“Yeeli mayno in maalinba cid gaara cuqdad lanoo galiyo Jabuutina waa walaaladay” Xil. Barkhad Batuun

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 12 днів тому +1

    Si wanagsan buu u hadlay barkhad

  • @xisaabiyehakiye6653
    @xisaabiyehakiye6653 12 днів тому +2

    Ninkan Passport Djibouti ah ayaa ka hadlinaya. Somaliland ayaan ku arkay qof dalkiisa iyo dal kale, dalka kale soo raacaya. Innaa fajjacnaaa.

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 12 днів тому +1

    Wlahi waa runtii ninkani

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 12 днів тому

    GEESSI DHEE BARKHAD
    GOODBYE SNMLAND
    GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 12 днів тому +2

    Barkhadow iska aamus

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 12 днів тому

    Halaga helo iyaga arintaa!!!

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 12 днів тому

    Baalashlahan

  • @faysalahmed9622
    @faysalahmed9622 12 днів тому +2

    Orta xildhabanada somaliland ma waxa lagan soo doortay dalka dibadisa hadii
    Somaliland laso warero mahadlan lkn
    Waxay 24 tanka saacadoodba waxay medhiyaha uga doodayan cidkale daneheda

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 12 днів тому +1

    Barqadoow iidoor dhirbaaxo waxaan ahayn ma yaqaano dharaguna waa uga daraa , markaa booskuu lahaanjiray ayuu ku noqonayaa

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 12 днів тому

    Walalo isaaq ayaa LA yidhaahdaa Ha ku daaalin Talo Ma Qaataane cay iyo muran joogtaa ayey leeyihiin

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 12 днів тому +1

    Mashaa Allah, Barkhad waa geesi hadal cad oo run-sheeg ah!!

  • @advyser
    @advyser 12 днів тому

    Hadhaw na waxay leeyihiin, maxaa naloogu yeedhaa huwanta gudaha iyo Waana la caayaa

  • @advyser
    @advyser 12 днів тому

    As usual, Sidii laydinka bartay, Mar kasta afhayeenada cid kasta oo Somaliland is hayaan
    Jabuuti inay cuqdad ka qaaday heshiiska itoobiya oo ay u aragto in dhaqaalaheedu ku burburayo waa wax caruurtu fahamsan tahay
    Jabhad iyo wax kasta oo ay samayn karaan si loo joojiyo way samaynyaan

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 12 днів тому

    Dawarsade

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 12 днів тому

    Meeshu waa meel laysku caayo sida ciyaala suuqa kkkkk
    Meel faaaruq ah.

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 12 днів тому

    Cuqdad yu rue ta wa ninki macalinkisa masabiday

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 12 днів тому

    Faqashta gudaha weeye kani

  • @user-un4dl1ch5z
    @user-un4dl1ch5z 12 днів тому

    Waar ka xishood umadii codka ku siisay.klidaa matihid cadowga Somaliland laakiin maalindhow welee adiga iyo qaarkale maxkamad baa laidin saaryaa.😢

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 12 днів тому

    Beenaale