Vlog ani iyo babygyga🫶❤️✌️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 700

  • @Sagalabdielmi
    @Sagalabdielmi 4 дні тому +82

    Adigu madan keenin mana keensan kartid ilaahy ba ku siiyey allaha ku xafido❤

  • @Hooyomacaan_A
    @Hooyomacaan_A 4 дні тому +11

    Alxamdulillaah Dheh Ilmaha Masha Allaah Dheh Ilmaha Yarka Ilahayba Ku Siiyay Adigu Maad Keenin Alla Keenay Kuguna irzaaqay Alxamdulillaah Alla Uga Shukri

  • @Aniza-h4g
    @Aniza-h4g 5 днів тому +76

    Masha Allah qalad waa dhacaa abyo Adina garabkaaga Alle ha galo asagana Alle ha cafio baby kaga Alle ha idin dhaafo❤

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 5 днів тому +64

    Hadal wanagsan uso qora wa gbdh umul ah 😢 khld wa dhaca gbdh dhibta iyo af xumada kala taga reerkeda Allah maslaxad khayr qabta hakala dhigo,, abdifatah nuunaha yar iyo hooyadi ha cid layn plz wa ku baahanyihin wixi kugu dhaca iska ilaw ilmihaga yar o qurux bdn ku ilaw 😢😢 xaaskaga so cesho

    • @AmranMaxamed-my4kk
      @AmranMaxamed-my4kk 3 дні тому +2

      Wllo dadka masidada ayaad moodaysaa qaybta wanaagsan inay shaqayso😢

  • @cashocabdi3475
    @cashocabdi3475 21 годину тому +1

    Abyo mrka hore alle baa dunida keenay alax dheh marka ĺabaadna muuqalada soo badi anagaa kuu daa wanayna saad faa ido uga hesho❤❤

  • @FaadumoBaraf-wy4zp
    @FaadumoBaraf-wy4zp 5 днів тому +134

    Muuqalada soo badso waan kuu daawaneynaa Hablow inanta hala tageero xaaladan iyo Garab la,aan waa Rafaad. Alle hakuu gargaaro bayo
    Xaalad kasta ookugu timada illahy talo saaro ducooyinka badso

  • @YasminMahad-km6mh
    @YasminMahad-km6mh 5 днів тому +17

    Gabdhan 100k katura yaqe dumarland garab istag umujiya❤

  • @kaafiyodagan982
    @kaafiyodagan982 4 дні тому +11

    Abaayo ani i ma ku keenay ha dhihin waxan allah kasookow ani ma ku dhalay dheh alxm masha allah dheh markasto masha allah qalinkane allah haku caafiyo wan dareemi kara

  • @DekaHassanBilan
    @DekaHassanBilan 5 днів тому +20

    Ilaahay ba keenay baayo sas hadhihin ilaahay haku daayo

  • @FardawsoKhaliif-s4s
    @FardawsoKhaliif-s4s 3 дні тому +6

    Subxanllaah ilaahey aa kugu arsaaqay ilaahey aana soosaaray hadalka aad dhahee kafiirso markasta ilaahey uĝu mahad celi

  • @AbdiHalin-j4m
    @AbdiHalin-j4m 5 днів тому +38

    Abdifatah iyo Uunsi la'aantood abaar waye. Rabbi swt farxadiini ha idiin soo celiyo insha Allah

    • @FarhiaAffi-yi1ik
      @FarhiaAffi-yi1ik 4 дні тому

      😂😂😂😂..
      Iyaaa wiika islameed inee qasho miyaa dooneesaa.

    • @AbdiHalin-j4m
      @AbdiHalin-j4m 4 дні тому

      ​@@FarhiaAffi-yi1ik wll wixii Allah swt qoray marna lawaayi maayo

    • @FarhiaAffi-yi1ik
      @FarhiaAffi-yi1ik 4 дні тому

      😅😅😅....diinta dadka sida khaladka kafansan..
      Intaaan gaas iskushubtid isgub kadib dheh wee qorneed.
      Uunsi illahey hortisa xissab weeyn baa sugaayo,hadii loosoo dedejin bee nasiib leedahay.

  • @Hibaaqgarad
    @Hibaaqgarad 5 днів тому +11

    Alxdulilaaah alxdulilaah dheh Allah baana keenay aduuunka adiguuuna hadyad kaaga dhigay ugu mahadnaq raxmaanka

  • @HabiboahmedAdan
    @HabiboahmedAdan 3 дні тому +1

    Masha Allah ❤❤❤🎉🎉

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 5 днів тому +30

    Veiws badan si ay uhesho dhow mar udawadey ❤

  • @nasraabdullahi8588
    @nasraabdullahi8588 5 днів тому +14

    ❤😭❤🎉🎉🎉eeedooo Mashaallah ku soodhawow aduunka ❤❤abayo sacdiyo cafimat Allah ha kusiiyo aduunka waa shudee sharkiisa Allah ha idinka xijaabo

  • @AshaahmedMohamed
    @AshaahmedMohamed 5 днів тому +4

    Masha alllh amiin yarabi Allow nasii kubo cafimad qabo

  • @ayanali4885
    @ayanali4885 3 дні тому +1

    Maasha Allaha tabaarakallaahu habo cunaga madaxa koofid u gale huu dhaxmonayaa sabab too ah meel kulul ayuu ka soo Baxey Allaha idin xifdiyo dhamantiina ♥️♥️♥️💋💋💋🌹🌹

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 5 днів тому +22

    Abayo allaha kuu daayo balse anga dar daarankeyga sacdiyo waa walaley gacan qaadka iska daah odaygagii soo cesho mar danbe dhib yuusan dhexdiina ka dhicin cadow badan baad leedihiin hadiise hada aad kala tagteen saan ka maqalney baraha bulshada is daji umul baad tahay abdifataax xataa hadad kala tagteen ilmaad isku heysan ha ku soo booqdo adna carada joogi dadka waa kala tagaan hadana wanaag bay ku dhaqmaan qof walba hortiisa kheyr furiinkuna dhib malaha waa laga soo ka sadaa

  • @Drs-saamiyachannel5lt58
    @Drs-saamiyachannel5lt58 4 дні тому +9

    Fadhiga iska naaf anaa layqale la igula taliyey no fadhi jiif ama soco abayo❤❤❤ love u

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 4 дні тому

      Fadhiga marka ilmaha lasinayo naska soo lama fadhisanayo
      Anigaba waa lay qalay culeyska iska ilalimoye wax kale maya ila 6 bilod

    • @abdirauf-eh5fb
      @abdirauf-eh5fb 4 дні тому

      Sax waye qaliin socod fara badaaaaan udaawaa Ani 2 jeer ley qalay iweydii jiifka xitaa cajisu leyahay fadhi warkiiba day

  • @fardowzasaid3626
    @fardowzasaid3626 5 днів тому +10

    Masha Allah hooyonimada kuso dhawow allaha kula koriyo abayo be careful hooyo iyo babygeda isla kora noqda noloshana haw liicin ubax qurux badan ba illaahay kusiiyay guurka dhan micnihiisa wa awlaadda 😘

  • @SimoonMaxamed-if7eg
    @SimoonMaxamed-if7eg 5 днів тому +23

    Xaladaan iyo cidlo garab la aan xanuun waaye walhi abaayo allah kufududeeyo

  • @muniishainaabdla7542
    @muniishainaabdla7542 4 дні тому +7

    Abayo ilaahay haku daysto ilmahaga yar ilaahay baa keenay ilmaha kuna suurta galiyay inaad dhasho si ilmaha kugu bad baado khilaafadka dhexdiiina yaala dhameeya ilmaha aabihiis iyo adigaba ❤allaha haydin xafido

  • @ifrahkhalif470
    @ifrahkhalif470 3 дні тому

    Masha allh abayo rabi hedin xafido dhamantin alle hedin bar bariyo mid idin anfoco keykaga dhigo

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 5 днів тому +4

    Maashaa allaah nuune soobar baar alaha kuudaayo❤❤❤❤❤

  • @MushtaaqeCiise
    @MushtaaqeCiise 3 години тому

    Quruxay
    Ilhyba kusiiyey
    Alxmdulilah dheh

  • @AnisoapdallaAnuush1234
    @AnisoapdallaAnuush1234 20 годин тому

    allah hakuu daayo sis❤❤❤❤

  • @ayaanAbdi32
    @ayaanAbdi32 День тому

    Keep giong abaayo quruxeex

  • @haliimomohammud1537
    @haliimomohammud1537 3 дні тому +1

    Masha Allaah adiga wax ma keenikartid ee Allaah kusiyay ku shukri Alxmdulillah dheh mediyaha ha iskakeenin ubadka wa nimaca Alle xakisa ka imaday Allaahu mabarakalahu fii necmadalaahu abaayo umshi isxabarato Allaah ka dhiko cafimad ku war adiga iyo familka qorxodabadan baayby Allaah xafido ki dalkisa iyo dontisa xafido Allaah ka dhigo Amin Amin yaa rabi

  • @umumunawar4442
    @umumunawar4442 5 днів тому +8

    Naa wiilka aabihis raali gali.. nunaha alle hakulakoriyo❤

  • @luladen3946
    @luladen3946 День тому

    Ilha kuu dhaafo abaayo iknow hooy nimo waa faraxda mita kalo bisha hurto ku jiraa 1 months kadib indho ha kuu shidan doona sug Mashalaha Ilha noo barageeya caruurda intaa haysi ❤❤

  • @SumayaSuleymaan
    @SumayaSuleymaan 5 днів тому +57

    Aduunka ilaaha keene abayo ani maa ku keene hadhihin nuunaha yar inaga dhanba alla nakeene

    • @sahrasharaf447
      @sahrasharaf447 5 днів тому +1

      Aad iyo aad illahay baakeenay ookugaladay in uufika yimaado

  • @maryamacabdi7605
    @maryamacabdi7605 4 дні тому +3

    Allh ha ku xafido abaayo mcn

  • @Drs-saamiyachannel5lt58
    @Drs-saamiyachannel5lt58 4 дні тому +6

    Abayo alle hakuu dhaafp lkn cunuga ha ruxin😢😢😢 maskaxda ayaa wax ka noqdaan carruurta waa iga talo😢😢😢😢😢❤❤

  • @nimcomohamedahmed285
    @nimcomohamedahmed285 3 дні тому +1

    Masha allah

  • @RidwanMohamud-zz8fn
    @RidwanMohamud-zz8fn 3 дні тому

    M.a hamblyo alle ha ku dayo❤

  • @anzalhilal504
    @anzalhilal504 5 днів тому +12

    Gabadha wa umul hadal Wanagsan oo dhiiri galin u ah uqora abaayo horay usoco Video badan zo duub Noloshada wado Alle haku qurxiyo nolosha

  • @HodanMohmoud
    @HodanMohmoud 3 дні тому +1

    Gabadhu markay umusha tahay stress ka way unugushahy xitaa tiiyon wax dhibi jirin Allah haku gargaaro walashy rabi wax ku murug galiya kuma tuso

  • @saadiacodey9847
    @saadiacodey9847 День тому

    Umusha kalexda welcome to motherhood

  • @FalisXuseenxaashi
    @FalisXuseenxaashi 4 дні тому +2

    Mansha Allah babyga ale habarakeeyo uunsi cunugaaga markaan arkay iyo adiga muuqaalkaaga waa ku farxay xanaaqii baa iga ba ay aan ku qabay uunsi nin fican Baad heshay naxariis badan waad ku ciyaartay uunsi waayo dumarka nimcada maxa jiyaan nin fican markay helaan Kuma farxaan guri Nagi uunsi horay usoco wax walba waa hagaagayaan cabdifiix markuu kusoo noqdo Gabar uguuri xaal Marin ku dheh icafiyo abdi ok ale cafis ka dalbo ok abdifitaax nabsigiisa ale ha kaaduwo uunsi geesid Baad tahay hadasd qiradtay qaladkaagii aad gashay walal reerkaaga dhaqo abdifitaax hayso waa wiil fican manshalaah Wana isku ficantihiin uunsi waliga ma arkin qof wax jecel wax dila uunsi abdifitaax markuu kusoo laabto siduu ku ahayn jiray Kuma noqonaayo tvfiiga muraayadiisa haday jabto waa badalis qalbi dadka waa saas marka adiga samir reerka hadumin insha llaah waad midobaysan aniga iskay cafi sixun kugu xanaaqay markaaad sunta cabtay anigoo layaabanaa dilkii abdi hadna ilmihii yaraa walal waa ku aaminaynaa marlabaad wiilkaas yar iyo abihii waa kugu amaano ilaali mardanbe haqalin

  • @zundiinahmed855
    @zundiinahmed855 2 дні тому

    Guulayso Ina adeerty Sacdiyo quruxbadanya🫅🫶❤️ asaaga usare👏🥰

  • @Ladan-z5q
    @Ladan-z5q 2 дні тому +1

    Mansha allaah❤❤❤

  • @umumaysaabdi2082
    @umumaysaabdi2082 4 дні тому +3

    Masha allah dheh hayska cunin cunige ilahayba kenay aduumka adigu wad dhashay oo kaliya

  • @ifraaxcali3679
    @ifraaxcali3679 5 днів тому +1

    Wilka ha iska cayumin bal mxa ka qaldan masha allh dhoho wa kaftan yaaah❤❤❤❤

  • @Naagiskadhig
    @Naagiskadhig 5 днів тому +4

    Maasha Allah abaayo umusha haku cidloonin stress ma arkeysid abaayo hurdadana waa muhiim cunuga qof udhiib seexo dhowr saac🥹

  • @SultanahB.sultanah-my2fc
    @SultanahB.sultanah-my2fc 5 днів тому +6

    Hooy soo somaaliyey gabadhaa qalbiga haka sii jabinana oo wax xun ha usoo qorina all ready wixii dhacay way dhaceen waxna lagama bedeli karo

  • @marwo_8031
    @marwo_8031 4 дні тому +3

    Allow xajjigedi uso celi😢 walahai umul iyo cidlo ma sahlana macanto ale ha ku gargaro ma khaldame wa Allah ❤ duceso . Snapchatt ma qabta?

  • @MumtaazCabdiraxman
    @MumtaazCabdiraxman 5 днів тому +4

    mash alh ilhy hakuxifdiyo xbbti ilahy suu beebigaa quxda badan dhexdiina udhigay farxad aanan dhamaan dhexdiina hadhigo adi iyo cabdifataax insha allah dhamaantiin oo faraxsan ilahy haydin sokulmiyo xbbti my family qurxbadan baa ahaydeene

  • @NimcoCabdilahi-e4z
    @NimcoCabdilahi-e4z 3 дні тому

    Ilahayba ku siyay Alhamdulilah dheh wll

  • @MahadHassanMohamed-q9d
    @MahadHassanMohamed-q9d 3 дні тому

    Sobarbaar yaraanka cfidax abahiisna alle hacaafiyo miss unsi adna xaajikaata cafiska codso xasidka iyo macebka illaah haidinkaqabdo inshalh

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 дні тому

    NAA HEEDHE, adigu maad soo saarin, IFKANA MAAD KEENIN(ALLAH SWT) ayaa ABUURAY IFKANA KEENAYE DEMBIGA JOOJI!(SUB HAN ALLAH)!!!’

  • @Rayanali-w4d
    @Rayanali-w4d 4 дні тому +2

    Allah ku cafiyo abyo mcn

  • @NasteexoCiise-q8p
    @NasteexoCiise-q8p 5 днів тому +20

    Uunsi aan u kacno 100k aan gaarsino

  • @AnfacMaxamud62
    @AnfacMaxamud62 5 днів тому +2

    Masha allah abaayo noolashu hakuu quruxbadnaato soo Barbaar habo ❤❤❤

  • @umubuneeya
    @umubuneeya 2 дні тому

    Masha allha habo❤

  • @ubahyusuf9629
    @ubahyusuf9629 3 дні тому

    Mss Uunsi noloshaada adi ayaa leh wanaaga samee xumahana ka fogow ha la dirsan xaasid kaaga aamus ku dil ❤❤❤❤❤ quraanka alle la saaxiib

  • @HodanBishar
    @HodanBishar 4 дні тому +2

    Unsiyey idhin jeclhy adiga iyo wilka edada uahay❤❤

  • @RaaxaRuun
    @RaaxaRuun 22 години тому

    Mash alllah❤❤❤❤

  • @abduqaadiribraahim4203
    @abduqaadiribraahim4203 3 дні тому

    Ilaaheey hakuu xafido wll

  • @IndhoosAhmed
    @IndhoosAhmed 4 дні тому +1

    Adi madan keenin ee alle ku siiiyey❤

  • @KeyseAbdikadir
    @KeyseAbdikadir 5 днів тому +2

    Ina adeertay sacdiyo school iyo inankan hbryarta u Ahay allow idin xafid qaali❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XaliimoDubad
    @XaliimoDubad 3 дні тому

    Mansha allaah wll allaah hakuuxafido

  • @zahramohamed113
    @zahramohamed113 3 дні тому

    allah baa keenay oo ku siiyay ee allaha kuu xafido

  • @NajmociiseNajmociise
    @NajmociiseNajmociise 4 дні тому

    Mash alh allh ku xafido Quen❤❤❤

  • @XaliimoAbshirxaliimo
    @XaliimoAbshirxaliimo 4 дні тому +1

    Okey illlllahy ha ku xafido abaayo lakiiin abihi kula dhalay soo celi waayo farxada daremayso mid ka daran inuu darenayo ayaa laga yaaba tankale wow imaha uma roona inay hooyada iyo aabaha kala tagan waayo waa qof labada garab mid go ahay waa xanun xita aduu yaranta kuda remin waxa ku daremi doona weynanta xanunka hooyo iyo abaha kala fagada ama is xumeya walahi ilmaha marku arko cunug adoga kala oo hooyadis iyo aabihis la jooga asaguna hooyo ama aabe u mid ka fagado ama waayo xaalada jira awodo

  • @jawaahirfatahfatah1408
    @jawaahirfatahfatah1408 5 днів тому +2

    Masha allaha abaayo macaan hore usoco wiilkaaga allaha kuu barakeeyo niyada qayr usheeg

  • @JayjayDiriye
    @JayjayDiriye 4 дні тому

    Ilaahay hakula jiro walashey Sacdiyo simaney ❤ ❤ ❤

  • @MunoHassan-l2q
    @MunoHassan-l2q 5 днів тому +19

    Qaliinka inuu ciyow kuresto hadaa rabto socodka badi fadhiga iyo jiifka iska daa

  • @AsmaMuhumad
    @AsmaMuhumad 3 дні тому

    Masha Allah ❤❤ guuley

  • @MaryamaCabdinuur-m8n
    @MaryamaCabdinuur-m8n 5 днів тому +2

    M.a alle ha idin xifdiyo adi iyo nuunaha yar❤😊

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 5 днів тому +1

    Horay u soco abyo khaldka gashayna alle denbi dhaf waydiso dadkan hadaladoda haw joojin alle raali geli uun❤🎉

  • @AsliMclnyare
    @AsliMclnyare 5 днів тому +2

    Hooyo soomaali thy hore soco qalad wuu dhacaa wanalaga gudbaa umul fiyow alle hakaga dhigo

  • @munojiidhaan4821
    @munojiidhaan4821 5 днів тому +1

    Masha allah kor oo kaalin gal habo abayo umul caafimaad qabta allah ka dhigo❤

  • @Lastprincess-o3h
    @Lastprincess-o3h 5 днів тому +4

    ilmaha seexi abayo dhafar haku diline😂❤❤❤alle hakuu daayee alxm❤

    • @Binthlm
      @Binthlm 4 дні тому +1

      Waa anoo ilmo yeeshay dhul lama dhigayo welibo haday gabar tahay😘🫂😂😂

  • @umufatuma7472
    @umufatuma7472 5 днів тому +2

    Abaayo umushi isxambarsato allaha kaa dhigo fadhiga badan iska daa cunuga dhig markaad wax siiso haynta ha isku barin wad qalantahay wardigana baddi insha allah amuuraha allaha kuu sahlo nolosha allaha kuu qurxiyo ducaayso ha is murjin wax walbo way hagaagi insha allah

  • @FartunabdirahmanAbdirahman
    @FartunabdirahmanAbdirahman 4 дні тому

    Masha allah ilahay hakubarakeeyo macaney

  • @FarxiyaCqaadir
    @FarxiyaCqaadir 3 дні тому

    Magici abaayo😊

  • @FardowsoUpdi
    @FardowsoUpdi 2 дні тому

    Came back mcneyy🎉❤❤❤

  • @FatuushRage
    @FatuushRage 5 днів тому +2

    M.a❤ Allah ku caafiyo abayo 🤲

  • @shukrishacni5270
    @shukrishacni5270 3 дні тому

    Miss uunsi UA-cam ina ledahay hda le igu hoaryso TikTok ani maba isticmalo intaa kala socona ❤

  • @fatumadiriye59
    @fatumadiriye59 4 дні тому

    Alxamdulillah deh abyo adunka waxbo makeni karna mana kaqadi karna ee Allah unoqo Allah kusiye wilka m.a Allah hakubarakeyo ❤❤ wilka edada uahay idunka wixi dece weydacen weyqorned haujojin hore usoco ❤❤❤

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 дні тому +1

    Asc habo waankusalaamay maanshallah tabarakallah Allah caafimaad ha idiinku deeqo adiga iyo cunigaba aamiin yaa RABI habo horta maanshallah dhe waxa jirta il kalgacal xataa nataada hadaad ubogto maanshallah laaquwata ilaabillah dhe diinteena inoo sheegtay habo please kadaa ilmaa social media habo xaasid ayaa jira dadka qaarkood shaydaan ayaa kulamaan

  • @FadxaAbdi-vb5gf
    @FadxaAbdi-vb5gf 5 днів тому +2

    Mashaa allha qalidaydii ilahay haku garab galo adiyo inankaga yar

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 4 дні тому +1

    Naa ilaahay baa kusiiyee maxad udhunkan waa taad rabtay inaad disho
    Wakhtigiisa ma galin
    Alaha xifdiyo waa sigad cunugan

  • @haliimomohammud1537
    @haliimomohammud1537 3 дні тому

    Masha Allaah ❤❤❤❤❤

  • @HabiboHussein-j8q
    @HabiboHussein-j8q 4 дні тому

    Manshaaa Allah macanka hoyonimada qofki dhalay le daremi karaa

  • @QueenJijo-tt1qv
    @QueenJijo-tt1qv 3 дні тому

    Umushii is xaanbarsato ale haka dhigo qaliyey wan kuso duceynaya adiga iyo seygaga dhaxdena nabad ale ha keno farxadan mid ka badan ku rajenaa

  • @nalkaaxmed2848
    @nalkaaxmed2848 4 дні тому +2

    M.a ilahay hano daayo ❤❤❤

  • @shamsamohamed8536
    @shamsamohamed8536 4 дні тому

    M.a hambalyo abayo qalad wadacay maqaldama wa allah qeirka illahy hakuwafajiyow abayo

  • @CayuushQurux-x2w
    @CayuushQurux-x2w 4 дні тому

    Waa kuu dhahay abaayo vedioyaasha soo Badso waa kuu daawaneenaa xaaladaada waa dareemi karaa abayo❤

  • @RoodoAhmed-lf9ui
    @RoodoAhmed-lf9ui 5 днів тому +1

    Mashaalh qali umul cafimad qabta alaha kaadhigo

  • @munaabdi4779
    @munaabdi4779 5 днів тому +1

    Illahey hakuu xafido masha Allah ❤❤❤

  • @SamsamahmedAhmed
    @SamsamahmedAhmed 5 днів тому +4

    Wixii dhacay wee dhaceen gabadhu iyado qalan wwaxay routine uso dubaysa waaa in ay nolol samayto. Isku narayso xishooda oo miskiinta faraha ka qadaaa sheekada waligaa hal dhinac lagama eego😮

  • @NimcoAbdiCiise
    @NimcoAbdiCiise 4 дні тому

    M.a m.a m.a ❤ allaha kula koriyo abaaayo 🤲 caafimaad aad isku xanbaarsataan allaha idin wada siiyo adi beybigaaga🎉🎉🎉🎉🎉

  • @IamserialdesignationN
    @IamserialdesignationN 3 дні тому

    Baby ha boodboodsin abayo maskaxdiisa uma fiicno. Hambalyo. naftada iyo tan babyga ka taxadar insha allah. Naso xili kasto oo heli karto. Dib u kabashadaa qayb wayn kaqadanaysaa.

  • @zeinabshire800
    @zeinabshire800 5 днів тому +1

    Sister Sacdiyo adiga iyo fungus allah ha idin xafido macaanto horay usoco waligaa dadka ha u joojin cadawgaa cakta hersyerda hagalo qaaliyay ale isku xir

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 5 днів тому +3

    Marlabaad midooba illaahay idinkii adi iyo jacaylkaag abdifitaax geesi

  • @yaasminamin
    @yaasminamin 5 днів тому +5

    Aduunaka adiiga mad keenine ilahay aya keenay ee hadan babain 😢😢😢😢

  • @HoodoCabdi-rx9ue
    @HoodoCabdi-rx9ue 5 днів тому +2

    Wllshy qasoyin shekoyin so dhig anaguna wan ku dawa nayna wlhi ha la dhiri galiyo inanta yare hada curada xsnunka iskaga binaysa yee❤

  • @dagancali754
    @dagancali754 5 днів тому +4

    Ilahy haku xafido mcnto bls cunuga nas bas si wax kale ha sin ila 6 bil teda kale xajigagi rali gali oo cafis waydiso 😢

  • @SahraMaxamed-v8g
    @SahraMaxamed-v8g 4 дні тому

    Alle hakuu daayo 👑 ❤