Maansha alaaah wiilka kuu dhaashay han balyo👍🏼❤❤💞waxaad u bixiisaa magaca xaaskaagu u y doorato hooyada hadyad oga ďhig magacaa iyadu doorato.💜 u daa👈🏻 9 biil bay caloosha ku sidee😉xaqeeda sii🥰
Marka hore salaamnid legend guribarwaaqo waan kuatageera wllkayaw Talo yar wll Alle khayrka haku waafajiyo horta mida kale zxp waad qalbi fiicantey intaan kaa arkey lakin heesuhu waa xaraan sidad ogteyba zxp reactionkan aad ka bixineysana xaaraanti weyso galaysaa sidaa kadaaalik lacagta aad youtube ka ka heleyso xaraan ayay noqoneysa . Qofka jidhkisu xaraan ku korona ducada lagama aqbalo sida diintu sheegtey marka zxp ciyaalkaga xaraan hasiin alle ayaan ka baryaya inuu comentgaygan kuwaafajiyo Alle gacantiisaa lagu hadoobaaye 🖐🖐
Masha alah hambalyo abowe waxan leyahay wilka nodhashay edo sobarbar kor o kalin gal mida kale hadey macqul tahay wilka nodhashay aniga haleygu sharfo o mahir halo bixiyo si curad keyga samigisa u u noqdo ok jawab ina ader waxan kadawana barnamijka muqdisho cadey
Waxa laydinka sugaya magaci
Ibraahiim Ismail Abdillah
Kaas u bixi
Asad u bixi sxp magac libaax weeye 👍big fan
Muuse iyo nuux waa magacii dadka waaweyne Muscab ama abdihakin ubixi ni0😂😂🖤
Abdilahi ismacil abdilahi
Fahad ama Faarisi.
Maansha alaaah wiilka kuu dhaashay han balyo👍🏼❤❤💞waxaad u bixiisaa magaca xaaskaagu u y doorato hooyada hadyad oga ďhig magacaa iyadu doorato.💜 u daa👈🏻 9 biil bay caloosha ku sidee😉xaqeeda sii🥰
Muuse ismacil cabdulahi masha allah hanbalyo wll qli alle haku dayo carurta iyo hooyadod iyo adigab ❤🥰
Markuu yidhi inanbaa ii dhashay walhi walshay oon jaajarkii kaqariyay doonaysa ayaan kuyidhi guri barwaaqo utun sacabka oo u hanbalyee hadikle kuma siinaayo waanay kaso baxday balnkii 😂😂😂😂😂
Masha.allah.wiil.wllky.soobarbaaar.wll.kuso.dhawoow.dunida❤❤
😂😂😂😂waa iskaa jeclahay ina adeer from galkacyo ka dawada.wiilka noo dhashay soo dhawow eedo ❤️
cimraan ubixi pro
Mahir
𝚘𝚗𝚘𝚝𝚑𝚛 𝚕𝚎𝚟𝚎𝚕 𝚠𝚊𝚊𝚢𝚎 𝚐𝚞𝚛𝚘𝚠 🤞
Congratulations 🎉 inanka kuu dhashay! Dee inanka Allah ha tarmiyee ubixi Darod Ismacil!
The one and only legend @Guri Barwaaqo waan ku faraxsanahay Soo laabashadaada iyo khaamaha cusub farxadda wiilka kuu dhashayna waan kula qaybsanaynaa
Legend guri barwaaqo hhhh wllhi waad iga qoslisay
Waraaa Aapo ku barwaaqo haku mushquulin sharma boy waa nin arag oo fanan somaliyeed aHHe👌
Magaca wiilka yar waaa
Cabdilaahi ismacil cabdilaha cali 🍎🍎🍎🍇
House barwaaqo kkkkkk
mnsha Allah hanpalyo zxp qali waxaad uu bixisa Maxamed Maxamed aamiin 🎉🎉🎉🎉🎉
Hayaay hayaay Afar wada socda wllhi inaan fadhi lagu helin🤣🤣🤣🤣🤣🤣
guri barwaaqo taageeraaa kuu ahay nolow bro waxan kaa soo salaamaa dalka south africa brother one love bro
Masha Allah wiilka Yar Soo bar bar ban leyahay landhere
Waxad ubixisaah
Khaliid binu Walid Isha allah
Khaalid Guri barwaaqo 🙏💯💐
Soobar baar eedo 🙏💐💯🤱🏻❤️🎊
From Sweden
𝐌𝐮𝐬𝐜𝐮𝐮𝐝 𝐢𝐛𝐧𝐮 𝐢𝐬𝐦𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥❤️💯🤴
Maxamed Ubixi waa magac wanaagsane
Daarood Ismaaciil.....ubixi😂😍
Isma galaan
😁😁😁😁Mucjisaa tahay
@@umumaryama9023 hhh
🤣🤣🤣
👏👏👏👏👏👏 hambalyo sxb
Ani ahaan *Mahamed* ubixi baan ku odhan lahaa magacii nabiga Scw
Mansha allah alle hakaga dhigo mid diintisa io dadkispa anfaca ani fikir ahan tayda napi muxamed magaciisa upixi s.c.w
keep goin guray barwaaqo🏃🏾♂️🏃🏾♂️
Maasha Allah waynoow Eedo iyo habo Muuse ismaciil kugu raacsanahay guroow alle hakuu barakeeyo wllo awlaada dhamaan 🩸
Asc brother masha Allah tabarakallah the little boy it's the gift from Allah.
mansha allah hambalyo alle wiil khair qaba haka dhigo magacna nuux ismail u bixi walow nuux rasuulkii u horeyna ahaa magacas ban xooginaya anigu legnd
Hambuo wllku waa sakariye ee igu raac zxp❤❤❤❤❤❤❤❤
Cabdiraxmaan ubixi waa 😍 💖 magaca Allah jacalyahay
Waanu fahanee Way kula dhigayaan gurow 😂 From Hargeysa
Maftuux
Marka hore salaamnid legend guribarwaaqo waan kuatageera wllkayaw
Talo yar wll
Alle khayrka haku waafajiyo horta mida kale zxp waad qalbi fiicantey intaan kaa arkey lakin heesuhu waa xaraan sidad ogteyba zxp reactionkan aad ka bixineysana xaaraanti weyso galaysaa sidaa kadaaalik lacagta aad youtube ka ka heleyso xaraan ayay noqoneysa . Qofka jidhkisu xaraan ku korona ducada lagama aqbalo sida diintu sheegtey marka zxp ciyaalkaga xaraan hasiin alle ayaan ka baryaya inuu comentgaygan kuwaafajiyo
Alle gacantiisaa lagu hadoobaaye 🖐🖐
Nuux ismaacil cs Ugu magc dar indr gurow🙏💚✅
Mansha Allah alle hakaaga kii waalid adeeca ee dadkiisa iyo dalkiisa ba anfoco
Mama malyuun maahe waa malyuun manka😂😂😂😂mantana wayka qaraxdee
Apdikariim ubixi saxiibka magaciisa weeye ♥️😂
Guri Reactionkiisu kuwa kle waxpu kaga duwayahay 🙌😂
Wax wayn weliba🤩
AFRAX ISMACIL
Waa magacega aniga ah wiil guri barwaaqoy AFARX
Wow m.a so bar bar nune🥰🥰🥰💯 Mohamed ismail ubixi
Sakariye dhalalaalla ku lahaaa alla gurayoob beerkaa i casaysay wlhi🤣🤣😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Guri barwaaqo Xaraabadii oo qof ah🤣
Qadan mahamed jamac horta mahamed jaamac waayo gurayow🤣
Qadan waa xaaskiisa
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@Darwiish8 Xamda Ayaa Laydha Xaaskisa
ninkan cumamadisa lama haysan waxa so kle gaaladu way tidhaa another level 🤓👍
Guri barwaaqo saxb hanbalyo alleh haku dayo farxadana haku wado ❤️ nio mustafe ubixi sxb
Guray barwaaqo kiya xaal hee🥰inaadeer alllah ha barakeeyo wiilka yar
Another level reaction buuqiisa wata 😂😂
kkkkkk guraya barwaaq
Hhhhh ninkaan caafimadka reaktion aad uu ugu fiican yahay Malyuun waa fananad aan jeclahay. Waa run ninkeedina caac uu la soo yiri ayana waa aanustay
Maashaalaah 💙
Addero Soo Barbaar 💜
Mnsha Allah guri barwaaqo adiga iyo reerkaagaba alle ha idin xifdiyo dhamaantiin wiilkaagana alle hakuu barakeeyo dhamaantiin wll
Guri bawaaqo sxb beerkaad icadaysay walahi keep going magiciina wxad dhahdaa mucaad Ismail
Congratulations 👏🏾 🎊 💐
On your bundle of 😊 joy!
Boy names: Ahmed, Ali. Maazin,Malik,Muse,Mahamed,*Reyan*, Tarik, Noah, Adam, Suleman,*Zidane* 🤔🤗👈🏽
Waan kugu raacay Axmed u bici ama muse ismaciil.
Inadeer yarka maxad uu bixisey ?
"MAAHIR ISMAACIIL."
Magacaas ban ka qabsaday anigu ee wiilka ugu cimaamad nio Guriyow.
WaaR SHaRMa BoY BaY Ku DHaGa HaDLaYsaa😅🤣😂
Zxp shadhadh gacmo gaba kusodop
Muqalada 💯💪💯💯💯💯💯
Hambalyo 🎉🎉🎉lkn Abubakar ismacil ubixi wiilka ismacilow🎉🎉
Macalin sorry hadan ciyal xamar nahay waan ku wadana waxa qaladana laguu qaban mayo legend ✌️
Maanta reaction ku waa another level wixii la oran jirey🤣
X ,
Mama malyuun ila hada kaga dhagantahy 🤨😂😂😂
Hbenku dhashay waxan ahayn dadki ushaqaynyey wuxu ku dhashay xananda xfda gaha Ayan ugu shaqayny m.a 🥰
Maxamad ubixii kidalkisa iyo dadkiisa afacu Alaha kadhigi aamiin yaarabi waa magac kuqaliyaa muslimiintaas dhamaan l love you Maxamad yaree waa hoobaal in aan isku raciidoono
Waaan kuu habalyaynayaa brother. Wiilkaan eedadad u ahay ilaahy haka dhigo kii dadkiisa io dadkiisa io dalkeeenaba anfaca soo bar baaar eedo. Gurayoow wiilka waxaad ubixisaaa shaafici ismaaciil mahadsanid wll
Wqr guraw reaction maahane wxpa ku riixayee maku labeena reeerka 😆😆😆
Mida kle hamblyo wiilka reer ku so kordhay
Heestu waxay u laxan eegthy heesti madaxa nafuran 😂😂😂
Masha alah hambalyo abowe waxan leyahay wilka nodhashay edo sobarbar kor o kalin gal mida kale hadey macqul tahay wilka nodhashay aniga haleygu sharfo o mahir halo bixiyo si curad keyga samigisa u u noqdo ok jawab ina ader waxan kadawana barnamijka muqdisho cadey
Wlhi waan ku wataaa legend
Kkkkkkk war hedhe ada ug qosol.badan kuwa ra akshinka bixiya🤣
Wakutagera legend brother 💯🥰
waar odaygu barahan mustafe yare caadiya ayuu noqdey uu taraaraxayaa uune 😁
Mustafahas amuu isagu dhalay🤣🤣 si bay isku copy gareyan
Hambalyo wiilka waxd ubixisaa maxamed waayo qofkastoo maxamed loo bixiyaa ma khasaaro inzhalah mustaqbalka dambe wuu liibaanayaa✌️🙏🙏
Masha Allah legend brother xamse ubixi Zxp
Maama malyuun tii aad Noo sheegtay aaway 😂😂😂😂😂😂
Jah
#Mouze Izmail U bixi Aniga Igu Magacdar Ninkaa Yar #Igu Cumaamad. WAAN KU ZALMYAA INDER 🙏
23🤣🤣 waan ku salamay wllkey hambalyo inanka yaree ku dhashay allah ha xafido magiisuna waa maajid🥰
🤣🤣🤣🤣
Fanibaad tahay
Guri Reactionkiisu kuwa Kle waxpu kaga Duwayhay🙌😂
GUURAY ISO QOR LANBARKAG
Guryoow legend baad tahaye inanka Yar Maxamed aamiin u bixi.
Mansha Allah tabaarakallah hambalyo wllo wiilka ku so biiray
Hhh guri parwaaqooy wadiga dhinacaga eegayee islaantaadi miya sixun kuu soo eegtay illen wad ku dheerate😂😂😂
Boqorka reaction guribarwaaqo from boorama somaliland ♥️🤍💚
Anther level keep going ismacil Cabdilahi hor mar wacan
masha allh gulayso aduun iyo aaqiraba malyun iyo guribarwo
masha Allah ❤️
Maxaa La iga Cunay Ayaan kugu Raacay Gurow🤣🎤😎
wlhi reaction cidna kuguma gaadheyso🤣
Wlllky nabiga ugu magacdar scw maxamed
Guri Barwaaqo kaftanki oo qof ah salaan sare wll
13:46 Maamo Malyuun Maaha Gurow😁🤗
Yartu odayga waxbay ku kaakicisay kkkk
8GB uu sheegayad tahaye is soo adkee 😂
@@yaasir1936 Sideed Ku Garatay Ma Ila Midba Tahay😅😁
@@secretman4809 😃😃 belo kula mid noqta mayee meel aanu u jeedin baa ula kacday , maam malyuun tusaale ayuu uso qaatay qofka socodka badan ayuu ka wadaa adna fanaanda mooday dhooroow 😂
Peercazadkii gurey ahaa🤣👏
Mashalalha haabalyo wiilka eda uhahay soo barar
ASC
Ustaad Magaca igula haboon
Waa ‘ ( Aadan )
Maadaama Isaga laga soo Alkumay
Mahadsanid
Kkkkkkk guray hada waxa noqotay father of reaction
Cabdi kariin ismaacil u bixi
𝐀𝐦𝐚 𝐦𝐮𝐡𝐚𝐧𝐚𝐝
Masha allaha wiilka dhashay waxad u bixisa maxmed amin
Gurow nuux ismaciil u bixi inanka nabigiina ugu magac dar duriyadaana ugu magac dar 🥰😍
Mash allah alle haku barakeyoh mahamed ismacil
Mansh allah hanbalyo guri barwaqo wlo hadan dhagaystay cilibkan ee pleasse wilkan edada uu ahay uu bixi muse ismacil alif mabkug
Tayzan or ashraf is the best namne👌
Guribarwaaqo aaabaha reactionka madaxsare so badi reaction aduunba ku fahanaa
M.a guri barwaaqo hampalyo muuse ismaciil baa ila qurxoon aniga illahayna haka dhigo kii dalka diinta iyo dadkiisapa anfaca🥰
Guri barwaaqo from hargaisa zhp waxaad u pixisaa maxamed ismaciil wllhie waa best name😘🤘
Masha alaah wilka dunida kusoo birayaa hambalyo inader guraw
M.a mabruuk mubaarakoo nunaha kuu dhashy
Sakariye ismail ubixi wll 😂✋❤
Mashalah ilahay haku barakeeyo 💞😊
Nuux Ismacil u bixi inader waan ku salaamayaa
Ismaaciil cabdilaahi cali hambalyo hampalyo hampalyo mgca hadaan isku dayo waa maxamed ismaaciil cali❤❤
Gray barwaaqo legend baad tahy walhi keep going maantoo dhan waxan ku qoslayey sida aad ijilyso fananada