KAYDKA HORN CABLE TV : Dib u Xusuuso Taarikhda Somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 вер 2014
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 102

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 9 місяців тому +2

    Mr bulale si bila cadifada oo wanaagsanbu u hadlay alle ha u naxaristo

  • @weedhzancaydiidcalimaxamad531
    @weedhzancaydiidcalimaxamad531 6 років тому +13

    Ilaaahay haw. Naxariisto marxuun maxamad xaaji ibraahin cigaal

  • @suhaybmahdi1391
    @suhaybmahdi1391 3 роки тому +3

    Ilahay ha u naxariisto

  • @bujamohamed5276
    @bujamohamed5276 7 років тому +6

    viva soomaaliland jir oojog snm xornimaaa nu idiin qaxlaynaa

  • @idilaragsan1373
    @idilaragsan1373 7 років тому +6

    maxamed ismail bulaale ilahay ha naxariisto bin rageed ayuu ahaa waayo araga

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 роки тому +3

    Naartaa kuwaar insha allaah. Wixii Somalia burburiyey wadiii

    • @hamseabdisiraad6492
      @hamseabdisiraad6492 4 роки тому +1

      Miskiin aderkii afwayne lacunay

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 3 роки тому +1

      Afweyne ayaa burburiyay ee aamin ayaanu ku nidhi

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 роки тому

      Jaahilku markuu daciif yahay waa kuwan oo kele oo afwayne macalin u ahaa ilaahay uma wada naxariisto siiba awowgay marna adeerkay cigaal ilaahay qabriga ha’ku wada kulansiiyo isaga iyo afwayne iyo inta madaxda kadambaysa inshaAllah🤲🏼🤲🏼🤲🏼 inta xaqqa ka ahaa somalinimada AMA somalilander nimada ilaahay haka badbaadiyo cadaabta kuwan ay na badeen oo dibad nalagu dhalay 😢😢😢 ilaahow cadow gudaha iyo dibada ilaahaw nadhaafi dhaqso oo ciilka farxad noogu badil Ameen yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 4 місяці тому

      Afweyne bur buriyey

  • @maxamedraabicaliwcn1876
    @maxamedraabicaliwcn1876 7 років тому +8

    waa doid wacan Ahmed silaanyo guud

  • @cabdiraxmaan7014
    @cabdiraxmaan7014 2 роки тому +1

    Muj Madaxweyne Siilaanyo حفظه الله

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 3 роки тому +1

    Alle haw naxariisto

  • @sidiiqmaxamed6931
    @sidiiqmaxamed6931 7 років тому +4

    walahay waa tariikhxus nudan

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 3 роки тому +1

    Maxamed xaaji ibraahim cigaal

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Ilahy ha u naxaristo marxum cigal

  • @maxamedcabdilaahimaxamedca3568
    @maxamedcabdilaahimaxamedca3568 6 років тому +8

    Rag waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi

  • @hamseabdisiraad6492
    @hamseabdisiraad6492 4 роки тому +1

    Intii dhimatay ragaa Allah haunaxariisto

  • @ahmedsead3140
    @ahmedsead3140 6 років тому +7

    ingiriisku muu ahay gumayste lakiin waxaynan ka dhaxlin wadaduu inoo jexay maanty somali intynu ku yaacaynay waxan gaadhi lahayn halkaan hada doonayno dunida iyo caalamka iyo ingiriiskaba waxaynan u canaanan xoriyad aynu iska qaadnay ayaynu raadinaynaaaaaaa
    alle haynoo fududeeyo

  • @xamsebadawi1441
    @xamsebadawi1441 6 років тому +5

    Khasaare balaadhan balaga faiiday

  • @sabiriin9848
    @sabiriin9848 2 роки тому

    Viva jsl ilahaay ha naxaristo intii ku dhimaatay

  • @mustafejaahey125
    @mustafejaahey125 5 років тому +7

    Runtii somaliland waqtigaa jibaa haysay hadana xaqeda way helaysaa

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm День тому

    Ingiriis uun beey ka sheekeeyaan. Hadaa aragto. War waxaan in la adoonsado jeclaaa.

  • @xareed1
    @xareed1 3 роки тому +2

    madaxwaynihii hore ee somaliland ilahay ha ku dhawro

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 років тому +7

    waar gumeyste ha odhan ee maxmiyad dheh walaalkeen buu ahaa oo ina sharfi jirey inana jeclaa aadna inoo qadarin jirey nebcaana inaynu horumar gaadhno oon awood yeelano waayo wuxuu arkayey inaynu africa iyo aduunkaba isaga biijka ka fadhiisinayno oo hore waatii loo yidhi walaalka jabkaagana ma jecla guushaadana ma jecla.

    • @salimnour
      @salimnour 7 років тому

      been maad sheegin indr,

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Blse khaldka uu sameyay waxay ahyd wadamdi dariska ayu sheegtay

  • @abdihakinkhalif8600
    @abdihakinkhalif8600 Рік тому

    28/8/2023

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Xadki calamiga aha bu siyasad galiyay

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Itopiya iyo kenya hadad ku biirisid ku bir

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen2312 9 років тому +37

    illahay sxwtc wuxu ogyahay inay dadka reer somaliland yihiin dadkii somalida ahaa ee ugu xoriyada horeeyey sadexdii dal ee somaliyed ee xoroobay illahay wuxuu ogyahay inay dadka reer somaliland yihiin somalida kaliya ee shuruud la'aanta dalkoodii ku dhiibay illahay wuxu kale oo ogyahay inay dadka reer somaliland yihiin dadkii sida dahabiga ah uga qayb qaatay dagaalkii aan wadaniga ahayn ee 77kii lala galay ethopia illahay wuxu la socdaa in dadka reer somaliland si somalinimada iyo islaamnimada ka baxsan loola dhaqmi jiray iyadoo magaalooyinkoodii lagala dhigay falastiniyiin iyadoo haldoorkii reer shikhisxaaq 50 si waareeda madaxa looga wada toogtay taasina ay keentay inay mujaahidiintii snm ga gilgishaan kana godoodaan nidaambaa guracay ee kalitiska ahaa ee umul dooxatada ahaa ilahay wuxu kale oo la socdaa in dawladii soomaaliyeeed ee aan qaybta ka ahayn si biniaadamnimada ka baxsan ula dhaqantay dadkayagii iyada oo ciidankii xooga dalka soomaaliyeed cagta mariyeen maatadii iyo caruurtii iyo magaalooyinkii reer somaliland iyakoo bililiqaystay wixii hanti taalay ceerigaabo ilaa togwajaale ee ilaa iyo shikhisxaaq la soo tabcaayay illahay wuxuu guushii siiyay dadkii daacada ahaa ee reer somaliland illahay wuxu ogaa inaan dadkii sidaa loola dhaqmay wax ficil celin ah ku kicin sidii koonfur ka dhacday keliya ay dhulkoodii dib u dhisteen iyadoo somaliland noqotay hooy nabdoon oo kuwii shalay xasuuqayaga qaybta kahaa ku soo hirto illahay maanta wuxu arkaa waxa naxli xamar laga soo afuufaayo illahay wuxuu kaloo arkaa dadkii reer somaliland ee uu uga hiishay nacabka siday iyakii isku cunsuriyaynayaan iyakoo hilmaamay halagii la soo mariyay illahay dadkiisa reer somaliland il gaar ah buu ku haayaa illahayoow wixii khayr ku jiro na garansii

    • @soulekadahir5880
      @soulekadahir5880 7 років тому

      Godt Google

    • @maxamedcabdilaahimaxamedca3568
      @maxamedcabdilaahimaxamedca3568 6 років тому

      leyla cadeey xusseen waa run

    • @adalealale5192
      @adalealale5192 6 років тому

      ISHA ALLAH MARKALE HORNIMADA QAADAN DOONAA

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 4 роки тому

      leyla inta ad shegtay wa run lkn goitanka shurudo bu leyahay shurudasna hal qodob Somaliland kama hayso qodobadas waxa kamid 1 dadka goaya iney isku racan smland mahayso tas o besha isaq ba rabta goitanka 2 dadka kala goaya iney kala diin yihiin kala afyihiin sharciyan wax macquul ah Somaliland ma hayso siyasiinta somllnd waxay dadka ku maweliyan waxba kama jiran weye sababto ah 60kii iyo xasuqii iyo xamar ba necbahay xamar ba iska difacayna iyo garoowe ba xudud ii ah

    • @sakariyemaxamed9584
      @sakariyemaxamed9584 3 роки тому

      @@cabdiraxman6731 aqoon daradu waa noocaaga khaliijku waa isku af isku diin isku dhaqan waana dhawr dawladood layma maaweeliyo laymana sasabo waxaan kuraaxaystaa somaliland oo nabada waxaa kataliya kuwii xoreeyay oo sharaf iga mudan dawlado Christian ah madawaynahayga ma ilaaliyaan waxaa ilaaliya ciidanka qaranka somaliland halka madaxwaynaha somalia amison ilaaliso dawladnimaduna waa sadex lacag Pass iyo calan beesha dhexee aad magacawdayna waa majoorati waana dadka wadanka usoo dhintay 🇸🇴🇸🇴🖕🏼🖕🏼🖕🏼🖕🏼🖕🏼🖕🏼

  • @axmeddaahir6258
    @axmeddaahir6258 5 місяців тому

    Xoog hayihii ururka udub ale ha unacariisto maxamad ismaciil bulaale

  • @mahmoudmohamed.5966
    @mahmoudmohamed.5966 3 роки тому

    Somali

  • @ayanomar8772
    @ayanomar8772 6 років тому +3

    waleee waruntiii

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Madaxweyni wasir noqda halki lagu arkay

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Kahaain bu aha odaygu

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 4 місяці тому

    Taariikh aan tirmi doonin

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Blse inad qayb ka mida wadamda aad sheegata waa xaran

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Waa dhibtada somaliland imika haysta qayb ka mida dad ay sheeganyn aygu qabil isticmalaya

  • @abdisaakalkhaliiji1469
    @abdisaakalkhaliiji1469 6 років тому +4

    soomaaliland guul

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 роки тому +3

    bal eeg ahmed silanyo isago mucarida ayu hadana sidas wanagsan u hadlayaay walee wa geesi qiimanaya wadankiiisa la inama citirafin bay ku waashen isagana wuxu fahansiinaya inana dal nahay ragan kale waxya kaga dhegtay citiraaf ma haysno show waxan faqashta nagu tidhado citiraf ma haysan iyagay ka maqleen ilahay ha na xariisto xidigta madow waxa weeye ana madow lama odhan 5somaliyeed ma jirto ma isaga samaysanaya bulaale muxu ka hadlaya ilahay ha naxariisto hadu noolaa waan karabashi laha mayd lama doodi karo

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Рік тому

    Ninkaa Maah maahaya Allah how naxariistee waa ninki Kelmedii Dhablibaax Soosarey Xoghayii hore Xisbigii Udub dawladii Riyaale( Dr Gaboose Siwacan Aqoonteda leh u hadley.iyo siilanyo oo sookoobey

  • @cabdirashiidcismaan1461
    @cabdirashiidcismaan1461 7 років тому +4

    dood cajiib oo taariikhi ah weeyaan waxay na xauusinaysaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 роки тому

    horn cable dee ma lihid waraysigan maxaad ugu samaysanaysa copy right yaaab

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Wan gala adkanay

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 роки тому +2

    madaxwaynah jabuuti waa beentiis ee isaga sidaas rabay ilahay ha naa dhafiyoo mid ka khayr badan ha keeno jabuuti waa doqmo hadii somaliland la citirafo hoygooda labaad buu noqon lahaa

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Hargysa isga imado wax la qadan karayo ma ahyn arinkasi

  • @naasiraadamxaashi2247
    @naasiraadamxaashi2247 2 роки тому

    Jsl haddiiaymadaxbannaadeedii aykudarsatay somalia maanta weliwax aqoonsiah magaysato welisomalia ayaasheegata maxaahortaagan aqoonsiga Jsl

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Hawiye iyo darod ba wax walba leh

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 роки тому

    Jaahilku markuu daciif yahay waa kuwan oo kele oo afwayne macalin u ahaa ilaahay uma wada naxariisto siiba awowgay marna adeerkay cigaal ilaahay qabriga ha’ku wada kulansiiyo isaga iyo afwayne iyo inta madaxda kadambaysa inshaAllah🤲🏼🤲🏼🤲🏼 inta xaqqa ka ahaa somalinimada AMA somalilander nimada ilaahay haka badbaadiyo cadaabta kuwan ay na badeen oo dibad nalagu dhalay 😢😢😢 ilaahow cadow gudaha iyo dibada ilaahaw nadhaafi dhaqso oo ciilka farxad noogu badil Ameen yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Konfurna wan wasay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 роки тому

    cumar carte hadalkiisa maha sax iyagii oo hadalaya waxay yidhahdeen meeshii markaanu aragnay inay rajo lahayn odayadiii baanu soo wacnay odayadii baa yidhi bilaa sharuuud ku raacaa sidaas darteed bay wax u saxeexi wayeen

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Wuxu xabsiga u dhigay siyad bare ayu qaba

  • @kaderjoseph2272
    @kaderjoseph2272 4 місяці тому

    Aniisa 😂😂

  • @mohamoudhassan8223
    @mohamoudhassan8223 7 років тому +2

    u

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 роки тому +2

    horta somaliland lama gumaysan walahay somaliland dowlad kale u timi hada ingriis wuuxu yidhahda somaliland waxaba ma oool sidasanu u noqon mid gacanteena ku jira marka inaga la inma gumaysan mana noqon somaliland meel gumayste yeeshay ogada taas wale ahmed silanayo dalka waa jecel yahay sida kuwa kale ma meeraysanayo oo wax baa citiraf ba la wayaay ma jirto ee wuu aminsan yahay kal iyo laab haday kun sano noqonayso mujahid ahmed silanyo walahay waa rageedii ragan kalena wa wanagsan yihin lakiin citirafka inay ka niyad jabeen baad moodaa

  • @drmaxamedcaliplayplay7371
    @drmaxamedcaliplayplay7371 2 роки тому

    Somali was isku mid

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Dadka galana waa laangab ba idahdan

  • @ahmedmahamed6982
    @ahmedmahamed6982 4 роки тому +1

    Alee haw naxriiisto
    Aabihi xoriyada somaliland
    Cabdiraxman tuur

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Reer konfurko qabil bay wax ku qaybsadan

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Somaliland bu iibsaday

  • @dahirmaxamed6967
    @dahirmaxamed6967 3 роки тому +2

    Asc somaliland hanolato

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Xadka somaliland waa la yaqana

  • @halasmaxamuud8926
    @halasmaxamuud8926 8 років тому +3

    tani, waa, uun, isaaqlaan

  • @galkacyo12
    @galkacyo12 9 років тому +5

    Allaah dadka walaalaha ah somaliland iyo somalia ha isku soo celiyo, xasadka iyo isnacaybkana ha dhex saaro

    • @hebbnm355
      @hebbnm355 9 років тому +1

      Wake up the dream its aday .. Somaliland is somaliland forever no more union with alshabab

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 років тому

      cid xasad iyo is naceyb isu haysa ma jirto ilaahay mid kastaba meeshiisa haku barwaaqeeyo wax dusha inaska keen saaraya ayaan jirine.

    • @adalealale5192
      @adalealale5192 6 років тому

      Azl Mcl waa sidaa wll

  • @mzzsmileuggie8968
    @mzzsmileuggie8968 7 років тому +6

    ingiriisku gumayste muu ahayn

    • @salimnour
      @salimnour 7 років тому

      mzz smile uggie
      hhhhhhhhh

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Рік тому

    ILAAHEY KUUMA NAXARIISTO WAXAAD AHAYD KHANIIS KHANIIS DHALAY OO JEBIYEY UMADA REER SOMALILAND CUMAR CARTE WAA KHANIIS KHANIIS DHALAY OO NAAG AH WAXAA TIHIIN NIJAASO NIJAASO DHASHAY

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Isagu dan u gooniya wata

  • @suaadminaj4809
    @suaadminaj4809 9 років тому +2

    ***** lolz

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Qof gor gortan lagala galaya ma jirto

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 7 років тому +2

    Hhhh shacbiga reer somaliland hh adeer dhulbahanta dowladiisi darwiishland baa wadanka ka talinaysaye idinku buurahad saarnaydeene iska daaya tariikhda jacbudhkeed wadaan abtiyaal 😂🇸🇴

  • @cxHniy3luv
    @cxHniy3luv 4 роки тому

    Siiranyo toogii ogo waynaa boo ahaa ee xil loodhiibo.

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Isagu somaliland ka madax weyna ah bu wasir yar doontay

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Mo iska casilo markay wasir ka dhigin reer konfurko

  • @XasanCabdilaahi0
    @XasanCabdilaahi0 5 місяців тому

    Adeerka beenta ka daa wax la dhaho dal Somaliland ma jiree

  • @aimaam8365
    @aimaam8365 7 років тому +4

    siilanyo doesn't know how to speak. he is still the same today. does he have speech problems?.

    • @MrHangool
      @MrHangool 6 років тому

      Aim Aam he actually used to be very very elequont back in the SNM days but now I think the age is getting him and Hadraawi as well.

  • @halasmaxamuud8926
    @halasmaxamuud8926 8 років тому +5

    dooda reerka, isaaqa