Sanatar kamida Golaha Baarlamaanka USA wuxu so abaabulay act ama bill uu kuso diyariyey aqoonsiga Somaliland waxana la horgeynayaa Golaha Baarlamaanka USA Madaxwayne Trump na wuu saxeexayaa
Cali duul Duulow ma laga yaabaa in dagaalkan la inoogu soo qaadayo markii ay Maqleen America ayaa somaliland aqoonsanya,waxa ay Ila tahay itaal ma hayaane Inay Ina carqaladeeyaan.
Saaxiib Cali-Duulduulow, caawa umbaan ogaaday in aad Xabashida af hayeen u tahay.
Dr Cali Ninkii ismacil faqash Xaalkiisa kasoo waran waa laga darinayaaye 😂😂😂😂😂
Somalia walaalo manihin waa kilaab xaasidiin ah.
Abwaan xalayna waad sheegtay wasaarada aminyaadka Somaliland waxaan kula qaba in keliya lagusheegay magaca afka carabiga inaguna sidaynu dhaqan ulenhay inaynu badana waynu isticmana afafka qalaad waana wax iska caadiya balse waxa habboon in madaxdu adeegsato luqada afka somaliga hadii laga marmi waayo luqad afka carabiga waa la isticmaalaya waayo waa luqda 2aad ee Dastuurkeenu jideeyey dhibna malaha taasi ee ina dafac keligiiba aqoonyahan ah malaha hhhh
Waan ku salmyaa Abwaane
Dhafoorkiyo indhaha iyo ilkaha wada dhammaad gaadhay
Dhallanka muuqiisa guud iyo dhihida weedha
Dhidarka iyo waraabuu shabay uuska dhuunyada
Dhanna kuma wacna oo waa doqon dhuunya ceebaha
😅😅😅😅😅 Dhakhtar imisa bukanaa ayaa yala dhaktarka
Sanatar kamida Golaha Baarlamaanka USA wuxu so abaabulay act ama bill uu kuso diyariyey aqoonsiga Somaliland waxana la horgeynayaa Golaha Baarlamaanka USA Madaxwayne Trump na wuu saxeexayaa
Dhiigla,aantu daranaa
Dhakhtarkii xilwaagee
Cali duulduul dhaliilee
Hargaysana dhexyaalow
Dhaawacaagu badanaa
Dawadaadu dheeraa
😂😂😂😂
Ma sii wadaa caliyoow
Khadar xirane ayaa meesha ka talinaaya
Caliyow ciidagale horta dagaalka ma galaa
Marka dagaal last qaado xaga danbey galaan.
Waxaan la qaba dawadyaasha qaar kamida fadlan qaybta 2aad hore uso galiya qaybta horena hore uso galiya cirjiidhe Tv waan salmyaa
Maxaad nooga reebaysaa umadaa xilka u xanuunsatay
Dhowr Flanba ah oo hor ilahay iyo habeen akhira ah ayan ku so diri anigu.
Dr. Ayuub ee wasaradaha Cafimaadka loo asteeyey miyaan lagaracayn? Telkiisana mahyno wasiirkaa ayuub
Xuumada io hurdo lanta waxaa dawo uah xabada jamahiirta waana cafimaadaya
Waaxasi hadal manoqonayo caqliga idoorka futafa lagageliyey
Guul iyo gobanimo jsl
🎉🎉🎉🎉😂😂😂😊😅😅😅😊😊😊😢😢😂😂😂❤❤❤❤
Yar io wayen beenta kama xishoodan io yaanyo lacararka yaahuudin
Caliyow xumada xilku miyaanay Ramax iyo Ismail Faqash ku dhicin.
Asc waxan wadiinay abtigay ma dhab baa inlalayay Nima madax oo hay habar Awal oo laay habar yoonis
Waxan maqlay dagaalkii Shalay ka dhacay meesha layidhaahdo Masagan Ciidanka Qaranka waxa ka dhintay laba Nin Mid Waa Sacad muuse Midna waa Habarjeclo
Cali duul Duulow ma laga yaabaa in dagaalkan la inoogu soo qaadayo markii ay Maqleen America ayaa somaliland aqoonsanya,waxa ay Ila tahay itaal ma hayaane Inay Ina carqaladeeyaan.
Kkkk so funny 😁
Kkkkkkkk Cabdow Ayer ayaan ka naxay Isku magaalo ayaanu ahayn wayo waayo
Horta Qosalka Badan Jiiji Tasi Wa Iga Tallo
Mada Kale Waxad Adigu Aad So Qoraysid ka Fiirso Adigu Si Lagu Mahmo Adigu #WSC
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkk xumada xildoonka
Xumadii xild waaga ismaciil yare iyo mandaqada maxaad uga reebtay kkkkkk
Hhhh waar xumadiibaa sokorodhay tii huwanta iyo munaafaqqada iyo tii muwaadiniinta hakasoo garnaqqo mujaahiku
Dafac halkii lagu murmi jirey tag dheh Ceergaabo waa taqaan dariiqa loo maro muranka reerkii ku baray kula noqo
Adeer ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo aad baad noogu maadaysaa
Laakiin ilaahay Maskax ayuu ku siiyey ee QURAAN ka aad u Akhri xaafid Ayaan u malaynayaa inaad tahay hadalka Laqwigana waa kaa maydhayaa ✅🤗
Waar niyow odaygan cali iyo anagaba saamalayl ayaad nagu dishee,qaybtan labaad hore noogusoo gali,ma macbaad cuntaa dadka macdaa xiligan shaqeeyee.???