Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Dhimashada oo todobaadkan badatay Hargeysa + sababta keentay oo la shaaciyay || Sh. Baaciye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 70

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Місяць тому +3

    Ku saliya nabiga❤

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Місяць тому +2

    BISINKA THIS IS SERIOUS

  • @axmedgalaydh-lf7rg
    @axmedgalaydh-lf7rg Місяць тому +2

    Ilahayow in aan ka jawabo qasab bay igu tahay

  • @hoodoahmed7463
    @hoodoahmed7463 Місяць тому

    Walee waa runtii sheekha

  • @Positive-Energy-Vibes
    @Positive-Energy-Vibes Місяць тому +1

    Dawladdu waxay jabisay heshiiskii
    aynu la galnay Ingiriiska
    1. Ajaanibta dalkeena ha keenin
    2. Diintaada ha keenin
    3. ha dhalin intaad dhulkeena joogto

  • @saabirindahir2368
    @saabirindahir2368 Місяць тому +4

    Maayarkii mee baryahan eyda iyo oramada halaga raafo istathoowka maalaga baqdaa dadkaa halka foheeyo

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 Місяць тому +3

      Agree👍

    • @caesar2671
      @caesar2671 Місяць тому +1

      Haayada socdaalka ( immigration) ayaa ku shaqo leh dadka bilaa sharciga ku jooga waddanka

  • @theruler411
    @theruler411 Місяць тому

    No audio

  • @manoftheweek1350
    @manoftheweek1350 Місяць тому

    Sababo badan ayaa jira

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey Місяць тому

    Dawladdee lugu jecel ?

  • @deeqabile5756
    @deeqabile5756 Місяць тому

    Waa runtii xanuun badan ayaa laga qaaday kaanoolha umadaha aduunku uma isticmaalaan sida reer hargeisa loogu xidho caalamku way inaga yaabeen

  • @axmedgalaydh-lf7rg
    @axmedgalaydh-lf7rg Місяць тому +1

    Habar awal suldaankiinu waxa uu ku tuman jiray jigjiga iyo diridhaba saaxiibkay ayaa ii sheekay 2017

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 Місяць тому +3

      Ilaahaya ku ceebe waxayahaw cuqadadaysan ciil u dhimo khaniis 😡😡😡👇👊🤔

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому +2

      Maaduu kula tuman jiray waa lay sheegay kaa socon maysee khaniisoow kkkkkkkkkkk

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому +1

      @@hodanibrahin1569 waa run waa khaniis Axmed galaydh maxaa tusay hadaanu isaga la tuman kkkkkkkkkkkk

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Місяць тому +2

      *_axmedgalaydh_*
      😂😂😂hadu tuman jiray ninkan isaaq ilay wa nine marka inu naagahina daarodka wasi jiray iyad no sheegtay😂😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      @@dhashisheekhisaxaq9514 waa run

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 Місяць тому

    Waa basaasiine ka saara dalka.

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Місяць тому +1

    Magalada laba milyan ku dhow baa ku nool dadka bukaanka ahna waxaa laga keenaa wadanka daafihiisa qaar ka midina way ku dhintaan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому +1

    Khaadka sunta lagu buufiye Ethiopa laga keeney ka hadal oo ay rabaan iney badda ka qaatan

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Maxaa kaagalay hanaga qaataan miyaanu kuu soo caanay ina dhiloow

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Місяць тому +2

    Wax berta hadal uun hawadinee

  • @abdirahmanadenhassan9665
    @abdirahmanadenhassan9665 Місяць тому

    waxa jira waalid badan oo balwad leh oo balwaddu guryahooda iyo carruurtooda ku dhex isticmaala sida sida sigaarka dhaamaan waxa qiiqiisu gaadhayaa reerkii oo dhan mid isticmaala iyo mid carruur haba. taasi waa sumayn toos ah.

  • @advyser
    @advyser Місяць тому +1

    China fadeexad cusub baa ka dhacday : waxa la ogaaday in gawaadhida Saliida cuntada lagu qaado, sidoo kale lagu qaado kimiko, ka dibna iyadoon la nadiifin hadana Saliida lagu qaado
    Kolay Saliidaasi waa ta wadankana taala oo Chinese waxooda uunbaa wadanka la keenaa sababtoo waa raqiis bilaah kuwaalati

    • @nimomuhumed9917
      @nimomuhumed9917 Місяць тому

      Waa ruun wanki Markan joogay gaas baa laa buukaay lkn Markan wadnka. Ka taagay Yan ka bookssday

  • @xaajia2219
    @xaajia2219 Місяць тому

    Sheekh waano abuuris baa ka horeesay!
    Ninka ku heesaya inuu cadaw u yahiin Dadka Somaliyeed walalka iyo gacalkiisana yahay Amxaaro. Kheyrka laga sugaayo ma aanan garan.
    Dadka reer waqooyi dowlada Somaliyeed markeey u timaado baa laga bad baadinayaa gumeesiga xaqiiqda ah ee ku jira an insha Allah.
    Somali towfiiqda Allaha waafajiyo

    • @prosl11
      @prosl11 Місяць тому

      Beenale ,anaga xamar oo ay gumaysto atmis ,halane iyi alshaab anaga waxba noo sheegi mayso

    • @xaajia2219
      @xaajia2219 Місяць тому

      @@prosl11
      Hahaha Xalane waa xiro ciidan, Al Shabab waa Somali. Laakiin waxa Sida dhabta ah loo gumeesto waa kuwa Snm isku sheegaya oo sideey qaad sumeesan isugu gurayeen, ee ka soo hartay Amxaar, Amxaar baan futada u dhaqayaa. Khainul wadan abaalkiisa waa in wajiga laga.... Duf Haku baxaane..
      Somaliya guul iyo gobonimo

    • @prosl11
      @prosl11 Місяць тому

      ​@@xaajia2219beenale ,ciidamo ethopian ah miyaanay daroodku soo gelin xamaar ? Ciidamo kenyatiga ah miyaanay daroodku soo gelin jubbaland?Waxaad tihiin gaalo raac dabada uu leef leefa gaalada laangaba waxiid oo ciilan baad tahay

    • @xaajia2219
      @xaajia2219 Місяць тому

      @@prosl11
      Koleey hadii aad indho wax arka leedahay orodoo jidadka Hargeisa ku soo wareeg oo indhahaaga ku soo arag Oromada iyo Amxaarada dumarkiina ka cabanayaa!
      Meel ciidan joogaa waxeey calaamad u tahay rag meel eey isku hayaan. Laakiin idinka waxaaba idinku filan dumarka Oromoda iyo caruurta ineey dalka idinkala wareegaan.
      Caku doqon kula dhashay, maxuu Dib kuu dhigaa in aad cadawga Isla celiso!

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    China Ayaa Balan Kuqaaday Inayna Somaliland Raaqraaqin Yacni Taiwan 🇹🇼 baynu Lamacaamilay Amaqaata Ama Haqaadanina. Aan Iska’eegno Waxadalkeena Imanaya dad Iyo Cuntaba💯

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Місяць тому +1

    Dunidu way iska daysay saliid sonkor bariis iyo baasto iyo daqiiq

    • @Usern134-h4g
      @Usern134-h4g Місяць тому

      Bariisku cafimadka umadarna waxa cafimadka udarina wa saliida daqiqda ,sonkor, pasdada, hilibka waliba hilibka hadi labadsado cudura laga qaadaa

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 Місяць тому

      ​@@Usern134-h4g
      Is waydii waxa bin aadamka loogu sameeyay ilkaha afka( miciyo) saw in aan hilibka ku cuno ma aha sirta caafimaadku waa in wax kasta si dhexdhexaad ah loo isticmaalo dhaqdhaqaaqa na la badsado iyo soonka

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Місяць тому +1

    Midho iyo qudaar waxan ahayn dadku inay cunan maha

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Місяць тому

    Adeer wa COVID wayo xita ila hada wadamadan reer galbeedka wu ka jiraa

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Місяць тому

    ?????? from saylac

  • @axmedgalaydh-lf7rg
    @axmedgalaydh-lf7rg Місяць тому

    2 ku socota muuse juudaan iyo cabdikariim mooge Aidska,TB,juudaanka,joonisyada waxa aad kala timaadeen qaaxa iyo dulcada

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Axmed kaniis lala tuntay ee isku cadeeyay Axmed juudaan Axmed qaaxo Axmed joonis Axmed Adis Axmed Baras Axmed sheelo Axmed dhali Axmed kintir Axmed Malooli Axmed labee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому

    CAAFIMAADKA AJAANIIBTU WAA MUHIIM LAKIIN CASHUUR HA BIXIYAAAN SIDAY UKALA CILMI ROON YIHIIINN

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    China Ayaa Balan Kuqaaday Inayna Somaliland Raaqraaqin Yacni Taiwan 🇹🇼 baynu Lamacaamilay Amaqaata Ama Haqaadanina. Aan Iska’eegno Waxadalkeena Imanaya dad Iyo Cuntaba💯shiinaha waxakayimaada Ilgaa’ah Halagueego please

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 Місяць тому

    Ee kooxba layno soo diray cudurada inagu bera wayo dawolad ma lihin

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 Місяць тому

    Ader waxasi waa bila dawoladnimad waa in somaliya lala midobo oo dalka dawolad loo sameyo

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Місяць тому

    Chaynaha iyo taiwan midkastaa wuxuu sameeyaan cunto macmalah oo xashiika iyo dhita laga sameeyo dawladaha fiqiirka .ah ayey u waaryaan

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Місяць тому

    Xabashiduna waxay ku soo buufiyaan sun waxa ka yimaada si .ay dadkani .u madhaan inbukata .oo adiis u cararta dhakhtar iyo in jiifta qaadka iyo khudrada waa labaas cuntada masaaridana halayska baadho dawlado badan ayaa laga mabnuucay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Alle ayaa wax dila cidina kumay buufin xabashina sidaa kuma nacaynoo

  • @safia5954
    @safia5954 Місяць тому

    Dakan in la dhameeyo baa loogu talagalay ooo wadanka dadkale lagu beero bal umad aan caqli lahayn oo waxba baadhayn waa somali

  • @fadumomahamed3340
    @fadumomahamed3340 Місяць тому

    In laga hadlo aan baan u jeclaay barnaamijkaan

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Місяць тому

    Aduunka ma jiro dal layka galaa somalida dalkooda mooyaane kuwa ajaanagia .ah eeribodhka cidi sidaa uma eegto waxzy sitaan cudurona cidi kama baadho

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 Місяць тому +1

    Sheikh Qabiil ayey somali ka doortay in Qaran noqoto laga Jeekimo Daawada iyo Raashinka dhacay 33 sano oo Khasaare ah iga dheh

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому +2

      Alle ku khasaari Akiro iyo aduunba ina dhiloow Abahaa iyo qabiilkaba wase

  • @Positive-Energy-Vibes
    @Positive-Energy-Vibes Місяць тому

    waa rootiga ka imanaya Ukraine. xarun Nukliyeer ah ayaa ku qaraxday 💥 waxay sumaynaysaa ciidda dhulka m.ua-cam.com/video/w8kwBAc_FrA/v-deo.html&si=FXrSYS29FpI6iLsd

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x Місяць тому

    Xsheekhaas waa riuntii dadkani. In la. Ilaaliyo fayadhawrkoodu waa. Waajib

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Місяць тому

    Guryaha masakiinta dawo mataalo.
    Waxay helaan ayay cunaan ee ALLE siiyay, hilib shiilan iyo cunto taajir macunaan.
    Dadka soo gala wadanku waa oromo iyo amxaaro.
    Somali idin daysay

  • @axmedgalaydh-lf7rg
    @axmedgalaydh-lf7rg Місяць тому

    Ina mooge yaanay ku Soo lugoyn cise muuse iyo sacad muuse dhiigaygu uu daatay cid iga bad baadaysaa ma jirto cid ilaahay bad baadiyo mooyaane Ina mooge Soo baadh sabab aabahaa ugu dhintay rabaso

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 Місяць тому

      😂😂😂😂😂😂
      Maxaad ka hadalaysaa xinyahaw nooda maga magacaa baye😂😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому +1

      faqsh ciise muuse iska dhigaaya

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому

    Khaadka Sunta lagu soo buufiyey ka hadal Ethiopan ay rabaan iney inku mariyaan oo ay qaatan dhulkiina

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому +1

      khaadk waa maxay ina dhiloow ma qaad aa khaadka la yidhaahdaa maba karay side kkkkkkkkkk

  • @ismailaymankuulismo6313
    @ismailaymankuulismo6313 Місяць тому +1

    Af qadhmuune dadka ilahay ayaa leynaya sacadoodina way gadhay

  • @axmedgalaydh-lf7rg
    @axmedgalaydh-lf7rg Місяць тому

    1 sheekho dhimashaba tiro badatay waxa sabab u ah dulmiga aad hargeysa ka wadaan waana caalamadaha qiyaamaha yar yar kuwii u danbayey

  • @axmedgalaydh-lf7rg
    @axmedgalaydh-lf7rg Місяць тому

    Gaboosow has moodin in aad aamin tahay suldaanka guud ee habaryoonis aids Buu la jiifaa turkiga irbada aad igu muday ha ahato aid s ama irbada dawa aniga iyo ilaahay agtiisaba waa aids

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Adiga lagaagama dhawa Adis sidaad ugu cel celinaysaan arkaa khaniis nimaad weliba ka qaaday cadha Alle ayaa kugu dhacday

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v Місяць тому

    Adigaa ka mida eedfa waayo idinkaa keena raashin dhacay iyo dawo dhacday maxad ajaanib ka sheegu adigaa dadka sumeeyaye.