdirizakAhmedKadiye 3 роки тому +15

    Talibaan ma ahan maleeshiyaad bal arag sida xun ee aay warbaahinta ree galbeedka u dhiggayan ereyada aay adeegsanayan

    • @nimoaliaboubakar5341
      @nimoaliaboubakar5341 3 роки тому +1

      Alla ma ila aragtay aniga wax oga marki dagaalki u dambeyay ee falastin sidey uga hadlayen wxn idaacad ahaan u dhageysan jirnay waagi hore

    • @gicilo386
      @gicilo386 3 роки тому +3

      Kuwii muslimiinta xitaa sidii ree gal beedka camal beey uhad laa'yaan

    • @aishachannel8286
      @aishachannel8286 3 роки тому +1

      Kuwa weriyayaasha reer
      Galbeedka ushaqeeyow
      Si dhex dhexaad ah u
      Hadla weligiin awr kiraysan
      Uun ha ahaanina e

    • @Professor4555
      @Professor4555 3 роки тому +2

      Wa argagixiso bakhtiga, qarni hore u celin raba wadankas, hadda qolyaha jeceshihin shabaabka caruurti somaliyed laaye na wa taagersan tihiin kuligiin ,

    • @AbdirizakAhmedKadiye
      @AbdirizakAhmedKadiye 3 роки тому

      @@Professor4555
      waan dareemi karaa in aadan fahmi karin farqiga u dhaxeeyo Taliban iyo Ugus lkn ma ahayn in aad ka hadasho wax aadan aqoon oo waliba aad naga dhigto dad Ugus taageero

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 3 роки тому

    waa aduun cadaaladda loo yaqaan cadaalad daro cadaalad la,aantana loo yaqaan cadaalad waa aduun xugunka allaah laga jecelyahay xukun shaydaan.
    waxaydoonayaan inay ku dumiyaan afkooda nuurka ilaahay
    ilaahayna wuu dhamaystirayaa nuurkiisa haba necbaysteen gaaladuye.
    sadaqallaahulcadiin

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 роки тому

    Lacag Badan ayaa reer galbeedka kaga baxday afghanistaan si ay dhaqaalaheeda udhisaan Kulahaa, war meesha boob iyo bililiqo ayay uyimaadeen mareykanka & reer galbeedka kale, waxaana kuu daliila, inteey madaxa isku galiyeen reer afghanistan , dhaqaalahoodiina Gurteen, Gabdhahiina ka kufsadeen, Daroogadii Badneyd ee afghan ka bixi jirtayna Gurteen, ayay iska tageen.....Xaqiiqadu waa sidaa Nagadaaya sheeka caruurta... Dhib ka weyn tii hore ayay Galiyeen reer galbeedku wadanka illaaheey ha usahlee

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 3 роки тому

    Somalia uyaabanahay anigu 😅😅😅

  • @k.mdawud9145
    @k.mdawud9145 3 роки тому +5

    beenta halaga daayo waxaan jirina yaan looshin

  • @Chanel_1-0ne
    @Chanel_1-0ne 3 роки тому +3

    Nacala farakhdan voa afxumaa
    Oo wxn wax war loo so doonto maaha
    MaleeshiyAda taaliban kulahaa

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 3 роки тому

      👉👨‍💻WAXAAN LA YAABEYI IMAAM MASJIDKA USA AXMED NUUR OO BERN AFUUFAYO OO U SHEEGRY WAX RUNTA KA FOG YURUB CAADI AYEY KA TAHAY CARUUR MARGAY GAARAN 13.IN LA BARO SAXIB IYO SIDEY ISU GALMOODI LAHAYEN TUSAALE SANZB NIN QAAWAN AYAA KU DHEGSAN ROTTERDAMS waa caaxi

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 Рік тому

    Hhhhhhhhhhhhh gaal&gaal kalkal waxa udanbsysa 2030 caalamu islaami oodhan insha allaah

  • @suldaankamuurusade6033
    @suldaankamuurusade6033 3 роки тому +1

    Somalia cidamadi amiso gor dhaw wabaxayan hayeey cidii 🤣

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 3 роки тому

      Lol maxaadna na mooday afganistan uraya oo fulay ah xaarre lol 😂 adoonta amison xerqdooda kama soo baan xiniinya laaweyaasha waxbana maqabtaaan hal laami xitaa ma ilaalinkqraan alhamdulillah ciidanka geesiyada ee dowladda somaliya ayaa baacsada shawaadiinta inkaatoo ay dhiigeena yihiin kullligiodda laakiin kii shicibka dhibaateeya dhagta dhiiga waa in loo daraa InshaAllah ilaahayna ha soo hanuunsho iyaga iyo kuwa mucaaradka isku sheegay Ameen yarab 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 3 роки тому

    Weriyaw miyaa laguu soo dhiibay warka waadiga maleeshiyada weli hayee

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 роки тому

    DAALIBAAN MASIIBO WEEYE WADANKOODA KUMA EKAANAYAAN FIKRADI USAAMA BIN LADEN BEEY WATAAN HADEEY SOMALIYA SHABAAB LA JOOGAAN ALSHABAAB AFGANIYIN BAA AMAR SIISA

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 3 роки тому

    Beenaale cabsi kama jirtee dalkoodiibay xoraysteen

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +2

    Meel Waliba Maxa Somali Tagay War Ka So Carar Taliban Ayeyna idin Wasine😅