Khadar Keyow heestii Adi maan Adi maan Official Music Video 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2018
  • Filmed and directed by Rage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
    BE MY FRIEND:
    / setwad
    Instagram: @rage_abdi
    Snapchat @rageabdi
    Learn more: www.setwad.com
    Copyright © 2018 Setwad Studio. All rights reserved.

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @ibraahimxussenmacalim3473
    @ibraahimxussenmacalim3473 5 років тому +445

    3aad ba noqday
    Inta Quranka marwalba aqriso
    Like plz😍😍

    • @soomaalikidssongs5138
      @soomaalikidssongs5138 5 років тому +2

      ibraahim Bukhatir *sxb subscribe igo qabo*

    • @supercoolcookingchannelcha4910
      @supercoolcookingchannelcha4910 5 років тому +1

      ibraahim Bukhatir waluguwasa quraanka miyaa like kurasane adigoo munkaar dageysanayo nacalad kugu dacdey

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому +2

      ibraahim Bukhatir
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

    • @leggendabdihakinmoh703
      @leggendabdihakinmoh703 5 років тому +1

      Quranka haku ciyarin mesha quran mayalee heesa daawane quran maxa keenayo alle u noqo

    • @aragsanilwadsan8499
      @aragsanilwadsan8499 5 років тому +1

      Maatiraahdid like iigu deeqa intaa quranka ugafeysid alla mxaa somalidi jaahilnimo kudhamtey

  • @khalifaomer9893
    @khalifaomer9893 5 років тому +510

    inta jecel quraanka iyo diinta islaamka fadlan like iisaara walayaal

    • @juweriyaomer7694
      @juweriyaomer7694 5 років тому +8

      War melo ku haboon oo quraanka lagu sharfaa jire ma hlknad laso donty subxnalaaaa

    • @tygalyricsfilms8811
      @tygalyricsfilms8811 5 років тому

      Aad io aad wll

    • @gureycade7334
      @gureycade7334 5 років тому +3

      Miyaadan ilaahey ka cabsaneynin iimaanka allaha kaa qaade
      Dad naceb miyaa jira
      Mida kle nafsiyan dib is kugu laabo meesha kusoo hadal qaadeysid bal fiiri saas miyaad ku jeceshay
      Like yuu meel xun kaa tuurin aan kudhihi lahaa

    • @deeqcade2541
      @deeqcade2541 5 років тому +1

      Salma

    • @sahrocabdi1359
      @sahrocabdi1359 5 років тому

      Khalifa Omer qadar Kenya's
      Wa fanan an aqon islawaynin

  • @user-wy6ui8ji6y
    @user-wy6ui8ji6y 5 років тому +318

    inta nabiga kusaliso like isara

  • @boqoradiiali7658
    @boqoradiiali7658 5 років тому +100

    Khadar keeyow iyo reer muqadisho jecliyaa inan Mar un la kulmo from Hargeisa Hadhwanaag

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 5 років тому +2

      Welcome walashe gacma furan xamar xaqbaad ku ledhy marhadaad soomali maxamed ku abtirsato❤

    • @abyanabyan1477
      @abyanabyan1477 5 років тому +1

      boqoradii ali soo dhawoownabayo

    • @abdirahmanabdirisag2410
      @abdirahmanabdirisag2410 5 років тому

      Hhhhhhhhhhh yadiiiba Rer muqdisho ahooo hadana leh keeyo hargaysa hadhwanaag bk Cabdi Hani yurub geenyo xamda Queen abdikarin Ali shaah khadra sinimo Miyaaan wadaaa de Hhhhhhhhhhh

    • @cristnejumaa5795
      @cristnejumaa5795 4 роки тому

      @@abyanabyan1477 Asc

    • @cristnejumaa5795
      @cristnejumaa5795 4 роки тому

      Setahay

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 років тому +698

    War Ilaahy Hadaa Jeceshahy #Like Iisaarra 😁😁😁✔♥

  • @haaheehuu2020
    @haaheehuu2020 5 років тому +290

    Walaal khadar keeyo hda Taagero u tahay Like ii Saar
    Thanks

  • @MAHAD1272
    @MAHAD1272 Рік тому +6

    Heesta [Xasuus] ayay iguleedahY :waa aan Haystay Bobil Yar oo Tikno Ah Yaan Kadha gay,ysan jiray habeen kee marka aan siiseexanaayo iyo Duhurkii iyo Barqadii Xasuus quruxbadan ayay iitahay [2023/6/10] (2:28 ) haneen,n Nimo fadlan Hadaad qoraalkan aqrinaysid Like iisaar🤍🇸🇴🤍

  • @rayanita.beauty.channel9511
    @rayanita.beauty.channel9511 5 років тому +135

    He’s the best singer of Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙❤️keep up brother 😇one love from Djibouti 🇩🇯 ✅

    • @saladoahmed9532
      @saladoahmed9532 4 роки тому +4

      Thanks alot dear sister Rayane c key

    • @kindsoul8120
      @kindsoul8120 3 роки тому +4

      He is the Chris Brown of Somalia.😂

    • @nagmaadams4874
      @nagmaadams4874 3 роки тому

      Aaryaadhaheen cod islama hayee ma qrxdaad ku raacdeen😂

    • @suleymanyare650
      @suleymanyare650 2 роки тому

      ​@@nagmaadams4874 quruxda xita wax Ka dhiman gab Waye san Kane weyn zaid 😂

  • @hehehehe7104
    @hehehehe7104 5 років тому +167

    Adi Maan kaa ahaan karayaa!?
    Khadar keeyow muraayada Fanka❤
    Earphone hdaa ku dhaGeysaneyso *like👍*

  • @qaaliquman3924
    @qaaliquman3924 5 років тому +142

    Khadar nin adag cod iyo style iyo jaas wacan waxasa fanan laga dhahaa qof sinjigiisa iyo somalinimada ku fana weeyan keeyoow horay usoco 👌👏👏👍🙌😎😎😘

  • @zubayrsaid7290
    @zubayrsaid7290 5 років тому +35

    Raage Abdi One Of Best Director Somalia wlhi Wryaa Igu Raacsan👆❤

  • @axlaamaraxman4790
    @axlaamaraxman4790 5 років тому +182

    Inta dawaneysaH HdanaH comment akhrineyzaH like izaar izku mid nhy😂😂😂👍

    • @shaafihiirey7620
      @shaafihiirey7620 5 років тому

      Wlley haduuzh like ta maxa lagu hela isheeg bal ma fahamsaniyee

    • @biimbiim8454
      @biimbiim8454 5 років тому

      Ilahey agtiisa orod kumar ee me hees iyo faqsi hakeniin allah

    • @IsmailNeymarJr
      @IsmailNeymarJr 2 місяці тому

      Saasan isku arkay😂😂

  • @princesszagal23
    @princesszagal23 5 років тому +97

    heestii qaniga khadar keyow adi maan kaa ahaan karaa inaba caadi ma.ahan setwad studio muqal qrx badn 😍😍😍😍😍😍gob baa izku tagtay guni mezhaz ka dheer🤣😂 wrbal zomliyay hadad gobtihiiin like igu cawiya mid ba igu faanayzee😍😍😍😂😂

  • @inawaabericade1586
    @inawaabericade1586 5 років тому +349

    Saaxibkay Khadar keeyoow muqaal qurux badan iyo hees shidan inba caadi mahan Sxb hore u soco 🙏🙏🙏

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому +5

      Ina waaberi Cade
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

    • @alcasaa22channel19
      @alcasaa22channel19 5 років тому +4

      Ina waaberi cade sxb subscribed iisar waan ku taagera lkn ayaantan laguwaayay taagero qaas ah

    • @teamhabiqlayso3992
      @teamhabiqlayso3992 5 років тому +7

      Ina waaberi cade sxb sare tnx

    • @Gilaawe
      @Gilaawe 5 років тому +4

      @@mohametjagta6764
      Subscribe ana ku sare isar wll

    • @Gilaawe
      @Gilaawe 5 років тому +1

      @@alcasaa22channel19
      Ana ku sare isar wll

  • @pubgdreamer6978
    @pubgdreamer6978 5 років тому +20

    Style 💯
    Codka 💯
    Muqaal 💯
    Hees 💯
    Respect keyow
    One love all you
    ❤️ ❤️ ❤️

    • @hanadahmed8198
      @hanadahmed8198 5 років тому

      Fanan icajabiya kan ayaa lagaa dhahaa gadaal hasoofirin ayaa ku dhihilahaaa

  • @khadarwadani5798
    @khadarwadani5798 5 років тому +23

    Ninki kaliya fananinta aan samiga nahay
    Khadar keeyow
    Keep going bro'💪

  • @diyaaqofficial
    @diyaaqofficial 5 років тому +32

    Wad mahad santaahin dahir alasow qadar keeyow rage abdi inta heesta garab Ku leh thnkz hore u socda

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому

      Queen diyaaq
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

  • @samiirhuruf7610
    @samiirhuruf7610 5 років тому +86

    Heestii October ugu muqaalka
    Wngsndy captian keyow hadad igu raacaday liketa ka muuqo

    • @maymuun1434
      @maymuun1434 5 років тому

      tii dayax baa ka kalib shidan

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому +1

      Samiir Huruf
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

    • @studiosayle2445
      @studiosayle2445 5 років тому +1

      @@maymuun1434 subscribe isaar wll

  • @haboon1139
    @haboon1139 5 років тому +8

    waaaw caadi mahan xidiga muqdisho xidiga somaliya alaha noka xifdiyo my khadar rage abdi waaakaga mahad celinyna muqaalkaan quruxda badan nolow legend♥️♥️♥️

  • @BalanbalisStudioPato
    @BalanbalisStudioPato 5 років тому +88

    Best vedio raage cabdi best song khadar keyow inta ka heshay iso raaca

  • @alwanhassan2543
    @alwanhassan2543 5 років тому +48

    Keeyow iyo muqalkiisa isku ekaa 😎
    Waqtigan lajoogo fanaanka kaliya codkiisa igubaxdo ⭐

  • @a.shakouraidiid8609
    @a.shakouraidiid8609 5 років тому +34

    Qadar Nin Dhamaystiran Like Inta Tagerta Qadar Keyyo

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому

      Nour Aydiid
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

  • @samiir254
    @samiir254 5 років тому +47

    *inta yaaban oo 2019 layaban like isaara bal aan aragnay ragan nabobsini haayo*

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 5 років тому +124

    Keeyoow naagtuu aroosi rabo baan ahy subcribeta ila soo gaara
    Heesta 100 %
    Erayada100%
    Laxanka100%
    Musica100%
    Muuqaalka100%
    Raage cabdi100%
    Aniga soo qoray100 %
    adiga aqrinaaya 100%
    Ax ax adiman adimaan kaa ahaan karayaa 😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘 ilmahyga aabahoot inaa thy sdee lagu ogaanee hee hadaadan isoo heesin 😁😁😁😍😍😍😍😍

    • @djozmahussle
      @djozmahussle 5 років тому +2

      Iqraana Ali
      dhaaaro lknse beena waaye tan keeyow aroos rabo wa marexan ani wa aqaaana lknse ani kuma aqano

    • @riyaanaxmed8270
      @riyaanaxmed8270 5 років тому +8

      Kkkkkk uur labo isbuuuca ayaan uleeyahay like isiiya

    • @iqraanaali2077
      @iqraanaali2077 5 років тому +1

      diijey ozman dee waa anigii wlle ee miyaad siiday inankii deenta kuugu lahaa 🤔🤔🤔🤔

    • @djozmahussle
      @djozmahussle 5 років тому +1

      Iqraana Ali too kle ka daran imaadey ee sug adi uura uleeyhy dhahoosabe wax kle 😂

    • @iqraanaali2077
      @iqraanaali2077 5 років тому +1

      diijey ozman aniga runta baan ka hadlaaya runtana rabaa kuugu jcl mfhnte 👏👏👀👀👀

  • @MohamedAli-gn1xr
    @MohamedAli-gn1xr 5 років тому +18

    Keeyow dhanka stelka sxb waanku wataa aniga yaila wato keeyow inuu yahay madaxa stelka

  • @YasmiinHis-ro7wn
    @YasmiinHis-ro7wn 2 місяці тому +6

    I'm from 2024 /5/10😂😂😂

  • @user-rv2pi4jc4u
    @user-rv2pi4jc4u 5 років тому +17

    I am from Eritrea I Love it Somalia artist's people 👍

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 5 років тому +19

    I am fan of keyo from Adel Empire 👑Boorama 💖

  • @abdulkadirmoha1947
    @abdulkadirmoha1947 5 років тому +11

    Fananka faninta keep going muuqaal waali ah xeepta mumbaasa

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому +1

      abdulkadir moha
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

  • @bbcsomalinews2717
    @bbcsomalinews2717 5 років тому +65

    Muqdishaawi boy ahaa alfanaan khadar keeyow inta ilatagerta like ha isaarto .🎧😎😍✔💯

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому +2

      BBC somali news
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

    • @bbcsomalinews2717
      @bbcsomalinews2717 5 років тому

      Isaar bro adna

    • @MudaneChango
      @MudaneChango 5 років тому

      @@bbcsomalinews2717 Wlhi wanku Saree saar walal

    • @MudaneChango
      @MudaneChango 5 років тому

      @@mohametjagta6764 sxb waankuu Saree iisaar

  • @bestbettingtips9883
    @bestbettingtips9883 5 років тому +37

    am from England and these song is dope 🔥🔥#viva somali

  • @hassandoualeh7290
    @hassandoualeh7290 4 роки тому

    Kadar Keeyow waa fanaan cod dahabiya leh. Heesihiisu makala dhacaan. Wuxuu codka ku darsaday xarago ciyaar iyo doorashadda muuqaal qurux badan.

  • @mohamedyusuf7370
    @mohamedyusuf7370 5 років тому +118

    Inta qadar tagerta liketa❤

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому

      hilaac production
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

    • @namztasneem7761
      @namztasneem7761 5 років тому

      SubxanaAllah!! Allah kabaq wllo

    • @mohamedyusuf7370
      @mohamedyusuf7370 5 років тому

      @@namztasneem7761 hye wllo

    • @haniaweys808
      @haniaweys808 5 років тому

      hormar wacan qadarkeyo

    • @amiirahusein8421
      @amiirahusein8421 5 років тому

      Subhanallah wlh waa wx laga yaqiiqsado hees dhexdeeda inaa qur'aanka sharafta leh ina keentid iska masax comment wll adoo mahadsan

  • @Real_Abbas
    @Real_Abbas 5 років тому +8

    *Khadar* *keyow* fanka waxaad ku joogta *stlkaga* iyo *codkaaga* 🎤
    *keeeeeep* *gooooooing*

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому

      Real Abbas
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

  • @rodhahassan1388
    @rodhahassan1388 5 років тому +23

    ManshaAllah the only song which will get conducive environment awards 🥇😘😘😘...nice capture keyow

  • @YasinOmar-fp6if
    @YasinOmar-fp6if 3 місяці тому +1

    Inta daawaneyso 2024 ❤

  • @djozmahussle
    @djozmahussle 5 років тому +14

    Adi maan adi maaan ka ahaan karaya
    Heesta vidiogeda mar hore inad so gilisan la rapy

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому

      diijey ozman
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

  • @najmoabdallah7024
    @najmoabdallah7024 5 років тому +3

    Qofkii 13 keyow ifaysah bowe mansha allaah from buntland❤️❤️❤️❤️😘🤩😍

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому

      Najmo Abdallah
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

  • @hindi3522
    @hindi3522 5 років тому +5

    Codka musica Stylka muqalka 100%
    *khader keyow* big legend😘☺

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 5 років тому +3

    Hees Super ah . Muuqaal =100% , Style=100% , Codka =100% ❤️😍

  • @farhanmohamed5862
    @farhanmohamed5862 5 років тому +27

    Nice song al fanaan keyow io duubis aad u qurux bdn legend #Raage Abdi

  • @zuhaipmohamed9889
    @zuhaipmohamed9889 5 років тому +19

    Khadar keeyoow fans kii saaye like i saray maanta aniga uga hore

  • @aysarabdi868
    @aysarabdi868 5 років тому +5

    Waaaw khadar xidiga mugdisho hore u socod kugu ogahay 😍👂👏❤

  • @MunaMW
    @MunaMW 5 років тому +5

    Khadar Keyow Acterka Muqdisho cadeey waad kabaxaste quruxoow

    • @farxiyocedarus5269
      @farxiyocedarus5269 4 роки тому

      Aragaaga qurxuunbey indheheyga jarshaaaan wooooooooow nimanka quruxda May jclyihin qadar wxkallathy wan kugu faana reeer muqdisho

  • @bileali8846
    @bileali8846 5 років тому +5

    Maant 4 lee ika soo horeysay inta ika danbeyso lik isar

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому

      Bile Ali
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

    • @bileali8846
      @bileali8846 5 років тому

      @@mohametjagta6764 waan kuiri wal

    • @buuqmarabo6553
      @buuqmarabo6553 5 років тому

      Hees aan caadi ahey iga dheh

  • @kingmohavic6380
    @kingmohavic6380 5 років тому +16

    Hees shidan igadeh😍

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 5 років тому

      King Mohavic *subscrbe iisar wllo waxba ka dhbi mayse*

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому

      King Mohavic
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

  • @dreamgirlchannel967
    @dreamgirlchannel967 5 років тому +6

    Best directed waa kuu aminsanhy bro caadowgaga u nollow❤❤❤😻😻😻😻😻💯💯💯💯💯💯💯❣❣❣👈

  • @fartunhasan5555
    @fartunhasan5555 5 років тому +1

    Keeyow wax wada shidan ugu imow 😍😍

  • @yuniskafeisal5796
    @yuniskafeisal5796 5 років тому +13

    swahili bech mombassa, saxibow qadar mesha wankaga horeye maistiri

  • @mumtaascraxman4587
    @mumtaascraxman4587 5 років тому +50

    Masha alaaaah wllkay an tagero khadar keyow❤❤❤❤❤❤❤ inta ila tagerta like igu sharfa

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 5 років тому +1

      mumtaas c/raxman *subscrbe iisar wllo waxba ka dhbi mayse*

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому +1

      mumtaas c/raxman
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

    • @whizzmaahir8246
      @whizzmaahir8246 5 років тому

      Hooyada iyo aabaha maa dhalay marka lee dahay walalkay

    • @soomaalikidssongs5138
      @soomaalikidssongs5138 5 років тому +1

      moHamet jagTa *sxb subscribe igo qabo*

    • @soomaalikidssongs5138
      @soomaalikidssongs5138 5 років тому +1

      Daadda lyrics &comedy *sxb subscribe igo qabo*

  • @mrxisaabiye3990
    @mrxisaabiye3990 5 років тому +18

    Hees ayaan soo wadaa oo wali muqaalkeyda oo kale lasameyn hada aqrisay commentigan like ta igu musbaar 😂

    • @bariisedheere7062
      @bariisedheere7062 5 років тому

      Gentlemen khader keeyow

    • @bariisedheere7062
      @bariisedheere7062 5 років тому

      Heesta waxan ku haystaa qaybtaan ayaantaynu kulmaynay agagaarka fiyoore

    • @bariisedheere7062
      @bariisedheere7062 5 років тому

      Indhahaad igu eegtiyo eraygaad kutiraabtay waligay waligay ma ilaabidoone

  • @adanmaxamed2348
    @adanmaxamed2348 5 років тому

    Qadarow waad tilaabsatay cimaamadaada gatabka kuma haysan karo
    Hore usii soco waa tagerahaaga oo joogo moqdisho 👁
    👏👏👏👏👏👏
    Raage cabdi adigana waan ku salaamay

  • @museweli
    @museweli 5 років тому +21

    #KHADAR #KEYOW
    FANAN KA QUDHA EE SOMALIA JOOGA

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому +2

      GARXAJIYE TUBE
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

    • @museweli
      @museweli 5 років тому +1

      @@mohametjagta6764 Adna Iigu Qabo

    • @aslamamohamed9405
      @aslamamohamed9405 5 років тому

      Sorry saxib hestan Mombasa kenya ayuu kuqadhi..

    • @MudaneChango
      @MudaneChango 5 років тому

      @@museweli wanku saaree iisaar

    • @mohamedabdication8215
      @mohamedabdication8215 5 років тому +1

      aqyarey leyg ha ligu sharfo plz

  • @kawsariinakunkaroon5665
    @kawsariinakunkaroon5665 5 років тому +89

    Hadaa adiyoo dhamestiran comment kapixisay like nh saartay
    Like isaar suuxee😂😂🤣

  • @idirizmire3191
    @idirizmire3191 5 років тому +3

    Aqalkina hortisa inyar laygamawayo I really liked this song

  • @maaida1643
    @maaida1643 5 років тому +2

    Muqaalka 💯
    Codka💯
    Stylka 💯
    Musicga💯
    Quruxda Khadar keeyow yana kahadal maleh Manshallah 😻😩❤️☺️💯

  • @diyaaqofficial
    @diyaaqofficial 5 років тому +16

    Waaw ex fiyoore ika dheeh my home

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 років тому +55

    First😍
    InTa iga danbysa liketa iisara💋😍

  • @AsmaAli-tw4ob
    @AsmaAli-tw4ob 5 років тому +5

    Damn what a beautiful place ❤️❤️and the song too 💕💕

  • @shukriabuukar8449
    @shukriabuukar8449 5 років тому +4

    Boqorka muqdisho love u 😍😍

  • @johndeo5046
    @johndeo5046 5 років тому +22

    Xidiga somalia

  • @abdulazizmohamed2280
    @abdulazizmohamed2280 5 років тому +20

    anaa ugu horeyay🤣😎

  • @dhacdoyinkadunida4481
    @dhacdoyinkadunida4481 5 років тому

    Rage Abdi Iyo all my fans mahadsanidiin
    UA-cam channelkan ayaa sameytay wuuna cusub yahay Subscribe igu qabta all mahadsanidiin

  • @housseinmarin8219
    @housseinmarin8219 2 роки тому +5

    Best singer in Africa, good luck from Djibouti 🇩🇯

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 5 років тому +23

    Inankn wuu cod wanagsanyhee erayo xumaa haysa daahir calasow ooabwan kaliiita jirinbu erayo kasoqaata oosheeko iyo erayo bilamicna usoqora wll abwanin rerwaqooyiya erayo udoono iyaga kahodana afkee❤

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому

      Guduudo carwo
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

    • @ciseeyehassankoriye4242
      @ciseeyehassankoriye4242 5 років тому

      Walee waa runtaa sheeko USO dhiibay. Waleee

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 5 років тому +4

      Adinka le is faaniaya isaaq cakuye dad ayaga woxooda le ay fcnyiin eeda saanbu king ku yahy libaaxan anaga ku jcl😆

    • @kamaalabdullahiosman3884
      @kamaalabdullahiosman3884 5 років тому

      @@ciseeyehassankoriye4242 kkkkk

    • @thequeen-kn4bq
      @thequeen-kn4bq 5 років тому +3

      @@khaledjr7661 reer waqooyi cid leh hada maqasho isaaq maaha yagu waxay isugu wacaan somaliland marka wax u fiirso intanad hadlin

  • @alhudaonlineacademy5474
    @alhudaonlineacademy5474 5 років тому +6

    Khadar keeyow top fanan ah

  • @faizunaqaali7453
    @faizunaqaali7453 5 років тому

    Yqy wilkan wanjclahy yccc waliga qofan kuaqaaanin majclatay asxbey Khadar keyow sxb anga iyo adga Barakallah ......Insha Allah wankugu duceysanaya maistiri

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 5 років тому +3

    manshaallah this song is from the heart i love it thanks keyow.

  • @nasteexamireahmed1542
    @nasteexamireahmed1542 5 років тому +5

    ay hees iga dheh inta musulka sida lodubay kaheshy like haila dhfin dee

  • @abdullahimohamed692
    @abdullahimohamed692 5 років тому

    KHADHAR IBRAHIM KEYOW Nin Weyn Nin Kasii Weyn Best Song.RAGE ABDI Best Videographer.Videoga Wadh Habeysey Ben Xaraan Wayee.Hore Usocdaa.

  • @hirsidaadir5192
    @hirsidaadir5192 5 років тому

    fanaan hada noqoneyso kanookale noqo hadii Kale iskada tag meesha haadaadan wax ku heen love khadarkeeyow💕💕❤️💕💕❤️

  • @yartasanadka4306
    @yartasanadka4306 5 років тому +3

    Khadar kenyo khadar kenyo wow best song and dance I liket Masha Allah 😍😍😅😄😃😃😀🙂😉🙂😙😍♥️♥️♥️♥️😍😍♥️

  • @maxamedmaxamuud5632
    @maxamedmaxamuud5632 5 років тому +10

    Wixii la isku jeclaa maxaa igu diidan tihiin reer keeyoow naclaa sheydaan ku yaalee bahasha nagu qabta bila caleyk

  • @princeabdallaempire7743
    @princeabdallaempire7743 5 років тому

    Masha allh wllhi hees qurux bdan wxaadba istahisha in taalo laguu dhiso somali gudaheed khadar Keeyow

  • @muniitadiamond9558
    @muniitadiamond9558 5 років тому +1

    Inabacaadimaaha kal iyo laab waan kahelay I love qadar iiigeeya

  • @queenamiira9318
    @queenamiira9318 5 років тому +3

    War keyow caadi ma aha 😘👑👑❤️❤️

  • @guraaseproduction5627
    @guraaseproduction5627 5 років тому +328

    *Yaaaa DAAROODADAY WAR LIKE ISIIIYA😂😂💪💪 ANAA UGU SO HOREYE DAROOD YAA BARYI JIRE ALA QADOYINKA😂😂💪💪*

    • @ahmedkhayr7534
      @ahmedkhayr7534 5 років тому +1

      Kuziiyay

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому +1

      GURAASE PRODUCTION
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

    • @dhoowrsansidahooyadeed289
      @dhoowrsansidahooyadeed289 5 років тому +2

      GURAASE PRODUCTION war Hana habaarin kusiinay haddeey cafimaad kusiineyso zuuxee😡😂

    • @amaaalquen3649
      @amaaalquen3649 5 років тому +1

      😂 kusinaye ku naaax

    • @Gilaawe
      @Gilaawe 5 років тому +1

      @@ahmedkhayr7534
      Subacribe wll isar wan kusare

  • @abdifatahsharifsharfane1926
    @abdifatahsharifsharfane1926 5 років тому +1

    Papapapapa xidiga xamar absolutely waad kabaxsatay esh qiyaasak
    Codka 100%
    Miraha 100%
    Laxanka 100%
    Styleka 100%

  • @ahmedbashiraskar
    @ahmedbashiraskar 5 років тому +2

    Rage Abdi Heeskan Wakhi baa Galay bn Filaya
    Camera man Gudbay 👏👏👏

  • @najuumbilcan9301
    @najuumbilcan9301 5 років тому +9

    Wxa yar wan izka jeclhy keyoow😗😙😚😍😘

  • @caynitv7319
    @caynitv7319 5 років тому +14

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ heesti sndka

  • @shiidmediecanter2089
    @shiidmediecanter2089 4 роки тому

    Miskiina wuu xiray yhy maantuu duco kaaga baahan yhy bal aan u duceeno wllkena marna fanaankeena hadaad daawaneedo 15/1/2020

  • @khadijacadeey9681
    @khadijacadeey9681 5 років тому +2

    Woww walal qadar inaba caadi mahan heesta iyo muqaalkaga runti hesahada o idil wan wada jeclahay farxad kunolow hore usoco🤗😘😍😘😍😘😍😘😍😘😍

  • @laalaacade1692
    @laalaacade1692 5 років тому +50

    Sxbyaal ana ugu horeya ee like isara inta Qatar taagyerta

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому

      Abdisamad Abeynaa
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 5 років тому +7

    Wwww boqorka xamar cadey khadar keyow keep going wax kale waa heesta

  • @ridwaanfarah5296
    @ridwaanfarah5296 5 років тому

    fantastic wlhi my fanan. muqdisho markaan imaado inaan ku arki waayo kabaqayaa

  • @adenibrahim5603
    @adenibrahim5603 5 років тому

    Waw!!!! Swahili Beach Ukunda....The best hotel in South Coast. What are nice Song...

  • @abdiato21
    @abdiato21 5 років тому +7

    He is the best singer of somali🇸🇴😇

  • @siisiioffcial4484
    @siisiioffcial4484 5 років тому +26

    Tageerihiisa aan arko maanta Like aan kadaremo

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому

      shiine abdala
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

  • @hayderaadan2311
    @hayderaadan2311 5 років тому

    Muqal shidan Rage Abdi
    Khadar keyoow fanan dace nice hore u saco zxp khadar keyoow 😍😍

  • @saitawil7528
    @saitawil7528 5 років тому

    dahir alasow ilaahaybaa ilahe hees uu sameeyey xikmad maan ka dhex dayaa

  • @fatimah25
    @fatimah25 5 років тому +4

    Our Legend Khadar❤

  • @premqaasiminho5030
    @premqaasiminho5030 5 років тому +16

    Like iisaara

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому

      prem Qaasiminho
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

    • @premqaasiminho5030
      @premqaasiminho5030 5 років тому +1

      @@mohametjagta6764 wakuu sooray adne iisaar

  • @anizaboojo1646
    @anizaboojo1646 5 років тому

    Khadar keyow ku aminzanhay fananka mogadisho😍

  • @suuzanmohhmed7032
    @suuzanmohhmed7032 Місяць тому

    adi maan adi maan ku ilobi kara huuno ❤😊27/6/2024

  • @jamalmohamed8766
    @jamalmohamed8766 5 років тому +3

    Gaabkan waan iska jeclahay heesahiisa❤❤

  • @mohamedadam4850
    @mohamedadam4850 5 років тому +6

    rage is best camera man

    • @mohametjagta6764
      @mohametjagta6764 5 років тому

      Mohamed Adam
      subscribe iigu qabo wll Adoo raliya plz

  • @CabdirahmanYare-o1b
    @CabdirahmanYare-o1b 2 дні тому

    Inta Daawaneyso 2024/ isooraca Laketa igadhisa

  • @faayahmed8979
    @faayahmed8979 5 років тому

    Heestan saa u sugayey dalay thnks raage abdi qadar keeyow nolow wlkee

  • @dunidaciyaarahchanel2198
    @dunidaciyaarahchanel2198 5 років тому +4

    Khadar intaa tageerta
    Like. Ta igu caawiya