😢CIIL IGU GABOBIYO GODOB BAN TIRSANAYAA🥺| full film |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 374

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 3 місяці тому +70

    Sanadkan manta farax laguma kalsonan kar0😎dumarlandow rag haw jilcina

  • @RaqiaAhmed-vt3rr
    @RaqiaAhmed-vt3rr 3 місяці тому +32

    Waan ooyey wllhi illaahow hooyo iyo aaabe iiidaa siwalba ooy ahaayo dibad iimey quudheen😢😢😢😢😢😢😢

  • @khadaryare8277
    @khadaryare8277 3 місяці тому +36

    ❤💯💯💯 best filim xaqiq badan bu tabanya ragow dumarka ha silcinina nabiga nagala dar daarme😢

  • @Kowsarhussein-u3x
    @Kowsarhussein-u3x 3 місяці тому +22

    Walhye waan ilmeyey wayo gabadh anigo kale ayaaa laga yaab iney xaladan ku suganthye waxan idinka codsanyaa inaad filimka Taxane ka Dhigtaaan si hablo badan uga Feejignaadan khatarahaa aaye mari karan qisadan laga yaaab iney qof iyo laboba ku dhacdey marka ilhye Raga Hyno wanajiiyo😢😢

  • @ayaanmohameth2038
    @ayaanmohameth2038 3 місяці тому +23

    Wlhy wan ilmaeyeyy
    Ilhyow hooyadeyy ha iga horeysiiin yar rabiii😭😭😭😭🤲

  • @NimcoRaage-n3z
    @NimcoRaage-n3z 3 місяці тому +57

    Film ka inty arsanyso kuso dara😢😢😢😢

  • @AbdiosAke
    @AbdiosAke 2 місяці тому +7

    Anigoo Nina ayaan HabLaha leyahay Haku kaLsoonanina raggga filmkana cashar ka dhigTa❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @rayaanmoha3373
    @rayaanmoha3373 3 місяці тому +8

    ilhyow sidan nin isga ilaliyay nar iiga ilali abyo nolosha si kasta ay kugu adkato yaan duruf lagaga faidasan marka durufaysaan thy iska ilaali waxa jira rag ku matalaya inay ku donayan lkiin ka faiidaysanaya Baahidaada😒🤲

  • @UbahAdan33-oz9el
    @UbahAdan33-oz9el 3 місяці тому +10

    Filim kaan anigii buuba iga hadlaa😢💔

  • @samiraabdirashid6097
    @samiraabdirashid6097 3 місяці тому +8

    Waalidkaa inuu kuu noolyahay un buu ehelku ehel yahay 😢 ax 💔

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 3 місяці тому +6

    WALEE WAA GABAR SHARAF LEH OO XIISHOONEYSA MAAHA KYWA RAGA YIRAAHDA SOO TUUR LUGTEEDEY CABEYSAA

  • @nataashailkacaz8957
    @nataashailkacaz8957 3 місяці тому +13

    Wllhi inta udanbays caadi ban u ilameyey
    Wa filim xanun badan

  • @khadra8559
    @khadra8559 3 місяці тому +7

    Inteebaya igu dhacdya taasi anigoo jooga hargyasa haysan hala qof ooo garbaisiya meeel aan seexdo aaan wayaya 😢😢😢 xasusu Bay iithya

  • @munacabdilahi1435
    @munacabdilahi1435 3 місяці тому +12

    Waxa hada jira buu ka hadLaya walh best jiLiin😢

  • @aneizamostaphaaniza1138
    @aneizamostaphaaniza1138 3 місяці тому +4

    Ciilba iga qabtay wlhi wiilka lkn kolay qaar badano xagana ayu turjumaya 😠🤦🏻‍♀️

  • @hudocabdi2939
    @hudocabdi2939 3 місяці тому +5

    Inta ilmaysay 😢😢

  • @maymuunmowliidabdi2607
    @maymuunmowliidabdi2607 3 місяці тому +3

    😢qalbigu xanun wayna ina gumeed xun allow ka jar noocaas hablaha ku ciyaara😮

  • @munamukhtaar-vh4cv
    @munamukhtaar-vh4cv 2 місяці тому +4

    Waa sababta aan nin dhanba ugu kalsooneyn waayo hadii aad daacad unoqoto sidaa baa kuu danbeyneysa😢

  • @NimcoRaage-n3z
    @NimcoRaage-n3z 3 місяці тому +8

    WllHi wan oyey😢😢😢😢😢

  • @asiaosman-se6he
    @asiaosman-se6he 3 місяці тому +9

    Xamda waa jishay walhy 😊

  • @NajmoXaashiabdi
    @NajmoXaashiabdi 2 місяці тому +6

    Xaladan anigey iqabsady😢😢ilahadana wn KU jira 😢😢😢😢wn isga ooyay wlhi 😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @deekarashid3890
      @deekarashid3890 2 місяці тому +1

      Wlll aan kula hdlo please 😭😭

    • @higmaali8189
      @higmaali8189 2 місяці тому

      Wllo waliga ha niyad jabin wali nolol qrx bdn ba ku dnbysa

  • @simanmoha399
    @simanmoha399 2 місяці тому +5

    Wraa sunduus😂😂

  • @Heircare
    @Heircare 2 місяці тому +2

    Lkn filmka inad lba qybod ka dhigtn bay ahayd markay iyadu aarsanyzo 😭Lkn wllhie wan ilmeyy

  • @FartuunSalaad-ki2pp
    @FartuunSalaad-ki2pp 2 місяці тому +1

    Sorry tano kale mahan arin yar adbaan uqiiroday ilintiba celiwaaye😂😂😂

  • @hodanabdirashid9697
    @hodanabdirashid9697 3 місяці тому +3

    Ilahaw ilmahayga hayga horaysin anon wax uu qaban😢😢😢😢

  • @sagalmahamed9428
    @sagalmahamed9428 3 місяці тому +2

    Alla mxey gabar nloshu xumeysay oo doqon ciirsi bidey😢😢

  • @AboubakerAbdoulmalik
    @AboubakerAbdoulmalik 3 місяці тому +1

    Filmkan dhamad fican lomasamayn war ragow dumarka inan laga ohin wa wax kagoan tafirtada

  • @AboubakerAbdoulmalik
    @AboubakerAbdoulmalik 3 місяці тому +1

    Filmkan dhamad fican lomasamayn war ragow dumarka inan laga ohin wa wax kagoan tafirtada

  • @SihaamMaxamud-t5k
    @SihaamMaxamud-t5k 3 місяці тому +5

    Wlhi dadka dadka kuugu dhow baa kuugu xun😢

  • @Sumayo-p7s
    @Sumayo-p7s 2 місяці тому +3

    Filim kani noloshaydu ka tur jumaya😭😭😭😭😭🥺

  • @AboubakerAbdoulmalik
    @AboubakerAbdoulmalik 3 місяці тому +1

    Filmkan dhamad fican lomasamayn war ragow dumarka inan laga ohin wa wax kagoan tafirtada

  • @NasraApdilaahi
    @NasraApdilaahi 3 місяці тому +7

    Calool xumo weyna😢

  • @khadiirashow
    @khadiirashow 3 місяці тому +7

    Hamda✅️ wa aktarad fiican mashallah

  • @NuuraOmar-yp6bj
    @NuuraOmar-yp6bj 2 місяці тому +1

    Filmku waxa uu qeexaya dhaqanka soomaaliyeed 😢

  • @UbaxDagan-vu1xv
    @UbaxDagan-vu1xv 2 місяці тому +1

    Ragu babakoda waa dansatye😢

  • @ladnaomarosman9196
    @ladnaomarosman9196 2 місяці тому +1

    Nacla faarx io khiyamdisa io bila waji nimdisa ku yaal😒

  • @HabonJama-bx8yc
    @HabonJama-bx8yc 3 місяці тому +2

    Anay run iku dhacday 2020 ki a hargeisa shaqo u dontay ano qof ka aqon gbr ba 9malin la jogay kadib wlshed i geysay shaqle nimo iku geysay 70dolar ku sina i tiri kadib rer dhib bdn ahyn hargeisa qof kama aqon lkin dad wx isku nhy an aqon ba dagna lkin dad fican may ahyn gabdha u shaqyny 22malin lacg ima sin wy i burisay ano inta gurigeda ka shaqynyy ba gbr najma la dhahho is barny gabdhas wxy iku tiri islantan wa islan qayla badn hda is fahmi wydan ana gbr fananada o deeqsan la dhaho la joge i kalay guriga i tilmamtay jigjiga yar bay dagneyd wn u tagay wan logeyy xita deqsan cabdinasir ba 10malin la jogay kadib ban maqlay yadado ku leh gabdhi ha na dhafto gabdhan kadib abtigay ban u tagay o somaliln xil ka hayy kadib qol yaro wasaq bdn mugdiya ban sexan jiray gbr barwaqo qalnjo la dhaho ban aday yada iku tiri i shaqay 50dolar ku sina gabdhs shekadeda wy dher thy lkin qof said u xun mahyn marka hl bil io badh ban u shaqeyy kadib wn ka so tagy lascanod mel u dhow rerkeyga dagnayen ban imi mrkas an wxy iga so bixisay 20dolar an gadhi ku so raco kadib rerkyga u imi markas barwaqo qalnjo wc isodir lacgteyda ku dhahy bay i tiri lacg ikuma shaqynen wlhy muqdisho xita wn tagay qiso kle iga qabsaty family keyga rer hooyodey ba so dhawyn ka wyy xita wx baro is dhahy cid iga bixiso wn wyy alx ❤

    • @SamaaraEise
      @SamaaraEise 3 місяці тому

      Ax sorry huno ale arsaaqad khayr qabta hakusiiyo❤

    • @filsanahmed5395
      @filsanahmed5395 3 місяці тому

      Ax sory wll samir wad kabaxysaa

    • @caaqilfilmsvlogs5762
      @caaqilfilmsvlogs5762 2 місяці тому

      Sorry huno qali sidaadaas oo kale qofay qisadan toos ugu dhacday ayaanu ka sameenay filmkan

    • @AminaMohamed-v7h
      @AminaMohamed-v7h 2 місяці тому

      😢😢😢

  • @Najahmohamathmouse
    @Najahmohamathmouse 3 місяці тому +3

    Islanta xata camera manka karahsaday😅

  • @zabaahmuhammad6657
    @zabaahmuhammad6657 2 місяці тому +2

    Wagaan dhibkaas ku jiray xataa wan yaraa ee cid waliba icayrisay😭

  • @AminaMohamed-v7h
    @AminaMohamed-v7h 2 місяці тому +2

    Calool xanuun weynaa 😢 war ragow dumarka ilaaliya😢😢

  • @maxamedxassan1407
    @maxamedxassan1407 3 місяці тому +8

    Best fillm 😢😢😢😢😢😢

  • @AmaalCabdi-b9h
    @AmaalCabdi-b9h 28 днів тому +1

    Ax ax

  • @CabdirisaaqIlkacase123
    @CabdirisaaqIlkacase123 2 місяці тому +1

    Filim murti xamabarasan

  • @hudabashiir9925
    @hudabashiir9925 3 місяці тому +2

    Filimkani wuxuu soo baxay xiligiisi hablo badana wayku cibro qaadan ama kuwaano qaadan waalidkana ilhy inagama horaysiiyo intuu kahoraysiiyayna silic iyo rafaad matuso teamka jilay iyo maskaxdii fikrada lahaydna ilaahow barakee❤
    Inan walbo xaaladan kusugan ilhy haka saaro wakhtigana haw hagaajiyo😭🤲

  • @kunkaroon3154
    @kunkaroon3154 3 місяці тому +4

    Ilhow hooyaday hayga qaadin hana kala horaysin😢❤

  • @AboubakerAbdoulmalik
    @AboubakerAbdoulmalik 3 місяці тому +1

    Filmkan dhamad fican lomasamayn war ragow dumarka inan laga ohin wa wax kagoan tafirtada

  • @kaahaahmed6778
    @kaahaahmed6778 2 місяці тому +1

    Edaded ba bacisay hadana ninki dartiis loo baciyay baa ka tagay hadana guriga sxpted ba laga so baciyay hadana tuug ba furatay hadana gari ba dardaray sababtuna waa waalid la’aanta iyo garab wlal ah la’aanta alxm dheh hadii walidka ku nolyhy waa in yr oo ka mid ah nimcada walidka qofki aan hesan ba daremyo😢😢

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 місяці тому +2

    Hablow Igatalo Ninhayskuraacina Aankuqabin Hadiikale Tanakugudhici😅

  • @DalmarMedia
    @DalmarMedia 3 місяці тому +1

    Film Dareen Gooniya Leh weeye HOB FILM SHAQO WAYN BAAD UHAYSAAN BULSHADA SOMALIYEED

  • @Buuro423
    @Buuro423 3 місяці тому +1

    Waxan xasustey dhalinyarnimada iyo qaladadka lagu dhaco 😢waxan ogahay in wakhtiga ama durufta ugu xun ay tahay xaaladani mar aan famligayga isfaham daro na dhex taalay oo odey laygu qasbayay ayaa igu horeysay inan gurigayaga ka dhaxo Habeen kasta oohin ku sexan jiray Hooyo ka dheranshaha markastana waxan ku ducaysan jiray inay I fahanto 🤲🥹😭xasus ayu I galiyay filmkan 🥹💔

  • @KaranDoorshe
    @KaranDoorshe 2 місяці тому +1

    Wlhi run u ooyay inay flim ahyd waa ilaaway illhow gabdhaha soo maa liyeed dhoowr waalidkana noo dhowr raga soomaaliyeed wlhi waa cadow😢😢😢

  • @MuuseXassan-dz1pu
    @MuuseXassan-dz1pu 2 місяці тому

    Gabdha into da badan ma jeclo raga iyaga jecel Ee waxay jecel yihin kuwa dantoda bis ka garayo jecel Yihin 😢😢😢😢😢

  • @AbdirahmanhashiabdiSalaad2024
    @AbdirahmanhashiabdiSalaad2024 3 місяці тому +1

    Illaahaw wlaalaha muslimka ah ee noloshan ookale kunool allaw ugargaar

  • @MuntasCadnaan
    @MuntasCadnaan 2 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @NuuraMutkhtar
    @NuuraMutkhtar 3 місяці тому +4

    Al qalbiga 😂

  • @BaxzanDaahir
    @BaxzanDaahir 3 місяці тому +1

    Ala ragow darda4nk8 nabiga maydn qadn badnkiin

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 місяці тому +3

    Xamda Cidlaykusodhacday😢

  • @NaturalcomfortNaturalcomfort
    @NaturalcomfortNaturalcomfort 3 місяці тому +1

    Shucuurta dadka dhawra 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @saidaabdi5588
    @saidaabdi5588 3 місяці тому +1

    Caruurtu inay inay saan noogu dhex dulaman yihiin waa dowalad la aan ta haday leeyihii ciday ucarar cidiba ma ciishen

  • @IfrahMaydhane
    @IfrahMaydhane 22 дні тому

    Ax ax wlahi ilin iga timiday hoyo iyo abo lantaa gumeysigaa ledahay😢 ragaa somaliyed gabadhaa ka dayaa qiyanada fahamaa habalahaa wey dinla dhashen way idin dhalen wayna idin dhashay😢😢😢😢😢

  • @HiboNuur-c6f
    @HiboNuur-c6f 3 місяці тому +1

    Waan ka caloool yoobay wllhi ax sorry mcnei

  • @quruxzan5706
    @quruxzan5706 3 місяці тому +3

    Oof jiliinkeeeda inantu caadi maaaha ❤

  • @DavidLewis-g3e
    @DavidLewis-g3e 22 дні тому

    Martinez Daniel Garcia Jeffrey Hernandez Richard

  • @AsmaXuseen-h4y
    @AsmaXuseen-h4y 3 місяці тому +3

    Wlhi cadiban u oyay😭😭😭

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r 2 місяці тому +1

    Ax run ahaantiii aad ayaan uga qiiroodey gabadh kasta oo daacad ah sidan ayaa ku dhacda wlhi 😢😢😢🎉

  • @amiraqali6554
    @amiraqali6554 3 місяці тому +2

    Wlh wan ilmeyy ilahow ida hoyady iyo abyy😢😢

  • @RhodesJim-x9o
    @RhodesJim-x9o 9 днів тому

    Berneice Trafficway

  • @IqbaalHabi
    @IqbaalHabi 3 місяці тому +2

    Rabow qof kasda oo qof dacad u ahaa ka tagaa nabsi ka so if saar

    • @hamdinour9685
      @hamdinour9685 3 місяці тому +2

      😢amin amin dhaliba dhibka marnay ha maran bi idmillah😢😢

  • @mustafeahmed4282
    @mustafeahmed4282 3 місяці тому +1

    Intaanay gaadheyn gacanteydu meel sare ,ciil igu gaboobiyo godobaan tirsanayaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢,28.06.20204

  • @niyadsame790
    @niyadsame790 2 місяці тому

    Wlhi wan ilmeeyey ninka raga waxan leyahy habalaha ha silcin adiga oo aan u war haynin xlda io waxa ay ku sugantahy

  • @HamdiMaxmed
    @HamdiMaxmed 3 місяці тому +1

    Wlhi wakanaxay ilmaa igatimi asago waliba filina maxay galabsataybal miskiintaasi ninkaa zunbaa kadanbeyay nafsugedana uu heli😢

  • @carafaadmalasko
    @carafaadmalasko 3 місяці тому +1

    Wll pls xamda nosoo badiya

  • @SagalAbukar-yk2wf
    @SagalAbukar-yk2wf 2 місяці тому +1

    Qofkii dhib soo arke fahmi kara wllhi😢😢

  • @WilmottTed-z3v
    @WilmottTed-z3v 14 годин тому

    Vandervort Inlet

  • @najmocrisaq3614
    @najmocrisaq3614 3 місяці тому +2

    Ninku Suu uhadlayo wllhi mid aan shukaansado ba illa hadla 😢😂

  • @saidaabdi5588
    @saidaabdi5588 3 місяці тому +1

    Ragu inaa ujabato ma jecela waa xaqiiq sidani

  • @MushtaaqIsmaciil
    @MushtaaqIsmaciil 3 місяці тому +1

    Filmkan no wada pleas

  • @ahmedabdisahal6677
    @ahmedabdisahal6677 2 місяці тому

    Heeska kadhafa fulmka sidakale waa bele lkn heesta kadaaya kaba reeba

  • @Isramaxamed-xu3eu
    @Isramaxamed-xu3eu 3 місяці тому +6

    Talow Maxay Dareemayaam Dadka ku nool Qisada flimkan😢

  • @najmazaki8450
    @najmazaki8450 2 місяці тому

    Hooyo la.an gabar ma noolan karto wlhi😭😭😭

  • @Ujgdasgjuythhh
    @Ujgdasgjuythhh 3 місяці тому +1

    Alla tuugtaa ugu daran

  • @EllisSampson-s4h
    @EllisSampson-s4h 12 годин тому

    Lottie Camp

  • @DeqaAhmed-p9q
    @DeqaAhmed-p9q 2 місяці тому

    Marka guriga laga sarayo ka oye 😭😭😭😭

  • @MariaRory-l8z
    @MariaRory-l8z 14 годин тому

    Lila Court

  • @sabriinmohamedcanshuur6576
    @sabriinmohamedcanshuur6576 2 місяці тому +1

    😢😢😢

  • @StoneZenobia-c7w
    @StoneZenobia-c7w 9 днів тому

    Kshlerin Motorway

  • @FartuunAbdirisak
    @FartuunAbdirisak 2 місяці тому

    Flimka Wa qabyo inti xiisaha lahayd away

  • @Nimco-happy
    @Nimco-happy 3 місяці тому +1

    Filmka kuso dara plz😢

  • @DuncanMay-q3d
    @DuncanMay-q3d 9 днів тому

    Bahringer Mountain

  • @yurubabdi2859
    @yurubabdi2859 3 місяці тому +1

    Waihi sanad kan kalsondi wey iga dhimate dumarow ragu wa cadow kelan kubad

  • @AbdirahmanhashiabdiSalaad2024
    @AbdirahmanhashiabdiSalaad2024 3 місяці тому +1

    Inan gumeedbaa helay gabadha

  • @Boqoradasamirka
    @Boqoradasamirka 2 місяці тому

    Abdirisaq cawil abdi ismacil ilka Case

  • @saamiyaquruxsan3614
    @saamiyaquruxsan3614 3 місяці тому +1

    AX XANUUN WAAYE FLIMKA😢

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 3 місяці тому +1

    Ala nimanku xumaa dumarow raga haunixina idinkuna

  • @DunyaMahmetH6452
    @DunyaMahmetH6452 3 місяці тому +1

    Akh mr waxd ka dhameeseen

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py 3 місяці тому +2

    Musalaalki noloshi labad soo fasaxa

  • @EzekielNahum-k9v
    @EzekielNahum-k9v 2 дні тому

    Morissette Glens

  • @Cabdifataxcumar-z4i
    @Cabdifataxcumar-z4i 2 місяці тому

    Filmka godon xilima ayaad soo daysaan

  • @HiboHabi-sc1vi
    @HiboHabi-sc1vi Місяць тому

    Inta ay arsaneyso ku soo dara xamda

  • @CarmenWegman-w8k
    @CarmenWegman-w8k 19 днів тому

    Williamson Turnpike