Saxaabigi ee Quresh jar jaren Hilibkiisa || Khubeyb ibnu Cadiy Al ansari // captain majid

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 кві 2022
  • waxan ahay Captain Majid, waxa ila dhahashay Abdiaziz Wilka Abdiaziz Iyo Abdihaliim Ali , Hada wa i aqonsata filaa😂😂
    facebook page keyga wa kan / majidaliabdulahi
    / majidaliabdulahi
    tiktok keyga wa kan
    vm.tiktok.com/ZM8RMW9S7/
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 393

  • @QulasadaFilimada
    @QulasadaFilimada  2 роки тому +249

    Asxaabey Lacagtii aan Aruurineynay Waxey Gaartay 3,000 kun oo Dollar Waxaana Gaarsiinay 50 qof oo Calaqof ugu Adeegnay $60 Oo Rashin ah Sas Ula Socda Caasimada Muqisho Banan Keda ayana ku qeybinay dad joogo 8:00 kadawo

    • @nuurkacadejr882
      @nuurkacadejr882 2 роки тому +7

      Majid pinka iga qawo lpx

    • @abo___falaha..0067
      @abo___falaha..0067 2 роки тому +7

      Ajir io xasanaad Allah haka siiyo

    • @Dj-hr9eo
      @Dj-hr9eo 2 роки тому

      Qisadiii Khalid Binu waliid Ka sugooona wlalkow

    • @haniabdullahiaadam
      @haniabdullahiaadam 2 роки тому +4

      Mashallah 🥰 allaah khayrkaa sameysay haku waa fajiyo 🥰Aamiin 🤲🏻

    • @mzaami-zg6lf
      @mzaami-zg6lf 2 роки тому +2

      Asc sxby waan idin salaamay🖐🖐🖐 idinka iyo team ka abdihaliim ali teeda kale abdihaliim aliyow WhatsApp kaaga maxaa yeelay arin muhammed ah ayaan kula wadaagi rabaa Ramadan kariim🌙🌙🌙🖐

  • @iam_ibra_easy
    @iam_ibra_easy 2 роки тому +30

    Allow kuu naxariiso khubeybbinu cadiy 🤲🥺 taagero buuxo ku ahay @captain majid

  • @nasteha8125
    @nasteha8125 2 роки тому +17

    Khubeyb Allah ka raali noqdo 🙏🙏❤️

  • @najmomaxamed407
    @najmomaxamed407 2 роки тому +13

    Wll markasto sodhig intii ramadanka intaa dhagesan lahaa hees wxan kuqabojinayaa qalbigayga qisoyinkii nabig scw scw ale haku sharsho😍😍😍

  • @abdirisaqsaid9648
    @abdirisaqsaid9648 2 роки тому +20

    Dar ilaahay ayan kuu jeclahay wll😥🤲

  • @samiiromohamud6537
    @samiiromohamud6537 2 роки тому +13

    Masha Allah captain majidow aad u mahdsantahy sida nogu so fasirtay daadal dheer Kadib 🌸
    صلى الله عليه وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @salaad1
    @salaad1 2 роки тому +11

    allah haku barakeyo muuqaaladn cml no so badi ❤

  • @saabirincalimuuse8419
    @saabirincalimuuse8419 2 роки тому +17

    Marsha allaah Abdihaliim ilaahey Haku barakeeyo.

  • @macalinyacquub741
    @macalinyacquub741 2 роки тому +9

    khubeyb ibnu cadiy al ansari maashaa allaah ilaaheey janada hakawaraabiyo inshaa allaah

  • @macruufibnuzaid6932
    @macruufibnuzaid6932 2 роки тому +9

    WAAN ILMEEYEY😢😢😢
    BAL UFIRSO HADALKA UU YIDHI MARKA NABIGA LAGA HADLAY S'C'W😢😢😢
    ALAHA KA RAALI NOQDO KHUBAYB
    GREAT SAXAABI AYUU AHAA INBADAN SI SHARAFLEH WAY UXUSTAY TARIKHDA DAHABIGA EE ISLAAMKA☪️

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 2 роки тому +19

    Allaha ka raali noqdo khubeyb😓🤲

  • @mohakindy6793
    @mohakindy6793 2 роки тому +43

    اللهم إني أحبك وإن كنت أعصيك اللهم لست بريئآ فأعتذر ولا قويآ فأنتصر ولكن لا حول ولا قوة إلا بك ☝🏻

    • @Bearboy996
      @Bearboy996 2 роки тому +1

      Majidow shp soo badi
      Ilahay haku sharfee
      Filmaanta nagadaa
      Noogu badal sirada nabiga

    • @xaawodagan4895
      @xaawodagan4895 Рік тому +1

      😂

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 2 роки тому +8

    Masha allh allh haka ralinoqodo wall
    Jazakallh kheir jazaak
    Radiyaallhu canhu ❤

  • @naajishire8951
    @naajishire8951 2 роки тому +35

    Captain majid muqaalada nagala soo dhaqso zxp 🖤✌️

  • @safaosman8795
    @safaosman8795 2 роки тому +13

    Captain majid aaway 🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️

  • @hassancadde6115
    @hassancadde6115 2 роки тому +36

    M.a mahadsanid captam maajid
    Asxaabta captan maajid iso dhaweye waku cusbahay meshan 🙏
    Ramadaan kariim 💯❤🤩📿

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  2 роки тому +7

      Ana kuso dhaweyn so dhawow like ta Meshan mala ilowo ha ilobin 😂👍🥰

    • @hassancadde6115
      @hassancadde6115 2 роки тому +3

      @@QulasadaFilimada Like iyo inka bdn aya uqalanta zxp inta mobil an qabto wana kaga saraya subscribe i.a zxp horay usoco

  • @anizamuxsin7344
    @anizamuxsin7344 2 роки тому +14

    M.a Allaah walalkey captain majid

  • @xiinoleo5068
    @xiinoleo5068 2 роки тому +11

    رمضان مبرك مسلم صيام❤

  • @yoldonstudio8288
    @yoldonstudio8288 2 роки тому +9

    Aad iyo aad ayaad umahadsantahay walal qaaliya.
    Abaalkaaga waxaan kuguda ma aqaano
    Ilaahey hakaa jaaziyo annagana allaha naga jaaziyo

  • @suhuuursalaad8797
    @suhuuursalaad8797 2 роки тому +14

    Diiinta islaamka ah waa cajiib ah😍😍

  • @dfffff9707
    @dfffff9707 2 роки тому +25

    Captain majid jumma mubarak🥰😚

  • @mohamed_abdi_japan
    @mohamed_abdi_japan 2 роки тому +30

    Sxb captain majid mee maa midba malin udhibtan codaynta adoo raliya
    RAMADAAN KAREEM.....🌙

  • @junior.x__3199
    @junior.x__3199 2 роки тому +20

    Colden voice abdixaliim🥰

  • @miraanrateet6121
    @miraanrateet6121 2 роки тому +7

    M.a next khaalid Binu walid 💜☪️✨🥺

  • @wedhsameproduction137
    @wedhsameproduction137 2 роки тому +6

    Masha allah

  • @cabdirisaaqcali2433
    @cabdirisaaqcali2433 Рік тому +2

    Khubeyb ibnu caadiy Al ansaari allaah unaxariisto saaxaabi weyn waaye oo kardi leh diintana ki ad adag tnx sxbyaal halkaas kasii wada qisooyinka asxaabta nabiga scw scw dhalinyaro intaa hees dhageysan lahayd iyo waxyaabo maala yacni ah halaga faaideyso qisooyinka asxaabta iyo nagiga scw taariikhdiisa aad iyo aad ayaan ubugaadinaa in aad soo dhigtaan qisooyinka asxaabta m.a m a tnx

  • @Meehaalpodcasts
    @Meehaalpodcasts 2 роки тому +4

    Abdixaliimo - geesi muuqaal qiimo badan Kooban. I like it ❤😍

  • @caynaasheabdilaahi6515
    @caynaasheabdilaahi6515 2 роки тому +2

    Manshaalaha ilahay haku abaalmariyo sida quruxda badan taariikhdee quruxda badaneed diinteena suuban noo soo xasuusenaysed

  • @AhmedHassan-eo4ju
    @AhmedHassan-eo4ju 2 роки тому +11

    soo badi wll😂😂

  • @cismandeero1362
    @cismandeero1362 2 роки тому +9

    MAASHA ALLAAH ❤❤❤❤❤

  • @ifrahabdurahman3462
    @ifrahabdurahman3462 9 місяців тому +2

    Alllah haka raali noqdo khubeyb 😭😭

  • @nasiixahassan6139
    @nasiixahassan6139 2 роки тому +9

    Ramadan Mubarak Captain majid

  • @user-cr4ug6uv3f
    @user-cr4ug6uv3f 2 роки тому +15

    abdihaliim ali de codka naga hagaji😅🎤 mise waxad ledahayi waa Ramaadan

  • @bashiirsiciid1967
    @bashiirsiciid1967 2 роки тому +10

    Sallalaahu caleyhi wasalam ❤️

  • @Sibbaye
    @Sibbaye 2 роки тому +9

    cabtan majid wan kusalmaey wll ramadan Mubarak

  • @sundus9850
    @sundus9850 2 роки тому +6

    Abdihaliim 🌸💖thank you ❤

  • @alixaaji1092
    @alixaaji1092 2 роки тому +5

    Keep going abdahaliim ali

  • @nasteexaxuseen1761
    @nasteexaxuseen1761 2 роки тому +19

    ajir allaah idinka siiyo walalayal❤👏

  • @abdiazizazonto7037
    @abdiazizazonto7037 2 роки тому +4

    QalpiGga ayad no jilcisey ale rali haka noqdo wll No so padi qisoyinka walipa tarikhi ha rususha🖤💜

  • @anisoaniso4596
    @anisoaniso4596 2 роки тому +3

    ماشاءالله

  • @khaalidxuseen7079
    @khaalidxuseen7079 2 роки тому +3

    plz qisadii khaalid binu waliid geysigii slaamka

  • @fadxidhoolayare7796
    @fadxidhoolayare7796 2 роки тому +8

    Golden voice

  • @yaxyecabdulahi1059
    @yaxyecabdulahi1059 2 роки тому +1

    ALAAH ALAAH ALAAH YAA NABIYA MUSTUFAA ALXABII ILAA HEEYOOWO ILA KULAN SIII NABIKA SCW 🥺🥺🥺🥺🥺💖💝💯

  • @abdirashiidmohamed5862
    @abdirashiidmohamed5862 2 роки тому +5

    Maasha allah 😍😍🥰🥰

  • @muwahipmubarak4163
    @muwahipmubarak4163 2 роки тому +5

    ﷺ ❤️

  • @mohamedsuldanchannel9614
    @mohamedsuldanchannel9614 2 роки тому +7

    Captain majid muqalada laso dhaqso wll

  • @ciisecdullahi4968
    @ciisecdullahi4968 2 роки тому +5

    Juma kareem c maajid

  • @eza882
    @eza882 2 роки тому +1

    Alleh hawada naxariizto muzlimiintii alleh ee dhimaty

  • @waziirkamfj2383
    @waziirkamfj2383 2 роки тому +16

    Waa ku wataa mr majid❤❤

  • @areeya7
    @areeya7 2 роки тому +4

    Alha ku barakeyo wll filimanta inta naga deyso nabar asxaabihi iyo qisoyinkii 🥺

  • @M.gamer20248
    @M.gamer20248 2 роки тому +4

    Ramadaan kariim captain maajid
    Soo badi sxp

  • @hamdihajji2745
    @hamdihajji2745 Рік тому +2

    M.a waan jeclahay qisooyinka nabiyada io asxaabada❤❤❤❤

  • @aaminayaasir1191
    @aaminayaasir1191 2 роки тому +8

    Masha allah Ramadan Mubarak wllki 🥰

  • @fadumo449maxamed3
    @fadumo449maxamed3 2 роки тому +1

    Yaa xabibi yaa muhhamed wllhi waxaan ku jecelahya scw scw scw💘❤❤❤

  • @nazrazead
    @nazrazead 2 роки тому +3

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @cayuuniturkish6517
    @cayuuniturkish6517 2 роки тому +1

    Alahuma amiin yaa alah ilahey janada hanaku wada kulmiyo amiin yaa rabi🤲🤲🤲🥰

  • @nabiihahanti4766
    @nabiihahanti4766 2 роки тому +1

    mashallah ilaahay kubarakeeye

  • @kim_alishaaxmad1669
    @kim_alishaaxmad1669 2 роки тому +5

    Masha allah 🥺🤲

  • @Spider_49
    @Spider_49 2 роки тому +3

    Captain majid wali khaalid bingo waliid waan sugoyanaa pls beri kasoo dhig I.a 200k hambalyo

  • @aminaabdirizak8151
    @aminaabdirizak8151 2 роки тому +3

    Mashallah ♥ ♥ ♥

  • @xasansalaad9231
    @xasansalaad9231 2 роки тому +2

    allah ku xafido wllky masha allah

  • @cabdiqaadircabdiqaadir4985
    @cabdiqaadircabdiqaadir4985 2 роки тому +10

    Keep up zxb 💯

  • @bashircade5141
    @bashircade5141 2 роки тому +4

    Masha Allah

  • @aaminocali830
    @aaminocali830 2 роки тому +5

    Captain maajidow please kusoo xeji Qisadii Khaalid ibnu waliid

  • @areeya7
    @areeya7 2 роки тому +1

    Alha kubarakeyo wll🥺

  • @xaawoluul7497
    @xaawoluul7497 Рік тому

    M.a tabarakalah majiran wax kawanagsan oo ad waqti kubixi leheed adi iyo kuwa filimanta turjuma labo ayad kala tihiin

  • @saabiriinhaji489
    @saabiriinhaji489 2 роки тому +4

    qisadii mucaawiye binu abu sufyaan

  • @midnimoflims5719
    @midnimoflims5719 2 роки тому +1

    Walahi o bilahi o talahi ma jirto qisada tano kale ilah ha il meyey

  • @sakariyeibraahim5959
    @sakariyeibraahim5959 2 роки тому +3

    Jumma Mubarak

  • @captainupdyrahman3620
    @captainupdyrahman3620 2 роки тому +1

    M.a golden voice

  • @user-nu3by2pl2i
    @user-nu3by2pl2i 6 місяців тому +1

    ماشاء الله ♥

  • @sumayosiyaadmaxamed4405
    @sumayosiyaadmaxamed4405 Рік тому

    allaha unaxariistu intii dhimatay aiyo intii noolba🤲

  • @suldanabdixafid4049
    @suldanabdixafid4049 2 роки тому +2

    Khaalid rc soo samee❤️

  • @khadaraxmed6493
    @khadaraxmed6493 2 роки тому +1

    Soo badi video yaasha

  • @cabdirisaaqcali2433
    @cabdirisaaqcali2433 Рік тому +1

    Barasho wacan hada lee ku arkay horay kuma aqoon captain majid

  • @luudyare7722
    @luudyare7722 2 роки тому +1

    Keep going brother

  • @sahalzaki3172
    @sahalzaki3172 2 роки тому +2

    wll pls filmka back oo shiineysaka noo soo farira pls pls

  • @MalikaMoumin
    @MalikaMoumin Місяць тому

    Jazacaka allah khair AlJaza

  • @nacimocabdiqadir5116
    @nacimocabdiqadir5116 2 роки тому

    Ma.sha allaah wll

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 2 роки тому +2

    Scw scw scw scw scw 🥺🤲❤❤

  • @saniyoosman786
    @saniyoosman786 2 роки тому +1

    Salahu caleyhi wasalim ♥️

  • @kp__official0017
    @kp__official0017 2 роки тому +2

    Captain majid waxaan qisasii qaalid binu waliid ee ino soo dhig

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 2 роки тому +4

    Walal soo koob film-ka #THELORDOFRINGS,/The Lord of rings,
    Thanks 😊.

  • @abdullahiahmed1698
    @abdullahiahmed1698 2 роки тому +1

    Cabtian maajid ku soco sxb

  • @abdullfatahmohamed6349
    @abdullfatahmohamed6349 2 роки тому +7

    First person captain majid 👩‍✈️ wkula socda wali mamule ✊ reply ka suga 😍

  • @midnimoflims5719
    @midnimoflims5719 2 роки тому +1

    So badi wll qali

  • @cayuuniturkish6517
    @cayuuniturkish6517 2 роки тому +1

    Salalahu caleyhi waslam salalahu caleyhi waslam salalahu caleyhi waslam salalahu caleyhi waslam salalahu caleyhi waslam salalahu caleyhi waslam salalahu caleyhi waslam ❤❤❤❤❤

  • @mohacade793
    @mohacade793 2 роки тому +2

    Captain noo soo badi

  • @hodanadam2035
    @hodanadam2035 Рік тому +2

    أللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا

  • @cabdulaahimukhtaar6440
    @cabdulaahimukhtaar6440 2 роки тому +2

    Maashaalaah party4 plse

  • @Ziizow10
    @Ziizow10 2 роки тому +2

    Sxp khisada khaalid ibnu waliid kusoo xiji🦁

  • @user-ru4tp2ty7x
    @user-ru4tp2ty7x Рік тому

    Keep going captian Majid

  • @Qisasudiin
    @Qisasudiin 2 роки тому

    جزاك الله خيرا إخواني

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe1560 2 роки тому +2

    Scw ❤️💙

  • @mazharally185
    @mazharally185 2 роки тому +2

    keep going wll

  • @lipanliyo8227
    @lipanliyo8227 2 роки тому +1

    Wll khalid binu walid soo msamee

  • @mohamedmukhtaar1517
    @mohamedmukhtaar1517 2 роки тому +1

    Plz Cabdulaahi binu mascuud captain majid isoo qabo👋👋👋👋👋👋👋

  • @kingmuniir2561
    @kingmuniir2561 2 роки тому

    Thanks pro keep going

  • @qadaryare5461
    @qadaryare5461 2 роки тому +1

    Maasha Allah

  • @kinghamzala9289
    @kinghamzala9289 2 роки тому +1

    Sxb nosobadi adigo raali wajclhy saxabada Ina dagesto inshll qeer Allah hakusiyo 🙏🙏