Shabakad uu ku jiro Dhar wareejiye oo ku eedaysan fulinta dilalka gaadmada ah - Garmaqalka Maanta.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 201

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 4 місяці тому +20

    Caddaaladda waa shaqeeyneeysaa mash Allah. Shabaab yaan axsaan loosameeynin. Dil iyo xabsi dheer ayeey mudanyihiin. Guul 🇸🇴 🇸🇴

    • @ashaabdullahi4659
      @ashaabdullahi4659 4 місяці тому +1

      Malaga yaabaa in caruurtan lagu qasbay inau denbiyadan qirtaan oo aanay waxba gelysan ilaahay baa xaal og ilaahay xaqa ha bidhaansho

    • @khadarsaalim8903
      @khadarsaalim8903 4 місяці тому +3

      ​@@ashaabdullahi4659 wax caruur ah majiran wa rag wada qaangaar ah oo khawaarij ah😅

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd 4 місяці тому

      ​@@ashaabdullahi4659quruxy isoqabo ❤❤❤❤

  • @Rossanita_134
    @Rossanita_134 4 місяці тому +46

    Guul Guul walalahay Somaliyed from Djibouti 🇩🇯

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 4 місяці тому +17

    Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad noo heysaan
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 4 місяці тому +57

    Shuute waa mushquul maalin walba qofbaa miiska usaaran👀taliye waan ku salaamay✋️

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 4 місяці тому +2

    Subax kasto waa la sii wadaa si lo toogto xeen xeen, good job qawarij iyo dabadhilif ethiopian waa isku mid!

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 4 місяці тому +11

    Salallahu nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 4 місяці тому +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdullahihussein3808
      @abdullahihussein3808 4 місяці тому

      صل الله عليه وسلم

  • @SaidadanMaslah
    @SaidadanMaslah 4 місяці тому +14

    Somalia 🇸🇴 hanoolato
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 4 місяці тому +1

    Maan sha allah shaqo fiican bay hayan cidanka xooga dalka somaliyed maan sha allah cadaladu ha shaqayso guul 🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🦁

  • @magan143yare6
    @magan143yare6 4 місяці тому +8

    Qof dhar warejinayo hadii la arko hala xiro ama meel furo ama fadhiso hala dhaho

    • @SalmanOmar931
      @SalmanOmar931 4 місяці тому +1

      Xaqiq dd ayy guryahoodii bililiqo ku hystaan

  • @ashire563
    @ashire563 4 місяці тому +4

    Qof aan shati lahayin yuusan dhar gadin

  • @canabcudon8460
    @canabcudon8460 4 місяці тому +2

    Ayaga dhan waa Eelay iyo Jareer war yaab badnaa

    • @HamdiAkil727
      @HamdiAkil727 3 місяці тому

      Wlhi been maaha waa labadas uun🥺

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 4 місяці тому +5

    waxaan dhihi lahaa dadka Mogadishu dagan indhah ha furaan qabiilka iyo qoysnimada hoose iska dhaafaan

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 4 місяці тому +3

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

  • @mr___tiintin2297
    @mr___tiintin2297 4 місяці тому +7

    Xirfada Dhar-wareejinta Ha joonijiyo

    • @HussenMohammed-lf2pu
      @HussenMohammed-lf2pu 4 місяці тому

      😂😂😂

    • @abdulllahi6161
      @abdulllahi6161 4 місяці тому +6

      Dhar kaliya miyaa ka wareehiyaa loos saacado cataro caday iyi wax yaaba kale fudud niman iyi naago ba iskugu jiraan wiido usoo baxaan

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 4 місяці тому +2

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 4 місяці тому +1

    Masha Allah shaqo fican ayay qabanaysa Dowlada dhexe e Dan Qaran Guul insha Allah

  • @elminasibb
    @elminasibb 4 місяці тому

    Cadowgaaga hal mar iska ilaali, lkn saaxiibkaaga boqol mar iska ilaali.

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 4 місяці тому +3

    subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah ❤❤❤

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 4 місяці тому +3

    aaway abdulkadir isse codkan waan ku caajisnee, abdulkadir isse soo celiya walaalayaal

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 4 місяці тому +3

      Qofka ha niyad jawinin walalow yes Abdikhadir wa fcn yahay e ogow kan cusub na waxa u la falgalayo ama turjumad u sameynayo wa qawarij adeer hore u soco wilka cusuwow

    • @hamdimacalin8656
      @hamdimacalin8656 4 місяці тому +1

      Wiilkaan waaba best runtii. Waaba ninka badali kara ninkii hore
      Guuleyso ayaan leeyahay Abdifatax akhyaar

  • @odawanuur5534
    @odawanuur5534 4 місяці тому +2

    Guul iyo gobanimo 🇸🇴

  • @mr.hunting
    @mr.hunting 4 місяці тому +3

    Naagtan 50 jirka maxay ahayd ma habargidirba😂😂

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 4 місяці тому +3

    Waa wada jareer

    • @khadarsaalim8903
      @khadarsaalim8903 4 місяці тому

      Haa😂

    • @Shoowaaye-pt9uo
      @Shoowaaye-pt9uo 4 місяці тому

      Dabada u dhiibo quen .

    • @qalbiabdullahi8335
      @qalbiabdullahi8335 4 місяці тому

      Jareer higa caayin waa Ethiopian kuwaan

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 4 місяці тому

      @@Shoowaaye-pt9uo baantuu AMISOM iyo jareer waa isku cid

    • @Shoowaaye-pt9uo
      @Shoowaaye-pt9uo 4 місяці тому

      @@saciid_iid Dabada u dhiibo hee Marka cunsurigaa thay Wase nacala quluubtaada Wasaqeesan Ku yaale .

  • @toosiyeawtilmaame4354
    @toosiyeawtilmaame4354 4 місяці тому +1

    Waxaan codsanaa in QAREEN Af Somaliga si Fiican u yaqaan ineey Maxkamadu keensato. Maxaa yeelay Qareenka hore waan ku wareeray aniga.

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 4 місяці тому +4

    Alaabta lawareejiyo waxay khatar ku yihiin amniga in lajoojiyaa fiican xataa caseeyaha

    • @fahmoomar3905
      @fahmoomar3905 4 місяці тому +1

      Waa kula qaba in badan ayaan arkay lkn alx manta ayaa laa fahmay

  • @Mahad.cali1
    @Mahad.cali1 4 місяці тому +2

    I.A waan usoo socda caasimadayna amni is comen❤

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 4 місяці тому +3

    Hawiye dhibka kama baxaayo ilaa xaaraanta iska daayaan oo dadka xoolahooda uceliyaan

    • @AlanaAli-n6h
      @AlanaAli-n6h 4 місяці тому

      Xaaraanta ma waaxaad ka wada guriyihii siyaad barre asba goofleydii la heed ka soo xoogey haddana dadkii lahaay dagan ee dhulkada iimaanso😂😂😂

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 4 місяці тому

      ​@@AlanaAli-n6h jawaabtan siin lahaa siisay jah noolow yaaqee😂😂😂😂

    • @abdikariimahmed9479
      @abdikariimahmed9479 4 місяці тому

      @@AlanaAli-n6h wakaa qof xaaraan lagu Soo koriyay wacadale inuusan garaneeynin cadaab iyo jano toona idinkana kama baxeeysan dee dhibka iyo rafaadka idin heysto maad kutusaalo qaadatid dhulka daaroodka waxa idinku socdo in eey kasoconin adeer jirkii xaaraan ku koro cadaabta aya cunto

    • @abdikariimahmed9479
      @abdikariimahmed9479 4 місяці тому

      @@canabiinadia juh iyo jah garan maayee adeer dhibku waa idinku kaligiin wareegso meeshada iyo meel kafog

    • @AlanaAli-n6h
      @AlanaAli-n6h 4 місяці тому

      Naar iyo jano ilaah baa hayo adigana ilaahey afhayan u ma tihid xaaran haddu bina adam cuney faqash baa cuntey ee saxarahaga dhiso xamar anaga shisheye ka qabaneeno

  • @ProSHARMARKE
    @ProSHARMARKE 4 місяці тому +1

    Wxaa suaal ah halka lagu tababarayo miyaanay dad joogin ama ciidan? Illeen xabadu markay dhacayso waa lamaqlaaye mise SILENCERKA ayaa pistolada lagu xidhaa!

  • @degan4
    @degan4 4 місяці тому +3

    Naaga madoow ee gaaban waxaa laga yaabaa in ay qoxooti iska dhigi jirtay😂😂😂😂

  • @aadanmaxamed9368
    @aadanmaxamed9368 4 місяці тому +1

    Jareerta meel kasta birta waa ku socota

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 4 місяці тому

    M.a hormar wcn ciidanka qaranka

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 4 місяці тому +5

    Xeer ilaalinta keliya marabno eedeysanaha waa in ay hadlaan

  • @KhadarHuseen-if7dl
    @KhadarHuseen-if7dl 4 місяці тому +1

    Dhar io labo suun la warejinayo gormee ka shakiyay ani alle hanaga qabto

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 4 місяці тому

    Waa wada jareer Mid soomaliya kumajiro jareer iyo eelaay Waa nadhibeen

  • @fardowsoabdi2512
    @fardowsoabdi2512 3 місяці тому

    Dharwareejinta dad ayaa karaadsado nolal maalmoodkooda lkn halabaaro waa in uu baritaan maraa

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 місяці тому

    Na dhaafiya foolxumadooda waa cadawo Subxanallah

  • @YuulkaHool
    @YuulkaHool 4 місяці тому +1

    KUWA DARKA WAREEJIYO WAA KUWA JAASUUSINTA AH OO DULIYAAL AH HALA DILO HALA DHADHAN SIIYO GEERIDA.

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 4 місяці тому +1

    Dalka wa save dadka wax warejiya benta ah dalka halaga qabto dhulka naagaa leh wa inaan ilashanaaa

  • @MohamedAmin-ep1hj
    @MohamedAmin-ep1hj 4 місяці тому

    Malin walba dad rayida oo jareer ah la dilaya ilahay ayaa u maqan dadkan wallhi so sad 😢😢😢😢

  • @mustafNune
    @mustafNune 4 місяці тому +2

    Aniga mar horaa ogaa raxawenta dharka warejiso
    Ine shabab yihin

  • @samodigiliyomirifle7037
    @samodigiliyomirifle7037 4 місяці тому

    HADEY CADAALADA SHAQEYNEYSO AXMED DOWLE XAQIISA CADAALADA HALAMARSIIYO KUWII DILIINARXUUMKAAD

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 4 місяці тому +8

    Waxan codsanaynaa hadaan nahay shacbka soomaaliyeed waa innala maqashiiyaa isdifaacida eedeysanaha kuma qanacsanin xeer ilaalinta keliya😊😊😊😊😊😊

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 4 місяці тому +1

    waxaan dhamantod sidii galkacyo looks laayay haloolayo haheysana

  • @AbdimalikMo
    @AbdimalikMo 4 місяці тому +1

    Adeer hadalka badanka iska daayah tiirka halageeyo

  • @mohamedelimiali9738
    @mohamedelimiali9738 4 місяці тому +1

    Qaciin kasta woo fashilmaya allah fashilaneya dhega bina adamka ma tmdahera

  • @SakeeloMiid
    @SakeeloMiid 4 місяці тому

    Dj. Jaboti

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 4 місяці тому

    Ciyaalka hala wacdiyo dadka gadaal kamaalgaliyo hala soo qabto

  • @hussainabdulle60
    @hussainabdulle60 4 місяці тому

    Yaadegen

  • @djamahassan8366
    @djamahassan8366 4 місяці тому

    Aaway hee naagti md so qabatin hee😮😮😮😮

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 4 місяці тому

    Asc umada somaliyed waxan maxkamaada ka coodsa naya mar walba dil wad kuu xukuntan lamana arko si ugu degdeg badan halo dilo masiiboyinkan umadi somaliyed dhameyey raag askar isku sheegayo cadawga aya raasasta lagu dhuufto shacaabka lama dilo
    Tuusale Djibouti askarigu xub hada wadatoo ayu fuuri kara raasas balse inta ka hore wlh bilahi awood uu malaha marka somaliyey walalayaal illahay ha idin gargaro cadowga iska ceeliya oo askarta la sheegaya from Djibouti

  • @MohamedAbdrizak-i9b
    @MohamedAbdrizak-i9b 4 місяці тому

    Kuwaan waa kuwii ku dilay Sargaalkii Shiikhaal ka ahaa iyo Abtigey Kaawa-Godey , soonkii sanadkii la soo dhaafay😢😢😢

    • @King_Abdirahiim
      @King_Abdirahiim 4 місяці тому

      Wijigooda ma taqanaa wll mise wa aragtay

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 4 місяці тому

    Hala laayo xaraanta Ethiopianka ah

  • @abuu_haaland
    @abuu_haaland 4 місяці тому +1

    alshabaab ma jareer iyo raxaween iskugu aruuren

    • @mohamedsalad6299
      @mohamedsalad6299 4 місяці тому

      Murursade iyo duduble waa ay ku jiraa shabaab qabiil malahn aqlaaq xumada jooji dadka ha u gafin qabiilada somalida

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 4 місяці тому

    Waa cadyahay warku tiirka halageeyo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 місяці тому

    Dhaliyaradaan Qamaamiirti Ka u duration saraakiisha la laynayo dambaysay aaway

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 4 місяці тому

    Dhaqso tiirka haloo geeyo ciidanka dhowr haku socdaan

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 4 місяці тому

    War waxan dadba uma eke waa maxay?

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 4 місяці тому

    Tiirka hala geeyo arxanlawayasha

  • @hussainabdulle60
    @hussainabdulle60 4 місяці тому

    Maxay xasan sheq gabadhisa dadka ay uu xertaa

  • @Umahafso
    @Umahafso 4 місяці тому

    Hayeey batile

  • @Umahafso
    @Umahafso 4 місяці тому

    Al shabaab halaciribtiro waana. Dhibeen

  • @abdikariinibraahim3252
    @abdikariinibraahim3252 4 місяці тому

    M.a ilahow barakeee ciidanka police ilahow abaalkoda gud adaaa qadireeee.... askartaas abaaal marin sare dowladu has iiso please

  • @gjama9511
    @gjama9511 4 місяці тому

    Hawiyoow Jsreertan maad dhyøkiina ka sasrtaan . waa wada Alshabaan

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 4 місяці тому

      Bro saas ha dhihin bini aadamka dhan nuuckasta iskugu jiree

  • @anasabdalla2701
    @anasabdalla2701 4 місяці тому

    Walee waxa bakaaro qaadooyinka iyo boorsooyinka Ku wareejiyo waa qawaarij

  • @face_king1
    @face_king1 4 місяці тому

    Xirfaduhu way badanyihin macala xirfada ciidanka qaranka jirta iyo xirfada parlamanka

  • @NHikam
    @NHikam 4 місяці тому

    Ceelasha biya Yaa gobalka Banaandi Ku tiriyey?

  • @guuleedmohamed6925
    @guuleedmohamed6925 4 місяці тому

    War shantuba iyo qareen kooduba hala toogto waalad daro hadii aad waraabeyaal dadka ku dhexdayso

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 4 місяці тому

    Abuukaataha koobaad wuu fashilanyahay
    Dad dil qirty abuu leeyahay cadyn looma haayo yaab

  • @macalinyacquub7728
    @macalinyacquub7728 4 місяці тому

    Ha.loo.dillo.sida.ay.u.laayaan.umada.soomaaliyeed.maxaa.loogu.hayaa.meesha.hadii.ay.laayaan.dadka
    Oo.ay.shabaab.yihiin

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 4 місяці тому +1

    15:03 midkaan abukaate maaha ee hala badalo

    • @HanadEmran2024
      @HanadEmran2024 4 місяці тому +1

      Haa Aad Buu u Qabow YahaY Hadalkisa Ma Ad Adka Zxp

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 4 місяці тому

    Dhalinyaradan in ay school joogaan bey ahayd, hooyaa ba day.
    Wadanka yaa usoo haraya hadii sidaan lagu sii socdo.jaahilnimo, qabyaalad, musuq iyo dhalin aan lahayn rajo weeye sababta ay waxaan u dhacayaan.
    Su aal? Yaa is badal wax tar leh sameeyn karo?

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 3 місяці тому

    Anoot taroris and mani mani oromiye i kilin

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 4 місяці тому

    Ciyaalka hala wacdiyo dadka gadaal kamaalgaliyo hala soo qabto

  • @mohamedosman-qz7ln
    @mohamedosman-qz7ln 4 місяці тому

    Qofka shilqoolka dhigay waa gacan ku dhigle waa in la dilaa

  • @ayuushiftin6416
    @ayuushiftin6416 4 місяці тому

    Wlleheena somaliya waxaan kula talin lahaa inay shacapka reer somaliya maxa idinka siya dedaala oo idinka wax bedeli kare shabaabka cidhib tira

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 4 місяці тому

    Why eedeysanayaasha ay u yihiin dadka minority ah. Please iisheega

  • @kadramahamud4088
    @kadramahamud4088 4 місяці тому

    Ninkaaas iga warama shuute la fadhiya dhiig somalina ma lahan mana haddlo

  • @guledyare7176
    @guledyare7176 4 місяці тому

    Tiirka halageeyo sida ugu dhaqsiyaha badan tuugada 😡

  • @أبوعبداللهالصومالي-ل9خ

    Ceelasha maa gobolka banaadir katirsan war hooy dalka hakharibin

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS 4 місяці тому

    Haweeney 😂

  • @SakeeloMiid
    @SakeeloMiid 4 місяці тому

    Ok ok on ok

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 4 місяці тому

    Mar hadii hub lagu soo qabtay wey iska cadahay ine dilka ayaga geysteen maxa hub sharci daro ah gacantoda gilshay. Gashanle mudan koda marsii nimankan in qof la diyo iska dayee in khawarijta laga tirsanaado aya qalad ehee.
    Aaway Naagta 50 jirta dadka tabareysay maa la soo qabto ayadane?

  • @Jabrail_78
    @Jabrail_78 4 місяці тому

    Dablaha waa xaasid wlhi dambiga yaa loo qafifinin tuuga

  • @MohaMs-km3fi
    @MohaMs-km3fi 4 місяці тому

    Waxan is waydiiya qarenka difacaya kuwan.. ma lacagbu kacadesana ama qalbigu udhisaya kuwan lawyer difacikara majiree? Idnk what to say?😢😢 Ayagadhan wa caruur lawalay, midakale please keep the moral of the people. Islan meadow o foolxun wa qalad, hadila dilayo xata they are human 😢

  • @saciido-j2d
    @saciido-j2d 4 місяці тому

    😂😂😂 dharwareejin ay kashidan tahay 😂😂😂😂😂walls arag faking as😂😂😂😂😂

  • @latteetemohamed4247
    @latteetemohamed4247 4 місяці тому

    MEESHU BAHALO GALEEN BAY NOQOTAY WAAR WAXAN ISKA NADIIFIYA OO WAAD GARANAYSANE ISKA DHEX QABTA XAAFAD WALBA TA KU XIGTA WAY TAQANAYE DOWLADIINA LA SHAQEYA OO

  • @SabuAbdullahi
    @SabuAbdullahi 4 місяці тому

    Nacalad igu dhacday dowlada soomaaliyeed😢 wiilasheena waad naga laaseen yaana gursanaaya uf ilaah waxaan kabaryaaa alshab inee wadankeena noomaamusho
    Macnahiina wadankena ajanabi rag ah miyaa kuguyeresan kuwii ragii wadanka udhashay waad baaba iseen😭😭😭😭😭

    • @khadarsaalim8903
      @khadarsaalim8903 4 місяці тому

      Adiga iyo khawaarij wa laidin wasaya😎🥱

    • @SabuAbdullahi
      @SabuAbdullahi 4 місяці тому

      @@khadarsaalim8903 maxaad wasikartaa garacooow😡

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah 4 місяці тому

    Loweyeradan ayagaba shabab ah hala qabto isku meel hala mariyo xuriyad beela

  • @fahima6186
    @fahima6186 4 місяці тому

    Reer koonfur waa funny 🤣 wuxuu kucel celcelinaayaa “naagta 50 jirka ah” 😂 magac maleh miyaa naata? Da’deeduu magac uga dhigaayaa😂 waa dhaqan koonrta Somalia laga yaqaano

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 4 місяці тому

    Amniga Celesha biyaha illa Nawaxiga Afgooye,Degenada Basra,Garonki number 50 iyo jinka wabiga Shabelle,xeryaha Barakacayasha,Amniga Degmoyinka Muqdisho oo lashageyay in Cameroyinka lagu xiray,Garashyada garida lagu hagajiyo,Garasbaley Darusalam,wadada marka Afgooye degano.u dhaxeyo maxaa baris rasmi guri loogu baari waayay,xogta kooxdan laga helo.waa in eey shegaan Naagtas 50 sano.jirka kooxihi shaqaleysay kuwa telephonada kuxirnaa waa in iyaguna dabagaal lagu sameya.

  • @guuleedmohamed6925
    @guuleedmohamed6925 4 місяці тому

    War qareen kaan hala toogto

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 4 місяці тому

    Tiirka hala geeyo nijaasta dhiigga muslimiinta baneestay

  • @mohamed2945
    @mohamed2945 4 місяці тому

    Micnaha shuute jareer iyo eelay Ama Raxanween le ma loo galshaa dharkaan halka kuwa kale losoo labisayo laandheera sha 😅

  • @puremaths2444
    @puremaths2444 4 місяці тому

    Ceelasha biyaha, mustafa canood ardadiisa le maoho

  • @MohamedSiyad-wc1ct
    @MohamedSiyad-wc1ct 4 місяці тому

    Jareertu miyaa wax disha oo sharcigu qabtaa kkkkkkk

  • @shukrishikh
    @shukrishikh 4 місяці тому

    Somalia respect ma yaqanan naag kuleh cala kuli xaal gulaysta

    • @zemiiracarab
      @zemiiracarab 4 місяці тому

      Oo Ma Nin baa La dhihi lahaa jcyl 😂😂

  • @srk6186
    @srk6186 4 місяці тому

    Hadii aan waxaan cml arko saldhiga iigu dhow sidee u wici karaa

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 4 місяці тому

    Kuli.waa.caruur

    • @Abdalamanchester
      @Abdalamanchester 4 місяці тому

      Waxaas melahaas la aad. Dhamaan waa dulli qashin ah waana ladilaayaa nacalada

    • @khadarsaalim8903
      @khadarsaalim8903 4 місяці тому

      Wax caruur ah mesha ma jogan 😅

  • @IsmacilcabdiIsmaciil
    @IsmacilcabdiIsmaciil 4 місяці тому

    ciyaar aya mesha kuhaysaan askariga shawaabka ah hadaan latoogan

  • @Elyez-
    @Elyez- 4 місяці тому

    Ciil badana Foolxu idin dishay kuli good waa eelay iyo jareer Alow yaa gacanta ii geliya’

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 4 місяці тому

    Dadkan masakiinta ah la adeegsaday war jareer weynow maxa idinaka qaldan.aqli yeesha xumaantaas niliguma aqoon dad xoogoda cunana aya aheydeen..cajiib.