Barnaamijka Suways iyo Su'aalaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 49

  • @hasangeele
    @hasangeele Рік тому +6

    gabarta calanka khaatumo wadata ee ciyaraysa waa qof gob ah mansha alaah ee suaasha kowaad gadashaade kasoo muuqatay😘😘😘😘😘😍😍😍

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 Рік тому +7

    Ooh his mother is the doctor.

  • @najaxmahad2072
    @najaxmahad2072 Рік тому +6

    Qof ku nool waqooyiga garawe
    Qof nool miyaa awal la aasi
    Ahaa😂😂😂😂😂

  • @Eeeeehhhhhhh
    @Eeeeehhhhhhh Рік тому

    Suways abaayo wlhi waan fidiyaa howshaas wadankan Isa share iyo like iyo wax walba lakiin xagee ka baxday

  • @hamudhasan3502
    @hamudhasan3502 Рік тому +2

    Suweys keep going gabadha kaliya anantagero

  • @adanaxmedgurey-vo5oi
    @adanaxmedgurey-vo5oi Рік тому

    Waan hooyadi oo..dhakhtar..ah

  • @NaimoAhmed-p9b
    @NaimoAhmed-p9b 25 днів тому

    Waa su.alle qof nool ma la asah😢😂😂😂

  • @SafiyosheekhCabdi-iz5lm
    @SafiyosheekhCabdi-iz5lm Рік тому +1

    Wa noolhy seeloo asaa

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 Рік тому

    Waa soddogii.

  • @MrBravo24b
    @MrBravo24b Рік тому

    marka hore qof nool sidee loogu aasaayaa

  • @husseinabdul8290
    @husseinabdul8290 Рік тому

    Eedo ,Habaryar,Walaashaa,Hooyo

  • @BadelDoole
    @BadelDoole 10 місяців тому

    Would noolyahey ee maxaa la aasaa

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 Рік тому

    Suways Gacayte hore usoco wll

  • @AhmedMohamed-ik8yd
    @AhmedMohamed-ik8yd Рік тому

    Dakhtarka wa hoyadii dhashey wiilka dhaawac ah

  • @najaxmahad2072
    @najaxmahad2072 Рік тому

    Awoowgiis ayuu ahaa

  • @maaadamm298
    @maaadamm298 Рік тому +1

    Waa sodogii oo wuu kaxishooday.

    • @SAMAAN24
      @SAMAAN24 5 місяців тому

      macquul maaha, qof khatar kujira in uu ka xidhood badbaadinta qofkale

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 Рік тому +1

    Ruux nool see loo aasayaa marka hore ?

  • @Mukhtaar909
    @Mukhtaar909 Рік тому

    Qofta calanka wadata oo ciyaaraysa oday baa hoos ka leh walaal makula ciyaaraa

  • @Eeeeehhhhhhh
    @Eeeeehhhhhhh Рік тому

    Suways waan ku salaamay salaan kadib Horta barnaamijkaaga Hada waxuu ii noqday joogo markaan kasoo baxo shaqada Ayaan daawadaa si aan u qoslo😂😂😂😂😂 abaayo reer Garoowe ma dhahay ka tahay jawaabta ay bixiyaan 😂😂😂they realy make Lough all the time 😂😂 I can't wait suaalaha aad soo wado keep us lounging sister😅

  • @Awduceye
    @Awduceye Рік тому

    Walee muuse biixi waa wiil

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf Рік тому +1

    Ku nool baa laa yidhi , mama dhimanin maxaad uu aasi

  • @sacdiyoallimaxamed8351
    @sacdiyoallimaxamed8351 Рік тому

    Wa dad qada offline ah
    😂😂
    Qof nool lama aaso
    Doctorkana wa wiilka hoyadii

  • @khalifjama3925
    @khalifjama3925 Рік тому

    Waa ba nooyahay qofku see loo aasaya

  • @abdikarimhaariye7445
    @abdikarimhaariye7445 Рік тому +2

    Waxa diiday wuu noolyaha

  • @omarabdi3240
    @omarabdi3240 Рік тому

    Midan calanka wadata 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 way baaashaaali

  • @Haibe571
    @Haibe571 Рік тому +2

    Qof nool sidee loo aasayaa

  • @saciiddaahir5563
    @saciiddaahir5563 Рік тому

    Waa kuw laqabo❤❤

  • @cali6675
    @cali6675 Рік тому +1

    Madhiman ee waa sarbeeb

  • @SleepyGazelle-nw5bq
    @SleepyGazelle-nw5bq 3 місяці тому

    Qofka horta woba noolyahaye sidee loo caasaa hadow geeriyodo mel waliba waa laga caasi karaa xadeey baddu axeen

  • @cabdimowlid1530
    @cabdimowlid1530 Рік тому +4

    Horta dadkaan su' aasha mafahasana gabar aan laguur sani karin waa walaashaa kuladhalatay iyo eedadaa waaye 😂😂😂😂

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 Рік тому

    Abaayo❤ what is the answer for the 3rd question? Which man is the boy’s father?

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Рік тому +2

    Suweys dad faaruq ah
    Ayaad wareysaneysa 😂

  • @joyaiyc
    @joyaiyc 10 місяців тому

    dadkaan xey ehed taameeshasaaranoo isruxeyso

  • @warish9081
    @warish9081 Рік тому

    Jawaabta ay bixin lahaayeen ragaan waxaa dhaafinaysa gabadha markay waydiinayso waaba maqanyihiin reer garoowe ma carabtii dumarka jeclayad oo kaley noqdeen war suaalaha u fiirsada marka gabdhu idinwaydinayso joojiya isku dhax yaaca baah maxaa khaldan

  • @abadirofle3860
    @abadirofle3860 Рік тому

    Gabadh la qabo lama gursankaro,,,,
    Qof nol lama aso,,,,
    Qof aan dhawaac qabin lama qalo,,,

  • @abdilaahixabashi0587
    @abdilaahixabashi0587 Рік тому

    Hhhhh waar niyow badhya culusto cawliba ma laha yar iyo weynba

  • @NastaFarax-ns8zg
    @NastaFarax-ns8zg Рік тому

    Qofku maba dhiman maxa bariga lagu aasaa

  • @cali6675
    @cali6675 Рік тому

    Dhakhtarku madhalin ee aqoon umalihi

  • @shariifyare3507
    @shariifyare3507 Рік тому

    Waba nool yahay sidee lo aasayaaa nagadaa cayaarta

  • @caliquule4275
    @caliquule4275 Рік тому +1

    Roux nook lama aaso

  • @xasbadbaado5523
    @xasbadbaado5523 Рік тому

    Horta wiilka maxaa loo qalayaa waxba maqabo shil buu galay lkain inuu wax qabo yaa og

  • @mohameddaud8656
    @mohameddaud8656 Рік тому

    😂😂😂

  • @leylasalat9976
    @leylasalat9976 Рік тому

    Kkkk

  • @asadudiin4449
    @asadudiin4449 Рік тому +1

    Buryo qabku qofka aan gudnayn miya laga wadaa

  • @chineabdi6324
    @chineabdi6324 Рік тому

    Muse Allah janadha kugufogeee