PART 2- KIIS CULUS: FARAX FURO LACAGNA KADHAC IYO GUURKI PRANK GA AHA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 22

  • @najma8198
    @najma8198 День тому +3

    Daadkan maxa ka qaladan naagta nin kale guursaday ayagaba xaein ku dhacaya waar rabi ka baqa subaxanllaha 100 100 gabadha qaladan

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad 2 дні тому +2

    Gabadha caayda kadaaya ee ninkeeda hala heshiisiiyo lacagtana waa udhaafayaa hadiiey laheshiiso sikasta waa ninkeedi

  • @najma8198
    @najma8198 День тому +2

    Subaxanllaaha qof xariin ku dhacaya qabiil laku daficayo waxa kasto wa arkin ogadin mehere parank oo xarin 2025 i qor waxa badan qorsoon daadkan qabiilka iyo diinta qabiilka la weenin subaxanllaha alle ka cabasi ku yar

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 дні тому +3

    Dhaqan Ogaadeen maaha kkkkk
    Adeer Ogaadeen ma laha dhaqan ka duwan ka Somalida.
    Somalida waaaa qudhun meel ay joogaaanba.
    Naagtu siilkeeda iyadaaa le.
    Ninku guskiisa isagaale.
    Somalidu faan jecelaaa.
    Hadana qudhunsanaaa.

  • @RamlomaganowNoor
    @RamlomaganowNoor 2 дні тому +4

    Nagta tuga waye ee wilka ha loga qado lacgta

  • @faisakasim2138
    @faisakasim2138 День тому +1

    Waa runteed queen soy❤

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz День тому +1

    WAR GABADHA KA DHACA NINKA ISIGAA BAXSHAY LACAGTIISA.WAA DOQON DAAQA WAX MEHER AH OO BEEN AH MAJIRO.

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad 2 дні тому +2

    Inuu qabo haqirato gabadhu hadii eydiidantayna lacagta hausoceliso

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 2 дні тому +1

    Naagta iyadaaba qiratay ineey meher been ah sameeysay oo lacagta na ka qaaday

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 2 дні тому +5

    Just solve the problem instead of talking all day

  • @KhalidAsad-g2c
    @KhalidAsad-g2c 2 дні тому +1

    Dadkan kudoodiya meherku been makula meherku marka uusan been galay waa marka meherka shuruudihiisu udhamaystiranyahay ee uu gabadha waligiidi meheriyo markaas waligu waan ciyaarayay madhihi karro lkn meherkan waxba kama jiraan gabadhan dabiyo badan bay gashay illahay ha udhaafo

  • @ibrahinkahin
    @ibrahinkahin День тому +1

    Vip wax caqli leh gabadhaasi baa joogta goobta waa runteed waa tuugo gabdhu

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 День тому +1

    Gabadhaan may siinaysanin meeshan is fahan la'aan ayaa jirto Ninkan midda lacagta dhinac iska dhig ninkan qaraar baa hayaa meherkana soo ninkaas naftiisa muu sheegin inuay Gabadha weli la hadashiisay yaa xaqiiqsaday nafteeda ma la waydiyo in ninka waliga ay ka dhigatay uu walaalkeeda yahay hala waydiyo lkn aniga qaraar baan u arkaa inuu ninkan naagtiisa dhaho way macsiyaysatay markay Africa joogtay waxaas waa qaraar iyo Ceeb

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 2 дні тому +1

    Waa labo qof oo kala daran hadal xitaa ma yaqaanan isagaaba oogu daran.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 День тому +1

    yes waxa uu siiyaay wuxu u siiyay inay xas u noqto nagta ninkeeda waxba ka samayn tidhahda i fur meher malaha idinkana khayimad wayn baa difacyasan somali walahay hoog baa idin sugagan hadydan sidian iska dayn diinta ciyaar maha meherta kuma yeelan karto haba yaratee wixiisna waa khaiyamo kaga qaday ha u celiso haday doonaysona hada ha is mehersadan oo ha isu dhaqman

  • @KhalidAsad-g2c
    @KhalidAsad-g2c 2 дні тому +1

    Wiilku xoolihiisa wuu leeyahay waayo khayaano iyo been bay ooga qaadatay lacagta xoolihiisa halasiiyo dadka wiilku wuu khaldanyahay kuhaya illahay kacabsada oo xaqa uhiiliya illahay kacabsada nimkan xoolihiisa halasiiyo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 День тому +1

    ka seexadka iyada raali ka ahayd adigana laha wad la seextay ee lacagta yaanu waydiin adigii baa iska hor imanaya warya ninka in meherii xata loo celiyo weye haday gabdha diido ninka oo aaxna u gaysan biilkeedna siinaya wa inay furniinka ay dalbatay iyadu meherka celisa wa sidas hadba iyada kahayimada iyada doonaysay inay dhacdo oo ka arsanaysya siday shegtay iyada marka sino ku dhacay isaga kuma dhicin wayo dacad buu aha joojiya xaqdara

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad 2 дні тому +1

    Naga dabageey qeybta labaad

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 День тому +1

    nimankan wa walaan yihin ilahay miyay ka baqan gabadha weli laan ma mersanto hadi iminka aad lacag dhado meel fog ku cunto ma xaalaal ba wamaya waa sidaso kale tann kale gabadhu= mafia weye ninka waxay tidhi waan aarsnayay maay rabin waxaay ka ahayd lacagta ka guro guur kama hayn waxay tidhi waan sinaysan 50 jeer ninkan wa ka arsanayay waayo wuu isoo dhibay marka meher beena markhatiga furaysna qofka makhatiga beenta fura akhiro xaguu gelaya waryadha yes wiilka xaran kumu dhicin niciisa lakaiin iyada wa khayimadan maffaia ah ilahay ka baqa ninkas xaqiisa u celiya benta joojiya gabadh dadkeedi ooo nool dad kale weli uma noqde

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 2 дні тому +1

    Gabadha been ayay sheegi . Lacagta uu wiilka sheegayo inuu siiyay waa run. Zellada uu kusoo diray wiilka leh baa noo sheegay anigoo ah iyada familkeeda. Iyada lafteeda weey kala hadashay mar 3000 beey qiratay hadana 5000 ayay kusoo dartay iyo telefonka.

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 дні тому +1

    Waligeey Naag ka xun ma arkin alla maxay rag wiyaantey waa tuugad weeynaatey