Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 84

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 84

КОМЕНТАРІ • 115

  • @AshoMuhmed
    @AshoMuhmed 3 місяці тому +13

    Sacdiiyo xeynaash iyo igare iyo jini iyo cabdishukri iyo umul kher iyo xaawo iyo ubax iyo mumtaaz iyo sidaxda sodoh dhamaan waan idin salaamayaa inatey noolali jidho nabad iyoo cafimad ku jooka walaalayaal❤❤❤❤❤❤

    • @habarkuuley
      @habarkuuley 3 місяці тому

      Qofyahay fimka maa ku jirtaa Adna

    • @cudooncabdullahi3284
      @cudooncabdullahi3284 3 місяці тому +1

      subhanallah wll maxaythy sairka profilka ku saarani team qaniisiinta ilahay ceeb ha asturo

    • @Naciimabintmoha
      @Naciimabintmoha 3 місяці тому +1

      Subxanallah 😢😢​@@cudooncabdullahi3284

    • @BukariAbdulahi
      @BukariAbdulahi 2 місяці тому

      Ilax

  • @cudooncabdullahi3284
    @cudooncabdullahi3284 3 місяці тому +2

    Awoowayaashay Cabdalle iyo Cawareere allaha u naxariisto.

  • @KifaaxSiciid-jo2no
    @KifaaxSiciid-jo2no 3 місяці тому +6

    Tii sacdiyo sawtan reermagaalowday😂

  • @AmiinDaacadAd
    @AmiinDaacadAd 3 місяці тому +6

    Maamada caadi maaha Dhag la qabto malahan Ingiriis ka baxaya yaa!!!😅😅

  • @SahraCabdi-zk1sv
    @SahraCabdi-zk1sv 3 місяці тому

    WR gabadhii dhiib xaynooshow

  • @AdenHamda
    @AdenHamda 2 місяці тому

    Wlo filmki maaxa heeley soo daaya waan idin sugayna

  • @libanali324
    @libanali324 3 місяці тому

    Xeeynosh is not easy 😂😂😂😂😂

  • @SalehAli-sk3ii
    @SalehAli-sk3ii 3 місяці тому

    Time ka dhalmodoon
    Horey usocdaa 😂😂

  • @SahraCabdi-zk1sv
    @SahraCabdi-zk1sv 3 місяці тому

    Filinku si but isku dhaafsanyhy❤

  • @LuulYuusuf-q9m
    @LuulYuusuf-q9m 3 місяці тому

    Waan idin salaamay team dhalma doo✋️

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 3 місяці тому

    Mamdu warkeda waa cadyhy😂

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 3 місяці тому

    Aniga waa yaabayee khadra goormay reer magaal noqotay oo baadiyaha katagtay

  • @ArwaBiito
    @ArwaBiito 3 місяці тому +1

    Ba’ waa giig

    • @ArwaBiito
      @ArwaBiito 3 місяці тому +1

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @IsmaaciilCade-wh5vb
    @IsmaaciilCade-wh5vb 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @MiskiOmar-jt3cd
    @MiskiOmar-jt3cd 3 місяці тому +1

    Dad pdana cayilY wle

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 3 місяці тому

    Wlle acdiyo waxbey dhigtey mamo qadro

  • @TaxcollectorTaxcollector-hf8ud
    @TaxcollectorTaxcollector-hf8ud 3 місяці тому +1

    😂😂😂

  • @AnfacAbdinasir-po1ku
    @AnfacAbdinasir-po1ku 3 місяці тому

    War badanidaa wada waduhu ko.go😅😅

  • @Nasroomorali
    @Nasroomorali 3 місяці тому

    Waaan idinsalamay dhmn bahda qasaaltv lkn flimka gosgos kadhiga halqoys ayaad kudhameysen

  • @KaltunJamac
    @KaltunJamac 3 місяці тому

    Bya

  • @drceelqode3242
    @drceelqode3242 3 місяці тому +10

    TEAM QASAALI FILIMKA GOOS GOOS KADHIGA LABA RUUX KU BILOWDEEN KU DHAMAADAY MACAANEEYA WAX IS DHEX GALIYA WAA MAHADSANTIHIIN SHAQADA ADAG HAYSAAN

  • @bashiirbodhariofficial
    @bashiirbodhariofficial 3 місяці тому +6

    Filimka sidii shaxa ayuu noqabtay lkn marax ayaa kadhigteen hada meshey mareysay wanba illaway

  • @degan4
    @degan4 3 місяці тому +15

    Maamada engilish baa ka soo burqanaayo😂😂😂🎉

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 3 місяці тому +4

    Adaan ku dhalay caruurtaadana ma rabo waa iga yaabisay.

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 3 місяці тому +3

    Sacdiyo is not easy odeyga aabaheed waa mid kle haa wax U sheeg xaynooshow dadkaana reerkaan waa reer yaan Leh cakuye Iyo baadiyo❤❤

  • @ABDINHOTALINHO
    @ABDINHOTALINHO 3 місяці тому +2

    Horta xaa qaldan maamadaan tii dhashay umul kheyr ma ahanoo sacdiyo xaa u keenay😅😅😅

  • @KifaaxSiciid-jo2no
    @KifaaxSiciid-jo2no 3 місяці тому +7

    Qofkii U horeeyay Inaa ahay ma liga dareemaayaa

  • @Ifrush-l8o
    @Ifrush-l8o 3 місяці тому +9

    War habartii reer baadiyahaahyd waa ilbaxdey😂

  • @NahwoOmar
    @NahwoOmar 3 місяці тому +5

    Qokii udanbeeyay ahay😂😂❤

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 3 місяці тому +3

    Jini ishumi khatar buu is galiyay Dudun laguma fariisto,Masas baa ka buuxa.

  • @YasirCusman
    @YasirCusman Місяць тому +1

    War duqda english kabaxayee😂😂😊

  • @Axmedfaysalmaxamud-gm4we
    @Axmedfaysalmaxamud-gm4we 3 місяці тому +3

    Asxabeey waxad ifahansisaan ree cabdilaaha wiilka lokaxeynayo maqoys ruwayada kujira mise waxbad

  • @ikraanalihareed9816
    @ikraanalihareed9816 3 місяці тому +1

    20 jir ka adag bir kuteh mamada😂😅

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn 3 місяці тому +8

    Mama khadra oo English ku hadlaysa😂

  • @MahuurSuleiman
    @MahuurSuleiman 3 місяці тому +1

    Habarta gortee rermagalowdey😅😅😅😅😅

  • @DEQASHODE
    @DEQASHODE 3 місяці тому +2

    Wr waan idin salaamay dee filimkii sowdinkan madhax ka dhigay

  • @ancaamcaaqil9328
    @ancaamcaaqil9328 3 місяці тому

    Odaygan sacdiyo abaheda macawistan iyo sharakan ma siwo miya horta?😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 Місяць тому

    Odaga sacdiyo dhalay ila intee mumtaaz koreysay ma Hal shaati buu watay 😂

  • @Nusbayr
    @Nusbayr 3 місяці тому +2

    Uff
    Maanta marax

  • @MiskiOmar-jt3cd
    @MiskiOmar-jt3cd 3 місяці тому +2

    Dad pdana cayilY wle wx kle

  • @لطيفهبلال
    @لطيفهبلال 3 місяці тому

    Odayga :yaa
    Islanta :Fireedhom womam😂😂😂😂😂 6:24

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 місяці тому +13

    O'Day xaynosh is not easy ❤❤❤❤❤

    • @naseexomedia3983
      @naseexomedia3983 3 місяці тому +1

      ❤❤❤❤❤

    • @naseexomedia3983
      @naseexomedia3983 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @naseexomedia3983
      @naseexomedia3983 3 місяці тому

      😢

    • @ArwaBiito
      @ArwaBiito 3 місяці тому +1

      Is easy

  • @HamdiCnuur
    @HamdiCnuur Місяць тому

    sacdiyo Abahed shatigamaiskabadalo miyàa

  • @MiskiOmar-jt3cd
    @MiskiOmar-jt3cd 3 місяці тому +3

    Dad pdana cayilY wle wx kle 😊😢❤❤😂❤

  • @daahiraxmed9627
    @daahiraxmed9627 3 місяці тому +3

    Anaa uhorooyo

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 3 місяці тому +1

    Dudunta muxuu la dulsaran yahay jin ayaa dhistay ma oga miyaa sacdiyo aabahed😮😮

  • @Holac-k7z
    @Holac-k7z 5 днів тому

    Free down women ku te😂😂😂

  • @MiskiOmar-jt3cd
    @MiskiOmar-jt3cd 3 місяці тому +1

    Dad pdna burtay wle

  • @juweriyocawil8914
    @juweriyocawil8914 3 місяці тому +1

    Qadro waa abtiirsatay wllhi lajamaad❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 3 місяці тому

    Walalyal 20 minutes waa nagu yartahay riwayad intas ah ma fiicna ee baga badala 35 min ama 40 min.

  • @KaafiyoIsmaacil33
    @KaafiyoIsmaacil33 3 місяці тому +1

    Riwaayad shidan

  • @Ifrush-l8o
    @Ifrush-l8o 3 місяці тому

    Reer baadiye qurba usocda oo English ku hadlaya women's power in the world in the year 😂😂😂

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 3 місяці тому +1

    Akhas cawa wa madhax

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 3 місяці тому

    Qadroy wan ku xiisay walahi funy aya tahay ad ayan uu jecelahay jilinkaga ❤team qasal salan sare From djabuti ❤

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 3 місяці тому

    Naa Sacdiyoy away ninkiiii ilmaha dalay😂😂😂
    Doqdina ayadho xabadhedha wadato oon mel udaqaqin bey isbedeshay

  • @crisaaqaxmed3317
    @crisaaqaxmed3317 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hooyomcnto6255
    @hooyomcnto6255 3 місяці тому +1

    😂😂😂🎉😅😅

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 3 місяці тому

    Macalin baa qabsadee ma adaba war hayaa jah mamada is not easy 😂😂 English bey nagu garacday😂

  • @لطيفهبلال
    @لطيفهبلال 3 місяці тому

    13:35 😂😂😂macalin bn qabsady i dont have time kutteh😂😂😂

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 3 місяці тому

    Sacdiyo belo kaba wayn

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 місяці тому

    Khadro iyo odoeeda hhhhh maba dhahane dhortaysan ogaa subaga cab cabi maaa

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 3 місяці тому

    Gabadhu qoryaha ay la taagan tahay baa ciriiri ku qabtaa hhhhhhh

  • @fardowsonuur5741
    @fardowsonuur5741 3 місяці тому

    Hhhh shaarka sacdiyo aabehed ma dhamaan mumtaasna wey qaan gaartay

  • @HousiaRash
    @HousiaRash 3 місяці тому +1

    😅😅😅😅😅😅

  • @Nagata122
    @Nagata122 3 місяці тому

    Islaanta rer baadiyaha ahi ha joojiso English ta

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 3 місяці тому

    Reer baadiyo labosan make up marsan😂😂😂😂😂😂

  • @BilemaxamedCigaal-le1xe
    @BilemaxamedCigaal-le1xe 3 місяці тому

    Meeday mumtaaz iyo baadi doonki umal khayr

  • @AxmedCali-vn2bx
    @AxmedCali-vn2bx 3 місяці тому

    Kkkkkk😂😂😂😂 wlhy maada waa iga qoslisay😂😂

  • @RoodaMaslah
    @RoodaMaslah 3 місяці тому

    Kkkkkhhh maamada 13 aadjiray kulahaa

  • @habarkuuley
    @habarkuuley 3 місяці тому

    Sacdiyo mom waa kacsan tahay 😊

  • @laylaladan4404
    @laylaladan4404 3 місяці тому

    Cabdle iyo cawrer waa awoow gey

  • @IsmaaciilCade-wh5vb
    @IsmaaciilCade-wh5vb 3 місяці тому +1

    Asc

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 3 місяці тому

    Oo gabaaadha sodon jir ahe 😂😂😂😂

  • @hodanahmed2344
    @hodanahmed2344 3 місяці тому

    Kkk way igu rafatay ku malo❤😊

  • @HoodoHasan-d8p
    @HoodoHasan-d8p 3 місяці тому

    Jini❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Deeqcabdi-x7c
    @Deeqcabdi-x7c 3 місяці тому

    Wakhtiga kordhiye

  • @maryaimosman222
    @maryaimosman222 3 місяці тому

    Sucaad waaFariid.

  • @Deeqcabdi-x7c
    @Deeqcabdi-x7c 3 місяці тому

    30minit ka dhiga

  • @NasraArai-gp8nc
    @NasraArai-gp8nc 3 місяці тому

    Keep going

  • @Xaawomuuseciise
    @Xaawomuuseciise 3 місяці тому

    Kkkkkkk

  • @IdilOmar-jr7xm
    @IdilOmar-jr7xm 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @MutaazXuseen
    @MutaazXuseen 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @FaadumoMaxamed-e9q
    @FaadumoMaxamed-e9q 3 місяці тому

    😅😅😅😅

  • @hamdibilanahmed7725
    @hamdibilanahmed7725 3 місяці тому

    😅😅😅😅😅😅

  • @Munajaamac899
    @Munajaamac899 3 місяці тому

    Anaa uhoreeyo 🎉😂

  • @Dhowrsan677
    @Dhowrsan677 3 місяці тому

    ❤❤

  • @FaadumoAadan-m6n
    @FaadumoAadan-m6n 3 місяці тому

    💓💓💓💓💖✨️

  • @HoodoOmar-vc2fn
    @HoodoOmar-vc2fn 3 місяці тому

    Marmaduke waaba cajiib 😅

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn 3 місяці тому +1