Deg Deg:Sharma Boy Aabihiis oo afka furtay fadeexo cusub.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • #ayaanle

КОМЕНТАРІ • 76

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 5 днів тому +1

    Maashaa allaah wuu uegayahay allaahu akbar❤❤❤❤❤

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 5 днів тому

    Sharma boy DNA halaga qaado saa ayaa fiicana hala Kala baxo❤❤❤❤❤

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 5 днів тому

    Hadey hooyadii wey ka dhimatey Haber yare ayaa soo korisey ❤❤❤❤

  • @ja1946
    @ja1946 11 днів тому +4

    HOOYADIIS HA LAWAYDIIIYO YAA DHALAY

  • @YusufeyBadhicade
    @YusufeyBadhicade 3 дні тому

    Hada sharma boy baadacade miya welcome Baadacade ina ader

  • @mahaddahiromar4894
    @mahaddahiromar4894 6 днів тому +1

    ruunti koley ilahey baog lakin waisu egyihin waxi beenah alaha naga cafiyo

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 2 дні тому

    Shar .ma .Arke .waa magac daarood

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 5 днів тому

    Wuu uegyahay❤❤❤❤

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c 7 днів тому +1

    SHARMA BOY AABHIIS SAXDA AH WAA BEESHA BAADI CADE HAWIYE

  • @geelegaab
    @geelegaab 7 днів тому +1

    Waay isku eg yahiin waa dhici kartaa
    Oo odayga majeerteenka waxuu lahaa sharma anaa dhalay

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 11 днів тому

    Adduun iyo aakhiro Allaah ha ku cadaabo madfaca aad sheegeysidna adiga kaligaa Allaah ha kuugu rido

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 11 днів тому +3

    WAA LAGU SOO SHUBTEY XOOGAA LACAG , CADOWGA MJ BADANAA, XABAD KA QAADI MEYSAN .

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 2 дні тому

    Ma Sharma boy baad hada usoo dhigsteen

  • @foozia426
    @foozia426 11 днів тому +3

    Waabay isku egyahiin abahii

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 8 днів тому

    Ceeb xishoda somaliyey

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 2 дні тому

    Dad nool maa hada layska dhocooyaa waraa jira

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd 10 днів тому +1

    War ya sharif shekadan had ka hor wa socon weyday e miyad so cusboney siisey ben bad ku dharan e Allah swt u noqo ninkan & nagtisa miyad bodyguard u aheyd benta ninkan sharma lafihisa cad cad ba la yaqan cida dhashey wa xadir abihi & hoyadi dadku wey isku ekan karan odeyga sidu u shaki baxo hadi u rabo DNA ha iska qado hadu Nairobi jogo sharmana xagan ayu isaga qadaya markas aya la kala ogan

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 7 днів тому

    Sharma hanti uma baahna

  • @SacdiaSacdia-w8q
    @SacdiaSacdia-w8q 4 дні тому

    Adaa soohadal dhahay😂😂😂😂😂😂

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 8 днів тому

    War ma maanta ayuu wiilku dhashay intaad ayuu dayacnaa ee muxuu u daryeeli waayay inta uu maanta abaal marinayo hhhhh horta wuu u cod eg yahay

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 11 днів тому

    Waa beenloow ninkaan walaal tuuga sharka waa majeerteen dhalada walaal ayaanle Aabiih waxuu joogaah Burtinle❤

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 11 днів тому +2

    Ok muxuu u raadsan waa yey markuu xamar ku rafaad sanaa

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 11 днів тому

      Markab ayuu raacay oo Sacuudi buu tagay.

  • @SahradiriyeHassan
    @SahradiriyeHassan 8 днів тому

    Codka way isga egyhin

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 11 днів тому +2

    Sharmarke wa magac darood muxu awes muxu kugu bixin wayeey

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 11 днів тому +2

      Sharmarke Soomaali oo dhan baa la baxdo ee falaaro gil gilasho idinkagama harto ee wiilkaad xadeen keena. Aabahaan iyo wiilka waa la kala jeexay oo qof kasta oo indho leh way arkaan

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 11 днів тому

      Yahuu magac cid gaar u leh ma jirto jaahilyahow

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 11 днів тому +1

    Sharmoow raadso dadkaada

  • @habiboabdi8839
    @habiboabdi8839 7 днів тому

    DNA haloo diro

  • @saeedhassan4125
    @saeedhassan4125 10 днів тому

    Adigu uma dhaaran kartid ee hala weydiiyo hooyadii

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 10 днів тому

    Masiibo saqiraah.maxay ka rabaan edeb daranaa

  • @FutoXar
    @FutoXar 9 днів тому

    Walaalkii ayaanlaha burtinle joogana ma isagaa dhalay😂reer koonfured guurkoodu waa,fanaaniinta majeerteen qabiilada dhibanahaa ayaa isaga dhaga ilaahy amarkii Sharma uguma horeyn Cid baa lacag ku bixisa arintaan

  • @HawaEgal
    @HawaEgal 10 днів тому

    Nahaab

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 8 днів тому

    Ilaahay kama cabsanayaan ninka Sharm boy sheeganaya ilaahay ha ka cabsado shiriif waa nin isna alle kacabsigu ku yar yahaye waxaan dahir ayaa wada nacaybka reer u qabo la dhoho MJ iyo wiilka yar ee Faanka sharm boy nolosha ku dhibteen aniga soomaali ima dhuuman kartaan qof sida book Idin akhrisaye ayaan ahaye qofku markuu been sheegayo akhrisa xamdi waxaan u naqa ilaahay gii soomaaliya iga keenaye uk 🇬🇧 London ayaa ku koraye wax ku bartaye af soomaaligan qorayo Aniga is baraye intaan noolahaye soomaaliya ma dagayo xitaa waa ka tagaye saxiib nimada dadka soomaalida sharm boy qalbigiisa fogaayenayesan anigu waxaan dhihilaha luuqada ingiriis baro heesaha wasten ka qaada ka taga soomaali dhan xasidiinta qabiilkiisa cartoon ayaa ku dhibtayesan waxaan dhan dahir ka dabaye xitaa shariifka alle ka cabsada

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 9 днів тому

    Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤

  • @zoonak6770
    @zoonak6770 9 днів тому

    Somalia ya caan unoqan jiray

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 9 днів тому

    Daahir candho fuustada soo riixay 😂😂😂😂😂😂

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 10 днів тому

    Asc.hadii.aysan.sax.ahsyn.DNA.MA.OGOLAADEEN.ABAHAN.SOOMAALIYEED.HALAGA.QAADO.D.N.A.

  • @Raxmo-d4p
    @Raxmo-d4p 6 днів тому

    Warya sharif sheydan waninka qorta gabanley hodeygan marki horey halkeybu jirey marku weynadey miyu soradinaya war benalayahow sheydanka wilka kadamow masibayaho

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 11 днів тому +1

    Kkkkk wa u egyahy

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 11 днів тому +5

    Odaygaan Sharma Boy Wooba U Eg Yahay

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 11 днів тому

      Waan kula qabaa taas

    • @Qaali786
      @Qaali786 11 днів тому

      Wlhi ani xitaa wuu ula egyahay

  • @sahraabdullah4830
    @sahraabdullah4830 9 днів тому

    Subxaana lah ma qof ayaad is ku dayaysaan in uu lacag iyo guri dhalashadiisa uu dhaafsado?. Sharma shaking ma galin kartaan.

  • @user-ss2cz2em3n
    @user-ss2cz2em3n 8 днів тому

    Xageebuu jiray intuu Rafaadayey sharmaake hoola waa xoola Uma baahana waahna

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 10 днів тому

    maxu ganacsada ka yahay maba hadli yaqane mida kale ader meeshan DNA lagu kala baxa sharma lacag ugama baahna asagaba lacag sameeyo million ah

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 9 днів тому

    Odaygu ha xanunsanado lkn aaway ehelkii kale iyagana masuuxsanayeen

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 7 днів тому

    Waryaa Alle yaqaan warhaad
    Jecelaateen magacaan
    Sharmaarke wiilasha ulabaxa
    Waraa kadaa wiilkaan aflagaadada waxba kamabadaleyso Sumcada fanaanka soomaaliyeed malaa kusoo adeegsatay Odaygaan waa soowaashay maruucaayo gabdhah iyo dadka caankaa that’s been you have a problem

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 11 днів тому +1

    Madaxweyne Hassan Sheekh Oo U Baahan Shariif Axmed Si Taliyaha Nisa Looga Dhigo Dad Badan Aan Rabnaa Oo Wasiiro Ah Iyo Arsena Qabiiladooda Shariif Axmad Muqdisho Iska Soo Xaadiri Taliayaha Nisa Aa Lagaa Dhigaa 🤣🤣🤣🤣

  • @FutoXar
    @FutoXar 9 днів тому

    YAA LACAG KU BIXIYA FANAANIINTA MAJEERTEEN IN AY KUDHAGAAN QABIILADAN 😂LACAGTA KEENA LAAKIIN MAJEERTEEN CIDKASTA ISKAMA NOQOTO

  • @Qaali786
    @Qaali786 11 днів тому

    Duqaan sharmaboy wuuba u egyehee

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 10 днів тому

    Waana u egyahay sharmaake

  • @SaraAli-w1c
    @SaraAli-w1c 11 днів тому

    Codkiisa xitaa wuu leeyahay

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 11 днів тому +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 11 днів тому

    Nikaan dhiig ayaa leyga qaadaa ayuu yiri.

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 11 днів тому

    Sarta sobe Barakada xaliimo 😢😢

  • @amiinyareamiinyare6292
    @amiinyareamiinyare6292 10 днів тому

    Hada markoo can noqday moo shey gahaa waa bentiis

  • @rynmm5137
    @rynmm5137 10 днів тому

    Beenlow roda maxamuud baydhawo ayey ku dhimatay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 днів тому

    Waa beenaale

  • @saidaali412
    @saidaali412 11 днів тому

    Koleey ilaah ayaa og laakiin waa isku egyihiin

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 11 днів тому

    Warkan dhaar badana mabeenlowa?

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 11 днів тому

    Hooyada u ge benta 😢😢😢😢

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 11 днів тому

    Maxamed buskud uu walaal la yahaay buskud pk sharmoow buskud walaalkaa waaye raadso

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 11 днів тому

    Way isu eeg yihiine

  • @saeedhassan4125
    @saeedhassan4125 10 днів тому

    Hooyadii halaweydiiyo

  • @SahraJimal
    @SahraJimal 10 днів тому

    Maba lakala yaqaana xitA CODKA

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 11 днів тому

    Kuqabso kuqadimeysiide

  • @shankaroonwrsme4787
    @shankaroonwrsme4787 11 днів тому

    Waxas wa been sharmo boy abihii wala yaqan burtinlu joga maxa khaldan

  • @muhuboali9896
    @muhuboali9896 11 днів тому

    Been badanaa , hadana masaanay keeneen

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 11 днів тому

    😂😂😂😂😂

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 11 днів тому

    Shariif beenaale

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 11 днів тому

    😂😂😂😂😂😂beentii oo soo waltay.sharma waa dhalad ab iyo Isir la yaqaan. Uma bahana nin qarabsan inuu isku dhadhajiyo. Beentu hadeey dacoown karto kan qanjaha weyn eey ka dacwoon la heyd 😂😂😂

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 11 днів тому

      Wejigiisa fiiri siday isugu eg yihiin.
      Wiilka hooyadiis wey dhimatay habar yartiis ayaa soo korsatay oo uu MJ qabay

    • @rynmm5137
      @rynmm5137 10 днів тому

      ​@@sucdisiad3316bella raali ahaw hawaryarta magaceed oo soo korsatay

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 11 днів тому

    Sharmoow ninka ma jeer teen wuu ku soo er yey calasoow u ducee sharmoow dhiigaa kuu hii liyey markkui heesta kuu dhiibaayey claspow