Omar Aden new qasayid 2009

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 346

  • @Hasheim09
    @Hasheim09 Рік тому +45

    Qasaaidkan inbadn waan raadiyay mantan dirqi ku helay
    Ya dhagaysanya 2023
    Scw❤

    • @Aymencade6113
      @Aymencade6113 11 місяців тому +3

      2024

    • @Ddsionelove9
      @Ddsionelove9 11 місяців тому

      @@Aymencade61131 cisho ka hadhay

    • @HaniBishaar
      @HaniBishaar 10 місяців тому

      Anigaba hada ayaan maqli isla markiin wan so hely lkn aniga aqlibaan ku dherahy sax so ma ahn

    • @Ddsionelove9
      @Ddsionelove9 10 місяців тому

      @@HaniBishaar ha aqli ayad ku dheertahy ramdan kareem

    • @Najiibindhojaceyl10
      @Najiibindhojaceyl10 10 місяців тому

      m.a digri wanaagsan

  • @axmedmaxamed4746
    @axmedmaxamed4746 6 років тому +43

    walaahi Waa xaqiiqo dhaba inuu yahay nabigeena Aan jecelnahay Nuur dhaba scw

  • @mustapheabdi5916
    @mustapheabdi5916 10 місяців тому +10

    2024 Hadaad Dhagysanyso wll Alleh Haynaga aqbalao Acmasha Bisha Ramadaan ❤

  • @Rahma-mahamoud
    @Rahma-mahamoud 11 місяців тому +27

    27/2/2024 Tuesday❤ Ramadaanti wxay noogu beegantahay 11/3/2024❤ ilaahay hanaga yeelo kuwii ka mid noqda kuwa loo qorrey bishaa barakeysan😍❤

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei Рік тому +7

    Sheekhan alaha unaxariisto usoo duceeya ilahay nabi maxamed miciisa hakayeeelo

  • @Cabdallecurad
    @Cabdallecurad Рік тому +19

    Allayarxama marxuumka ku luu qaynaya qasiidada waa bil Ramadane….😢🤲

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc 11 місяців тому

      Muu dhintay

    • @MustafeCadaawe
      @MustafeCadaawe 10 місяців тому

      ​@@MawlidRashid-rn5xchaa walaal AUN jaamac faarax Waaberi 2019 ayuu dhintay

  • @MohamedHassan-jc8vi
    @MohamedHassan-jc8vi 10 місяців тому +1

    Allah yarxamu grand frere Djama Farah Waberi toujours ilahayow janatal fardowsa issaga iyo walidintii nabigi Mohamed aha la xidhiidhsi wa baryo ramadan

  • @AbdiAli-k3d
    @AbdiAli-k3d 2 дні тому

    Meel aan nabiga lagu jibinayn alleba ima joojiyo scw scw scw scw scw ❤❤

  • @xamdaorax5148
    @xamdaorax5148 10 місяців тому +6

    22/March 2024 ayan dhagaysanay insha Allah waxan rajaynaya in 2034 an dhagaysto qoraal xasuuseed😢❤.

  • @BouhAbdi-e6h
    @BouhAbdi-e6h 2 місяці тому +1

    Ca c ami e mon père allah q Dieu a son paradis fardousa Amin

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 5 років тому +19

    Allah ha ku naxariisto Adeero tu nous a quitté soudainement. Repose en paix. Djama Farah Waberi🙏🤲

    • @waberihassan7867
      @waberihassan7867 4 роки тому +4

      soumeya mahamoud Amin illahay ha unaxarissto wlh cod macaan ayu laha illahayow qabriika uu nuur 😭😭

    • @umalkhayrwadakhayr3092
      @umalkhayrwadakhayr3092 4 роки тому +2

      Ax waan ka naxay wlhi geeridiisa alle ha u naxariisto marxuumka magaciisa saxda maxa la odhan jiraY

    • @soumeyamahamoud479
      @soumeyamahamoud479 3 роки тому

      @@umalkhayrwadakhayr3092 Djama Farah Waberi

    • @mustafeabdirizak1277
      @mustafeabdirizak1277 10 місяців тому

      Ilahay ha unaxariisto walaahi jacaylka nabigu dhab ayuu ka ahaa

  • @Cabdiraxmaan8
    @Cabdiraxmaan8 11 місяців тому +12

    Waxan dhagaysanayaa 14 sano kadib Waa 15 kii shabcaan 25/2/2024 5:42 ramadaanka alle nabad hanagu gaadhsiiyo❤🤲

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 11 місяців тому +3

    SCW. SCW ❤
    Habenku waa Khamiis
    Saacadu waa 08:25 Habenimo
    Ramadaanta qasiidada aaan ku soo dhawayno maalmo kooban baa ka hadhee Alle nabad qab. Ha inagu gadhsiiyo.
    Habeen habeenada ka duwan ❤

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 4 роки тому +34

    1:08 marxun djma farah waberi huxuu dhintay 06 November 2019 walalyal fatihada halo soo maro illahayow uu naxariiso 😭

    • @umalkhayrwadakhayr3092
      @umalkhayrwadakhayr3092 4 роки тому +1

      Alle ha unaxariisto wll lkn geeridisa maxa loo maqli waayay teda kale magacii adoonka

    • @hussenasmar4545
      @hussenasmar4545 3 роки тому +2

      Waake zp djama

    • @waberihassan7867
      @waberihassan7867 3 роки тому +2

      @@umalkhayrwadakhayr3092 walal jamac farah Waberi aya laa yiidhaxda illahay ha unaxaaristo 🤲🏼🤲🏼

    • @waberihassan7867
      @waberihassan7867 3 роки тому

      @@hussenasmar4545 wa marxunka kuu qadaya qasaayindkaa 1:08 illahay ha unaxaaristo 🤲🏼🤲🏼

    • @aliyusuf6413
      @aliyusuf6413 3 роки тому +1

      Illahay haa unaxariisto

  • @fadximaxed2474
    @fadximaxed2474 4 роки тому +14

    2020 - 9 - 27 maln jumcaa ayaan ka soo hadlayaa yaa dhageesanaya.
    Caasimada somaliland hargaysa .
    Degmada axmed dhagax .
    Xaafada siinay .

    • @SuhaybKhayre-e4h
      @SuhaybKhayre-e4h 10 місяців тому

      Jaarka Saxda Ah 2024/3/20. Ayaan Dhagaysanayaa 2:19 axmed dhagax siinay

  • @DAAKIR_9T9x
    @DAAKIR_9T9x Рік тому +9

    WaXaaN DhaGaYSANaYaa 2023/3/23 MaaLiN ARBaCo Ah WaXaaNAn Ku JiRNaa BiSha BaRaKaYsaN Eee RaMaDaaN AlloW BiSHa XiGta NaBaD QaB NaGu GaaDhsii alx ❤❤

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 2 роки тому +9

    Masha Alah Ilaahay Ramadaanta Nabad haynagu gaadhsiiyo 16/1/23

  • @abdifatahali913
    @abdifatahali913 2 роки тому +9

    Waxan ku xasuustay magaaladaydii hargeisa, geed goble 2013 💕

  • @axmedmaxamed4746
    @axmedmaxamed4746 6 років тому +6

    jaliiloow naga yeel jaarka nabiga scw

  • @RoblehHassan-dw3kp
    @RoblehHassan-dw3kp Місяць тому +1

    Nahariss jano adero Djamah farah waberi repose en paix ke dieux tout puissant amène son paradis éternel amin amin

  • @ameenqaroofficial5038
    @ameenqaroofficial5038 8 років тому +6

    meel an nabiga lagu jibinayn alleba ima joojiyo scw

  • @zakissak3868
    @zakissak3868 2 місяці тому

    L'amour de notre prophète Mohamed bien aimé scw❤ ❤ doit primer ( l'emporte) plus que notre amour de soi...incha Allah. Cela parachevera notre foi...!!
    Y'a Allah facilite nous cette mission et guide nous sur ton droit chemin...Amin Ya Rabbi...!!
    Prions sur notre prophète scw❤❤ au minimum 10 fois par jour...! Amin Ya Rahman...!!

  • @farhanismail9609
    @farhanismail9609 4 роки тому +31

    Kaalay ila Dhagayso
    "Nafta Jeerooy Ku tahay kaa jeclahoo"
    ❤❤❤❤❤❤❤🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙
    Ramadaan kareem Qofwalba Halkan Soo Booqdayaw🤝

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Рік тому +9

    Asc Ramadan karim umada somaliyed alhamdoulilah illahay oo sanad kaleeh iso qadhsiyey inti naga dhimatay illahay ha uu wada naxaristo marxunku uu dhintay djama farah waberi 😭🤲🏼 27/03/2023

  • @cabdirahiimyusufmcn7656
    @cabdirahiimyusufmcn7656 4 роки тому +12

    😔😔😞2020-8-4 xasuus yaa rasullaha/scw/2009 😔💘💘

  • @Maantaberri
    @Maantaberri 10 місяців тому +27

    2024 Inta dhegaysanaysa Like ❤

  • @abdirahmaanomarali
    @abdirahmaanomarali Рік тому +3

    Mar walpo ay iga so hor baxdo wan dhagaysta
    Ramadanti 2023 ano dhagaysanay
    Ayaa lay yeedhay oo laygu yidhi
    Sharcigagi hoo
    Idont forget this❤ qazidaH

  • @namuush1658
    @namuush1658 11 місяців тому +3

    1/3/2024 ramadaantii waxa noga dhiman hal usbuuc allow nabad nagu gadhsii dhamantayo 😢

  • @maxamedaxmedjama322
    @maxamedaxmedjama322 6 років тому +14

    Scw Wan Jecelnahay Nabigena Muxamed

  • @xamsesalan1307
    @xamsesalan1307 3 роки тому +2

    Waxa jano igu filan adigon jaar kula noqdee yaa rasuulaha😍scw scw😍

  • @abdillahifarahwaberi4964
    @abdillahifarahwaberi4964 5 років тому +7

    Allah yarhamou et janat el firdows'''amin' a mon frère cadet Djama Farah waberi''' décédé le 5 novembre 2019

    • @ismailwadour9510
      @ismailwadour9510 2 роки тому

      samir iyo iimaan allah hanaga siiyo idinka iyo anaga dawanayna

    • @aganehabdou1671
      @aganehabdou1671 2 роки тому

      Allahou arham Samir iyo iiman

    • @waberihassan7867
      @waberihassan7867 Рік тому

      Amin walal illahay ha unaxaaristo djama Farah 😭🤲🏼 27/03/2023

  • @ahmedakhyaar5701
    @ahmedakhyaar5701 4 роки тому +7

    Ax yaa qasiido. Muxamed yaa saadiqa Al Amiin.

  • @nouraden4755
    @nouraden4755 5 років тому +12

    Yaa dhagaysanaya 2019☝️

  • @nastehodjama9141
    @nastehodjama9141 Рік тому +3

    Allah unaxariisto adero Djama que dieu l'accueille dans son paradis éternel Amiin 🤲😔😞 ce manifique ❤💯 qasaidka ke dieu ns ramain ou prêt de notre prophète scw INCHALLAH ☝️

    • @Dajiya001
      @Dajiya001 11 місяців тому

      Miyuu dhintay😢

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 3 роки тому +8

    Asc Ramadan karim umada somaliyed alhamdoulilah illahay oo sanad kaleeh iso gadhsiyey inti naga dhimatay illahay ha uu naxaaristo 🤲🏼🤲🏼😭13:04:2021

  • @beegsifouad
    @beegsifouad 2 роки тому +16

    عمر آدم و فريقه موهوبين جدا من ناحية الألحان والموسيقى وايضا كيفية التعامل مع الكلمات الدلالية لمدح الرسول صلى الله عليه وسلم،، و دائما التوجيه يكون من عمر ادم

    • @Maanka_elHaaji
      @Maanka_elHaaji Рік тому

      Jacob 🫡❤️

    • @ibnuqoobey9339
      @ibnuqoobey9339 11 місяців тому +1

      ايه والله انا حبيت كلماته كل القصايد

    • @beegsifouad
      @beegsifouad 11 місяців тому +1

      @@ibnuqoobey9339 نعم كلمات مرصوصة و مسفوفة مثل الجيش ،،،

  • @nasradinabdiaptidon2703
    @nasradinabdiaptidon2703 6 років тому +5

    Mansha allah ya dhagaysanaya qasaaidka nolada reer jabuuti

  • @asmamahed
    @asmamahed Рік тому +1

    Mahameth scw ku jecliya rasuulki allow❤😢

  • @ahmedhassan7870
    @ahmedhassan7870 6 років тому +70

    Whan Ilive in somaliland(2014) me and my family watching togather today ilive in australia.the time is very fast. 18/05/2018🕊😔

    • @AHMEDMOHAMED-ci5xs
      @AHMEDMOHAMED-ci5xs 3 роки тому +1

      Waar afsoomaali iskaga hadal maxaa ku daaliyay sxp

    • @mouhyadinarab62
      @mouhyadinarab62 2 роки тому +5

      And today we are 2022 , where are you?🤣🤣🤣 The time is very fast

    • @ahmedyare4916
      @ahmedyare4916 2 роки тому

      @@mouhyadinarab62 😂😂😂😂

    • @mesut9478
      @mesut9478 2 роки тому +2

      And to day is another day in

    • @yusufhassan70
      @yusufhassan70 2 роки тому

      Englishka naga sax hhh

  • @FarahWaber
    @FarahWaber Місяць тому

    Allah yarhamou et janat el firdows à mon petit frère djama farah waberi, naharisti janno allow qabriga unuur amiin

  • @souberabraham7385
    @souberabraham7385 Рік тому +11

    Djibouti vibes Ramadan 2K23 is coming
    We love you Muhammad rasoul الله ♥️

    • @AbdihakimXasan-c5p
      @AbdihakimXasan-c5p Рік тому

      Masha allah tabarikalah will
      Ana wan jeclay [NABIGIGEENA MOHAMED SALALAHU CALAYHI WASALAM CALAYHI SALATU WASALAM]

  • @calisayd5146
    @calisayd5146 10 місяців тому +4

    03/17/2024 Ramadan I still watching

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Місяць тому

    Meel aan lagu jiibinayn Allah ba ima joojiyee

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 5 років тому +2

    Djama farah waberi illahay ha kuu naaxaristo inalila waa iney illeyhi rajuu cuun 😭

  • @Suwa_14
    @Suwa_14 2 роки тому +4

    Afurwacan umatal mahamed scw

  • @Globeltravel
    @Globeltravel 11 років тому +5

    Maansha Allah sayidi yaa imaamal murdsaliin xabiibi yaa sadiqaalami antum walaahi nuurul mubiin

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 2 роки тому +2

    Naftaba jaray ku tahay
    Kaa jecel Nahoo
    Qalbigaan kaa jidan kara
    Majiro yaa Rasuulalaah.

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 10 місяців тому

    Naftaba jeer ay ku tahay ka jecelahow SCW❤️
    14 march 2024
    Ramadan Day 5
    22: 35
    Addis Ababa 🇪🇹

  • @abdillahifarahwaberi8500
    @abdillahifarahwaberi8500 5 років тому +3

    Allah yarhamou et janat el firdows a mon frère feu djama farah waberi tu nous manques naharisti janno

  • @mahadmuuse1065
    @mahadmuuse1065 3 роки тому

    Ilahoow janooyinkaaga ku hoo marxuum Jaamac Faarax waaberi amiin

    • @rahmaabdi5366
      @rahmaabdi5366 2 роки тому

      Amin ya rabbi asaga iyo musliminto dhan

  • @Roda-c6e
    @Roda-c6e Рік тому +1

    Asc Umada Somaliyed Ramadan Mubarak 29 bishi 3 2023 Habeen Arbaca NuuRa ah 7 Ramadan Yaa ilaa dhagaysanya

  • @abdillahifarah7814
    @abdillahifarah7814 2 роки тому +1

    Allah yarhamou et janat el firdows Amin

  • @MunaDahirbade-c4g
    @MunaDahirbade-c4g 10 місяців тому

    Manta waaa 18 Ramadan allow nagu gaadhsi ramandanta danbe kheyr 🎉🎉🎉❤❤

  • @zumayamohamed
    @zumayamohamed Рік тому +1

    Ramadan Mubarak 🙌

  • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
    @CabdiraxmaanMaxamed-q5z День тому

    1/2/2025
    Ramadan nabad iyo caafimad alle hanagu gaadhsiiyo aamiin ✊️

  • @naasirgaas5319
    @naasirgaas5319 Рік тому +1

    Inta halkan timid Waxan leyahay Ramadan Mubarak, 2023/ 2:43Pm Duhur, Intii dhimatay ee muslima ALLE ha u naxaristo inteena Noolna Ha inooga daba naxaristo maalinkay gaadho markii la ina oofsan lahaa. QALBI WANAGSAN AYAA SAMEEYA CIBAADO WANAGSAN, QULIUBTENA AYNU WANAAJINO.

    • @MohmedAhmed-fv5ob
      @MohmedAhmed-fv5ob Рік тому

      Waryaa naasir gaas inader habeenkan mad murqaantay😂😂

  • @osman94ali-qc9og
    @osman94ali-qc9og 10 місяців тому

    je écouté Omar aden depuis 2024

  • @cazkajr
    @cazkajr 10 місяців тому +2

    RAMADAN KAREEM 2024 Hadaad daawanyso like iisaar si aan u xasuusto qasiisadan Macaan.

  • @abdoww861
    @abdoww861 10 місяців тому +1

    Ya,a dhagaysanaya 2024 ramadan qasidan ❤😂

  • @abdourahmanabdillahi1930
    @abdourahmanabdillahi1930 6 років тому +2

    Barakallahu cumar aadan iyo xertiisa wa ni jclahy

  • @abdillahifarahwaberi4964
    @abdillahifarahwaberi4964 5 років тому +17

    Mes sincères condoléances à mes frères et sœurs ainsi que sa femme housnia et ses enfants

    • @waberihassan7867
      @waberihassan7867 Рік тому

      Amin frère illahay ha unaxaaristo marxun djama farah 😭🤲🏼 ramadan karim walal 27/03/2023

    • @AhmedCumar-cq1kh
      @AhmedCumar-cq1kh Рік тому

      Axmed Toronto

  • @MyQaLbi-f3v
    @MyQaLbi-f3v 10 місяців тому +1

    Ya dhagaysanaya 16 / 3 / 2024. Ramadan kariim 🎉😢

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Рік тому +3

    Best qasiido❤

  • @luqmaanal.xakiim2524
    @luqmaanal.xakiim2524 Рік тому +2

    illahay ha unaxaaristo djama farah waberi marxun ku wuxu dhintay sanadki 2019 November 5 🤲🏼😭😂

  • @mansuurjama2110
    @mansuurjama2110 5 років тому +4

    2019 yaa dhageysanaya tani was qasiidada ugu madhabsan iyo mid uu cawaale qaadayba waan me helay 😉

  • @mustaphaapdih6909
    @mustaphaapdih6909 Рік тому

    Ninkani waa nin cod macan qasaaidka soo badi sheekh alle ha ku karaameeyi wan ku mirqaamay runtii😅❤

    • @MahadGouled
      @MahadGouled Рік тому

      Allahaa u naxariisto 2019 ayuu dhintay jaamac Faarax waaberi

  • @shucaybshataa4500
    @shucaybshataa4500 10 місяців тому

    21/march/ 2024 ❤
    Allahayoow cimri iyo caafimaad aanku cibaadaysano yaa rabi.

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 11 місяців тому +1

    2024 ramadaan oo ay 14 habeen ka hadhsan yihin❤

  • @mustafeabdirizak1277
    @mustafeabdirizak1277 Рік тому +2

    اللَّهُم صلِ على سَيدنَا محمد صلاة تنجينا بِها من جمِيع الأَهوال والآفات❤ وتقضي لَنَا بِهَا جميع الْحاجات, وتطهرنا بِهَا من جمِيع السيِّئات, وترفعنا بها عنْدك أعلى الدرجاتِ, وتبلغنا بِها أقصى الغايات❤ من جميع الْخيرات ❤في الحياة وبعد الممات, وعلى آله وصحبه وسلم,❤💥
    اللهمَّ صلِّ صلاة أهل الحب المتمكن في شغاف القلب ، على من علمنا الحب وأخبرنا أن " المرء مع من أحب"سيدنا ومولانا محمد إمام أهل الحب ، واجعلنا بالصلاة عليه من الراسخين في الحب ، وعلى آله وصحبه وسلم.
    Cawa 6/7/ 2023 oo jimcaa ayan hargaysa ku dhagaysanayaa alla macan badana oo qiiro waynaa ilahay maca nabiga ha inaga yeelo

  • @APDIKANIDHAKO
    @APDIKANIDHAKO 10 місяців тому +1

    صل الله عليه وسلم 2024

  • @maxedmaxuud5503
    @maxedmaxuud5503 3 роки тому +8

    Intii saligah nebiga jcel like saar

  • @SahalEgeh
    @SahalEgeh 11 місяців тому

    Mashallah ilahay naxaristi jano hasiyo marxumka ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mawliidyoniz9634
    @mawliidyoniz9634 11 місяців тому

    Listening 1 march 2024 shabcan 20 allha unaxaristo marxumkana Ramadatna allha nabad nagu gaarsiyo 🤲

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 10 місяців тому

    Asc Ramadan karim umada somaliyed alhamdoulilah illahay oo sanad kaleeh iso qadhsiyey inti naga dhimatay illahay ha uu wada naxariisto marxunku uu dhintay djama farah waberi 🤲🏼😭11/03/2024

  • @RoblehHassan-dw3kp
    @RoblehHassan-dw3kp 10 днів тому

    Adero Djamah farah waberi nahariss jano ke dieux tout puissant amène son paradis éternel amin amin

  • @Moha2006-m9v
    @Moha2006-m9v 4 дні тому +2

    2025 listen 😊

  • @cabdiwaasacjaamac6950
    @cabdiwaasacjaamac6950 2 роки тому

    Ramadaan kaliyaata hal isbuuc ayaa inooga dhiman from birama allah inagu simo ramadaan dhamaanteenba

    • @hindanuura
      @hindanuura Рік тому

      Qalbigaad ka jiidatay yaarusuuluLaaH
      Qasaaid aduuuN walaHi ❤

  • @Max-homie
    @Max-homie 10 місяців тому +1

    Ax yaa still dhagaysanya jijiga iyo xasuus

  • @apdiwazacAydhiya
    @apdiwazacAydhiya 10 місяців тому +2

    Memories 2009 🥺😭
    Old is agoLd
    Ramadaam mubarak 2024 ❤🎉
    Day 2

  • @sayidgood7598
    @sayidgood7598 10 місяців тому +2

    12/3/2024 ma dawanaysa❤

  • @RaxmiishOmer
    @RaxmiishOmer 10 місяців тому

    Waarun waxaa Jane noogu filan inaa xabiibkeena jaar lanoqono omer aaden cimrigaaga allaha dheereyo aakhirana jano

  • @yuusufvologs3303
    @yuusufvologs3303 5 років тому +1

    Ramadan 2019 kasoo hadalaya hargaysa wanku tagera wlHi macalinkay Omar

  • @abdiqani5761
    @abdiqani5761 5 днів тому

    2025 ilahow Ramadan cafimad nagu gadhsii ❤

  • @jgashleyofficiell7412
    @jgashleyofficiell7412 6 років тому +7

    Yaaa dhagaysanaya 17/05/2018
    Malintii kowaad ew ramadan farta taaga....

  • @guledahmed6955
    @guledahmed6955 11 місяців тому

    Alle ayaa mahad leh Maanta oo ay bishu tahay 7/Mar/2024 Bisha Barkaysan ee Ramadan waxaa ka dhiman Sadex cisho oo kaliya Alle Nabad qab haynagu gaadhiso
    Intii 2024 Soo Gashay Like Saar

  • @abdiraxmaanhussein7352
    @abdiraxmaanhussein7352 7 років тому +5

    walhi qasiido aad u macan tanoo kle weli ma arag

  • @khalidmoha2395
    @khalidmoha2395 4 роки тому +2

    Yaa ila dhagaysanaya April 24 2020 ramadan kowdeedii

  • @abdirahmanmustafe1988
    @abdirahmanmustafe1988 Рік тому +2

    21/12/2023
    Khamiis
    أللهم بلغنا رمضان ❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanIsmail-i9w
    @AbdirahmanIsmail-i9w 7 місяців тому

    Best qasid🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yousefkahim8463
    @yousefkahim8463 Рік тому +3

    2023 Ayaa dawanaya love isaaae❤

  • @ismailmohamed435
    @ismailmohamed435 8 років тому +3

    Masha Allah Omar Aden père fondateur qasaid

  • @abdillahifarahwaberi4964
    @abdillahifarahwaberi4964 5 років тому +1

    Janat el firdows'''amin' à mon frère feu Djama Farah allah yarhamou

    • @mahadmuuse1065
      @mahadmuuse1065 3 роки тому

      Samir iyo iman walaal,marxuunka Djama Farah waberi ilahay janadiisa ha ka waraabiyo

  • @majiid1
    @majiid1 6 років тому +1

    Ramadan kareem

  • @Dajiya001
    @Dajiya001 11 місяців тому +1

    Inta 2024 dhagaysanay 🥹🙋🏻‍♀️

  • @abdillahifarahwaberi4964
    @abdillahifarahwaberi4964 6 років тому +4

    Scw'scw'scw'alif Mara dayiman abada

  • @hamzekader8155
    @hamzekader8155 11 місяців тому +1

    2024 yaa jooga❤

  • @ibrahimfarah7732
    @ibrahimfarah7732 Рік тому

    Allahou uu naxaristo amin Rahamatou callehy

  • @abdisomalitv9542
    @abdisomalitv9542 5 років тому +7

    2019 who is here?

  • @mariammahamoud3210
    @mariammahamoud3210 2 роки тому

    Allah yihramma adero adigaa iyo jarkagaaa

  • @arafathussein9344
    @arafathussein9344 3 роки тому +2

    nabiga ku saliya ilHay dartiii