MUSTAQBALKA GOBOLKA WAQOOYI EE SOMALIYA XAGE AYUU KU DANBAYN DONAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • BARNAAMIJ GAAR AH MUSTAQBALKA GOBOLKA WAQOOYI EE SOMALIYA XAGE AYUU KU DANBAYN DONAA
    Join this channel to get access to perks:
    / @ayrotv
    XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
    Somali Cultural and Social Anthrapolgy

КОМЕНТАРІ • 24

  • @user-sq5tf9ok1e
    @user-sq5tf9ok1e 2 місяці тому +5

    الصومال 🇸🇴 ❤ستكون دولة قوية ❤❤❤

  • @saidhassan8338
    @saidhassan8338 2 місяці тому +2

    AWDAL STATE OF SOMALIA Guul iyo Gabonimoo INSHAALLAH

  • @user-sq5tf9ok1e
    @user-sq5tf9ok1e 2 місяці тому +3

    Soomaaliya wa mid ❤❤❤
    Guul iyo gabanimo , awdal , wa gobol soomaaliyeed , hargeysana wa lamid, xitaa jigjiga

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 2 місяці тому +1

    Allahuma Bariek Raag CULUS ba is heley🌹Faysal Abroone iyo Gaas wan ini salamey .

  • @Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix
    @Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix 2 місяці тому +2

    Ok zxp wlhi jawaab fiican aadbaan iniigu mahad celinayaa suxufi abroone

  • @djamamoumin23
    @djamamoumin23 2 місяці тому

    Horow soco abroone guul iyo gobanimo

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 2 місяці тому

    Guuleeysta reer awdaloow walaalayaal inshallaha guul iyo gowanimo dalka somalia iyo shacabka soomaaliyed waa mid ❤❤❤

  • @HilwanBachir-sv7pc
    @HilwanBachir-sv7pc 2 місяці тому

    Absolutely I totally agree we need our freedoms of expression so we will win The awdal empire 😊

  • @Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix
    @Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix 2 місяці тому +2

    Arintani

  • @Abdisalan-r1w
    @Abdisalan-r1w 2 місяці тому +2

    WASAX.QUDHUMIS
    WATA
    OK

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i Місяць тому

    AWDAL. STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

    • @mursalaskar9854
      @mursalaskar9854 Місяць тому +1

      Waar waxaan umalaynaya ninka awdal state of ciise leh uma malaynayo inu ciise waa kuawa isku diraaya dadka wada dagan awdal state of somalia

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 2 місяці тому +2

    Ninka dadka 10 sanuu ka horeeyaa. Badaa Awdal difaac.ictiraaf reer ma noqdee.

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 2 місяці тому +2

    Ethiopia waxay kula heshiiyey iidoor in loo ictriraafo inta ka sokaysa bulaxaar ilaa burco, marka ka dib reer awdal state ay itoobiya lagu wareejiyo.

  • @Abdisalan-r1w
    @Abdisalan-r1w 2 місяці тому +2

    WAXALAYIDHA
    QUDHUMIS

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 2 місяці тому

    HAMBALYO 26 JUNE 1960-2024

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 Місяць тому

    In colaad la abuuraa waa arin culus, kuwa u haysta in soshal midhiyaha colaada laga huruyaa ay guulaysanayso habeen ma jiraan, insha Allah Somaliland way gaadhi goolkeeda dadkeeduna midbay ahaan

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i Місяць тому

    WALAAL. QABIILKA CIISE. AYAA IISKAA LEH GOBOLKA ZAYLAC LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

    • @mursalaskar9854
      @mursalaskar9854 Місяць тому +1

      Lughaya bahabar muse aya iska leh saylacna saciid abukor bahabar cili iyo reer axmed,xeeb jire ciisana intaa ayay inan layaal uyiheen

  • @cirsankayeer7464
    @cirsankayeer7464 2 місяці тому

    somaliya wamid cida maskax gelkalabaxa
    ama harati jirjirole ee kolba isir casriya leh dhul iyo bad somaliyed ma bixinkarto intuu shakhsi nolyahay ....dadka isirkoda iyo tariikhdodu kusalay santhy kolba meel lagal
    a wa inyar oo xukunka hargaysa isu xerty wXase ka badan inta somalida dhabta ah ee kuhareraysan hargaysa fuulkaano isir ayaa kadhici doona wawax dhaba!!!!

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 місяці тому

    In soamliland la xaasido aya lo samaystay youtube yo

  • @TaliyeQaybdiid
    @TaliyeQaybdiid 2 місяці тому +1

    Darawish harti wa gumaysatay,garadki gud dhulbahte biraysay,ugaaski warsengeli waki isago firdhada u galay ingriis e u marki danbana xabsiga ku bakhtiyay, inta dhulkoda logu yimi aya la qabsaday waxna la qixiyay waxna askar ahan lo isticmalay,5 nin e u igriisku madaxoda lacagta u dul dhigay kuna tilmaamay hogan darawish sayidka marka laga yimado inta kle wa izaaq,adigu langaab xun o gudo biirsiya bad tahay o qoodho salaxa ayad tahay,xiniin yahaga ma fuli kartid marki anu afweyne af ka cida u darnay aya mar rag tiro yar idin salaaxay intii bad ka qaylinaysa,marka wan ku roonaanay o waxan is nidhi afarta xabe e an cid u ciiidamisa hysan iska daya idinka dad ugu dhawe,e waxan ku leyahay nin an ku rari donin yanu ku furin!!