“Ninka leh SNM ma jirto Somaliland ma Aqoonsana Madaxweyne ka noqon Maayo…”Wasiir Kaahin.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 95

  • @Jibriil595
    @Jibriil595 Місяць тому +3

    Dadkaad kasoo carartay.Goojacade ka sheekee

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Місяць тому +4

    Askarinimadiina wad ku fashilanten aqoon kalana ma lihidin, caddalad darro, musuq masuq, boob qaran, been etc cidi idin doorameyso e waxba ha xiiqina

    • @suberh8985
      @suberh8985 Місяць тому

      Muu ku fashilmin ee wuu ku xoreetey oo kuu halgamay. Maantana in lagu aqoonsado ayuu ka shaqeynayaa oo horumar iyo maalgashi ayuu kuugu maqanyahay ee ha hiifin mujaahidka

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому +1

      Ninka iyo gabadha dooranwayda ragii dalkan wax gashaday hadaa ma huwan iyo hadhaa faqashbay dooranayaan iyo ururkii jar iska xoorka ahaa 😅😅

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому

      ​@@suberh8985waxaynu lahadlaynaa ururkii buura fuulka ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita taageerayaashoodii😅😅😅😅😅

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому +2

    Halgankii SNM ninka taariikhdooda aasaya ilaahay talada nooguma dhiibo aaamiin aamiin aamiin

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Місяць тому +2

    Munaafaq qalbi caruur yuhuudi ina kaahin

  • @seeraar12moh84
    @seeraar12moh84 Місяць тому +2

    Adeer orodoo seexo

  • @user-hv6wg5ge6x
    @user-hv6wg5ge6x Місяць тому +1

    Kani wuu asaasaqay SNM sheekadiisuba qabiil bay dhaafi la'adahay wadanka dhibaad ku haysaa walaahi alle ha idinka qabtee

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 Місяць тому +2

    Ninku siduu u weyn yahay uma Caqli Badna wuxuuna cadeystay iiidoornimadii ee yaa Loo dowladayn marka uu sidan u Hadlayo Fashil ayuu dhex fadhiyaa 80 jirkani😂 😂😂

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob Місяць тому +5

    Guul kulmiye guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому

    Guulayso wasiir maxamed ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому

    Guuul soomaalilaan ilaahay cadawgeena hajebiyo ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii Місяць тому +1

    Kuwa u sacbinaaya iyo kuwa tageerada bilaa indhaha ah baa ka liita. Isaga.

  • @NasirMo-fh3ff
    @NasirMo-fh3ff Місяць тому +2

    Dadku maxay la buuqaan qaylo badanaa miyaanay ilbaxyn

  • @user-gf4pw6uy9j
    @user-gf4pw6uy9j Місяць тому +2

    Maaca

  • @flipofiqey
    @flipofiqey Місяць тому +2

    😂😂😂😂 ina kahin waa faruuq madhan kkķkķ qorigisa ayaa laqabtay snm ma jirto

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому

      Futada xaarka kanadiifi yaanay salaadu kaa jabine waxaakale Dani kuuguma jirtee

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Місяць тому +3

    Wr ka waran laascaanod?

    • @suberh8985
      @suberh8985 Місяць тому

      Laascaanood isaga iyo qeyrkii ayaa ka eryey faqash maantana ku hawlan in ay mar kale xoreeyaan ee show some respekt

    • @hanadhanad9579
      @hanadhanad9579 Місяць тому

      @@suberh8985 wadhwadhle isku xaare

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz Місяць тому

      Adeer taas hoos baa loo weydiiyaa

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 29 днів тому

      Muxuu ka waramaa balaayo ayaa baalihiisa carartaye😂😂😂😂.

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 Місяць тому

    MUJAAHID KAAHIN❤❤❤ MARKALE IYO KULMIYE ❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Dog Ina biixi Ina kahin fulaydaa snm waa garxaajis

  • @user-hv6wg5ge6x
    @user-hv6wg5ge6x Місяць тому

    Qudhmiye illaaha si uun hanoo kiin dhaafiyo aàamin

  • @guuleedmaxamuud2278
    @guuleedmaxamuud2278 Місяць тому +1

    Hooyo iyo aabo haku meeraysane dadkan waxa udana ubadkoodii xidhnaa ee laascaanod ku xidhan uga waran

    • @suberh8985
      @suberh8985 Місяць тому

      Guushu ninna lama dhalan ee dagaalkii muu dhammaan cid innaga xoog badan ilaahay ka sokow ma jirto ee ha dagdagin sxb. Haday maxaabiis noqtona inaguba qaar badan waynu haynaa geesiyaashaasna waa la soo furanayaa inshaa alaah

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 Місяць тому +2

    Sax Viva SNM for ever.
    wasiir mujaahid maxamed kaahin rageedi geesi wadankan somaliland u soo halgamay oo xoreeyey.
    Buufi cirro faqash oo 1988- 1991 hubki lagu xasuuqaayey shacabka somaliland siyaad barre uga soo iibinaayey ruushka.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Snm waa garxaajis

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Faqashtaa tihiin king ciro waa dadkii xorayay somaliland and snm waa garxaajis

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Baafiin tuugaa taani baasto faqasha ahaa iyo cigaale oo ahaa faqash

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Baafin dhadiga isaaq markuu barooranay Ina askar

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 Місяць тому

    Haa. Madaxweyne cirro sa wanaagsan jirimaayo. No one can stop cirro. Awdal baa dhabarka ka taabatay.

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 Місяць тому +1

    SNM WAXBA KAMAYDUN AHAYN WAXNA ISKAMA CELIN KARTAAN OO HADA AYAY JABHADYAROO DHULBAHANTE AHI IDIN ERYATAY SNM NA SOMALI OO DHAN AYAY LIQDAY RAGII AHAANA MANOOLA

    • @suberh8985
      @suberh8985 Місяць тому

      SNM waa isaga iyo muuse biixi oo u halgamay iyo ragga kale ee faraha badan ee maantaba nool ee hashii ay dhacsadeen maalaya ee adigu ciil qaboow taariikhda ama waad la jiri ama waad ka jiri

  • @user-jg2st6jz1f
    @user-jg2st6jz1f Місяць тому +1

    Hoonka kaga dhegay snm waxabad iyo horumarkii dorashadu lagu geelijiray majir😊

    • @saeddahir7600
      @saeddahir7600 Місяць тому

      Somaliland baa ladiidana fii shii maantana SNM bariga isaaaq wadadu halkay kugaynayso waa lagaran ee colaadi ninkay wax siiso waa loowada joogi

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 Місяць тому

    SNM wakhtigeedii wuu dhamaaday lkn hada somaliland ayaynu nahay shacabka somaliland na SNM ma wada ahayn, sidaa darteed somaliland ayaa ina deeqda

  • @oubahmed7404
    @oubahmed7404 Місяць тому

    ❤😊

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz Місяць тому

    Beelaa laga hadlaaya baad leedahay, imikaba sawdigaa adiguba beesha Yasif hor taagan.
    Taadu waa caadi miyaa. Maxaad xisbiyada kale ku haystaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Місяць тому

    Asaasaq Goojacade iyo cidankii qaranka meel ku sheeg aduu, SNM wakhtigeedi waa dhamaaday anagaa ku leh taas

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h Місяць тому

    Madaxweynaha muuse ku xiga, mujaahid waa raga ku suntan halgankii.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Місяць тому +1

    Puntland SSDF masheeg sheegto mana boonbuuniso,sabab SNM looboonbuuniyo majirto. Wax Shacabku leeyahay oo kuqanco oo kafiican Somaliland majidho Somaliland baa idiin deeqda. Cornalada oo markale xoganaya caarkii SNM Kkkkkkkkkkkkkkk kadib markaay arkeen Shacabkii oo isbadal raba.

    • @suberh8985
      @suberh8985 Місяць тому

      Adigu Mr Majidho taada ku eekow. Annagu taayada waanu ku faanaa waanu weyneynaa. Sland ninkii u halgamay iyo kii kaleba waa u xor inay madaxweyne ka noqdaan laakiin mujaadiinta wax dhaama lama hayo

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 Місяць тому

    Waar walaahi inaydaan anaga nagu khaldeen SNM ayuunu ahayn idinkoo waxba aydaan ka ahayn mujaahid ina mire waan aqbalayaaye lkn kuwan sabaayada ka aqbali maayo inay sii joogaan

  • @shibiskadhehtv8382
    @shibiskadhehtv8382 Місяць тому +2

    NOO SNM NACDAL HA KU DHACDO SNM WAXA DALKA LA HADHAY SOMALILAND NAC NAC DAAYO WAA MUJAAHID ALLE HA NA DHAAFIYO 😂😂😂😂😂

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Місяць тому

    haa waa istaahilaa inuu madax weyno noqdo snm dab naara ayay weligood shidayeen

  • @maxamedibraahim9947
    @maxamedibraahim9947 Місяць тому +2

    Shekada waa la dhafay ina kaahinaw halganka ragii lahaa way jogaane dadka ka xishood wali 1994 ayaad joogta

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Місяць тому

    Wr ka waran ciidankii aad ka so carartay ee goojacade

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth Місяць тому

    SNM ayaad ku wareerteene Maxaad wadanka u tarteen oo aan is nacayb kala dil kala fogayn iyo Wadankii oo aad kala jarteen mooyee SNM maxaad tarteen bal ?

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Місяць тому

    Mnsha allah guulaysta jiidhkaygii reer somaliland guul kulmiye guul muuse biixi

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Tuuga Ina biixi noqday oromo 2023

  • @YasiinDheere
    @YasiinDheere Місяць тому

    Ina kaahin iyo Muuse iyo TAANI
    Waxa LAASCANOD kaso saaray wiilal feedho qaawan oo tababar milatry lahayn.
    Meeday SNM.
    SNM ban ahay iyo LAASCANOD wan kasoo cararay is qabad sii.

  • @sheikhadamali5693
    @sheikhadamali5693 Місяць тому +3

    Kkkkkkk
    Maxamed Kaahin waa old fashion.
    SNM waqti ayay lahayd,
    Maanta waa Somaliland

    • @suberh8985
      @suberh8985 Місяць тому

      Waaryaa taariikhdaada ku faan o nacasnimada iska daa. Intaad soo dhacsatay ayaad ku dhex damaashaadeysaaye maanta ee sanka taag yaad ka haybadeysanyesaa

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 29 днів тому

      Dabacayuun guryaheeda hadday joogto, muslimka jaarka ahna nabadgaliso maxaa halaysmaya?

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland Місяць тому

    Asaasaq.

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Місяць тому

    Geesi

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Місяць тому

    Kolba qolo u yeedho yaa reer hebaal dheh nacaska dey

  • @user-ii7ed5cr6u
    @user-ii7ed5cr6u Місяць тому

    Maxamed adigu hanayeli

  • @hayaan8591
    @hayaan8591 Місяць тому

    MAXAAN KU IDHAAHDAAYEEY KKK WAAR WAXAA WAALA FAHMAY YAA KAA QABYAALAD BADAN

  • @baredahir5347
    @baredahir5347 Місяць тому

    Snm ina kaahinoow adigaa ku dhuusaye dhuusada dadka klatag

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 Місяць тому

    Sheeko baraxoeday waxaad sheegtid ma heysid qabyo socota thy socotaye waanu ku soogotin kkkkkkkk

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Місяць тому

    UUU AAA UUU AAH . SNM maalin kuna lihid . 80 Jir aan han lahayn oo nin jaariyad u ah

    • @suberh8985
      @suberh8985 Місяць тому

      Wuu ku aleeyahay ee taariikhdaada soo baro.

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Місяць тому

    TALO ADUUNBA WAXAY KAGA HADHAY SNM AYAAN AHAA BES. HADA REERKA SNM LOOGU FAANAYAA WAA GARXAJIS 😂😂😂. ISAAQ CADOW LA ISKAGA DHIGO DHEXDOODA AYAY MARAYSAA . MARKAY DADKII KALE EE SOMALILAND KALA DAREERIYREN DOWN KULMIYE DOWN

  • @NasirSulub-tj7rt
    @NasirSulub-tj7rt Місяць тому

    Kan waa benale

  • @ahmedabdirahman6545
    @ahmedabdirahman6545 Місяць тому +2

    War ninkan Nacasnimo ayuu ilayn u dhashay ilayn war halgankaas waa la soo dhaafay oo waxa layna yidhaa Somaliland waxan aad ka sheekaynayso nacas yahaw wax la soo dhaafay weeye
    War waxaad dadka u soo qabatay ka sheeke iyo waxaad u hayso ee aad qaban doonto dalkan wuu idin eedaye dulli nimada iyo af xumada aad mar walba la hor joogto kala hor dhaqaaq
    Waxaasi waa waxaad somaliland tii ku kala dirteene war yaa alle yaqaan kuwani waxay dadka ku qasbayan in wallaahi lagu kala dhaqaaqo war waxani ma xishoodayasha ah yaa dadka ka hor dhaqaajiya

    • @suberh8985
      @suberh8985 Місяць тому

      Waar isla yaab. Haduu mujaahidku SNM difaacay ma deyrkii makkuu gubay. Sland iyo SNM waa ul iyo diirkeed. Hadaad adigu taariikhdaadii dahabiga ahayd ka faaneyso oo ama nin jecleysi dartii ama ku xumee kaa tahay annagu waanu faaneynaa halyeeyadayada waananu u mahadnaqeynaa. Hadiiba wax dhaama aanu hayno annagoon afkagaadeyn ayanu cidii kale een aan isleenahay way u qalantaa codka siin lahayn laakiin cid dhaanta maba hayno. Cirro waa faqash oo Somalia ayaa dabada ku wadata inta ku xeeranna qaar Sland wayba ka slo horjeedaan qaarna kale oo inta uugu badanna kulmiye ayaa eryey oo waa dad aan la mahadin markaa mujaahidiinta afka ha ku taagin yaan ceeshkoodu ku qaban oo halgankay dalka ku xoreeyeen eed caanihiisa dhamayso yuu ku qaban

  • @shibiskadhehtv8382
    @shibiskadhehtv8382 Місяць тому +2

    😂😂 SNM CALANKOODA DHACAY FILMKAASNA HORE AYAAN U DAAWANAY IYO MUJAAHID 😂😂😂 NIYOW WAA LAYS FAHMAYE EE WAX KALE NOO SHEEGA MAXAMEDOW ADERO HANKAAGII AAWAY TOLOW CIMRIGA SOCOY ADNA MUUSAD WALI WADAA 😂😂😂AYAAN DARO KA XUN MAJIRO IYADOO ADIGA LAGU SUGAAYO INAD MAANTA WAXAAS SNM NAC NAC LA HORTIMADO 😂😂😂 DHUUMO NIYO

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 Місяць тому

    Waa lagu simay walaaahi
    S.landta waalagu kala nabad galay laaakiin isaaqna wuxuu taaagnayay
    Kalmadiii wixii iga dhintay miyay soo noolaanayaan wixii nool ma u ariminaa laakiin maaanta waxay taaagnatay in maalintii ookale dhacdo reer hebel halagu hubeeyo idina xagaa kasoo gala anaguna xagan reeer hebel waa shuqlkii laaaakiin waxbadan waxaa lumiyay dadka waawayn oo iyagoo somaali colaadeeda rabin 200000 kun ee xadhkaha laysugu xidhay yidhi hadal waa midhkii 1991 hadaba runtu way qadhaadhay waxba yaan lagu marmarsiiyoon somaliland ama snm ee muhiimadu waxay tahay ina sidii bari boqolboqol laysugu xidho kabacdina baas lamariyo

  • @abwaanxasan-mahadkooreeye514
    @abwaanxasan-mahadkooreeye514 Місяць тому

    Kkkkkkkk subxaanallah, dalkii loo dhiibay ciidankiisii 2 bilood ayey bisha cash maydkooda guraysay boholaha daadsanaa, waxaa la haystaa 600 oo nin, Somaliland ayuu maanta calanka Somalia ka taaganyhy markaasuu hadlayaa oo umada so hortaganyhy.
    SNM SNM SNM .......KKKKK
    Wax intaa ka door roon oo
    La dugsado ma haysaaaa!

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk Місяць тому

    Kani waa nacas

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Місяць тому

    Nabadaa barwaaqadaa quŕuxdaa odàgu wuu iska xumeeyay

  • @MohamedQooje
    @MohamedQooje Місяць тому +2

    Snm ma jirto nacaladi ku dhashay wase ninkan waa garxejisa Snm hdi ay cid sheganyso isga shegan laha

    • @mustafehussein288
      @mustafehussein288 Місяць тому

      Aamus hooyadaa afka ka wase faqashyahay futada uraysaa….Ka bax meesha baajuunyahay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      ​@@mustafehussein288hooyda was dhillo kuu dhashay hambo buule tahay

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 Місяць тому

    Ala rafasho waynaa😃😃😃

  • @maxamedcabdi9057
    @maxamedcabdi9057 Місяць тому +1

    Horta dadkan ina kaahin dhagaysanaya waanlayaabay hoonku snm uunbuu kaga dhagay waar dadku waxqabadbay doonayaan kulmiye cilaajbuu noqday wuu siqiireen cid kulmiye rabtaa majirtee dhaafa meesha

  • @AliAbdi-z6h
    @AliAbdi-z6h Місяць тому +1

    Odaygan. Laaskii. Ha laga wareysto

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Місяць тому +1

    nacas somaliland oo dhan ayaad waasiir uu tahy ee SNM waasiir uu maa tihid waaxasu waa waxay dhulbahatee kuguso aryaaday

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hibaaqmywife
    @hibaaqmywife Місяць тому

    Dhuuso

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 Місяць тому +1

    Sheeko la soo dhaafay ha ku meeraysan kaabbe.
    Dadka uga warran ciidankii laascaanood sida loo jebiyey iyo cidda masuuliyadaa lahayd.
    Maxaabiista lagaa haysto ka hadal. 3:03

  • @maxamedcabdi9057
    @maxamedcabdi9057 Місяць тому +1

    Xisbi saaqiday marabno hoonkaa kaaga dhegay faqash iyo snm waar umadu dhakhtar male iskuulo bilaasha male biyo male wadooyin fiican male raashin dhacaybaa lookeenaye cid kabaadhay dooranayane katsina waa qofaan snm hoonku kaga dhegin

  • @abdirizaknuur955
    @abdirizaknuur955 Місяць тому +1

    Halgankaasu wuu dhamaaday imika ee ka hadal ciidankii aad shirqooshay ee laascaanood ku xaraysan

  • @maxamedcabdi9057
    @maxamedcabdi9057 Місяць тому

    Waayaab kulmiye waxqabadkoodu waa snm ooykasheekeeyaan waar umabaahnin sheeko iyo qiiro jabaan umada kahor baydha hubkiina laynaga furay intaad qiiro kujirteene sumxaan cilaajka kulmiye kailbaxnay 2024 sxb

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Місяць тому +3

    guul 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐧𝐦 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥

  • @user-hv6wg5ge6x
    @user-hv6wg5ge6x Місяць тому

    Kani wuu asaasaqay SNM sheekadiisuba qabiil bay dhaafi la'adahay wadanka dhibaad ku haysaa walaahi alle ha idinka qabtee