Maweel caruurta xidhidh fiican baa kala dhaxeya and also wayelka wu ixtirama dhowr mara arkay wa dardarankii nebigeena scw❤ By the way ciyar ficana dheeshen mshallh you made my day welldone guys❤😍
maasha allaah dacartii iyo sogsogtii baa iimaqata waar inyar oo neecaw ah xagaya u soo dira qurbuhu neecaw macaan malaha in ciir ah xagayaga u soo daadiya
Masha allah waa muuqaal qurux badan lkn wll chanaladiina caruur baa daawatee waxyaabaha qaar ka jar sida wiilkaa hanad nacalaa uunbuu ku hayee subxaanalaah
😂ala mxn ciyaarey anigo yar Xaafada Cabaaye Ee Hargeisa markan dhagaxa ku dhufto dhagaxa kale ee qofka la koraayo wxn odhan jirnay kir ilaa kiladhkii shoog ilaa cabaaye 2001-2004 meelahas bay ciyaari jirey ciyaalnimo wakhti ka qurux badan oo qofka soo mara ma jiro waan u xiisay dhulkaygii hooyo hargeisa janno Gaar ahaan Cabaaye from Austria
Ciyaarta "luuf" waxa asal ahaan kasoo jeeda magaalada burco sharxiyadeeduna waa In God lagu rido dhagax laysna qaado nin buurna MA ciyaari karo nasiib wanaag waxan ahaa jiilki U danbeeyay ee ciyaaray burco ciyaarta 2015
Maweel caruurta xidhidh fiican baa kala dhaxeya and also wayelka wu ixtirama dhowr mara arkay wa dardarankii nebigeena scw❤
By the way ciyar ficana dheeshen mshallh you made my day welldone guys❤😍
-maaweel
-Dhaqtar
-Qays qaysar
-Mowliid zaam
-Abdla jamal
My fov youtuber becouse they recorded amazing videos in our country...🥰
Keep going zhpyll....
Dhakhter He is always a winner 🏅
Ilma adeerayaal legend kaab 100k gaadhsiiya fadlan🙏✌
M.a dhulkii Hooyo allow no barakee🥰🤲
𝗞𝗨 𝗦𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔 𝗡𝗘𝗕𝗜𝗚𝗔 ❤❤❤
Waar ninkan maweel 100k hala gaadhsiiyo walhy waa legend
Wiilashan waan tagera from puntland
Maaweelll 😂😂😂 always funny 😂😂
Walaalaylow afartinaasi hakala hadhina inshalah waad isu nuuraysane alaha idin xiftiyo❤
Heesta micno gaar ah bay wataa qofkii fahmaya❤
Odaygii mawel ahaa xilimaa sawir kula gala tagere 1 Aheee ❤
Maya mantaa iigu horaysa 😂lkn waa ciyaar shidan masha allah ♥️
this man diserved more subscribers
Dhakhtar and waweel is not easy 😂❤
Far from the fun game … I loved how our country is green and beautiful
Soon 100k subscribe congrats 👏 bro
Dhalinyarta🙌🤴🤴🤴🤴🙌💯🔥
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️
My fav channel A/samad maweel
maweeel ❤ comin soon
100k incha allah
hore u soco wlloH
ninkii ugu horeeyay ee vedio gaga daawaday❤
Rag igu culuz geep going ilmaderyaal❤
maasha allaah dacartii iyo sogsogtii baa iimaqata waar inyar oo neecaw ah xagaya u soo dira qurbuhu neecaw macaan malaha
in ciir ah xagayaga u soo daadiya
Maaweell Is not easy ❤❤keep going pro
INTA AAN WELIGOOD CIYAARIN FARTA TAAGA ☝
Hhh
Somaliand ❌ Somal 🇸🇴✅✅✅
SHiiSH MIYAA LUUF la dhaha
dhakhtar dhaka yare😂😂😂😭
he is always a winner ❤️🔥🎖
❤😊
Tb . N,cjz
😢😊
Maaweel is the best one on squad
ciyaartan aniga waxa an u aqanaaa LIIF Lk LUUF waligey ma. maqal
ciyartu waxay ahayd ciyar fican lakin ninkan dhakhtar marwalba isaga idinka badiya ee iska reeba marka ciyaraysan wayo marwalba ciyarata lacagata isga qata💯💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏
Dhakhtarrr is not easy 🐐😂
Hanad iska daaya waa sey wlhiye😂😂
Dhakhatarr fani walahi 😂❤
Maweelow wll dhulkan nimcadu taalo miyaad malin igaysaan
Waxyr baa ugu dhimn 100kiiye wd la rafateen wiilkne miyd la yaacdan haaye 😂😂😂😂❤
Dhaktar ayaa badiyay
MY FAV UA-camR ❤
maweel 100k come soon inshalaa paro
Maaweel shp caan baan rabaa😢
Ciyaalkayga dawaada UA-cam-yada qaysa iyo ka maweel and dhakhtar caayadu waa maxay ka yare timaha weeyn wuxu ku hadalayo waan ka cudur daranaya
inshallah prother 100k coming soon
Maaweel waqac maadhan walahi 😂😂
Abtiyasheey aad baan idiin jeclahay rer Burco ❤❤❤
Waayo waayo ayaad isoo xasuusisay ceel afwaynoow😢😂😂😂
Dhakhter is not easy ❤🥰
Dhakhtar is not easy 🎉🎉😂
This team is not easy 😂😂
Dhakhtar Ha ka shakin 😂😂😂😂❤
Mansha Allah wllo maweel hore usoco😊
I like this video macha allah
Masha allah
Asc waan idin salamay wllheyga qaaliga❤❤❤❤
Hanad Bandz.🔥🔥🔥
100K Coming soon INSHA ALLAAH ZHP
Maash. Allah
Scw
Masha allah waa muuqaal qurux badan lkn wll chanaladiina caruur baa daawatee waxyaabaha qaar ka jar sida wiilkaa hanad nacalaa uunbuu ku hayee subxaanalaah
Haa afka wala hagaajiyaa inanka kle yacaziiz yaa jabaar bu lahaa markasta . Zaaxiibka waxa wangsan walagaga daydaa
Maweel my carsh😢😂❤
M.a alle ha idin barakeyo
Dhakhtar dhaka yare 😂😂😂
❤️❤️❤️❤️
Katimey katim kadim bala dhahaa😂😂
Ciyaalkii xfadoo is helay😮
qays waa bidixle 😅😂
😂ala mxn ciyaarey anigo yar Xaafada Cabaaye Ee Hargeisa markan dhagaxa ku dhufto dhagaxa kale ee qofka la koraayo wxn odhan jirnay kir ilaa kiladhkii shoog ilaa cabaaye 2001-2004 meelahas bay ciyaari jirey ciyaalnimo wakhti ka qurux badan oo qofka soo mara ma jiro waan u xiisay dhulkaygii hooyo hargeisa janno Gaar ahaan Cabaaye from Austria
Nafar rer cabaya kuso salamaya😂
@@samiazuuzu9678 😂waan ka qaadey wllo Sharaf bad mudan tihiin
Legend wan idin tageeraaaa
Team qays marbana hoos 🎉🎉🎉 Dhrka Hambalyo
Zxp mawel hanad ma wll tihin
Hanad bandez the ninja stuff😂
Ciyaarta "luuf" waxa asal ahaan kasoo jeeda magaalada burco sharxiyadeeduna waa In God lagu rido dhagax laysna qaado nin buurna MA ciyaari karo nasiib wanaag waxan ahaa jiilki U danbeeyay ee ciyaaray burco ciyaarta 2015
Ciyaartan somalida badankeedu way ciyaartaa gabiiley baan ku ciyaari jiray yaraantii waliba lacag baanu dhigan jirnay god ku intay wuu ka yaraa dhagax balaadhan oo yar baanu ku ciyaari jirnay waligay hargeisa bari uma dhaafin markaa ciyaarta somalida oo dhanbaa ciyaarta waxa magaca uunbaa lagu kala duwan yahay lkn ciyaartu waa isla yadii uun 😂
@@Abdifatahmihile "LUUF" BAA LA YIDHA AWOOWGAY CIYAARI JIRAY XITA GABILAY ISKA DAAYE HARGAYSA DHISNAYN WAAD YAR TAHY ADIGU
Wlhi ninka sida saxdaa utuuraya waa Dhakhtar😂
Dhaka yare has been selected 😂😂😂
Wllky horu ma wacan gaadh ❤❤❤
ههههههههه لعبه رائعه 👏👏👏👏
Dhakhtar qudhush qudhush😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Maaweel wlhi funy wyeh❤
First coment ❤️👋
Dhaqtarr is not easy 😂😂
Buurtii malowle agteeda jogtane guriga malin ayan tagay gabadh aya iska leh🎉
Waa ninki😂laso qarxiyy😂😂😂
Awal maan lays xambaari jirin
Sida saxda ah dhakhtar baa u tuurayaa!🎉
100k sodhaw 🎉🎉
Legend maweel
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
LJN MAWEEL ❤️
WLhi waaH Xarape z00 Bapih mAawel😅😅😅😅
Keep going bro
Diricaa u xidhay baa hoday hanad😂
Luuf luuf 😂
Nacdasha jojiya 😢 hamblyo dhakhtar
Lakin kaan timaha badan maa dhaqanbaa nacdal badanaa inmadayar hanga barin nacadasha
Show. Qaysarku. Waa. Bidixo
💪 gol dhaqtara😂
Jun26 5 somal🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅
Dhakhtar is not easy
Sedexdinapa waa idin tageraaa wlaldy
Maaweel qosolkii oo qofa😂😂😅