Runta Mark aan kahadlo why majecli qof ifahma soda aan ulahadlaayo iyo sida aan wax urabo lkn wa an jeclahay qofku in uu iifahmo sida isaga leylathy iyo damiirkiisa iyo dareenkiisa markasta sida qofku iimaleeyo waxaa iiga soo baxa qofka uu iimaleeyo had aan ayeyn cilmigaa iikordhaya ayey nafteydu kuraaxeysataa
Walal hade tahay marke uurka yeelato waa xalad adag e dumarka maraan sababto ah marke uurka leyihiin dabecadahii iyo dhaqankii baa bedelmaya ee u dulqaado o u samir way ku wanagsanan doonta waa inta yar ee garabka kaka baahantahay sug ile ay umuleso
Walaalo waxa fiican in talada dad kuu dhaw oo waayo arag lawadaagta, tan kale gabadhu xaalad adag ayee maraysa, stress ka aya keenaya dhaqankas kula dhaqamayso ayan filaya , lafa dhiiso sabarsii oo usheeg in aad raali kutahay wixi allah inoo qoray, garab istaag umuuji, dulqaad muuji, ilaahayna bari in kuu islaaxiyo xaaskaada..
Mash Allah wllo Ale ha ku xifido aduun iyo Akhiroba
Amiin yaaa raxaman ❤
Thank you my brother 🤝
Masha allah mahadsanid akhii
Jazaka allh bro
Thanks wll qli video waxtarkiisa wata weeye m.a
Thanks sxb macaan
Hadaan daawanayay video gaagii hore Allah haku barakeeyo
M.a ilahy ku xafido wax muhiim baad nogo fa idesy
جزاء الله خيرا جزاء
Wn jclhy muqlda an wax ka faideyo ina dwdo thnks wllo
waa video ugu horeyey anka dawadey channelkan runtii aadbuu isoo jitey waxbadana waka faaidey waxan kamid noqon doona hada kadib family shide xareed.
Thank you my prother
Run ahantii vdieo yadada markaan dhagaysaanyo runtii sifiican ayaad ugaranaysaa qaabka dadka loola dhaqmo runtii xirfadan hadii aad baratid waxa haysataa fure cajiib ah oo waxwalba ku furayaa dadkuna ay jecel yihiin aad ayaad mahadsantahay wll sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato
Waa aniga dadks 🤣🤣
Runta Mark aan kahadlo why majecli qof ifahma soda aan ulahadlaayo iyo sida aan wax urabo lkn wa an jeclahay qofku in uu iifahmo sida isaga leylathy iyo damiirkiisa iyo dareenkiisa markasta sida qofku iimaleeyo waxaa iiga soo baxa qofka uu iimaleeyo had aan ayeyn cilmigaa iikordhaya ayey nafteydu kuraaxeysataa
Sxb xoga fikirkaga raba sxb xaaskayga ayaa oo aan 2bo sano wada joogna marka ilmihi 2baad ayey sida hada ilahay amarkii marlaale iyo markay xaladan ku jirto ayeey sixun ila dhaqanta oo waliba abuse ah cay aflagado wax ay dhafayso majirto maxad igula talinatsa ilmihi hore wuu dilmay waayo Waan kala tagnay hadana xaladii oo kale aya tagan noloshii ayan nacay hadii aan katago iyada ayan qalbigeda ilaalinaya lkn iyada walaga qarayiyay
Walal hade tahay marke uurka yeelato waa xalad adag e dumarka maraan sababto ah marke uurka leyihiin dabecadahii iyo dhaqankii baa bedelmaya ee u dulqaado o u samir way ku wanagsanan doonta waa inta yar ee garabka kaka baahantahay sug ile ay umuleso
Thanks
Istiqfarta badso wll saliga nabigana badi insha alaaah way hagaygaysaaa
Hafurin qalbiga udaji wxbay tabaysa bos walba ubuxi inay kucaydo wax fcn mahan kamana gaysid haku qaylin wadahadal sameya midkle xalada urka dumrka way isbadalan mana ahan waxay iska kenayan ee wa dabici wy ka gudbi donta allaha kuwanajio alle bari inu kuhagajio salam wallaky
Walaalo waxa fiican in talada dad kuu dhaw oo waayo arag lawadaagta, tan kale gabadhu xaalad adag ayee maraysa, stress ka aya keenaya dhaqankas kula dhaqamayso ayan filaya , lafa dhiiso sabarsii oo usheeg in aad raali kutahay wixi allah inoo qoray, garab istaag umuuji, dulqaad muuji,
ilaahayna bari in kuu islaaxiyo xaaskaada..