ALAAHU AKBAR | Wiil Yare oo ka yaabiyay Sh Cabdirashid Cali Suufi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
    / @sheekhmaxamuudshibli
    THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
    -----------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    Facebook:www.facebook.c...
    Twitter: / sheekhshibli
    visit our website
    sh.shshibli.com...

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @dhimbiilchannel5295
    @dhimbiilchannel5295 4 роки тому +370

    masha allah tabaaraka allah cidii jecel inuu ilmoohodu xafidkaso kala noqdo like iisaar thank you

  • @qabdulkadir8505
    @qabdulkadir8505 4 роки тому +28

    Maasha Allah tabaarakallah Allaha dhaafo ilmahan yar iyo waalidkii kusoo tarbiyeeyey diinta macaan. Adiinkana dhaha maasha Allah si ey ishiina uraacin adiinkoo ogeyn.❤

    • @najmagelle5202
      @najmagelle5202 4 роки тому

      Maasha ALLAH ilaahey ha u siyaadsho xifdi hana ku barbaaro waalidka juhdigaa galiyey ilaahey ha siiyo thawaab fidunyaa wal aakhirah insha'Allah

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 роки тому +47

    مشاء الله
    Illahayaw Awladena Noo xafid illahayaw wiilkayga xafadul Quraan iga dhigg Azxabey igu soo duceya

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 4 роки тому +106

    I love 💕 Quran❤️❤️😭😭😭

  • @nadadifallah722
    @nadadifallah722 4 роки тому +7

    جزائرية متزوجة بصومالي لم أكن أعرف الشيخ رشيد الصوفي كنت حامل بولدي ابراهيم توحمت على صوت الشيخ كل ما اسمع تلاوته للقرآن كان إبراهيم يتحرك كأنه يعرف صوته .ليس هناك ما اتمناه أكثر أن أعيش في الصومال ليحفظ ابراهيم القرآن أن شاءالله

    • @nnouraluush8968
      @nnouraluush8968 3 роки тому

      انشاء الله يجعل بارا بوالديه وحافظا وتدبرا لكتاب الله ونحب الشعب الجزائر من الجيد اننا أصبحنا أقرباء نعرف عادات بعضنا

  • @ashamohamed1993
    @ashamohamed1993 4 роки тому +19

    Masha Allah 💞 💞 tabaarak Allah Allahayow ka ajar sii waalidki iyo macalimiinti sida wanaagsan quraanka u soo baray wiilkan yar 🤲🤲🤲 🤲🤲 🤲

  • @rayanreporter5890
    @rayanreporter5890 4 роки тому +26

    Qalbigaa iqashuucay walh😭🙏ilaahow mustaqbal wangsan kuwaydisanenaaa

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 4 роки тому +21

    Mansha'allah Tabarakallah Guuleeyso Eedo Mcn Allaha Ku Daayo Adiga Iyo Sheikhunaa Alqaari Almuqri Sheikh Cabdirashiid Sheikh Ali Suufi

  • @maxamedaadam3132
    @maxamedaadam3132 4 роки тому +35

    ماشاء الله اللهم أجعلنا من أهل القرآن.......ءامين يارب

  • @cumarabdikadir2624
    @cumarabdikadir2624 4 роки тому +539

    Adigoon ogeen yeysan ishaada wax yeelin wiilkaa yar ee dheh maasha alaah

    • @MusTafa-wp1nt
      @MusTafa-wp1nt 4 роки тому +3

      Ishu waa khuraafaad ee tobad keen. Waa voodoo

    • @MAHIIGAANCALI
      @MAHIIGAANCALI 4 роки тому +6

      masha,allah zxp

    • @MAHIIGAANCALI
      @MAHIIGAANCALI 4 роки тому +15

      @@MusTafa-wp1nt ishu waa wax jiree walaal ogoow nebigaana cadeeyey

    • @MusTafa-wp1nt
      @MusTafa-wp1nt 4 роки тому +5

      Mashaa alaah

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 4 роки тому +12

      mo jama nabiga scw wuxuu yiri ishu waa xaqq waana in larumeeya sida sacada qiyamaha iyo ilahay iyo rasuulkii loo rumeeyi waa inaad isha urumaysaa wllo
      Waxaana kugula talin diinta inaad barato odab marti kanoqon

  • @Banghencom
    @Banghencom 3 роки тому +15

    ماشاء الله تبارك الله

  • @shafihussein8552
    @shafihussein8552 4 роки тому +9

    115 qof ee dislike saartey talow magaalaaa??? Anigu yaabaye, meesha Kalaamkii Allah ayaa la akhrinayaa waxaana akhrinaya wiil yaroo Allah barakeeeyey Mashaa Allah ayaan leeyahey

  • @khadijaabdi6159
    @khadijaabdi6159 4 роки тому +36

    ماشاء الله الله یحفظکم اطفالنا وشیخنا الکریم اتقان وصوت جمیل وجرءة ماشاءاللہ

  • @zakierashid5682
    @zakierashid5682 3 роки тому +5

    Mashaa Allah magacaaa ha jiro. Wiilka yar Ilaaheey wayne ha xifdiyeee Sh Khaliil Al Husary codkiisa uu halkeedi dhigay. Ilaaheey asiga, walidkiisa iyo Sh Cabdirashiid ha jeclaado.

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 роки тому +9

    Mashaa Allah TabarakAllah shk cabdulrashid Iyo wiil yar ee wanaagsan, ilaahayow barakee walidka dhaley wiilka yar,Aamiin Aamiin yaa Rabb❤

  • @anhaarabdilaahi9775
    @anhaarabdilaahi9775 4 роки тому +6

    Illahow isii Awlaad Baari ah
    Oo Xaafidiin ah 🤲🤲🤲
    Dhamaan inta anoo kale ah
    allow sii Allow Mid kheyr wadato isoo aadi aamiin

    • @jiijoqueen1075
      @jiijoqueen1075 4 роки тому

      Aaaaamiiin walaalkeey dhamaanteeen

    • @rosiowgamers3285
      @rosiowgamers3285 4 роки тому

      Aamiin Laakiin aniga iyo adiga baarakallaah insha alaah😆😆😆😆

  • @abahajaceylka1516
    @abahajaceylka1516 4 роки тому +70

    Mash allah ❤️ cod macanaaa
    💕Xiftu laaaaaah

  • @bebettertoday8444
    @bebettertoday8444 4 роки тому +1

    Masha Allah allow xifdi. Wa wiil an kartuun logu mashqulun marku school ka ka yimado. Wa hubaal in waqti fara badan walidkis gelshen

  • @shamsosharaf8861
    @shamsosharaf8861 4 роки тому +84

    Allow isii musey wanagsan iyo owlaad saalixe aniga iyo intii ila mide 🤲🤲🤲🤲 amiin amiin

    • @adamali2855
      @adamali2855 4 роки тому +2

      aaaamiiin kulamidaanehee nosoo wada duceee

    • @cimraanali3553
      @cimraanali3553 4 роки тому +2

      Walaalo ilahay haku sahlo, adigane salaada subax marka aad tukado duceyso

    • @shamsosharaf8861
      @shamsosharaf8861 4 роки тому

      @@cimraanali3553 mahadsanid wll insha Allah

    • @naciima7117
      @naciima7117 4 роки тому +1

      Qofba wixii ka maqan allaha siiyo amiin

    • @adeshcarabck527
      @adeshcarabck527 4 роки тому +2

      Aniga ayaaba joogee

  • @shaaficiqandala5637
    @shaaficiqandala5637 4 роки тому +2

    Masha allah adeer allaha ku dhowro rabiyoow ubadkeena xaafidiin quraanka xafida nooga wada dhig oon fidno iyo khawaariij ka fogaada jidka saxda ah allaha na wada mariyo

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 4 роки тому +4

    Mansha allaah illahay ha ku jeclaado SHEEKH ABDIRASHIID SHEEKH ALI SUUFI XAFIDULAAH

  • @umuahmed5177
    @umuahmed5177 4 роки тому +2

    ManshaAllah Allow noo badi asagoo kale Amiin🤲🤲🤲💋 Ilmaha Islaamka ahne Allha u wada fududeeyo Quraanka Kariim Allahuma Amiin🤲🤲

  • @xaalaysmedia
    @xaalaysmedia 4 роки тому +24

    masha allah ilahay haka dhigo mid dadkisa iyo dalkisaba anfaco aamin

  • @dekadahirdirie8859
    @dekadahirdirie8859 4 роки тому +12

    ماشاء الله تبارككما الرحمن. أمتي أهل القرآن. ❤❤🌷

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 4 роки тому +8

    Mashallah allaha kubarakeeyo adigoo kalana hanoo badiyo
    Nagana ilmahooda bay baraaan heeso iyo riwayad waxan waxba kasoo galayn
    Nagana qowlka allah iyo sunihii nabiga scw bey baraan
    Lakala nasiib badan allow ilmo khayrqaba nagu arsaaq 😭🤲🏻😍👈

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 4 роки тому +2

    Waan Jeclahy Quraanka ❤️❣️❤️❣️❤️ Quluubteeyda Ayuuu Waxka Badalaa Marki Aan dhageeysanaayo 💖❤️💖❤️💖❤️❤️💖❤️💖💖❤️💖❤️

  • @aaliyaahali6953
    @aaliyaahali6953 4 роки тому +14

    Allahumaa bareeek! May Allah swt protect him!😍😍😍😍❤️

  • @abdirahmanmohamud9566
    @abdirahmanmohamud9566 4 роки тому

    Masha Allah Allah xafido wiilka yar ee barakeyzan anagana Allaha Naga dhigo quraanku kuwa uu u shafeeco qaaado ee uu anfaco amiin aamiin dheh

  • @issa-basomalianborn638
    @issa-basomalianborn638 4 роки тому +18

    Maa Shaaaaaaa Allah⚘
    He Is Sooo Cute🥰 And Awesome👌
    Allaha Ino Xafido🇸🇴 🙏

  • @fazulali530
    @fazulali530 4 роки тому +19

    رجل بمعنى الكمة ‘ رعاك الله يا حبيب 💚

  • @zund4
    @zund4 4 роки тому +23

    ماشاء الله
    اللهم احفظه وعلمائنا ذخرا للاسلام والمسلمين

  • @farhiaomer6422
    @farhiaomer6422 4 роки тому

    Maashaa alaah tabaaraka laah allaahuma baarik. Ilaahow xifdi waalidkiisana kuwii janada loogu bishaareeyey ilaahow ku dar. Aamiin aamiin

  • @faizamoha116
    @faizamoha116 4 роки тому +15

    Masha Allah illh Haku barakeeyo aamiin

  • @aduntialleboqoradaasomaliy3487
    @aduntialleboqoradaasomaliy3487 4 роки тому

    Mashaallha ilahay haaku xiifdiyo inshallah. Sheek cabdi rashiid Ali suufi ilahaay haaKU barkeeyo 💘💘💞💞💞🌹🤲🤲🤲

  • @hanaawanaag2326
    @hanaawanaag2326 4 роки тому +8

    masha allaah tabarakallaah carabka allaha kuu barakeeyo quraanka allaha kuu fududeeyo allaha badiyo adigoo kale habo qaali aamiin yaa rabbi caalamiin 😍❤💕

  • @baxnaano1436
    @baxnaano1436 4 роки тому +1

    Masha allaah alle haku dhowro adiga iyo waalidkaada iyo macalinkii quraanka kuso baray mahad alle ayey u sugnaatay alx llaah

  • @abdirahmanmohamedibrahim1912
    @abdirahmanmohamedibrahim1912 3 роки тому +2

    Mashaa, Allah Tabaaraka,Allah Rabbi ha xafido codkiisa waa uu macyahay sh.khaliil ayuu keenay.♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @tusmofilms9680
    @tusmofilms9680 4 роки тому +3

    Allow noo xafidh laba doodaba ❤❤❤❤❤❤ aayaadka quraanka kariimka ah kor allah noogu dhigo

  • @israahasan550
    @israahasan550 3 роки тому

    Say Mashaa allaah allha ku xafido habo mcn waxaan alle noga baryaayaa inuu naga wada dhigo kuwo xaafidul qur aan ah ayaga iyo caruurtooda inshaa allaah

  • @abdugani7001
    @abdugani7001 4 роки тому +8

    Mashaa allah illaahoow xafid oo Isha ka qabo 😍😍😍

  • @fillybashka9368
    @fillybashka9368 3 роки тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    Habo macan Allaha kuxafido,soo barbaar,qaariyaasha mustaqbalka aya kujirtaa inshaAllah, Allaha nuuriyo noloshaada dhan walba,Qalbigaada Allaha kusugo Quran, May u shine above all,Allah reward u fiddaareyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @user-ns3ro3ni4t
    @user-ns3ro3ni4t 3 роки тому +6

    ما شاء الله تبارك الرحمن اللهم اجعله من حفظه كتابك. لا نتعجب من ارض الصومال فهي معروفه على حفظ كتاب الله. يقرا مثل الشيخ محمود خليل الحصري رحمه الله ..

  • @saluumisaid8471
    @saluumisaid8471 4 роки тому +2

    Ilaahow waxan kaa baryay inaad igu arsaaqdo duriyad barakaysan oo sidan ookale noqota🤲🤲😢😢

  • @abdikariinmohamed5819
    @abdikariinmohamed5819 4 роки тому +3

    Ma sha allah sheq abdi rashid sheq ali sufi an wiilka yer allaha nii xifdiyo dhamanten

  • @pygmswf5226
    @pygmswf5226 4 роки тому +6

    Masha Allah God bless you my friend and my brother

  • @malyunabdille4258
    @malyunabdille4258 4 роки тому +1

    Mansha alah barakalah fikum
    Ilahay ha xiftiyo amen amen amen yaa rabi

  • @farhiyobadal4259
    @farhiyobadal4259 4 роки тому +13

    Mansha allah willkan yer illahay hadayo

  • @AhmedMohamed-or1od
    @AhmedMohamed-or1od 4 роки тому

    Qof quraan lagu cawryay ma jiraa hadduu jiro dheh maasha allaah aamiin

  • @gbfhgyhtbgh7776
    @gbfhgyhtbgh7776 4 роки тому +10

    Maasha Aallah

  • @umusuhaib7686
    @umusuhaib7686 4 роки тому +1

    😢😢😢😢 beautiful recitation qalbiga tabanayo

    • @umusuhaib7686
      @umusuhaib7686 4 роки тому

      اللهم اجعلنا من أهل القران الذين هم اهلك وخاصتك يا رب

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 4 роки тому +6

    Mansha Allaah ilaahayow xifdi Amen 🙏

  • @fartuunmaxamed3764
    @fartuunmaxamed3764 4 роки тому

    Masha allah allah xifdiyo waledkisa
    Aniga allah nasiiyo owlad quran bartan bariyaal ah ❤❤❤❤❤

  • @elmiissaq6745
    @elmiissaq6745 4 роки тому +9

    Mshllh
    Ya Allah protect him frm evil....Ya Allah bless his parents

  • @ismahaancadey8758
    @ismahaancadey8758 2 роки тому

    Maasha Allaah Tabaarakallaah 🤲🤲🤲🤲ilaaheyow xafid oo ilmaha soomaaliyeed oo dhan cunugaan oo kale kadhig Amiin Amiin Amiin yaarabi maasha Allaah Tabaarakallaah🥰💓❤💗💞💖💟 💓❤💗💞💖💟🥰😍🤩

  • @naeimahassan9007
    @naeimahassan9007 4 роки тому +11

    Maaaansha allaaah♥️❤️

  • @marwocookingandbeauty3928
    @marwocookingandbeauty3928 4 роки тому

    Masha Allah ilaahow barakee anagana ubadka noo barakee oo kuwa baariya oo wanaagsan nooga yeel oo xaafidul qur,anin ah

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 4 роки тому +34

    Waxaan la yaabey kuwa dislike saarey. Allow idin Soo hanuuni. Haddii aad gaalo tihiina saciira idin cuntey. SubxaanaAllah.

    • @simanmoha4180
      @simanmoha4180 4 роки тому +1

      Kaligii duul official Media waxa laga yaaba inay garanayn macnaha loo sameeyey

    • @cabdiwaasac7087
      @cabdiwaasac7087 3 роки тому

      Masha Allah

  • @amishaahmed9164
    @amishaahmed9164 4 роки тому +2

    M.a tabarakallh 💕💕
    Xaadaa i dhaqaaqday wlhi Alxmdulilaah calaa nicmatul Islaam 🤲🤲qowlka Allaah mcnaa💕💕

  • @aminaaliweheliye5788
    @aminaaliweheliye5788 4 роки тому +6

    Masha allah ilah ha ku dhowro ♥️♥️♥️🙏🙏

  • @siciidibrahin8650
    @siciidibrahin8650 4 роки тому

    Mnsha alah mnsha alah ilaahaw caruurteena xufaad iyo kuwo diinta qalbiga kuqabta kayeel amiin amiin

  • @adannoorhajjmohamud7794
    @adannoorhajjmohamud7794 4 роки тому +5

    Ma Sha Allah 💞💞
    What a sooting sound

  • @muuseismaaciil8639
    @muuseismaaciil8639 4 роки тому +5

    Maansha allah ilahay haku barakeeyo

  • @AnoyEdit
    @AnoyEdit 4 роки тому

    Mansha Allah ilahay ha xiftoyo hana barakeeyo mansha Allah ilahay walidki dhalay naarta haka fogeeyo Amiin yaa rabi 🤲

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 4 роки тому +4

    Maasha Allah tabarakaraxman
    ❤️❤️
    Alle ha barakeeyo il na haka hayo

  • @eastafricankitchen
    @eastafricankitchen 4 роки тому +1

    Tabarakallah Ya Walad May Allah protect you

  • @tinawhite5876
    @tinawhite5876 4 роки тому +7

    Ma Shaa Allah ❤️

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 4 роки тому +2

    Masha allah tabaarakalaah allaha ku daayo habo

  • @alleyaqaan3429
    @alleyaqaan3429 4 роки тому +4

    Mnsh Allaah Alle haku xafido insha Allaah ❤️

  • @اممحسن-ج9ب
    @اممحسن-ج9ب 4 роки тому

    Ilaahoow iiga dhig Muhsin mid diinta barta Kuna dhaqma dadkane gaarsiiya oo xaafidul quraan an aamiin

  • @hamdimahamed8848
    @hamdimahamed8848 4 роки тому +8

    Mashaallah

  • @aweysmaxamedamiin6462
    @aweysmaxamedamiin6462 2 роки тому +1

    MNSHAAA ALLAAAH TAPPAARAKLLAAAH
    ALLAAAHU AKBAR
    ALLAAAHU AKBAR
    ALLAAHU AKBAR

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 4 роки тому +6

    Mansha Allah
    الله يحفظك و يحمييك

  • @AJAJASTUDIO
    @AJAJASTUDIO 4 роки тому +2

    Masha allah tabaaraka allah

  • @fardusabubakar7996
    @fardusabubakar7996 4 роки тому +5

    Masha Allah 💖❤️

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 4 роки тому +2

    Manshala tabarakala, kuwa dislike siiyay waakuway caruurtii ka saaqiday, allow isha ka dhawr.

  • @omarali4344
    @omarali4344 4 роки тому +4

    mashaAllahA☝🏽☝🏿☝🏿☝🏾🤲🤲🤲

  • @mygames90
    @mygames90 4 роки тому +2

    Mashallah, wiilka yar waxa ka muuqata inu han qaari’ nimo leeyahay Allah barakeeyo

  • @yunisukash5035
    @yunisukash5035 4 роки тому +3

    Mashaa Allah ❣️

  • @nimcomaxamedaxmed5168
    @nimcomaxamedaxmed5168 4 роки тому

    Manshalh manshalh tabaarakalaah alle ha inagu anfaco xifdinta quraanka karimkaa

  • @UpdallaH
    @UpdallaH 4 роки тому +6

    MashaAllah ❤

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 3 роки тому

    Mashallah Tabaraka, Habo mcn Rabi ha ku xafido oo hanoo kaa barakeyo,
    Waalidkana aduunkana Nicmo aaqirana jano

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 роки тому

    Maasha allah bowe ilaahey Isha bani aadam ka hakaa badbaadiyo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @amina8353
    @amina8353 4 роки тому +8

    Masch alah ❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍

  • @ismaelmohamed5392
    @ismaelmohamed5392 2 роки тому +1

    Masha allah ilaahay ha barakeeyo il iyo cawriba la aw aamin

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 4 роки тому +7

    Maanshaa Allah Maanshaa Allah 😢❤️

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 4 роки тому +1

    Maashaa alaah ilaahayow isha bina aadanka ka qabo

  • @amkashak7165
    @amkashak7165 4 роки тому +4

    Masha allah 💖💕❤️🌹

  • @jabertibaynah7573
    @jabertibaynah7573 4 роки тому

    Asc. Maansha Allaah,isoo duceeya aniga iyo caruurteyda in diinta noo fududeeyo yaa Rabi. Allaah ADUUNKA it Aaqiro hanagu ceebeyn caruurta noogu deeqdey yaa Alla.

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع

    Wax wanaagsan Markaad aragtaan Masha’Allah dhaha walaalayaal, anagoo aan ogeyn ayaa isheenu dadka waxyeeli kartaa

  • @sahramohamed9704
    @sahramohamed9704 3 роки тому

    Masha allah Masha allah barakallah habo soo barbaar future shiikha insha allah 🥰❤️🌹🌹❤️🥰🌹🌹🌹👏🏾👏🏾👏🏾🌹🥰🎁🎁

  • @siciidxariir2479
    @siciidxariir2479 4 роки тому

    Maasha Allaaah Alle ha idinku anfaco Qur aanka sida wacan aad u akhrideen

  • @nemama7mod161
    @nemama7mod161 4 роки тому +3

    Maansha allah🤲🤲

  • @najmaelmi2131
    @najmaelmi2131 4 роки тому

    Masha Allah Allah fa yaa RABBI ka xafido wiilka yar dhib walba oo naftisa wax yelo u kenaysa Allow u xafid sidu kitabkaga uxafiday

  • @haboondeheye727
    @haboondeheye727 4 роки тому +6

    Codki khalil xusari masha allah

  • @bayrmaan5470
    @bayrmaan5470 4 роки тому +1

    MASHAA ALLAH ILAHY HA KU DAAYO Wll

  • @macowofficial5858
    @macowofficial5858 4 роки тому +3

    Masha Allah

  • @zakizaamir2448
    @zakizaamir2448 4 роки тому +2

    Mansha alh
    Liipanta aakhiro io tan aduunpa hel🇸🇴🤲

  • @kadraabdikadra8341
    @kadraabdikadra8341 4 роки тому

    Msha Allah msha Allah msha Allah nasib badanaa wiilkaa yar wayo wuxu agfadhiyaa shekhunaaa Abdirshiid shekh Ali suufiiy msha Allah allow barkee wiilka yar ee kuso barbaray quuranka kariimka allow nodaa shekhena Abdirshiid naguna kulmi jantu fardawusa amin amin amin

  • @hanadhanad7994
    @hanadhanad7994 4 роки тому +3

    Msha allah

  • @alimoha1209
    @alimoha1209 3 роки тому +1

    Mashaa alaah jazakalah kheyr alaahu Akbar keep going son