Subxanalha dhibato iska dayee wlkyy mcn hadal qaldan xita uma quro wlh kuwa ila dhashay waa nolosheyda adunkana ujeclhy alxm 8 wiil aya ila dhalate 5 jir aya uyar 28 jir aya uweyn isku sii ayana ujeclhy ale ha idayo igu so duceya wlky iga yar Maxamed aya sharciga ku adkade igu so duceya wllyal codsi wyy😢❤️
Wllkey qalbiga Allah kuu qaboojiyo dhib walbo oo aad soo marto dheef ayaa ka dambeysa agabadhaan Allah xafido wax la beerto waxaa ugu wanaagsan waa qof bani Aadam oo hadane dhibaateysan oo Aad ka farxiso sidaad ugu farxisay wllkey iyo qoyskiisa Allah kaaga farxiyo Abaayo😊
Subxanalha dhibato iska dayee wlkyy mcn hadal qaldan xita uma quro wlh kuwa ila dhashay waa nolosheyda adunkana ujeclhy alxm 8 wiil aya ila dhalate 5 jir aya uyar 28 jir aya uweyn isku sii ayana ujeclhy ale ha idayo igu so duceya wlky iga yar Maxamed aya sharciga ku adkade igu so duceya wllyal codsi wyy😢❤️
M.a alle cimridheer iyo caafimaad hanisiiyo sidaan waligaa ahow wax walbo neh usabra waxka qurxoon ayuu alle nisiinaa❤
Ax! 💔wllky Qisadaadu waa Qiso Aad uxanun badan Wll intad dad soo caawisay Allh kaa jasaaid siiyo idiguna iska cafi Ubadkaaga hooyadood gabadhan noloshaada Qurxisayna Hooyadaa unoqotay Booskii Laga rabay inay buuxiso gabadheedu iyadu gashay Allh marwaliba wada jir idika dhigo hooyana Allh caafiyo Amien
Xanuun wad soo Aragtee mid dambe Allh kuma tuso Gabad Boqorad ah wad heshee Allh kuu daayo 🤲🤲🤲🤲
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه و سلم ❤️❤️❤️❤️
Wllkey qalbiga Allah kuu qaboojiyo dhib walbo oo aad soo marto dheef ayaa ka dambeysa agabadhaan Allah xafido wax la beerto waxaa ugu wanaagsan waa qof bani Aadam oo hadane dhibaateysan oo Aad ka farxiso sidaad ugu farxisay wllkey iyo qoyskiisa Allah kaaga farxiyo Abaayo😊
allahayow adiga kamagengaley inan qof dulmiyo anigane inlaidulminin ayAkabaryaya ya allaah subxaana allaah🎉🎉🎉
ان الله بصير بالعباد❤
Wllkeygiyow ilaahey swt adi io xaaskaaga wangsan io ilmahiina io hooyadaada ha idin xafido aduun io Aakhiro I.a guuleysta Mar walbo I.a
Scw
maanta ayaa igu hore
Plzz dhipaata ihysato kalia isooduceya dhmntin waidin paryaa😢😢
Walaal dhibka ku haysto Allaha ha qaado inshallah dhib qaade waa alaah
Allh kaa dul Qaado Wll kugu badalo fudayd
𝑨𝒍𝒍𝒆 𝒉𝒂𝒌𝒂 𝒒𝒂𝒂𝒅𝒐 𝒘𝒍𝒍𝒐 𝒅𝒉𝒊𝒃𝒂𝒂𝒕𝒂𝒅𝒂 𝒌𝒖 𝒉𝒂𝒚𝒔𝒂𝒕𝒐😢🤲
Alle haka qaado wllo dhibka faraxd alle hakugu badalo🤲😭❤️
Amiin yrpi jazakallh dhmtin❤
صلي الله عليه وسلم ❤والله غالب علي أمره ولكن أكثر الناس لايعلمون❤
Dunidu wax waliba Ayaa La Arkaa Gawadhii ninkeeda xumeesay murjisay duruufta ku nacday gawar kaloo baari Ah Ayaa madaxa saaratay Adna meel xunjoog ayaa Noqotay Wll kaan Qalbiga Allah Hauqa woojiyo cadaw gana dhinac Allah Hakamariyo insha Allah
Axaxaxa 😢😢😢😢😢😢
ان الله بصير بالعباد
Subxanallah
❤❤😊
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sxp walahi nin adag ataahay guliyso❤
وتلك الأيام نداولها بين الناس❤
Wlalakeeye qisadaadu waa qiso xanuun badan marawalaba sa allaha u maqan maqaluuqisz sabraasa waa helaa sedkiiza
وتلك الأيام نداولها بين الناس ❤
Ayaamuhu waa wareegto qofka baahi ku timi howga tagin dhibka laguma waaro
Wll xage kala so xirira qisa ayan raba inan kula wadago
Ax wall waxanom😢😢😢
😢
Wll samir
❤❤❤❤
wr wll wxn la yaby gabdha wlshaa aaa illhy qalbigeda burcad ha kuu mariyo gabdhasna Alle ha cafiyo ubadkada hoyodod wye
Qiso raba kulawadago xage kalaso xirra wll pilz
Wll nolosha allah kuu qurxiyo
Wlhi bini aadamku qofka duruufeysan ma umaleynayan inuu caqli leyahy lkn qofkii qalad galo asaa dhibato dhadhamin dono😢
Ax
😢😢😢
Qisadan bilowged aad ayey u adked lkn dhamadked aad ayey ii cajab galisay
qiso xanuunle somalida marka ubaato waa cadow markay ku bahanyina masakin waaye
Asaxbey isoo duceee xanun ihaayw 😢
Wiilkan like usaara video shere dhaha❤
Hadeyba caruurteda sodadisey da ido malahan addun dadka in lagatagaayo umamaleeyaan qofka sawarka badan sad kiisa ayuu helaa
Wlhi runtii waa qiso عبرةleh oo lobahan yahay qof walbaa iney unoqotoh
Ogadanah intaad wlalaka kumaqan tahay in adnah ale kugu maqan yahay
Wilkas waxaa uhiliyay العزيز allh adag dulmigaa jeclen iney dheftisa cunan ale waa diday inuu ay kudheldhelan wiilkas maskiinka ah dacadaa ahaaa
Runtii bilaa adaanku waa wajiyoh badan yihiin inyaaro ale unaxariistay moyeeh intoodaa Kele waa bahaluuloh سبحان الله العظيم
Dhagortodi baa ale kaa qabatay الحمد لله
Gbdhas kucaawisay allh janada fardowsoh abalkeda allh hakadhigoh أ مين
Adiganah imatanka admartay aduun aqirobah allh kugu danbidhaafoh wllo
Hoyo macn allh hakucaafiyo
Wax idin dhibaah ale idimatusoh nolshaa qurux cafimaad kudhameystaah
Midas walal madhihi kareeh waaa warabeh kafagow warkedA waxay tahay ayadanah aqiray utaal aduunkanah maliinted way helaysaah فكان عاقبت أمرها arinkaas Carib xumadiisa
صلي الله عليه وسلم 🎉🎉
Asc sxb waxaan kuu rajaynaa qeer badan