#TOOS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 58

  • @faraahcali1175
    @faraahcali1175 3 роки тому +9

    Ilahay caafimad taama hasiiyo abwaan maxamed warsame hadraawi

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 роки тому +7

    Allah Yaxfadak Caawa macalinkaygii Prof. Siciid Salah Ahmed ayaan halkan ku arkay waa abwaan weyn oo silsiladii Siinley iyo Deelay ku jiray, isaga iyo abwaan Hadrawi waxay wax ka dhigi jireen Kuliyadii Lafole ee Afgoye ku taalay. Abwaan Hadrawi ilaahay caafimaad waar haku siiyo inshallah.

  • @moeburco309
    @moeburco309 3 роки тому +2

    اللهم اشفيه شفاءا سريعا يا رب محمد ابراهيم ورسمي 🤲🏻🤲🏻

  • @Clahi.fana23
    @Clahi.fana23 2 роки тому +1

    Mansha Allah Ilaahay caafimaad ha siiyo abwaan Maxamed Ibrahim Warsame

  • @cadceedofficial2476
    @cadceedofficial2476 3 роки тому +3

    abwaan maxamed ibraahim warsame siciid ilaahay Caafimaad Taam Ah hasioyo abwaanka Waa abo Soomaliyeed🥰🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdikadirgaagaale6820
    @abdikadirgaagaale6820 3 роки тому +3

    ilaahay caafimaad ha siiyo abwaan hadraawi

  • @abdourahman-ve2ex
    @abdourahman-ve2ex Рік тому +1

    Isaaq waa aabaha fanka umada soomaliyeed

  • @ibrahimaxmed6392
    @ibrahimaxmed6392 3 роки тому +2

    Ilaahay caafimadka haku seeyo abwaan hadrawi

  • @xamdixamda5214
    @xamdixamda5214 2 роки тому

    Allow unaxariiso abwaan hadraawi boos ween ayu nogujiray oo qof nobixinayo usan jirin allaha unaxaristo

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 роки тому +1

    cabdirahaman ciro ayaba dhaman qaar badan oo qiray wuxu aha inta kale midba meel buu isku taaray cabdi rahman ciro masha Allah manta ka dib waan ka qaleeyay wayo intaadi waad qabtay haday taas dhab tahay ana waxan odhan jiray faqash buu raacay lakiin halkaga ku shaqynaysay sidaa noo sheegtay wa guul in kastoo ay ka fiicanyd inaad snm raacdo hadana intaasiba wa wax tar

  • @muparikartanaaranagtar
    @muparikartanaaranagtar 7 місяців тому

    Ilaahy naxariistii jano hakawaraabiyo
    Isagiyo wixii islaama😢

  • @liibaanburhaan611
    @liibaanburhaan611 Рік тому

    ilahay haw naxariisto ab

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 роки тому +3

    Ilaahay ha caafiyo Abwaan Hadrawi buuga online ku iibiya si qurbajoogu u iibsado amazon in lagu iibiyo ayey ku fiican tahay.

    • @suhraad32
      @suhraad32 3 роки тому +2

      Wlhi waa fikrax fiican dadka qurbuhu si kale ku heli kari mayaan

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 роки тому

      AMEEN

  • @haydar378
    @haydar378 2 роки тому

    Alaha ku naxariiso

  • @nuuhmohd4691
    @nuuhmohd4691 3 роки тому

    Shacir qoraha macalin indergarad qunyarsocod hayley rugcadaa nin qaran hogamiye ninculus iwm. Maxamed ibrahim warsame hadhrawi MashaALLAH cimriga ALLAH haku siyadiyo

  • @ahmedmadoobechannel290
    @ahmedmadoobechannel290 3 роки тому +1

    Maansha Alaah

  • @CabaasCabaas-nd2iu
    @CabaasCabaas-nd2iu 3 роки тому +2

    Ilashy cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo amin amin

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 роки тому +1

    Allow noo dhawr wadankeena iyo shacabkeena qaaliga ah, Abwaankeena Hadrawina caafimaad waara.

  • @GOOLEMEDIA
    @GOOLEMEDIA 3 роки тому +3

    Bal kuwan HCtv sheeganaya ee Xataa Buuga Magaciisa khaldaya suugaan baa laga hadlaya Magaca Halkaa ku Qorana way khaldayaa damn it

  • @zubermohamedadan2380
    @zubermohamedadan2380 3 роки тому

    Abwaan Mohamed Ibrahim Warsame Hadraawi, Rabi caafimaad taam eh hakusiiyo ,Rabi haakusharfo runti waxad nootahay dayax iftiinkiis ,hiilin laguso hirta ,ceel lago cabo,aqoon jahliga looga baxa .waxad tahay halyey usoo halgamay sharafta ,milgaha iyo madhax baananidha umada soomaliyeed ,waxad tahay haldoorka umada kuhagay aqoon iyo xikmad .Allah kucizeeyo Abwan Hadraawi ,Abaalkaga magudhi karno

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 роки тому +1

    Dr. Bulxan allah yaxfadak wuxuu deganaa USA wuxuu qori jiray magazine la yidhaa Horn of Africa oo mucaarid ahaa SNM ta horteed, Sucuudiga ayaa naloogu soo diri jiray. Caawa dad badan ayaan halkan ka helay.

  • @قناةالأخأبوشجاع
    @قناةالأخأبوشجاع 2 роки тому

    1:36:00

  • @fahimamim6513
    @fahimamim6513 3 роки тому

    Asc.Hadraawi waa mudan yahay in buugaagtiisa la qoro .Dadka Hargaysa waa u soo baxeen wanna maamuuseen.

  • @omanisman5797
    @omanisman5797 3 роки тому

    Ilaahay caafimad taama hasiiyo macalinka abwaanka felesoofka
    Aqoonyahanka xikmada dhaqanka iyo sharaf ayuu inaga mudan yahay

    • @ahmedhayan8921
      @ahmedhayan8921 3 роки тому +1

      Illaahay caafimaad ha siiyo Hadraawi iyo inta xanuunsanaysaba

  • @yuusufcabdicali2163
    @yuusufcabdicali2163 3 роки тому

    Wcs xafladabuuga

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 3 роки тому +2

    Waxan arkaa ayaan kaaba ma hargaisa kuso laabatay good girl

  • @faiselmuhumed6652
    @faiselmuhumed6652 3 роки тому

    Manshalah xaflad qiimo leh runtiii

  • @abdiraxmanfartaag2293
    @abdiraxmanfartaag2293 3 роки тому

    wax lagu sifeeyo lama garan karo maxamed ibaraahim warsame hadraawi

  • @fahimamim6513
    @fahimamim6513 3 роки тому

    Asc.war nimankan mid mar soo dhuumanayo miyaan waqti la balamin, mase waa balan xumaddii Soomaalidda.

  • @suldaanshaafici5000
    @suldaanshaafici5000 3 роки тому +1

    wwee💜💜💛💔💔

  • @abdiraxmanfartaag2293
    @abdiraxmanfartaag2293 3 роки тому

    ninkan ila hadlaaye hawadkiyo xabaalaha hiilkaygu keenow hanbalyiyo hibo iga gudoomo boodheri ayaa ugu soo jawaabay hadraawi axxxxxxxxx dhulka ayuu u dhacay hadraawi ale caafimad iyo cimri dheerer ale ha siiyo waxaan ka murugoonaya cida noo bedeli doonta macalimiintii nolosha hadraawi gaariye iyo rag kelo badan

    • @fariidoinafaarax3544
      @fariidoinafaarax3544 3 роки тому

      Sidoo kale wllhi alle ha inoo badiyo hadraawi misaalkiisa caafimaad dheerna eebe ha siiyyo

  • @cabducaziiz2929
    @cabducaziiz2929 3 роки тому +1

    Cabdikariin mooge siyasiyiintii wuu uqus goyay wlhi

  • @isamcilhassan3270
    @isamcilhassan3270 3 роки тому +1

    Abaha umada somaliyeed maxamed saleeban warsame hadraawi alle caafiyo aakhiriyo aduunba

  • @hilaalyusuf6453
    @hilaalyusuf6453 3 роки тому

    Sucaad carmiyee xaqiiq beey sheegtey hablahayagu gobsanaa

  • @faiselmuhumed6652
    @faiselmuhumed6652 3 роки тому +1

    Ninkan xidhiidhinaya canaan badanaa hhhhhh

    • @ikraanabdi2503
      @ikraanabdi2503 3 роки тому +1

      Asc ilaahyowu u danbi dhaf abaan hadarwiye

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 3 роки тому

      Wa fadlan lacagta kuu gadhay wey yartahay fadlan lacag ku shubo

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 3 роки тому

    Waar madaxda soo gelaya miyaan kuraasi loogu talo gelin subxaanallah

    • @wiilbicidyahan460
      @wiilbicidyahan460 3 роки тому +1

      subxaanalah mxaa kawada madaxdu umada islamkoo meesha fadhiday kamid yihiin cidnana makala sarayso dadkoday dhex farisanayan

    • @soomaalisomalia3758
      @soomaalisomalia3758 3 роки тому

      @@wiilbicidyahan460 subxaanallah waa ilaahay baa xumo ka nasa'han waana kelmed afkeena u wacan ee belo ma jidho boowe.

    • @wiilbicidyahan460
      @wiilbicidyahan460 3 роки тому

      @@soomaalisomalia3758 salamaan ina ader belo mabajidhee midhaa waa khalad fahmaye

  • @husseinabdille
    @husseinabdille 3 роки тому

    Duqan xun ee garowe ka yimid miyanu ahayn nin faqash ah

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 3 роки тому

    7:20 kkkkkk HARGEISA MIYA HADANA HEESIHI KACANKA DIIB LOOGA SHIDEEY WAAR WAXAS HEES QARAN MAAHE QAJILA NIMAN YAHOW GUULWADAYN KACAN IYO 2021 bal adba is qabadsi

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 3 роки тому +2

      Orod xayawanyow xaasidka ahi ee nolosha ka dhacay MAAD CAWRYI

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 роки тому

      @@puresomalilander6951 orda heesha kacanka dib uu soo qaada ileen daad wareersan baa tihine guulwaade siyaadna kuu dara hadaba

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 роки тому

      @@ahmedyare1579 heestan waa heesaha guulwadayasha ileen marna caaya marna amana kacanka ileen daad dimirka looga jiiro baa tihine