Deg deg muxuu yahay heshiiska Adiss abab ku saxeexeen deeganka somalida iyo Canfarta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Deg deg muxuu yahay heshiiska Adiss abab ku saxeexeen deeganka somalida iyo Canfarta

КОМЕНТАРІ • 34

  • @MedIltireh
    @MedIltireh Місяць тому +5

    Guul guul somaliyed

  • @AbdiHadji-mg4mn
    @AbdiHadji-mg4mn Місяць тому +2

    Wa guul wa guul ee ilahay ha noo ruumeyo heshiish kas

  • @AbdillahiOmar-qd2lc
    @AbdillahiOmar-qd2lc Місяць тому +1

    masha alha guul iyo gobanimo somalida galbedka site

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z Місяць тому +1

    Aad ayaan ugu faraxxanahay in canfarta iyo somalidu ha shiiyaan

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi Місяць тому +3

    Guul iyo gobonimo somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉🎉

  • @idrissaidarous-hi3mf
    @idrissaidarous-hi3mf Місяць тому +7

    Noo waran wariye guuleed waxa tahay runti qof aad ugu culus soomalida gaar ahaan galbeedka sitti
    Waxan ku leenahay waxaa tahay geesi soomali u hiiliya
    Waxan ka soo hadlaya wa galbeedka sitti dhulka la dulmay
    Allaha xaqeenii noo soo saaree uu soo baxayaye duceeya

  • @Raho339
    @Raho339 Місяць тому +4

    Guuleysta Wiilashayada Somaaligalbeed Gaar Ahaan Niyuu booliska Deegaanka Geesiyada Gobolka Siti Xoreeyay ee Walaalahood Uhiiliyay🇬🇶🇬🇶🇬🇶

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 Місяць тому

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte

  • @dekakayad3953
    @dekakayad3953 Місяць тому

    Sahib chukran dadlkin wadkomahsantihn chukran chukran❤❤❤❤

  • @dekakayad3953
    @dekakayad3953 Місяць тому

    Thinks for you from sitti

  • @user-cr7rw4np7r
    @user-cr7rw4np7r Місяць тому +1

    Guuul somalida galbed

  • @mohamedhussein7873
    @mohamedhussein7873 Місяць тому +1

    Guul ayan rajaynayna

  • @Gomeygoo
    @Gomeygoo Місяць тому

    Waaw

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Місяць тому +1

    Guul iyo gobanimo

  • @AdenMohamed-dx3fx
    @AdenMohamed-dx3fx Місяць тому +1

    Asc dhayal kuma iman eedhiig baalooshubey hadey ciidamada fadaraalku cadaalad noqdaan cafari waygaabsan oo awoodoodii waalawiiqay waanalanaageeyey

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Місяць тому +2

    🇸🇴🫡🦁💪☝🏽

  • @MeddiranehAli
    @MeddiranehAli Місяць тому

    Allah guiuleweyi

  • @Pip_hunter
    @Pip_hunter Місяць тому +1

    Adeer oromahan abii iska dhaafe gala dagaalka😎

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 Місяць тому +1

    Guul Guul galbéed gadhaay soomaadii matihidhm geeesiyaaasha goobolka sitti nooblaa galbéed

  • @MohamedAdan-gu6yj
    @MohamedAdan-gu6yj Місяць тому +1

    Hora loyidhi idaa rag kuma daye war an isdayno bu kugu daya nabadana baryo laguma helo

  • @OmarHoussein-q6y
    @OmarHoussein-q6y Місяць тому

    Guled nolow

  • @bossman1024
    @bossman1024 Місяць тому +1

    Waxad iska dhigtan rag
    Wariye yaal ah mana tihiin fays
    Book layay an xishonin dhaqankii kalumay

    • @Guledalifle
      @Guledalifle  Місяць тому +3

      niyahow dhibaatada ku haysta maxay tahay dhowr sano ayaad malin walba comment khaldan nosoo qortaa hadaaabad dad xun noo haysato mad iska daysid daawashada barnaamijyadeena anagana aan comentigaaga xun ka raysaneee

    • @HamdkI
      @HamdkI Місяць тому

      Babar dhaliweyday aleelo ku waalatay ha fiirsan haday xun yihiin huuno

    • @bossman1024
      @bossman1024 Місяць тому

      @@HamdkI Horta baro sida wax loqoro takale daca qudhunkiina meel walba urbu KU Gadha nagadaya da o qudhunka

  • @dekakayad3953
    @dekakayad3953 Місяць тому

    Sahib wadmahsanitihin

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Місяць тому +1

    Waxaasi waa been oo waxay qaadan sanado.

  • @user-zh2jw3zx8h
    @user-zh2jw3zx8h Місяць тому

    Wada halal aqbali mayno ilaa ay gobolkayna kabaxaan xuduuka hal laga soo xiro

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 Місяць тому +1

    My question is this guleed alifle tv abdinur tv karamardha tv galad tv warddheer tv and much more laugh 😂😂😂 why can’t you guys agree on one tv and contribute and empower that, this only one family guys you should be better than this. That issue demonstrates division but let’s know why before we start talking nonsense about you guys 😂😂.

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Місяць тому +1

    Arintasi wa been caad hala ogado

  • @muktarbare
    @muktarbare Місяць тому

    Xaqiiqada meesha taala waxaa weeye badalka ciidanka canfartu iyo kan soomaalida waxaa gali fadaraalka maamul ahaanna dadku waxay hoos tagayaan canfar waa sida ay ila tahay war jiraabana cakaaruu iman? aynu sugno

  • @muktarbare
    @muktarbare Місяць тому

    dagaanka soo anugu ma lihi waa maxay sababta ay ciidamadu uga baxayaan?

  • @muktarbare
    @muktarbare Місяць тому

    dagaan walba xuduudkiisa ciidankiisa ayuu xil ka saaranyahay dantooduna waxay ku jirtaa in ay iska diidaan dawlad ku sheegta dhinaca ka raran?