Waxaan layaabanahey Dadka reer hebel weeye kujira waar waxa uu idinkagadigayo waxaa kamid ah waa reer hebal joojiya e wax barta oo waxa la idiinsheegayo fahma no matter who is he I am Proud of him
Ninkan waa ciidagalle wuxuna ka yahay rer mataan muxiyadiin cabdi faarax aya la yidhaa degmada daroor ee dawlad degan somalida ayu kasoo jeedaa, marka diridhabana waxbuu ku bartay e qof aanad aqonin ha iska sheeganin sxb qofka nasabkiisa lama dafiro,
somalidu wa dad an la yaabay sida ninkan waayo taalaadi bu sheego iyo qosol ka dhigay un waayo wax maamul ah ma haayo ama dadka maamulka haya wax uma sheegaayo ee jaahilin xita an qadeyn bu wax u sheegayaa yaabka adunka marka wuxi sheegaayo wa in lagu qoslo un waayo dadkan dhageysanaaya wa dad qosol un awooda yaabka adunka . ninkan waxan orod laha waa nolol samayso adigu waayo somalidu wa jaaahiiilin 89% waqtiga un baad ku luminaysa un
This man is unbelievable may alaah protect him
Ilaahey isagoo kalle ha inagu badiyo runti dhageeysigiisa Kama dhergo waa qof diin iyo maadiba waxba aan katagin Alle ha xifdiyo walaalkeen❤
Bini aadamka uu alle abuuray kama sino aragtid iyo Garashada uu Alle bixiyay Allahaa kuu siyaadiyo ustaad muhuyadin waan ku wadanaa
Ala ustaadkan jecliyaaa 🫶mxn xigmado bdn kafaaiday
Masha Allah, Allaha kugu Anfoco.
Maanshaa Allaah Ilaahay kan madaxweyne hanoogo dhigo anigu waan bandoortey👍👍👍🙏🙏
Waxaan layaabanahey Dadka reer hebel weeye kujira waar waxa uu idinkagadigayo waxaa kamid ah waa reer hebal joojiya e wax barta oo waxa la idiinsheegayo fahma
no matter who is he I am Proud of him
Wasiir muhyadin ❤
Mansha allah ustaad muxiyadin big respect❤
msha alah ❤
Dr muxidiin waaa legend runtii
Maalmahaan ustaadku waa inoo hagarbaxayaa! MashAllah❤
M.shalah❤❤
(مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ) ِق
( WAXAA KULA SOCDA RAQIIB IYO CATIID
-2 MALAG OO QORAYA WAXAAD KU HADLAYSO )
surat QAAF.
Wax wanaagsan mise wax xun, RUN mise BEEN.
ADEER XUSEEN
Ilaahay asagoo kale ha noo dhiibo
Ninka somaliya madaxwe allaha oga dhigo
Aad iyo aad Muhiim ❤❤❤
Maslah
Waa ciise dee somalida angu waan kaa hooryiina dawulaado ayaan leenhyi dadkas oo kle naa waayi naaga soo baxaan
😂😂😂 war waa nin iidoora /isaaq
What his language ❤
war doqonow iska aamu qabiila madaxa kaa galay jaahilsanida wax qabada laga hadlayaa markaa reer hebel lasoo taagantahy aqas
@@Hamsemostapha maa aderkyi baa idoor ah
Ninkan waa ciidagalle wuxuna ka yahay rer mataan muxiyadiin cabdi faarax aya la yidhaa degmada daroor ee dawlad degan somalida ayu kasoo jeedaa, marka diridhabana waxbuu ku bartay e qof aanad aqonin ha iska sheeganin sxb qofka nasabkiisa lama dafiro,
La idiinma dirsan ninkan waa soomaali muslim ah
Allaha inoo xiftiyo istaadkena
Muxyadin❤
❤❤❤
Baaraka laahu fiik wll waxaanu kaa codsanaynaa inaad Martin hargaysa timaado fadlan
Harvey Corners
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a
Ninkanoo kale aadbaa loogu baahan yahay!
Howell Vista
somalidu wa dad an la yaabay sida ninkan waayo taalaadi bu sheego iyo qosol ka dhigay un waayo wax maamul ah ma haayo ama dadka maamulka haya wax uma sheegaayo ee jaahilin xita an qadeyn bu wax u sheegayaa yaabka adunka marka wuxi sheegaayo wa in lagu qoslo un waayo dadkan dhageysanaaya wa dad qosol un awooda yaabka adunka . ninkan waxan orod laha waa nolol samayso adigu waayo somalidu wa jaaahiiilin 89% waqtiga un baad ku luminaysa un
Cagdheer aheyd ninkani ma gobolka shiniile ayuu ka soo jeeda aptiyaal
Gobolka daroor ayuu kaso jeedaa wasiir muxiyadiin cabdi faarax