qasaid djibouti cusuub sittate 2011 ugbaad.flv

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024
  • album qasaid cusuub 2011

КОМЕНТАРІ • 22

  • @makoahmed6684
    @makoahmed6684 8 років тому +4

    Waan iska ooya markan dahgaysto qasayidkan ano dagaysanayan ku seexda ya Allah ilaahayaw jidkoodi numari aaamiiin ya Allah

  • @husseinosman1009
    @husseinosman1009 8 років тому +4

    ALLAAHUMA SALLI CALAA MUXAMMAD WACALAA AALI MUXAMMAD

  • @nasrohaji9022
    @nasrohaji9022 10 років тому +5

    gabdha inta is qaawiyaan intii aay niman la heesi lahaan saan ayaa uwanaagsan masha Allah

  • @makoahmed6684
    @makoahmed6684 8 років тому +4

    Mashaa Allah waqasayid macaan Allah adinxafido waanjidhiidhicooday hoyaday waxay kasotafiirantay xassan radiyallahu canhu Allah ha idinka abaal mariyo

  • @nasranuur3862
    @nasranuur3862 9 років тому +3

    gabdhahaan waa gabdho muslim ah Wax fiican qaadaya masha allah

  • @nimcan4552
    @nimcan4552 2 роки тому +1

    Allahuma Walsali wabarak calayska

  • @ramloxasan1981
    @ramloxasan1981 8 років тому +4

    ya allah ale cadabka haidinka ilaliyo bijahi mustafa scw sad hoyo fadumo rasuul scw sxw u amanten ale rafiq adun iyo aqiro haidinkaga dhigo insha allah

  • @fosiyaahmed1018
    @fosiyaahmed1018 Рік тому +1

    Mansha laahe. Hooyo mcn ❤❤❤

  • @makoahmed6684
    @makoahmed6684 8 років тому +4

    Halkan waxan uga jawaabaya qofka ladhaho Lynne Samir gabdhahani ma aha shirki waxay amaanayan uun faduma rasuul radiyalahu canha shirkikigu waa hadii ay dhihi lahaayeen fadumooy wax noqabo oy sidii waxaa ka mid aha sheik abdulqaadirow nasoo gad taasa la dhaha shirki ee adigu kalasaar bidca hanoqon hadii la amaano rasuulka Allah salalaahu calayhi wasalam iyo faamil gissuba shirki ma aha

    • @nimcan4552
      @nimcan4552 2 роки тому

      Waad saxan tahay wllo dad ku dayasho mudan ayay amaanayaan

  • @geesaale
    @geesaale 12 років тому +3

    Gabdhayagoow innikaa qasaaid uguwanaagsan inkaa hees iyo asluubba ugu hagaagsan Qasaaid dadka u yeedhaya oo soojiidadanaya noolaada

  • @siham4676
    @siham4676 4 роки тому

    Ya sayedii Ya Zahraa 😍😍❤️❤️

  • @idablackboii
    @idablackboii 13 років тому +3

    mashallah great singing

  • @makoahmed6684
    @makoahmed6684 8 років тому +2

    Aaamiiin ya Allah

  • @makoahmed6684
    @makoahmed6684 8 років тому +3

    Halka Waxman uga jawabaya Kafka ladhaho Lynne samir gabdhan waxay amaanayan Fatima rasuul radiyalahu canha naxariis iyo nabad galyo ba gorkeeda ha ahate ee shirki lagumatilmami karo shikigu waxa layidhaaha kuwa yidhaha sheik abdulqaadirow nasoogadh washirk gabdhan madhihin faadumoy nasoogadh.

  • @hasahm1995
    @hasahm1995 9 років тому +2

    well done my dear sisters, keep the muslim spirit up

  • @nasranuur3862
    @nasranuur3862 9 років тому +2

    waa runtiin

  • @abdirahmansiidow293
    @abdirahmansiidow293 8 років тому +1

    manshallah so baadiya

  • @lynnesamir2601
    @lynnesamir2601 12 років тому +1

    Amaan idilkeed Allaah oo keliya ayey u sugnaatay ee hablow shirkiga iska daaya walalayaal. Coodkiina quruxda badan Illahay ku amana. insh Allaah

  • @ismaellems7545
    @ismaellems7545 11 років тому +1

    vs bive le chicha