Hhh Moqokori iyo Balad,weyne hhh max ma ku jiran miya magaloyinki kale ee Gobalka Hiiraan sida Maxas, Halgan, Teedaan, Booco, Bula burde, Jalalaqsi, Qoryale.
🤣😂😂😂iskasoceli marhoraa laqate fiyoraha kulahaa hhhh wlhi fani ayathy👌 Shuayb runa umaleny ina isisay mode😜runti ubaxa gaduud iyo cadan doqoyga waye💋keep going shuayb like isar hadi ad kaheshy 🤔kaftankeyga💚
Su aalaha maan ogeyn lkn kuwa dambe waan ka qayb qaadan doonaa waayo channelka lama socon jirin markii hore team amir zayid ayaan ahaa lkn imminkana team 8pack 50k ayan kuso garay lkn inshallah 100k ayaan rajaynaynaa team 8pack
Aniga kalmada ah goormaa guursanee hadii afsoomaliga laga saari karo waan ka saari lahaa ikeen single kasta dhibkasa heesto oh lkn guur waa wax qoran sxbyal waxasna su,aal maaha
Shuceeyb suaal ayaan Ku weey diiyay waadna iiga jawaabi LA,dahay muscle protein mid ee Ku qorantahay ayaa leey soo wadaa kaas caadi miyaa tayadiisa high miyaa
shuayb wllkey waxan ku weydiinaa xiriir jaceyl maleedahay please wllkey iga so jawab hadhafin suaasheyda waxa tahay UA-camr aan aad uga xiranahay waxan kuleeyahay horay usoco waxatahay ninka kaliya aan ku tashano ONE LOVE KING
Mashaallh shuayb8pack keep going bro dhaqso guurso bro adiga io Amir Siyaad and ck wlhi wa sedaxda qof ee an uguu jclhy dhliinyarda UA-cam Allha nodaaayo wiialshena 🤲🤲 wn idiin jclhy gusy one love ❤❤❤❣❣❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪
Asc shuceyb aniga waxaan ka mid ahay taagee rayaashaa waxaan kuu rajeynayaa one million inaad gaarto insha Allah mida kale su, aal yar Ayaan ku weydii nayaa su, aasheyda waxay tahay adoo raali ah adiga imisa jir ayaa thy wll qaali 🤔🤔
Muqalkan cilad kutimid katib waa kanaa
Cell phone ahaaa kusoo qaaado waallo shuayb8packa
Shuayb8pack wlhi wn sugi lahay park o ck ad ku samandonto nola sodhqso abwe qaali 🙏🙏🙏🙏🙏
Nib malan bil aadab ka wey qaldamaa brother keep going
Dhibmlhn Wxs Kptan Keena. Keep UP. For Ever. 😍
walkey shuceybaka waniska jeclahey dawashada wlhi waxatshey youtuber qawow hamigada alha korumeyo guleyso
Wllo nin rageed aya tahay asxaptadaa waad sharfisa . Allah adna haku sharfo inchallah kheir baan ku rajaynaya 🙏🙏
Shuayb 8 pack my favorite youtuber and gym keep going libax 😁😁😁👊
Shuayb8pack ma cideyda oo ahaa wuw moqakori beladwyne💋❤❤ single ahee isoo qabo waa isku darsanee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hhh Moqokori iyo Balad,weyne hhh max ma ku jiran miya magaloyinki kale ee Gobalka Hiiraan sida Maxas, Halgan, Teedaan, Booco, Bula burde, Jalalaqsi, Qoryale.
Ilahay Ha Ku Barakeeyo Caqliga Cimriga Iyo Caafimadkeed Walaalnimo #Subsicure Igu Saar Team Wllka❤❤❤❤❤❤❤
I hope you reach 100k before the eid al-fitri insha allah bro
🤣😂😂😂iskasoceli marhoraa laqate fiyoraha kulahaa hhhh wlhi fani ayathy👌
Shuayb runa umaleny ina isisay mode😜runti ubaxa gaduud iyo cadan doqoyga waye💋keep going shuayb like isar hadi ad kaheshy 🤔kaftankeyga💚
Sheceyb 8pack nin aan tageero🙋🙋 full respect
Wow-shuayp 8pack........Keep going lpx...
Labadiinaba waan idin Taagerraa Ck io Adigaba lkn.......Ck -Family dheel dheeel Prank...loguma Kaado...Kkkkkkk
illah haku xafido wallakey
mida kale gabdhaha exercise weight loss noo bilaaaw xogaana xamar ahaaaan ku dabaq bal
Adigoo Xor ah kanaalkeyga soo Booqo haddaad ka heshid Subscribe saar Kanaalkeyga
Mash alh sifcn uqancisay tagerahaga
Nolasha kuma xumyso wll
Waa markii ugu horaysy oo channel kaga dwnyo wxi mnty ka dnabeeya wn rajyn inaan siwcn ugu xirnaan doono
Guuuulyso marwlba wll
100 k waad udhowdahay wax yar kga dhimn👏👏👏
Shuayb8pack Best youber And Somali man fitness Keep Going my Brotherky
Su aalaha maan ogeyn lkn kuwa dambe waan ka qayb qaadan doonaa waayo channelka lama socon jirin markii hore team amir zayid ayaan ahaa lkn imminkana team 8pack 50k ayan kuso garay lkn inshallah 100k ayaan rajaynaynaa team 8pack
Masha Allaah wll
Ialhw nasii mid asturan oon wax ismarmarin ilaa wixii dintu ubanysay mooye amiin lakin sida lagu hela adag
Taas ookale ax
😂🤣🤪 waaa aniga lol sorry lakin waa xarodey 🤪
@@fadumoyosephmohamed982 hhhhh
Aniga kalmada ah goormaa guursanee hadii afsoomaliga laga saari karo waan ka saari lahaa ikeen single kasta dhibkasa heesto oh lkn guur waa wax qoran sxbyal waxasna su,aal maaha
😂 😂 lkn ragga su'aashas in la weydiiyo waa ku farxaan markiiba waanu qosolnaa, dumarka wa bilcagsi sidaas
Shuceeyb suaal ayaan Ku weey diiyay waadna iiga jawaabi LA,dahay muscle protein mid ee Ku qorantahay ayaa leey soo wadaa kaas caadi miyaa tayadiisa high miyaa
Kkkkkkkkkkk
Shuayb iyo guur maxaa kala haystaa🤣🤣guur wuxuu kala maqanyaa iska yare hawlahaaga kale qabso
Guur iyo buuq 🤪
Masha allah horay usoco sxb .
Nin moqokori iyo maxaas ku dhashay. Xl.hiraan .com 😂
Quruxdiisa ayaaba kadheehday Masha allah
Best Video Editing 💯💯💯
Moqokori iyo Maxas ❤ wa laba magalo oo matan ah oo ku yala gobalka goblada Hiiraan wayne
Hadaad xiisayso IT ama Computerka
Maxaa kuu diiday inaad chanelka soo booqato
Mahadsanid
Wan so booqan e mee chanalku
@@kaltunomer8406 meesha ccx ku qorantahay ku dhufo sxb
Masha allh hore uu soco alle ha ku xifitiiyo akhiro iyo adunkaba noloshu kuma xumaso
shuayb wllkey waxan ku weydiinaa xiriir jaceyl maleedahay please wllkey iga so jawab hadhafin suaasheyda
waxa tahay UA-camr aan aad uga xiranahay waxan kuleeyahay horay usoco waxatahay ninka kaliya aan ku tashano ONE LOVE KING
Wooo masha allah hormar wacan wllo qali
Taageero buxo ban Ku ahay masha allaah wll
Mnsha Allah shucayb keep going my Brother
Subhannalh waxay baraf kaa intaa leeeg
Nio meshaa iskagaa taaag bisinkaa
Shuayb 8pack majeceshay in aad imaado mugodisho
Masha Allah shuceb inbowe Alle haku xifdiyo
OK wll shuayb8pack kheir Baan ku rajaynaya inshall
Shuayb8back pat 2 soo sameey.
Keep going 60 subscribe fill with in 2 days insha allah.
1bil kabacdi we will reach 100 k subscribe insha allah.
Inbow Keep going Yaaqeey
Wllky dhirigalinta wan jecelahay wll noo soo badi wllky wan ku tagera from borma
Hamplyo Hamplyo wllka wad IGA qoslisay hor Mara wacan 100k insha allh wad gare inta ka badan insha allh
Moqokori mel udhaw intaa tagay ayaa wiil sodhadeeysanaa nafta ikeeneen😪😪😪😭😭
Hurdo la.aan whi kuwaas wa idhibeen
2021
Ayeey heed😭
Habeen kasta
Waw waw artuuga ar tuuga
Cidii dhan wey yabeen
Kuwaas walaha kujiro maladhihi karaa
Shuayb 8back waxaan ku leeyahay hanbalyo
Waxaan ku weydiinaa aniga waxaan kajabay ciribta waliba kabitaan iyo daa wooyin ayaa igu socdo waad na ogtahay qofka jaban ciyoow inuu cayilaayo mana uu al minteen karo maxaad igu talin laheed inaad sameeyo thanks
M.a allh ku xafidoh wllke qaliga nolow inte nolol jiirto bro
shuayb8pack bowe macn ani aaad iyo aad kuu jeclhy lkn ilaa hada meelan kala xiriiro baan la ahy oo aad qoraaladyda kaga soo jawaabi kartid💋💋
Instagramkiisa kala xidhiidh sister
*Shueyp8back Pro wllHi Waad idhiiri Galisay Keeeep going ❤*
*Allha Kaxureeyo Naarta hooyo mcn🤲❤*
Mashallah Allah ku xafido my dear bro keep going forever nooloow
Mashaallh shuayb8pack keep going bro dhaqso guurso bro adiga io Amir Siyaad and ck wlhi wa sedaxda qof ee an uguu jclhy dhliinyarda UA-cam Allha nodaaayo wiialshena 🤲🤲 wn idiin jclhy gusy one love ❤❤❤❣❣❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪
Shuayp 8pack Moqokori Hiiraan wow😍 ani iyo adi isku meel ku dhalanay
Waxan kahelay marakad tidhi waxan if aka ujecelahay hoyaday manshalha wall wada gadhaysaa horamdh 1 milyan inshalah
Keep going pro 100%👈
mansha alla wll horay uu soco
Barafkiyaabo waxaa loo maleeya sidii fiyooraha ilahow jaahilaa ilaa darbiga kadanbeeyaabo arkay jiniga ku sursuran iyo ubaxii awoowahey markow aroosayay kowadiinka u saaranaay sawiradoodi ey galeen 1950 maxaad style ka shekeysaa adaabo ku nool guri nolashiisabo danbeeyso 50 sano jaahil nimada gurigiina ka jirto dhaqanki harar oo iney jiniyada cabudan adan kala kaseenin xitaa gurigow idiin suranyay yaap hadaad aqli leedahay hal sawiro sheq Hassan Barsane ama dhagaxtuura darbiga suran laheeden markasne war waka dhageesan lahaa lkn nin gurigiisa qaldanyahay noloshiisa banaankane waa qaldantahay
Shu cayb anigu wiil dhaliyaraa baan ahay laakiin jiimka walay diiday zxp 15 baan ahay see hamigayga sidee ugaadhikaraa zxp calool waan leeyahay zxp
wad yartahay sog waqtigaga
Keeb going shucay pro
Wll shuceeb wxn ku weeydiin sidee garbaha jilicsan dhanks gabdha waad mahadsanid wll qaali ah keep going
Masha Allah wllo sodhaw hargeisa qiimo badane ilahay haku sharfo ♥️ ❤❤❤
Maaansha alllh waligay markin adigooo tagan sidaas ku sii wad meesha marafka dadka indhaha haka radiin shucay waan ku tageera welcome hargisa
Wad mahadasmthy markast muqaalkaga wanand leh wan ku daawada blase wan ku jeclhy alle dartii
Asc shuceyb waaaw hoyadiikudha shay wilbey dhashay sx midakale agtarka harurn bad ugtahay macanaha wad dhisantahay qabkadadhan agtarnimo midakale xijabo hay ha xayisinta kusodar waxan kurajenayaa hormar wacan
Asc shuceyb aniga waxaan ka mid ahay taagee rayaashaa waxaan kuu rajeynayaa one million inaad gaarto insha Allah mida kale su, aal yar Ayaan ku weydii nayaa su, aasheyda waxay tahay adoo raali ah adiga imisa jir ayaa thy wll qaali 🤔🤔
Sxbow makaca shuceyb wa ku qurxan tahay gabadha mageceda ka bilawdo fadumo cisman wa iska kaftan salan sare mr shucyib🤝🤝🤝
Wllkeey shuceyb aadbaan kuu garanayaa keep going my real bro i am from moqokori gaaar ahaan caliyaalo🤣😂😂🤣
Mash allaha Muqukori makudhlate abowe Mcn 🥰
Ugu horen wankusalamay waxatahay qof ugu jeclahay ama ugu tagero hormar wacan wllo Allah haku xafido wll cimiri dher cafimad Amiin yarabbi 🤗🤗🤗🤗🤗😍😍😍😍
Wllhi aadban kujeclaha
Mashallah
Aboowe single miya tahay wan ka helay wlhi mar walba weydi isdhaha lkn wan cabsanayay
Wllo lkn wade iga yebisaye maxada ku fakarata mustaqablka iga jwb wllo adigo tixa galineye codasigag
Masha alaah wallkey shuceb ila hey haku xifdiyo
Masha Allah bro keep goimg👍👍👍
Haa sosameey mid fashiyon
Full respect wll shucayb
Haa samee
Masha allaah waaad furfuran tahay sido kale qalbi wngsan tahay huno waaan kaaa helaaa xagan 💋❤❤❤
Manshallaha horay usoco wll
Asc wllky qali Masha allh alle ha ku xifadiyo wllhi waan ku tageeraa haa waa in aad usamay seda
Sxp hadad hargaysa timado qofka ugu horeeya ee kusoo dhaweynayo ayan ahay
Waaaw muqu kori meel ladhha u kudhshy shuayb X,L banankiisa dagy inu yhy ya ila arky 👍😁😘
Xl uun baa yaqano moqokori iyo maxaas imbay 😂😂
❤Diin, Dulqaad, iyo Daryeel❤
Masha Allah walalkay Allaha ku xifdiyo
Shuayb alle ha ku sharfo wll qali
Mnsha allah hor mar wacan keep going my bwe insha allah one million ayan ku rajeyne
waan sugaaye inaad soo galin doonto
vedio gaan aad ayaan u sugaaye ❤💋
Abaayo walalkaa baan ahay subscribe iisaar Ilaahay haku sharfo abaayo subscribe iisaar ua-cam.com/video/L_8-_iyGJbU/v-deo.html
210kiilo aniga ayaa horey uqaadey 214kiilo markan waxaan sii rajeynayaa inaa qaado 320kiilo isha allah
Wll waxas iskada eerna laga qadaa
Aniga ugu horeeyay caawa zhpt like igu caawiya
Ka nasta shuayb 8 pack ninkega 🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀
Mar 2aad
mashallah wllkey waxan ku. leyaha hor u soco ilxun ku maragto janalkaga wan ku cusba ha wan ka helay sida dadka ad u dhira galineyso mashallah
M.a wallkey shuceyb wxa tahy UA-cam rada an ugu jeclahy
@shuayb8pack wll qaali waxn kudhilahaa fikirkeyga waaa video ahan ayan ugu qeebqadan lahaa waa aniga fikirkeyga @shuayb8pack wll qaali guul wacan insha aallaah
Qof ugu horeeya ayan noqday cawa
Masha aalllah walal shuayb keep going
Keep going apwe Iam ur new subscriber lol👍🏻
Masha Allaaah moqkori hiiraaan Barwaaqo HoRay U Soco wll Qali
@@usaamepogba2781 abaayo subscribe iisaar walaalka baan ahay Ilaahay haku sharfo ua-cam.com/video/L_8-_iyGJbU/v-deo.html
Abowe hora usoco 💞 ilahey hakuxafido
Iyo
Allah ku xifadiyo wllo
Shuayb 8 back waan ku tageraa
Sxb mcn imisa sano ayaad jirtaa sxb mar walbana wan ku waydiyaa lipax
Een wll shuayp su,asheyda qiimo ma aysan LAHAYN miyaa? Teda kle dadka ugu horeyay ayaan kamid ahaa
Meeqa sano ayaad jirtaa shucayb 8back
Masha Allah walalkeen aaad baaa kuutaageeraa
wll gorme soomalia kuugu dmbysay mxaadna ku nacday.●●●●◆■▼▲■◆●◆■▲▼
Masha llah keep gowign pro 😍💝❤
Walalo quruxdadu wa siyado wlhi machallah keeping going
Mansha Allah ilhy haku xafido wall shucyba