Maasha Allaah tabarakallaah Ahmedow wall waxan ku dhihi lahaa Iska joog muqdisho waqti dheer Nimcadas raqiiskaa dhinacaga ka Dhuuq wa masaakiin koris muqdisho Way ka duwan tahay gobalada dalka E kale.waxan arkayey dhalinyaro Badan o reer somaliland UA-cam ah O muqdisho yimid wan idin so Dhawaynayna gacmo furan qalbi Idin jecel walloyal
Nio Horta wad mahadsantahay waa muqal qurux badan iyo magalo 5ta kulmisa oo lagu soo kala horeyo ee aan lakala leheen oo aan qabiil laga aqoon cidina aaney cidkale ku mashquuleen oo kan maanta yimid iyo kii ku dhashay aan lakala ogeen runtii wadanka intiisa kale reerba cadbuu goostay tan unbaa wax lawada leyahay kasoo hartay intaa kadib please muqalkan kanxiga waxaad inagu kala bartaa taalooyinka guud ahaan magalada kuyaala iyo tarikhohoda oo yara kooban madama UA-cam’s ka magalada hore u jogey aneyba isku deyin vlogs ka thanks
Ahmedow afkaar badan oo qaladan bad aaminsantahay oo loo baahanyahay in lagaa format gareeyo bal waxad imika leedahay "waxaad ku arkaysa magaalada muqdisho saq dhexe qof sharaab cabaya ama dhalinyaro saq dhexe sharaab sidata 😂😂
Muuqaalka xiga halkee ayaad jeclaan lahayd inaan ka soo samayno😊
Garowe l
muqaladadu wey wanagsan yihin ina sogabiso oo inyar tayo leh ka sodhigta waxey ka sacideysa bulsho badan ina hesho keep going bro
marka xigta afgoye kadhig sxp
@@darbadarba2578 waa cadi saxib anaga waxan rabna ineey bulshada somaliyed isku soo dhawato
Bis waye iga fili Muqdisho muqbilan😮❤🎉 Masha Allah 😊
Maasha Allaah tabarakallaah
Ahmedow wall waxan ku dhihi lahaa
Iska joog muqdisho waqti dheer
Nimcadas raqiiskaa dhinacaga ka
Dhuuq wa masaakiin koris muqdisho
Way ka duwan tahay gobalada dalka
E kale.waxan arkayey dhalinyaro
Badan o reer somaliland UA-cam ah O muqdisho yimid wan idin so
Dhawaynayna gacmo furan qalbi
Idin jecel walloyal
😂🎉🇸🇴 Masha Allah 👍🤣 Waa meel Shidan oo Qurux badan 😂👍🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin laahow dhulkeena nabad waarta nasii aamiin ilaahow oo aan kusoo noqono dalkeena soomaaliya 🎉
Mashalah mogadishu magaalo soomaaliyeed!
Shukran for showing the beauty of Mogadishu
Maa shaa allaah baarka allaah fiika noo soo naqo markale adigoo nabad ah
Masha alah muqal ad u qurux badan ayad so dubtay wxd kuso xijisa taloyinka astan u ah halgama yasha
Nio Horta wad mahadsantahay waa muqal qurux badan iyo magalo 5ta kulmisa oo lagu soo kala horeyo ee aan lakala leheen oo aan qabiil laga aqoon cidina aaney cidkale ku mashquuleen oo kan maanta yimid iyo kii ku dhashay aan lakala ogeen runtii wadanka intiisa kale reerba cadbuu goostay tan unbaa wax lawada leyahay kasoo hartay intaa kadib please muqalkan kanxiga waxaad inagu kala bartaa taalooyinka guud ahaan magalada kuyaala iyo tarikhohoda oo yara kooban madama UA-cam’s ka magalada hore u jogey aneyba isku deyin vlogs ka thanks
Ahmed Rashiid super ❤❤❤❤
War beydan dheh beydaan beele
Waad mahadsen tihiin 🎉🎉walaalayaal
Maashaa allaah wll guulayso
Axmediw Aboow leeleefowga iyo icunka isku baani adoo cayilan aad tagtide
Masha'Allah
Masha Allah walalkey 😊❤❤❤
Mashallh
Waa inaad tagtaan
Masha Allaah 🎉❤
Ahmedow afkaar badan oo qaladan bad aaminsantahay oo loo baahanyahay in lagaa format gareeyo bal waxad imika leedahay "waxaad ku arkaysa magaalada muqdisho saq dhexe qof sharaab cabaya ama dhalinyaro saq dhexe sharaab sidata 😂😂
nice vd
Sxb buurta😂😂xamar cunto iska yare
M.a
Milkiyada aboosto ayaad been ka sheegteen magaalada muqdisho ayaana laga leeyahay.
Ahmedow finanadan ad wato hada iga badal diiqaaga mid qurux badan ma ahan 😅😅😅
Degmada kaxda
Waxaad taktaan warshadii balcad
Never been IN somalia
Soo barbaar
😂😂😂 waar maxaad ula jeedaana
@@zaki799 ani xteh wan fahmi wayay so bar baar kulaha ciyaalka sas la dhaha ninka weyn ciyaal miya😂😂😂
Ninkan muuse bixi soo diray la socda😂
Masha Allah