OGOW: Musuq iyo amni xumada Degmada Warta Nabadda!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лип 2020
  • Barnaamijka Dabagalka Degmooyinka waxaan todobaadkan ku eegeynaa dhibaatooyinka maamul iyo midda amni ee ka jirta Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.
    Waxaa Todobaadkan Barnaamijka Soojeedinaya Cali Aadan Muumin

КОМЕНТАРІ • 14

  • @jiisowjarab4546
    @jiisowjarab4546 4 роки тому +8

    Ali adan waxan marqati ka ahay inad runta kahadashay wllhi nolow

  • @abdulahimumin1231
    @abdulahimumin1231 2 роки тому

    Dugsiga maxamuud xarbi geesi_somaliyeed, waana shaqsigi ugu horeeyay ee ku riyaada SHANTA_SOMALIYEED

  • @abdulaahisaedmohamed5557
    @abdulaahisaedmohamed5557 4 роки тому +4

    Degmada wadajir aan rapah inan wx ka ogaado marka wxaa ka codsanaa cali aadan muumin iyo mohamud iney nagu soo xijiyaan degmada wdajr waa codsi 🙏🙏 mida kle barnamijkan wx badn aa ka faaidey🙏

  • @CabdicasiisXaashi
    @CabdicasiisXaashi 3 місяці тому

    Maasha alah waa dgamdan dagidoono mustaqblka insha😊

  • @mariaali1570
    @mariaali1570 2 роки тому

    Mashlah si wanaagsan ayaad usharaxday...👍👍👍👍👍👍👍

  • @fantafamilychannel6481
    @fantafamilychannel6481 4 роки тому +3

    Anigo kamid ah dadka deeganka dg wartanawada waxyabaha aad sheegto qeer kod warun qarkakalene wabeen 👍

  • @jiisowjarab4546
    @jiisowjarab4546 4 роки тому +3

    Ali adan sxb xogbadan ayan hayaa lkn waxan kasohadla marakan xamar katago sidadokale hadiikale wariye kurbiye cml xabsiga la iitaxaba iln runta lamarabo xamar

  • @shaka214
    @shaka214 3 роки тому +1

    Barxada 😍❤️

  • @abdifitahhassanjama7556
    @abdifitahhassanjama7556 2 роки тому

    Même

  • @naimomohamud4406
    @naimomohamud4406 3 роки тому

    Warta nabada ❤❤❤❤❤❤

  • @deeqaraage1158
    @deeqaraage1158 3 роки тому +1

    allah noo keeno dad dalka iyo dadka u naxo 😢

  • @omarabdulle1101
    @omarabdulle1101 4 роки тому +1

    Musica ka daaya barnaamijka si loo fahmo waxa aad sheegayso

  • @luulhassan7154
    @luulhassan7154 3 роки тому

    Intuu xaalku sidaan yahy musuqmaasaq

  • @amiindhereshow2081
    @amiindhereshow2081 3 роки тому

    Beenale