NASTEEXO INDHO iyo MUUNYE Live SOODHAWAYNTII LONDON

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лис 2018
  • Please Subscribe for more Videos
    Copyright Protected @ Somali production
    Produced By Abdirahman Omar Abdi ( ABDIRAHMAN SOMALI )
    Get more info About Somali Production.
    / somaliproduction
    / abdirahmansomali
    / abdirahmansomali
    plus.google.com/+AbdirahmanSo...
    / reallysomali
    #SomaliMusic #Subscribe #somaliproduction
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 52

  • @Guuldoon252
    @Guuldoon252 5 років тому +3

    Nasteexo indho fanaantiina sannadan wacy kaga duwan thy wxy leedahy cod degan oo faananadi hore u eeg

  • @guledzuladan8842
    @guledzuladan8842 5 років тому +8

    I from hargaysa wlhi naztexo best songer soo dhoweynyatadad adban uu sugaynan wanu ku jcelnayey

  • @nasteexo404
    @nasteexo404 5 років тому +1

    Heestii hibo nuuro iyo cabdi cali bacalwaan xasuus ruwayadii hablayahoow hadmaa guursan doontiin xasuus thanks nastexo

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 5 років тому +1

    Abdirahman somali Iyo reer London ❤

  • @sahalibra5288
    @sahalibra5288 5 років тому +2

    Queen nasteexo iyo taageeraheeda waan salaamay

  • @mahadoamina9109
    @mahadoamina9109 4 роки тому

    Mashallah nasteho indho cadey

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 5 років тому +1

    Labadaan Ma Loo Sheegay Baacalwaan & Hiba Max'ed Hiba-Nuur!!!...Lkn Waa Roonyihiin..oo Waa Soo dhoweeyeen!!!...all thanks

  • @malmo4235
    @malmo4235 5 років тому +1

    Action keeda ayaa cajiib gabartan she's charismatic absolutely and she's also gorgeous MashaAllahh very attractive Waa la Iska DAAWAN karaa manta dhan indho hajab weligaa

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds 5 років тому +19

    Heeesta:100
    Showga:100
    Videoga:100
    Naztexi indho legand
    Like igu qabta asxpta

  • @kiindhaladabdulla444
    @kiindhaladabdulla444 4 роки тому

    Boqarada jaclhy masha ugu jada iinolow

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 5 років тому

    WOW nice song 😍😍😍😍

  • @ahmedgaas2178
    @ahmedgaas2178 5 років тому +6

    Nasteexo indho quruxleyda hablaha somaliyed hargeisa laga sugaya ishaa allah

    • @mariaahmed9181
      @mariaahmed9181 5 років тому +2

      Mar idage alaah dago mar 2aaab anaa is dage marbaa laxeri kaaray maskiinta kadomiyaha diinta Ayaa dhahay heesaheeda waa dambi

    • @fathiali4070
      @fathiali4070 5 років тому +2

      @@mariaahmed9181 hhh waad iga qoslisay wlhi anagaa ree hargeisa arintaaa aad ban uga xumaanay any way welcome cidna hargeisa lagama xigo waa dhul somliyed

    • @mariaahmed9181
      @mariaahmed9181 5 років тому +1

      @@fathiali4070 su aal maku weydiin karaa

    • @fathiali4070
      @fathiali4070 5 років тому

      @@mariaahmed9181 haa wllo qli iwydii

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 5 років тому

      @Ahmed Caas,uma maleynayo inay fanaanada Nasteexo dib ugu soo noqoon hargeisa,ceebti ka raacday,oo ay ka baqanaysa inay tii oo kalay ka dhacdo.iyadu ma aaminsano hargeisa.Yaa qaadi doona mas'uuliyadda haddi ay fanaanadu Nasteexo ku soo labado hargeisa

  • @kingdarwish4594
    @kingdarwish4594 5 років тому +2

    Caaadi maaha Hablo bajaq ah hadaa doonasid London ugu tag 🙏

  • @issasingh4129
    @issasingh4129 5 років тому

    waa hibo nuura iyo clnaasir macalin waa a riwayadii hablayahaw had aad guursan doontan,

  • @abukaribrahim5590
    @abukaribrahim5590 5 років тому

    My bro fadhlan haa dhayal sanina codsigaa an idhin soo geediyay

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 5 років тому

    Nastexa love ❤️ u wlhi heestan cadi maha hees daren leh weyan qofki lahaya garan karo walle

    • @TheFuaad12
      @TheFuaad12 5 років тому

      Hobo nuura iyo bacalwaan

  • @issasingh4129
    @issasingh4129 5 років тому

    original waa heesta hibo iyo clnaasir macalin iyo abwaan tukaale

  • @gamaalSogsog
    @gamaalSogsog 5 років тому +1

    Best fa

  • @abukaribrahim5590
    @abukaribrahim5590 5 років тому

    Abdi maaxi Dr qooto qooto wan kusalamay kal iyo laab ah with Abukar mahdi ... waxan idhinka codsana inad samaysan barnamij ay dhalinta somaliyeed kumidheysiyihin sida aad ruwayaad qooto qooto fanaaniinta ugu mideyseyn

  • @omarmursal1017
    @omarmursal1017 5 років тому +2

    Ereyda ma istrhaden khalad ba kujira ama shirki

  • @happyyusuf1130
    @happyyusuf1130 5 років тому +2

    wow wow wow wow wow wow wow wow wow wow wow wow wow wow wow wow wow wow wow wow wow wow

  • @kamadage3078
    @kamadage3078 5 років тому +1

    Abdirahman Somalia hormar fican sxb qli shout out iidheh sxb qli

  • @hanitamohamud4253
    @hanitamohamud4253 5 років тому

    😍😍😍

  • @malmo4235
    @malmo4235 5 років тому +2

    ninka fuad qawdhan EE dharka cad iyo taayga madoow sita bisinka nasteexo Indho eber buu Kadhig walahi kor iyo HOOS BUU Ka Eegaayaa yaa Ila arkay war gabarta tuf dhex kkkkk xan fresh Sxb kkkkk

  • @TheFuaad12
    @TheFuaad12 5 років тому +5

    Xaley waan raxasney

  • @mohamedyousuf5935
    @mohamedyousuf5935 4 роки тому +1

    Rufiyankiii askariga ahaaa yaa u jedo kaf iyokala dheri hhhh

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam 5 років тому +7

    Soo booqda fadlan Channel kayga waad ka maqsuudi doontaan welcome all 🌹💋😍

  • @macalinali4961
    @macalinali4961 5 років тому

    Nastexo qacanta dhaawac miyaa mise

  • @mohamedallasow2323
    @mohamedallasow2323 5 років тому +3

    Aniga dad ki hore hesa hoda aad ban kugu hestaa ?? nastexo indho hadii lagu sii daro neh kaba daran ? al fanaan ish cala

  • @mrJuufe
    @mrJuufe 5 років тому

    R.I.P heestaan iyo marxuumiintii lahaa, ciyaal baa ka adeegtay!!!

  • @caashajaamac5918
    @caashajaamac5918 5 років тому +2

    heestan waan jeclhy really
    xata qaramigeda wan dhagyzta tan waa copy

  • @issasingh4129
    @issasingh4129 5 років тому

    maaha bacalwaan heesta

  • @Harunation
    @Harunation 5 років тому

    Harun

  • @yaxyerableeye1067
    @yaxyerableeye1067 5 років тому +1

    cabdikhaaliq ileen timi leeyahay