DABALDAGA 26 JUNE TEAM WALBA SOMALIYA HAA NOLATO QOSOLKA ADUNKA 🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 490

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 3 місяці тому +149

    Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo
    kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw

  • @HibaqDagan-xd5ep
    @HibaqDagan-xd5ep 3 місяці тому +39

    Inta marku dhahay somaliya ha nolato dhahay hanolato😂❤

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif 3 місяці тому +17

    Hesta calanka ma ahan somaliyee tosoo ee waaa qolabaa calankeedu waa caynoo anagaa keenu waa ciirkoo kale eee 🇸🇴 inta igu racsan ☝️

  • @xamdixubi5742
    @xamdixubi5742 3 місяці тому +25

    Cwa mogdisho angaa no xiran somaliya hnoolato dhiiga biyo mhn❤

  • @zesi23
    @zesi23 3 місяці тому +63

    Soomaaaliya ha NooooLaaaToooo Happy independence aLL somalia🇸🇴🇸🇴😭💎😍

    • @Team_koko45
      @Team_koko45 3 місяці тому +1

      Ayy English aa ikidishe independence xuryad 😢guul Somalia 🇸🇴 🫡

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      ugaara Somaliland 26juun

    • @zesi23
      @zesi23 3 місяці тому +1

      @@Team_koko45 somha💕😂

    • @zesi23
      @zesi23 3 місяці тому

      @@TogdheerBurco-x3p yaah who's Somaliland😎🙄

  • @SacdaAadan-ow9kd
    @SacdaAadan-ow9kd 3 місяці тому +11

    Soomaaliyaa haa NooooLaaaaToooo happy independence all somalia ❤❤❤❤❤❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 3 місяці тому +100

    Jah team wlba one like 👍 ❤😊

  • @ZeinabDjbril
    @ZeinabDjbril 3 місяці тому +7

    Reer jabuuti habeen dambe anagana calankeena sidaa uu jeclaadaa happy 27 juin 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥳🥳 happy 26 soomaaliya 🇸🇴🇸🇴

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv 3 місяці тому +7

    Team walbah funny wye wlhi team said ayn u jeclahy😂❤

  • @dhhdhdhhdb-eu4pz
    @dhhdhdhhdb-eu4pz 3 місяці тому +3

    Salax jj wiilka wllka cml u ixtiraan tabecadna yeelo kacan fara kacayar kana jojiya yow idinka xuman wllhy markasta madaxa isarantihiin❤❤❤❤❤🎉

  • @Sihaamcllaahi
    @Sihaamcllaahi 3 місяці тому +10

    ayyy ceyda io amiiro dharkooda ya ila arke😂❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 3 місяці тому +9

    Macalimo fudeed badnida manta mise farxada le waye anyway team walbah one love🔥❤️🇸🇴

  • @Umalkhayr324
    @Umalkhayr324 3 місяці тому +15

    Bixisada dhacaysiyo ba,a waxana soo maray aduunkii balaaayada
    Ku xasuusta boqorkee
    Baryadii ILAAHAY
    Waka nuurku baxayee
    Barakee ALAW xamar
    Inta ila qaaday markay aragtay ❤ saara
    Hambalyo 🎉 ree somaliya from somalilanad ❤❤❤❤❤

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 3 місяці тому +1

    Happy 26 June from zomalilnd 😭🦋❤️‍🩹🙏 Somali ha noolato 🇸🇴🤍✨🥺

  • @user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan
    @user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan 3 місяці тому +22

    imaada somaali si qurux badan idinku soo dhawaynaynaa team walbah bas rabnaa anagu inta igu raacsan😂❤

  • @AnasCawad
    @AnasCawad 3 місяці тому +7

    Soomaaliya maxaa dahdeen hanoolaato waa kula dhahay 😂❤ 26 june❤🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 3 місяці тому +8

    Ala macalimo iyo salax dhib badana san uqoslaye wan furay team walba wan idin jeclahy😂😂😂😂

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 3 місяці тому +2

    Maba ahan HEESTA calanka. SOMALIYEY rosa ee waa qolaba calan keed du waa cayno lakiin MANSH Allah waa dadalaysaan❤

  • @Billiondhan37
    @Billiondhan37 3 місяці тому +8

    Soomalinimado macaa cawookale😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saidaali1912
    @saidaali1912 3 місяці тому +29

    Somalinimo❤

  • @HodandahirYusuf
    @HodandahirYusuf 3 місяці тому +6

    My team is fahan koda wax la sisto lahen love you ❤❤❤❤

  • @Juusto-o4b
    @Juusto-o4b 3 місяці тому +14

    Heesta calanka ka waa qoloba caalnkeedu waa caynoooo inagu keeena waaa cirka ooo kale e ,aaan caaadna la hayn ee caashaqa e 🇸🇴🫡

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 3 місяці тому +5

    Team walba ❤️ 3kings+1 queen 👑

  • @faysalmaxamud9305
    @faysalmaxamud9305 3 місяці тому +2

    Somaaliya 26 june guul team maclimoow❤❤❤❤😂😂

  • @RuweydoCraxiin-g6r
    @RuweydoCraxiin-g6r 3 місяці тому +3

    Ala dhiga dhiga ilove you somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💯💯💯💯💖💖💗💗

  • @intisaam_cadey5
    @intisaam_cadey5 3 місяці тому +13

    Omgtttttt hmblyo qofkasto somalia 🇸🇴 ❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 3 місяці тому +1

    Happy independence day Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ♥️ ♥️ ♥️
    Hadad imadan Somalia waliba Mogadishu 1 Month xalfad sodhaweyna aa leydin sameynaa Our T. W welcome yaqey 🥰🥰

  • @ZamaaleMohamed
    @ZamaaleMohamed 3 місяці тому

    Somali hanolto waxw tiri labadena dikee uu eeg Somali king ceyda ayaa uug eeg ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita 3 місяці тому +3

    Somalia hanolato ❤️ 💪🇸🇴

  • @caashocuud2279
    @caashocuud2279 3 місяці тому +2

    Team walba hadaadan daawanin waxba ma daawanin❤❤ waa idin jeclhy team walba

  • @Chano426
    @Chano426 3 місяці тому +1

    Alla ba.ayey wlhi waan idin soo dhaweeneenynaa hdaa timaadaan team walpah

  • @macmacc1
    @macmacc1 3 місяці тому +2

    Kuwii lacagta dalxiiska geliyay views dartiisa iyo viedo qurxan kuwana wlh ka shidan kana views fiican jah TEAM WELBA❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AymanLove-lf3xe
    @AymanLove-lf3xe 3 місяці тому +8

    🇸🇴 Somalia 🇸🇴 somaliba leh

  • @CabdiAli-cq7uv
    @CabdiAli-cq7uv 3 місяці тому +1

    Soomaali guul❤❤❤😮😮😮😊

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 3 місяці тому +2

    Team walba ❤maclimow iyo saalax ilaahy iskudiray😂😂hambalyo 26🇸🇴🇸🇴❤️

  • @HothoEsse-cg9pb
    @HothoEsse-cg9pb 3 місяці тому +5

    60 guuradii kasoo waregtay maalintaan xoriyada qadanay ingriska somaliland inshalllah ictiraaf ayaan rajaynaynaaaa❤❤❤❤❤

    • @Xamda0953
      @Xamda0953 3 місяці тому +1

      64 guurada kasoo wareegtey xornimada markaan qaadaney 1960 weeye caawa insha allh ictiraaf aduunkoo dhan ah ❤❤❤❤

    • @NuuroAbdirahman-sv6sz
      @NuuroAbdirahman-sv6sz 3 місяці тому

      😂😂😂

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 3 місяці тому +8

    Team wlapa Somalia hanolato❤❤❤❤

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 3 місяці тому +2

    💙🤍 Soomaaliya hanolato🇸🇴

  • @IqroMaxamedaxmed-x3t
    @IqroMaxamedaxmed-x3t 3 місяці тому +1

    Soomaliya maxaa dahdeen hanoolaato waa kula dhahay 26june❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉

  • @MaxamedCabdi-hf7ri
    @MaxamedCabdi-hf7ri 3 місяці тому +5

    26june somaliland baa leh reer qaraxland

  • @GuediSougal
    @GuediSougal 3 місяці тому +1

    Somalia ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @HanaXamedmukhtar
    @HanaXamedmukhtar 3 місяці тому

    Somaliya hanolatooooo❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j 3 місяці тому +11

    1:18 😂😂macalimo dhib bdna😂

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 місяці тому +10

    Ayyy team walbah kabax ❤❤ Somalia Ha Noo laato ❤❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      26 Juun malintii Somaliland ingiriis xornimada ka qaadatay ugaara Somaliland

  • @maryamahmed7078
    @maryamahmed7078 3 місяці тому +3

    Cawa xamar 26 june lagama jiifanaayo daba jeex iyo dashiigo ka dhacaayo sida roobkii😂😂

  • @TaynaaAli
    @TaynaaAli 3 місяці тому +1

    I maada Somali team walbah 🎉❤

  • @Elias14-vl6wd
    @Elias14-vl6wd 3 місяці тому +16

    1:26 National anthem taas maaha.😂😂

  • @Qalbidojah
    @Qalbidojah 3 місяці тому +3

    Dunida soomali ka ahow aqirana ahlojanu ka ahow

  • @BahjaSiyaadmaxamed
    @BahjaSiyaadmaxamed 3 місяці тому

    saalax dhiigu biyo maha legend wuu yara xanaqay

  • @maxamedabdirashid2192
    @maxamedabdirashid2192 3 місяці тому +2

    War waa xoriyadii soomaalilaand
    Ee maha soomaaliya ee waxa qaada tay

  • @NajaxAbdi-qi8fg
    @NajaxAbdi-qi8fg 3 місяці тому +3

    King ceyda io amiira qurux dharkooda😂❤

  • @nimoaden-gw3rg
    @nimoaden-gw3rg 3 місяці тому +11

    somaliland happy 26 june

  • @LaylaMaxamed-rv2lq
    @LaylaMaxamed-rv2lq 3 місяці тому +2

    Ym
    LOVE
    SOMALIA
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @Eva_1046
    @Eva_1046 3 місяці тому +2

    Maclimoo mid maahan ilmaha wuu ka waaly😂😂

  • @ZundusAsed
    @ZundusAsed 3 місяці тому +6

    IntA hEestA u kAcDay🇸🇴❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 3 місяці тому

    Heesta calanka taas maahan mxa wye:
    Qolabaa calankeed waa caynoo anagaa keenu waa cirkuu kale ee aan caadna laheen eee caashaqa ee ❤

  • @BahjaSiyaadmaxamed
    @BahjaSiyaadmaxamed 3 місяці тому

    somalia hanoolatao anoo tuunbo raacay from duriyadii

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +2

    Amiira markay calanka saas dhahaysay macalimo vaar bu la rabay hee qaabki ma lahabee kulahaa lkn way ku fahamtay abootadaa baa lagu dhahay 😂

  • @LuckyLucy-sx2hw
    @LuckyLucy-sx2hw 3 місяці тому +2

    Somaliay hanoloto🇸🇴

  • @AsmaJamahassan
    @AsmaJamahassan 3 місяці тому +7

    Hablyo reer samaliya from somaliland 🎉❤🥰

  • @AyaanJamaalali
    @AyaanJamaalali 3 місяці тому

    soomaliya hanolto❤❤❤❤❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 3 місяці тому +6

    Team walbah is not easy ❤

  • @deqo-b8t
    @deqo-b8t 3 місяці тому

    Waanii wataa team walpa🎉🎉🎉🎉

  • @shahruzaadyymaxmuud8077
    @shahruzaadyymaxmuud8077 3 місяці тому

    Somila iyo somalilan ba kalay Dee halkmeel lee ku dhagantihiine ❤😊

  • @AasiaAbdiawke-yk1uh
    @AasiaAbdiawke-yk1uh 3 місяці тому +3

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo soomaliya 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @AfnaanUbax
    @AfnaanUbax 3 місяці тому

    Macalimo adaau eeg 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @DulmarDucaale
    @DulmarDucaale 3 місяці тому +3

    Hambalyo soomaaliween

  • @mssfakatax5957
    @mssfakatax5957 3 місяці тому

    Qolaabaa calankeyda kuu waaceyna ❤

  • @AasiaAbdiawke-yk1uh
    @AasiaAbdiawke-yk1uh 3 місяці тому +4

    Soomaaaamaliya ha noooolaaa too oo 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @sumayosumayobashiir9087
    @sumayosumayobashiir9087 3 місяці тому +1

    1960/ 6 /26❤🇸🇴64 guuradii kasoo wareegtay hambalyo 🥰iyo macàlimow oo maraya 166k🎉

  • @AmchatThaHirMuHumett
    @AmchatThaHirMuHumett 3 місяці тому +3

    Macalimo Bilaal kii asxaabaa Ku jiray bu ueegyahy oo Yara cas ma aragteen😂😂😂

  • @HaphzaHamud
    @HaphzaHamud 3 місяці тому +1

    Xabadkiina tag darene aaaa😂😂😂😂

  • @SamsamSamsam-ft3zv
    @SamsamSamsam-ft3zv 3 місяці тому +1

    Soomaliya ha nolato🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️

  • @UmalkhayrMuseAhmed
    @UmalkhayrMuseAhmed 3 місяці тому +5

    Dadkan tariikhdu klunsantey 1july Wali lma gadhine jamka nagdaaya

  • @sabarinruun
    @sabarinruun 3 місяці тому +1

    ilaahayow ano team 27 lajoogo itus yaarabi lacag aa kubaxo mahees ti moyee wllhi Mar horo aabixi lahaa asad xajiyow io amira qurux io koko buule io sundus io macalinmow io ceyda ❤ inshalaah maraa uta gidoo naaa

    • @sabarinruun
      @sabarinruun 3 місяці тому

      iisoo duceya asxaabta blzz❤❤

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 3 місяці тому +5

    Soomalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 3 місяці тому +1

    Happy independence day 26 June 🇸🇴

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 3 місяці тому +1

    Waa ka baxsateen wadinayal tihiin hambalyo

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 3 місяці тому +2

    Haa i maada please Somalië 🇸🇴 ❤😢

  • @NaasirDaalo-wd8ef
    @NaasirDaalo-wd8ef 3 місяці тому +3

    Awoo tada yaa sidaa uso conayoo waan naceebaysay macalimoo😂😂

  • @nimconiahmed2012
    @nimconiahmed2012 3 місяці тому +1

    Macalimo iyo salax Dhib badana 😁taem walba wan idin wata hamplyo somali weeyn 🇸🇴🎉❤

  • @meysonaliibrahim1035
    @meysonaliibrahim1035 3 місяці тому

    Queen one million qurux

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 місяці тому +2

    MashaAllaah hambalyo hambalyo somaliya hanoolaato❤🎉❤🎉❤

  • @ShahwahBol
    @ShahwahBol 3 місяці тому +1

    King. Ceyda

  • @RiseJr-p1p
    @RiseJr-p1p 3 місяці тому

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ha noolaato🎉❤

  • @TaynaaAli
    @TaynaaAli 3 місяці тому

    Congrats Somalië 🇸🇴 💙🫶🏻🇸🇴✨♾️

  • @ZainabAhem
    @ZainabAhem 3 місяці тому +2

    Soomaalia hanoolaato🎉❤

  • @CabdisalaanNuur-wi5if
    @CabdisalaanNuur-wi5if 3 місяці тому

    Somali

  • @DeeqsanMuhudiin
    @DeeqsanMuhudiin 3 місяці тому +1

    Somalinimo naga badan 🇸🇴❤️
    Soomaali ha noolaato 🇸🇴💪❤️

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt 3 місяці тому +7

    Somalinimo❤🎉🎉

  • @mariafarey2938
    @mariafarey2938 3 місяці тому

    macalimo muqdisho waa casimad marti kama tihid😊

  • @hafsamohamed1304
    @hafsamohamed1304 3 місяці тому +1

    Maclimow looks like true somali😂😂jah

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 3 місяці тому +2

    Alla xan badnaa Amira io macalimow 😂😂😂😂

  • @Fardososaid
    @Fardososaid 3 місяці тому +2

    Baryahan nigaa😂isko modaa so ma ahn 😂😂😂 mocalimoow😂😂😂

  • @Hanacake-tp4yt432
    @Hanacake-tp4yt432 3 місяці тому +1

    Masha allah kuwaygii
    SOMALIYA Hanolato❤

  • @MASLAX4K
    @MASLAX4K 3 місяці тому

    FROME GODEY ILAA MEESHA SOOMALI DAGTO❤ Muuqaalkan Inaan Dhaafo rabay lkn MArkaa aRkey dhahaYo soomaliyey toosoo waa qiiRooDey waa yo waayo soo xasuus tey allahayow soomali midee Aamiin ❤❤

  • @AbshiiroaweesAdan
    @AbshiiroaweesAdan 2 місяці тому

    Waa niisooo dhoweeneenaa❤❤❤❤❤

  • @AnsalDheeman
    @AnsalDheeman 3 місяці тому

    Hno.waan.ku.wata.horay.usoco.wllky

  • @MalapMalapoh
    @MalapMalapoh 3 місяці тому +2

    Kuwan dhib badanaa ilmaha say oga waleen iigu daran😂😂😂😂

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 3 місяці тому +1

    Horta aaamu halkuuu malysia uga qaylinayaaa wllhi lagu xidhi 😂😂