Wa qisa xanun badan run ahantii😭💔 khiyanadu wa wax aad U xun😭Mana fiicneyn inad Guri dhisan Dumiso🥺Qofna ad qalbiga ka dhawacdo💔Mxa yeelay Khiyanadu Ma ahan wax sii socota😭Wana taa Ad aragtay Dhibatada Ay leedahay😭Gurigagina Ka bur bur🥺Qofkii ad jecleydna wayday💔😭Taasi haku ahaato tusaale iyo waya aragnimo🥺👋👋
@@queensimraan2343 Xabiibti jeceylka ha sheegan marka hore ee isku day inaad qofkaas saaxiib caadiya la noqoto kaftanka iyo dhawaanshihiisa badi lagaba yaabee inuu asna ku jeclaado waana hubaa hadaad dhawaanshihiisa badiso inuu kaa yaraan doono xanuunka jaceylka waa tijaabo aan soo sameeyay xabiibti 👌
Marka hore aad baan uugu xumahay wixii ku dhacay wlshy marka xigta hdii eey runta sheegto waxba kama halabeen isna waxaa laga rabay in oo fikiro oo maskaxda ka shaqee siiyo lknse anigoo runta ka hadlaayo hada ayee sheekadaan igu dhacday blse gabadhaa runta ayee ii sheegtay wxyna i dhahday aniga marwo ayn ahay is barasho dheer kadib wxyno isku noqonay dad walaalo ah wxyna igu tiri aniga ninkeyga ganacsade waaye oo maliintii shaqo ayoo ku jiraa aniga neh guriga ayn iska jogaa wxyno is naqiinay 4 years hadase meel Kuma sheego oo markii aan wadankaan imaaday labo Sano ayn is naqiinay Mar dhaxdaa ayn is dhahay iyada iyo walaalaheed ka farxi blse nambar kama heen hada aniga igama aheen lacag Kuma soo jiidan iyane lacag Uma baahneen blse wxn aheen dad is bartay oo soomalinimo ka dhaxeyso bes wax kale ma jirin xiriirkeediina kama burburin oo aniga markaa ilaa hada xiriir ayn leeyahay sidaane wxn isku aheen walaalo uun wax kale lama jirin. Py. m. Deeq from south Africa py Py guy's
Dhib ma leh wa laysku dhacaa Balse isku day inad khilafka xalisan Siiba ruxa khilafka bilabay Balse wa daciiftinimo idinku dad is jecela Mustaqbal Nololedna leh inad kala amustan Od isu xnaq sanatan idinko Xalin kara Wax walba Mesha yaal Mxa yeelay tas aya dantu Ku jirta Si dhawac iyo Niyad Xumo u iman Tal ahan Midas ayan Ku siin laha Ani ahaan❤🙏👋
Gwr aan is jec leenay mrka iida gwr ay sxbo ahaayeen ayaa wiil ani sxbo nahay jclaaday marka teelka ayaan u weey diiye marka weey iga xnqday qoftaasi ma aniyaa qiyaamay ii sheeg
Fikirkaaga hoos noogu reeb Qisadadana Waad ila Wadaagi Kartaa
Lgnd
Qiso xunun leh wlhi
Walal Aniga qiso igodhacdy ayaa jrto inte qisdeyda kolawdga
M.a waan ka hellay wlhi qisadan waxayna tusale uthy wlky dumarka imanka an lahyn wlky waad mahadsanthy dhabtii wana ku xirnhy chanelka sirta jacaylka💟💟👎
Wlo waxn rabaa qiso igu dhacday inan kula wadaago oo xanun badan jcl ah plz ila soo xiriir
Wa qisa xanun badan run ahantii😭💔 khiyanadu wa wax aad U xun😭Mana fiicneyn inad Guri dhisan Dumiso🥺Qofna ad qalbiga ka dhawacdo💔Mxa yeelay Khiyanadu Ma ahan wax sii socota😭Wana taa Ad aragtay Dhibatada Ay leedahay😭Gurigagina Ka bur bur🥺Qofkii ad jecleydna wayday💔😭Taasi haku ahaato tusaale iyo waya aragnimo🥺👋👋
Ar sxbey qurux badinadaa m.a yaa qoftaan iku soo xiro😢
@@nugaallyrics5494 hhhh
🥺🥺🥺💔
Wlh qofkii nabsi galo wu kaso baxaya hora lo dhahay nabsigu wa so dahira😭😭😭😭nolosheyda qof ma qiyamin mana qiyami doono
Xanuun waye wlhi 🥺💔😭😫😥
Sax mnshaallah wil aqli badan ayu aha wxn rajenaya ine kuwa kalana kudaydan ee wilasha iyo gabdhahaba ah
Saahil waan kutaageer sanahay sxp waxaan kuleeyahay keep going
Walahi waa qiso xanu badan waye runti 😭😭qalad aye gashey ayad keep going
Waa qiso xanun bdn runtii😪 mna ficna runta wx kafcn majirto
1.............................................
;bbb;
,
,
.,
00n....11
.111111..
¹11111111111111😘😘😘😘😘😘😘😘😘.....,..🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾nj
Subxanallah ilaahay baan ka magan galay waxaso kale
Waa qiso xannuun badan runtii
Wax badso wax beyl bay leedahay ninkeeda inay ku qanacdo ayay ahayd
Wllhi wllo wax badan baan ka faaiida khayr badan alle ha ku siiyo wllkey saahil Cali❤️🌼🌹
bahia xanuun waye 😢😢😢 kuji kuji wye horay usoco zxb qaali
Waqiso xanun badan😭😭😭
Waan ilmeyey wlhi 😢waa qiso xanun badan 😢😢😢😢
Wlhi qisada ilin iga kente aniga hada wiil ay xiriri la leyehay midkalena waa jeclahay 😥😭😣😣😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Abaayo midka aa jeceshahy asiga maku jecelyahy
Abowe aniga wiil ayaan jeclhy balze wn ka baqayaa plz😥icaawi😥plz wllky Malin kasto wn oyaa runtii xanuun ayaan daremayaaa😥ax xanuun bdn jacylka😥💉
Aniga xitaa😭💔 lkin anaa ku shegaayo talo fcn ila so xrr
Ushego wll
@@bushrohabi9489 Thkz
@@ifoozasalad2454 lmbrkada isoo qor abayo
@@queensimraan2343
Xabiibti jeceylka ha sheegan marka hore ee isku day inaad qofkaas saaxiib caadiya la noqoto kaftanka iyo dhawaanshihiisa badi lagaba yaabee inuu asna ku jeclaado waana hubaa hadaad dhawaanshihiisa badiso inuu kaa yaraan doono xanuunka jaceylka waa tijaabo aan soo sameeyay xabiibti 👌
Waaw sahil cali keep going runtee waa qiso xanoonbadan
Sxp Horay Usoco Hormar Wacan Wanka Helaa Qisooyinka Noosoo Badi
Sahil cali adan uga hela aniga qisooyinkga abowe hore usoco
Wllhi waa qiso xanuun badan lkin waxan waxa aan odhan karnaa waaa camal sheydaan
Doqon sanaa Sihaam marka Hore maxay ugu sheegi wayday in ay Garoobtahay
Haa haday wax qarib tay ma aheen inah dhado dartaaba reerkaygii u burburiyey balse inay dhahdo ayey ahayd garoop baan ahay wxn kala maqan nahay ninkii hore sanad iwm
AniGuna wxn jecKaysaTay jnankuLa wadaago qisadayda😓
m.a aboowe cod qurxoonidaa keep going
Waa qiso,xanunubadan wllhi meel ayaa itabaday 😢😢😢😢
Madhahayo maxay saa usamysay gabadhaan lakin wax walba waa qadr qadrna waalaqaataa
Qof xiriir idinka dhexeeyo qofkale ka raac waa caadi blse adoo marwo ah xiriir samee walga wngsna
Waxaa qurux badan gabdhu intaysan guursan wiilkuna guursan inuu doorto shaqsi % noloshiisu ku qancsan thy dhib io dheefba lawadaaga wax gard ah midba midka kale fahmo
Wey dhici kartaa marka labada qof calf isku yeeshn mid uun dabeecd kle yeesho markaasna qof ku u is yirhdo xlkle keen ooo qofkle raaadi
Waxase iga talo ah qofka raba mustql io aayatiin kafiirsasho badn samee .
Waa qiso xanuunbadan run ahaantii aad ayay u adagtay jcl xanuunkiisu waa kas lkn iyadoo ninkeed iska imansato ayaa u ficnaan lahayd Allow udanbi dhaaf miskiinta qalbigan uga reeb waxaso dhani waa facebooka hadaan kasi jirin maysamayseen waxaas markii danbana way isu xukimi kariwayadu
Waa qiso aad uxanuun badan
Wlhi waxaan dhaho ma aqaan😪😪😪
Kep goin abowe ku jere
M.a qiso xanun bdn waye wlhi😭😭😭😭 nosobadi wllky jcl wan aqana lkn wali wax igadiman
Abwe aniga nh waxan raba in aan qeso kulawadago in tay kala soxariyra wll run aahn ti kacirasha aye ubahaanth😭😭😭💔💔💔
instagram.com/saahil_ali1/
bro waa ku wataa keep going
Waan okay wllhi waa qiso xanuun padan😪😭
asc wa cabdullaxi xussen o joga kenya garahan mombasa wan jeclaxay inan halgan gashego diso jacell o ad uhanun bathan
Marka hore aad baan uugu xumahay wixii ku dhacay wlshy marka xigta hdii eey runta sheegto waxba kama halabeen isna waxaa laga rabay in oo fikiro oo maskaxda ka shaqee siiyo lknse anigoo runta ka hadlaayo hada ayee sheekadaan igu dhacday blse gabadhaa runta ayee ii sheegtay wxyna i dhahday aniga marwo ayn ahay is barasho dheer kadib wxyno isku noqonay dad walaalo ah wxyna igu tiri aniga ninkeyga ganacsade waaye oo maliintii shaqo ayoo ku jiraa aniga neh guriga ayn iska jogaa wxyno is naqiinay 4 years hadase meel Kuma sheego oo markii aan wadankaan imaaday labo Sano ayn is naqiinay Mar dhaxdaa ayn is dhahay iyada iyo walaalaheed ka farxi blse nambar kama heen hada aniga igama aheen lacag Kuma soo jiidan iyane lacag Uma baahneen blse wxn aheen dad is bartay oo soomalinimo ka dhaxeyso bes wax kale ma jirin xiriirkeediina kama burburin oo aniga markaa ilaa hada xiriir ayn leeyahay sidaane wxn isku aheen walaalo uun wax kale lama jirin. Py. m. Deeq from south Africa py Py guy's
Maasha allah
Jecalow hada ku naawilo nacayba baan ka duurbaday waa ku direro ku dooni maayo❤️❤️❤️
wana ka helay qisadan jacel lkn anab inta ku dawanaye ku jeeclan raway bal by 😂
waa qiso xuno runtii qiyaano ma fiicano runtii wllhy
Keep going wllky mcn
Qiso xanuun badan we itaabatay wlhi 🥺😥😭
oh gosh you are amazing keep going bro is amazing story wlhi
Wll quf ben aden ah ina la jecelaado Allah inaa la jecelado aya khayer ayaye nuquno
Sxp xagee kaala soo xiriira qisadaas oo kalaa igu dhacdaye
instagram.com/saahil_ali1/
Waa qiso xanuun badan 💔💔😭😭😭
waaqisoxanuun💔💔😢😰😭😭
Keep going brother ❣️❣️💯❤️
Waa qiso aad uxanuun badan nooso badi qisooyinka sxb
Waxbadsi wax beel ayaay leedahay
keep forward bro saahil Ali ❤
Ax ax qiso xanuun badan weye wlhi😭😭😭😭🥺🥺🥺
Ax Qiso iga oyisay zhp mahadsanid
Whi waa qiso xanuu badan
😪qiyaano waa xanuun runtii
Keep going Sahil😥🌍
Anigaaba arkay wllahi qosadan to lamida gabdh jaarkayaga ahayd ayaa rerkedii uga bacday nin ay kabadata mobelka caadiga ah iyadoo gurigeeda joogta waliba waxay haysatay 8 caruura gabdh yarna way ahayd caruurteedii iyo ninkiiba way katagta hal sano ayay ka maqnayd cafadodda ayay joogtay kadib wuu so furay ninkii ayay guursatay ugu danbayn wil ayay u dhashay wuu ka abalay taasina waa iskanasiib illahay ayaa u qoray markaa dumaroowshaydanka iska naara oimaansada rerkiina jcl markii hablaha aad ahaydeen ayad xanuunkiisa garanasane maxaa idinso arkay ninka illahy idinsiiyo ku adkaysta jclku idho malahay
Bowe qiso kula wadaagi lahaaa inte ka helaaa😭😭
Keep going wll
Ax wlhi way xanun badan tahy 😓😓
asc.saahil.ali.xuesn.wll
Ax wllhi waan ooyay 😭😭💔💔😰
runtii waa qiso xanuun badan
Wlllhi qof walipa waa khaldami karaa haduu qofku khalad sameyona ma aha inuu waligii samayn doono
Horay usoocoo walaal
Please sxb microphone kas qimahisa iyo san ku heli karo itilman
Qof.aa jeceshahy. Haku.qiyaano waaa. Xanuun😓😓😓🙁
Abowe anga adga kahelay nmbrkaga isodr Inan jcl wadagno ynrawa abowe haiga diidin
Walahi ma fiicnoh qiyaanada 😭
Aboo sihaam analeydhaha igada
magaca share waaaye wlshy hh
Haa abowe naga daa siham ayaa laidhahaa
Keep going bro ❤😘😘
sirta jacaylka
Ax ax 😭😭😭😭😭😭🌍🌍🥰🥰
Zxp WaxaN ku le YahaY HaDa kaBacdi no soo jeedi
ᴀɴᴀ ᴊᴄʟ ᴋʏɢᴀ ɪɢᴀ xᴀɴᴀᴀǫsᴀɴ 😭😭😰😰
Dhib ma leh wa laysku dhacaa Balse isku day inad khilafka xalisan Siiba ruxa khilafka bilabay Balse wa daciiftinimo idinku dad is jecela Mustaqbal Nololedna leh inad kala amustan Od isu xnaq sanatan idinko Xalin kara Wax walba Mesha yaal Mxa yeelay tas aya dantu Ku jirta Si dhawac iyo Niyad Xumo u iman Tal ahan Midas ayan Ku siin laha Ani ahaan❤🙏👋
Ani xita quna iga kacsan xajigeyga😰😰😰😰😆🙏
@@suweytacali6468 😭😭😭😭😭😭😭😭😰
@@cabdihakimadam8273 Sorry Pro ma rabin inan dhwac Ku driinsyo Wiilka Unba rabay inan Siiyo tali
Ax ax ax sahil cali qisadan way iga oohisay 😰😰😭
Mgca dad bdn aya la idhaa bhasha shrfta xun nooga daaa mgaca pro uf
Xanuun waaye 😭😭😭😭😭
Waa qiso xanuun badan wllhi
wll saahil Ali adiga ahaan kwrn gabar soomaali yeed hadey ku dhahdu si dhab ah ayaan kuu jeclahay mana kaa maarmi maxaad sameen laheed wll
qaladka aa gashay iqaabtiisa waa martay
Saxiix wllhi 😥😥😥😥😥💯💯💯💯💯💯💯
Wllhi waa qis0 xanun badn 😪😪😪😪😥😥😥😥😥😥
Qisadan ad ayey u xanun bdnthy 😢😢
Ax walhi waaa qiso xanuun badan
Mashallh akhii😍😘
😥whi qiso xanuun badan
😰😰😭qiso xanuun bdan😢
maskiin wye wllhi😟😟😭😭
Xanuun badana 😭😭😭
qiso xanuun badan 😭😢
Abowe marka hore salan wa bacdeyn inteen kla soo xiriiira yacni phone numberkga
Gwr aan is jec leenay mrka iida gwr ay sxbo ahaayeen ayaa wiil ani sxbo nahay jclaaday marka teelka ayaan u weey diiye marka weey iga xnqday qoftaasi ma aniyaa qiyaamay ii sheeg
Ma adn qiyamin sxb ee iyada Aya kufahmi wydey Ee hda xlkina hlke ku dambeya
Www
Keep going💞💞
Keep going pro
Ax ax😰
Legend 👏🏽👊🏽
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
waqiso xanuun badan
run ahaanti waa qiso xanuun badan ma fiicno adigo lugu qabo inaad wiil xidhiidh la sameysid
Wwww m.a
Cajiibib .
Waa qiso xanuun badan
Wilka wa sahan
asc.❤❤❤💯💯👍👍👍🙋♀️