Xildhibaanada Gobolka Awdal Ayaa Si Adag Uga Soo Hor Jeestay Heshiiskii Itoobiya Iyo Somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лют 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 68

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 5 місяців тому +6

    Xaar baad tiihiine iska Aamusa.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 5 місяців тому +2

    Xamar baa la socotaa iyo xisbiga wadani.
    Waxba qaadi maayaan In Sha.
    Meesha Xabashida la siiye, ma aha goboladooda. Waa Caro Isaaq.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 5 місяців тому +3

    Waa kuwii u ooyayay kolkii hore jiq bay ku noqotay lacag bay xamar ka qaateen waxna kama qaban karaan

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 5 місяців тому +3

    Cumar.geele.waliiba
    Dhulbuuraadinayay
    Yaa.huu

  • @basheabdilahi6174
    @basheabdilahi6174 5 місяців тому +2

    ceelsheekh ma awdal

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 5 місяців тому +2

    Mushahrka halaga jaro aydan

  • @amalhope42
    @amalhope42 5 місяців тому +2

    Waar waxba a hadliinah inaa geelah idiin soo direy barbar baa iibiiney maxaa qaadi kartaan

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467 5 місяців тому +1

    Dadka reer somaliand waxaan usheegayaa intay isdhahayaan koofur ,iska dhiciya oo ka,adkaada inaysan masiirkooda godku ridin
    Oo itoobiyaan dhulkooda kaqaadan
    Koofur,iska dhiciya lkn dhulkiina diintiina iyo dadkiinaba ilaashada

  • @elkhetyar1309
    @elkhetyar1309 5 місяців тому +3

    waa lasoo diray kwan hubaal. Ma hashiis bay arkeen wali maxay diidan. Ta kale ma somaliland bay wakiil ka yihin. Somaliland baa heshiska galisa. 4 xil dhibaan umada ma hor istagi karaan walahi. Iyaga wajiga iska xumeeyay. Hadi la doono berbera baa laga siini maxad ku hadli markaa. umada ka xishooda o isla yaaba malaha xamar baad u socotane.

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 5 місяців тому

      Adiga iyo muuse fircoon iyo ilahaagaba anaa wasa

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 5 місяців тому

      Car wakaase Xabashi ha yimaado Awdal

    • @Hikma599
      @Hikma599 5 місяців тому

      ​@@dalaisacgibril5899subxanallaaah innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun War Ilaahay ka baq

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 5 місяців тому

      ​@@dalaisacgibril5899😡😡😡😡👊
      Astaqfurlaah Subxaana Yaa Cadiim😅

    • @said1498ify
      @said1498ify 5 місяців тому

      ​@@dalaisacgibril5899Caqligaagu wuu madhan yahay Heshiisba lama galin ee xoolo ayaad tahay illaahay maxaad ku caayi nacalaa waxaad tahay ku yaala iskag yahoow bilaa akhlaaqda ah.

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 5 місяців тому +1

    Kuwani wasiir fiqi ayaa hagaya Adeer meesha dawlad ayaa ka tisa ee naacda yarayso

  • @elijah4984
    @elijah4984 5 місяців тому +1

    Walee rag dhamiir lee,weeyan ragaan ,buuni farakh oo kalee maha

  • @user-mm1ml9kg8k
    @user-mm1ml9kg8k 5 місяців тому +1

    Abti inaad ii sheegtey ahayd inaad hadleyso

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 5 місяців тому +1

    Marki aan aragnay faqashtoo idin iibsatay wan idin diidnay

  • @said1498ify
    @said1498ify 5 місяців тому

    Dadkani may waalan yihiin Meesha Ethiopia Saldhiga laga siinayaa Waa Bulixaar Gobolka awdalba maaha. Mida kale heshiis ba lama galine maxay ka soo hor jeestaan.

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 5 місяців тому +2

    Sheeko cusub,

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 5 місяців тому +4

    Laydiin joo jin maayo faqash baad awalba ahaydeen

  • @omarwarsame8514
    @omarwarsame8514 5 місяців тому +1

    Waar xayawaandan sheeganay xildhibaanada e samdareerada yar e ina Cumar Geele u soo diray ay ka hadlinayso eega
    Ayaan daranaa sland !!!!!

    • @trader5357
      @trader5357 5 місяців тому +1

      Orom qadhmuun ayaan tahee maxad kabadali nimankani waa Somali adigu aaba haa soohel 2024 ayaanad ogayn meek aad kasoo jeedo qarac waa qarac

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 5 місяців тому

      ​@@trader5357😂😂😂😂😂😂
      Adeer Duriyada xalaasha ah ka xishooo😂

  • @naimaali3864
    @naimaali3864 5 місяців тому +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @olkoomarabdi6765
    @olkoomarabdi6765 5 місяців тому +1

    Guuleysta somaalia somaamlia baaleh

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 5 місяців тому +1

    Badu waa kiro dhaga ma ku gu yaalaane waad isnasakhasaaye siin ma,aha waa hadii dhaga kugu yaalaan

    • @user-wr4qs7ik8m
      @user-wr4qs7ik8m 5 місяців тому

      Niyow dhulkaan anuu ilaahey igu beeray anaana dagan Waana diiday inuu xabashi ila soo dirso.

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p 5 місяців тому

    Nimankan xildhibaanada isku sheegaya waxay akhriyeen warqad Muqdisho laga soo qoray. Waa caadaqaatayaal dulli ah oo khaayimiin waddan ah. Waa in xasaanadda laga qaadaa, sharcigan la horkeenaa, si degdega. ..... VIVA SOMALILAND.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 5 місяців тому +4

    Reer Awdal iyo reer salaloow alle ha idin barakeeyo maanta ayay somali idin garab joogtaaye maamul sameysta toos u hoos taga Mogadishu, xabashi waligiin ha aqbalin maca ganacsi, Abiy Ahmed warkiisu waa cadyahay wuxu rabaa dekad u xoog ku qabsado

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 5 місяців тому

    DALKA DAWLAD BAA KA TALISA E KAMA TALIYAAN KOOXOO KA SOO KALA JEEDA DEGMOOYIN .
    NIMANKAN LOOGU YEEDHO GOLAHA WAKIILADA WAA IN LOOK SAMEEYAA SHARCI IYO QODOBO LAGU DHAQO OO LAGU XAKAMEEYO MARKAY DARJIIDHAAN SIDA GEEL QAMAAMAY !!!!!!!

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 5 місяців тому

    Umadda soomaaliyeed waa ayo
    Xilka Somaliland miyaydaan u hayn xayawaaniinyahay dhintay ee ku shuba ah😂😂😂😂

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 5 місяців тому

    Warqadda ayaa kuusoo dhiibay 😂😂😂😂😂😂😂 cajiib waar xishooda

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 5 місяців тому +1

    Oké bye 👋 faqash huwaan, thinking they are daarood 😂 adeer you are Diir and Diir is nothing in Mogadishu but hee go ahead…

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 5 місяців тому

    Fadlan Ku Shubo 😂Waxba Nooma aydaan Sheegin

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 5 місяців тому

    Waligiiba waad qaylisiin dhinac aad u socotiin lama yaano

  • @sacestmoi851
    @sacestmoi851 5 місяців тому

    May waalan yihiin kuwan. waa gorma waxay hadlayaan kkkkkkk

  • @mohamedabdisalansheikhali7384
    @mohamedabdisalansheikhali7384 5 місяців тому

    Dadka wax yaqana wa kuwa nio cid dhul iska bixisa adunka majirtee muuse majahilba sawka ninwayn ah meel bada cas udhaw wareeji wlhi wa jahli😂

  • @naimaali3864
    @naimaali3864 5 місяців тому

    Yaauu yaauuu

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 5 місяців тому

    Dad dhulkooda heshiis lasoogalay xageey ka shaqasaa

  • @choukriali1710
    @choukriali1710 5 місяців тому

    Reer janbadle wey kibreen

  • @alitani5045
    @alitani5045 5 місяців тому

    Talow awdal iyo Salal miyaanaay ahayn gobolo ka mid ah dulka somaliland

  • @maxamedcabdillahi5279
    @maxamedcabdillahi5279 5 місяців тому

    Ninka xabashi dida ma xamarbu donaya wa cajiib

  • @usher25801
    @usher25801 26 днів тому

    Ninka sinatad diida sareetida diid

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 5 місяців тому

    Ina hooyada iyo dhiladii ku dhashay iyo ilaahaagaba anaga wasna, xabashi baad rabta in aad ka iibiso dhul aanad laheyn, Abiy Ahmed 4 jeer buu hadlay iyo 2 jeer Ridwaan xuseen ah waxay cadeeyen inay rabaan bad oo aanay noolan karin 120 million bila bad

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 5 місяців тому

    Dadka badaha lehi hakz hadlaan baddo.

  • @abdirazakayusuf1152
    @abdirazakayusuf1152 5 місяців тому +1

    Waa go,aan raganimo oo badbaado u ah masiirka dhaxalka dhulkeena ee mugdiga uu geliyey Muuse Biixi.
    Go,aankani wuxuu muujinayaa taariikhda dahabiga ah ee Bulshada Awdal iyo hogaankoodu.
    War farxad leh Guuleysta..

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 5 місяців тому

    dhegaysta afhayeenka Jabuuti? adeer 5% ayaad ka tihiin dadka waddanka ee is deji! shir jaraaid wax laguma xoreeyee

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 5 місяців тому

    Waa saxsan yihiin bada waxaa iska leh gudibiirse iyo ciise malaha isaaq edebdaro waye nin dhulkiisa la siiyo orom xun oo hilib cayrin cuno waa adag tahay inay ka baxaan haday qaataan bada marka hada wuxuu Lee yahay ka hor tah muuse biixi jabkii goojacade ku dhacay oromo ayuu isku dhiibay war wuxuu daciifsanaa

    • @said1498ify
      @said1498ify 5 місяців тому

      Wadanka dawlad baa ka jirta shalay saw kuwii u ooyaayay. Caqlixumada meesha kala tag mushahar reerahoodu ma siiyaane dawlad baa mushaharka siisa in maamuuska laga xayuubiyiyo ayay mudan yihiin.

    • @faaraxmuuse1504
      @faaraxmuuse1504 4 місяці тому

      ​@@said1498ifyNeef inaa tahy waxa ku cadeYneysA dowlad baa wax siisA waar Adeer dowlad wax ma siiso ee cashuurtA goboladA lagA soo doorteY ayey Qataan DadbanA meesha keeneY ee dowlad mey keenin 😮Wxy dadkoogu rabanA in ay u hogaansamaan waa wixii loo doorteY ✍️☝️

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 5 місяців тому

    Waardiyaysta dhulkiina yuusan idin boobin cadawguye!!

  • @ahmedqafari1180
    @ahmedqafari1180 5 місяців тому

    Waaryaa beenaale aamus WAA lagu shubtaye

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 5 місяців тому +1

    Dhulka idinkaa lehe ka ceshada
    Cadawga
    Isaaq dhulkisa ha bixiyo indha adayg bay barteene
    Ku kaxa oo xoojiya awdal astate

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 5 місяців тому +1

    Good jop iska celiya snm waa daba dhilif ahe

    • @amalhope42
      @amalhope42 5 місяців тому

      Snm iyaada leh dhuulka baayo

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 5 місяців тому

    Dhulku wa dhaxal ka dhiciya cadawga itopiya iyo muse juudaan

  • @khadarbuureed8550
    @khadarbuureed8550 5 місяців тому

    Afartaba dablaga saar
    Wey abaaha seegtaa
    Onkodow dhac xeeshaa
    Kuwani waa xildhibanada sida xoolaha u xareysan kaah een danta awdal iyo salel ee hilaac ka doorbidey dhuuni