KHADAR KEEYOW - BILANEY KALGACELKU WAA DAB BAXAAYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • SUBSCRIBE OUR CHANNEL FOR MORE UPDATES.

КОМЕНТАРІ • 83

  • @Sucaadi
    @Sucaadi 3 місяці тому +9

    Heestan waxaa soo raadiyay 2024 yaa ila joogo😂❤

  • @amiirfodcade
    @amiirfodcade 4 роки тому +13

    2020 uzoo baahdey heeztan inan baa rabaa inaa iztaaga kaga rido ❤🙏

  • @mushtaqqalbiuroon6928
    @mushtaqqalbiuroon6928 5 років тому +11

    Masha allha walaal qaali khadar keeyow heesta waay macaantahay codkaga wuu macaanyahay masha allha walaal qaali khadar keeyow waxatahay wiil ficaan masha allha walaal qaali khadar keeyow

  • @Iamokazaki
    @Iamokazaki 7 місяців тому +5

    2024 ---23:15-----hadaa iga dambeyso like iisaar😊

  • @mushtaqqalbiuroon6928
    @mushtaqqalbiuroon6928 5 років тому +4

    Khadar keeyow bilan heesta way macaantahay qudkaga wuu macaayahay masha allha

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 4 місяці тому +3

    Best song.❤

  • @ahmedalibaashi4853
    @ahmedalibaashi4853 5 років тому +9

    Legend qadar keeyow keeep doing this

  • @abdishakurfarhan1563
    @abdishakurfarhan1563 3 роки тому +5

    Heestaas waxan ku xasuustaa qalinjabintii jaamacada hargaysa majliska ay nooga baxasay inamadii aanu azxpta ahayn aanu wada qalin jabinay qalinjabin wacan bay ahayd 🔥🔥🔥

  • @ramaasramaas2682
    @ramaasramaas2682 6 років тому +7

    Waaaaaaaaw cod iga dheh keyow allaaha ku dayo

  • @user-tb7fr3or3q
    @user-tb7fr3or3q Місяць тому

    Favourite all the time 🎉🎉❤

  • @abdulahiroble4978
    @abdulahiroble4978 6 років тому +5

    Maasha allah fanaankeena codka mac ee qadar keeyoo

  • @siradmohamed1931
    @siradmohamed1931 5 років тому +3

    Khadar keeyow waad cood macaantahay masha allhaa

  • @yasmiinyusra2263
    @yasmiinyusra2263 7 років тому +3

    masha alaah qadar keenyo cish calaa cod ilaaah hagu deysto fanaankeena

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 10 місяців тому +2

    #LYRICS#SONG.
    #HASSANDIIRIYEAHUN
    Bus weeye abaaro Boodh badanoo
    Ban iyo miliciyo Biyo La'aanee
    Bilaneey kalgacayku Waa waa waa
    Dab baxaaya oo Belalee adigaa
    Bakhtiin karayoo I badee iga bi'i
    #XALIIMOKHALIIFAHUN
    Been weeye Jacayl rag baa
    La bukoo Waa bilista haween
    Ka barakicisee Baxsanoow kalgacaylku
    Waa Bilic quruxsanood u bogtee
    Adigaa bakhtiin karayoo Is baddee iska bi'i
    #HASSANDIIRIYEAHUN
    Boqorkii quruxdaay dharraar
    Boqorkii quruxdaay habbeen
    Berri walba mar kastaba
    Bidhaantaada waan U baahanahee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo belalee
    Addigaa bakhtiin karayoo I badde iga bi'i
    Badd weeye nimaan dabbaal barranoo
    Badhtanka u galloo berri uma dhawwee
    Bilaneey kalgacaylku waa waa waa
    Dabb baxaaya oo oo bellalee Addigaa
    Bakhtiin karayoo I baddee iga bi'i
    #XALIIMOKHALIIFAHUN
    Anoon kuu baxaynin Ii baaqdee
    Waxanaad u badheedhay baan ahayee
    Baxsanoow kalgacaylku waaa waa
    Bilic qurux sanaad u bogtee
    Adiggaa bakhtiin karayoo
    Is baddee iska bi'i
    #CHORUS-#HASSANAHUN
    Boqorkii quruxdaay dharaar
    Boqorkii quruxdaay habbeen
    Berri walba mar kastaba
    Bidhaantaada waan u baahanahee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo belalee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    I baddee iga bi'i
    Bogiyo wadnahaygii buu
    Bud dhiggoo boholuu
    Ka samaystay boogo noqdee
    Bilaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo belalee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    I baddee iga bi'i
    #XALIIMOKHALIIFAHUN
    Bukaanka adigaa isku beeraayee
    Belliyo bahal toona kuuma dhowee
    Billanoow kalgacaylku waa waa
    Bilic quruxsanaad u bogtee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    Is baddee iska bi'i
    #CHORUSHASSANAHUN
    Boqorkii quruxdaay dharaar
    Boqorkii quruxdaay habbeen
    Beeri walba mar kastaba
    Bidhaantaada waan u baahanahee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo belalee
    Addigaa bakhyiin karaya oo
    I baddee iga bi'i
    #HASSANDIIRIYEAHUN
    Wixii biliclaba bidhaan wacanee
    Nafta u boholyowday baa u bogtee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo bellelee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    I baddee iga bi'i
    #XALIIMOKHALIIFAHUN
    Barwaaqo aduun badh baa dhimanoo
    Badhaadha kastaa kamuu bogganee
    Billanoow kalgacaylku waaaa.....
    Bilic qurux sanood u bogtee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    IS baddee iga bi'i
    #CHORUS-#HASSANAHUN
    Boqorkii quruxdaay dharaar
    Boqorkii quruxdaay habbeen
    Beeri walba mar kastaba
    Bidhaantaada waan u baahanahee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Bilic qurux sanood u bogtee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    I baddee iga bi'i iga baa'bi'i.
    _______________________END
    Erayada : Cali sugulle D Carbeed AHUN 1965
    Laxanka : Cabdilaahi QarsheA AHUN
    Luuqda : Hassan Diiriye Farah AHUN
    & Xaliimo Khaliif Cumar magool AHUN
    __________________________________
    Mahadsanid Saaxiib WAAYOWAAYO.

  • @maxamedabdilaahi917
    @maxamedabdilaahi917 6 років тому +5

    super song

  • @budakodo4787
    @budakodo4787 6 років тому +4

    Hhhhhhh waaaaaw boqorka codka mustaq balka khadar keenyo saaas waaaa hesaha hore o dhumay noo soo qaad ayaga ku hesta

  • @mahadhiis3603
    @mahadhiis3603 2 роки тому

    Eryadi Allah haw naxaristo Cali sugule duncarbeed codkii Allah haw naxaristo maxamed ahmed kuluc

  • @hodanshariif9825
    @hodanshariif9825 7 років тому +14

    wwwwww coda kugu dhamatay fanaankena illahey haa ku siyadiyo

  • @aishaomar4003
    @aishaomar4003 5 років тому +2

    Keyow wad laheshey ❤

  • @mrakjunior
    @mrakjunior 6 років тому +12

    Heestaan waan iska jeclahay kamaba daalo.

  • @adamahatsiyad1904
    @adamahatsiyad1904 3 роки тому

    Hestaan cadhii maahan Khadhaar Keeyow what a voice top rocking

  • @ahmedyusuf7721
    @ahmedyusuf7721 6 років тому +14

    hestan inay qarami thy wlhi mirahan ka fahmy hestan waxa qada magol iyo sulfa alle yarxm

  • @abdiladifladka
    @abdiladifladka 6 років тому +12

    Heestaan waxaa qaaday Abdulahi Sulfa iyo Magool AUN Erayadii cali sugule duncarbeed AUN da'yarta waa in sidaa loobaro oo copy right illaali yaan

  • @aweysmohamed3035
    @aweysmohamed3035 5 років тому

    Masha allah khadar keeyow heestan waan jecelahay masha Allah waxad leedahay cod macaan masha Allah walaal qaali magaca bilan waan jecelahay masha Allah wll qaali iinolow waliga waan ku salamaya waan ku tageera waan ku jaclahe wll qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💔💔💔💔💔💔💔💓💓💓💙💙💘💘💘💘💙💙💟💟💖💖💖💖💖💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦

  • @abgaalinho
    @abgaalinho 2 роки тому +1

    Inta ka heshay heestan 23/2/2022 💔✨🎸

  • @CabdirsaaqmaxxamedAxmedfaarah
    @CabdirsaaqmaxxamedAxmedfaarah 20 днів тому

    Waw ❤❤

  • @mrcawil1581
    @mrcawil1581 2 роки тому

    Ado weyn 👑

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 4 місяці тому

    khadar keeyow❤️🔥🥺😓

  • @ginaarikamilo2367
    @ginaarikamilo2367 3 роки тому +1

    Hollow anje whaa ahej haaliemo
    Whaa khloe filmkaadej 😇💖💝❤❤😌🤭🤗☺😇😊😁

  • @chrismohavez4982
    @chrismohavez4982 7 років тому +2

    mabrook bro

  • @nimcaanabdelahe6254
    @nimcaanabdelahe6254 Рік тому

    Keeyow zxp heesmacaan waye heeskan

  • @hodanc.raxman4226
    @hodanc.raxman4226 2 роки тому +1

    🥺💔hees xasus ii ah😭🥺

  • @ibrahimmgacayte4834
    @ibrahimmgacayte4834 5 років тому +4

    Bilaneey wixii keeyoow tageera like ha la dhaaFin

  • @najibnajib487
    @najibnajib487 Місяць тому

    Finally waso xasuustay 18/8/2024

  • @AbdallaAhmed-ef3sf
    @AbdallaAhmed-ef3sf 4 місяці тому

    Delejan khadar keyow

  • @nimosaid3844
    @nimosaid3844 6 років тому +1

    Keeyow wax badan nolow

  • @AbdilahiNimcaan
    @AbdilahiNimcaan 11 місяців тому

    Mashalah kenyow❤❤❤❤

  • @abdihussein239
    @abdihussein239 5 років тому +1

    Nice

  • @cumarcabdulaahi2513
    @cumarcabdulaahi2513 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 4 місяці тому

    Barteedu dhigey wllhi 🫡🔥🔥🔥

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. 2 роки тому

    Adaa ibadee iga bi ii😋 2022

  • @najmaizmael
    @najmaizmael 5 років тому

    daaadah cod macana wiilku masha allah

  • @nagadmahmoud4739
    @nagadmahmoud4739 Рік тому

    Ma musique 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 роки тому +2

    The rol model of the young generation

  • @user-lx5yh6mb9m
    @user-lx5yh6mb9m Рік тому +1

    Inta tiktok kasoo radisay salma🤝

  • @zaynababokor9436
    @zaynababokor9436 2 роки тому

    Song sweet 😘

  • @abayoistarali5364
    @abayoistarali5364 3 роки тому

    He is very young smart enough

  • @sabrinaabdi5936
    @sabrinaabdi5936 5 років тому

    Macaan

  • @SuomeyaibraheemSusu-px2ss
    @SuomeyaibraheemSusu-px2ss Рік тому

    My first love hesta aan kuso xasusto alla jecel waji malah😢😂😂

  • @kingabdikani9517
    @kingabdikani9517 Рік тому

    2023 watch

  • @faatimaabuukar3273
    @faatimaabuukar3273 Рік тому

    Inta hestaan ka heshay 28/7/2023

  • @yaxyeabdalla954
    @yaxyeabdalla954 4 роки тому

    Ok

  • @CabdixakiinAxmed-bu6np
    @CabdixakiinAxmed-bu6np 4 місяці тому

    Sax. Muhuu

  • @liicayefilms7068
    @liicayefilms7068 5 років тому

    Waawaa

  • @hamzeizmail442
    @hamzeizmail442 3 роки тому

    Heesaha ragga haka ceebayn cuuuc kulaha

  • @cabdicisman5940
    @cabdicisman5940 5 років тому +1

    Her Calami Keyow

  • @sportigadadka912
    @sportigadadka912 3 роки тому

    Yarkani nocwalba wuu noogu heesay.

  • @abdirahman5528
    @abdirahman5528 7 років тому +8

    dadkaan jaahiliin miyaa war heesihii dhumay in la soo cosbooneysi ayaa loo bahan yahay wlhi heestaan horay maanan u maqlin lkn markaan raadiyay ayaan soo ogaaday magool iyo sulf marka somalaay nacasnimada iska daaya qeer allaha nisiiyo

  • @foziahassanmohamed5177
    @foziahassanmohamed5177 2 роки тому

    2 o

  • @awadyare6212
    @awadyare6212 4 роки тому +2

    Pppp m.a kenyo igadaa ciyarta cod ayaa igu dishay

  • @abdullahiahmedmohedahmed962
    @abdullahiahmedmohedahmed962 6 років тому +1

    H

  • @cissegacal5592
    @cissegacal5592 7 років тому +3

    tuuuug dadka heesahodaa ayuuu soxadaaaa heestaa wxa leh sulf

  • @raanaaragranaarag1562
    @raanaaragranaarag1562 3 роки тому

    Mmmmmmmmmmmmmmmmm. . Lkn and u

  • @mohameddictorisnacay1911
    @mohameddictorisnacay1911 5 років тому

    Rip heesta

  • @amiirinaboqore7501
    @amiirinaboqore7501 6 років тому +2

    Hhhh sxiip make practice befor you sing

  • @elhamada7273
    @elhamada7273 7 років тому +10

    Copy xitaa wuu kari la'yahay yaab badanaa, music-gana flop waaye.🤣🤣🤣🤣

  • @gulledahmed8683
    @gulledahmed8683 7 років тому +1

    hhhh copy aa bihiisa

  • @Yusu198
    @Yusu198 9 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @kiindahirakon5581
    @kiindahirakon5581 Рік тому

    ❤️❤️