Hawada Sare | 20 Xaqiiqo oo cajiib ah | Xidig Qorraxda 3 mar ka weyn

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 478

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 4 роки тому +99

    Awood marka aad maqasho waa in ay maskaxdaada ku soo dhacdaa Awooda Alle😢
    Garaadka gaalada ee ilaahay u fududeeyay inay mariikha gaadhaan miyayna isba waydiimayn toloow Yaa sameeyay Awoodan iyo mucjisaadkan ay arkayaan😢

  • @calakasomalia
    @calakasomalia 4 роки тому +21

    Subxana alaah ilaahey amarkiisa.. waxaa iigu mucjiso weynaa wuxuu ahaa quraanka iyo abuurka alle lkn waxaa iigu yaabka badnaa sida usameysantahay hawada sare ilaahey adigaa ilaah ah oo waxkasta abuura

  • @saddamyusuf7389
    @saddamyusuf7389 4 роки тому +31

    إن الله علي كل شيء قدير

  • @somrender
    @somrender 4 роки тому +34

    وما اوتيتم من العلم الا قليل.
    سبحان الله🙏🏽

    • @sheikabdinasir7616
      @sheikabdinasir7616 4 роки тому +1

      Waax ka baro Intaa yar ayaan moodnaa wax wayn oo cajaaib ah
      Markaasaan iswaynaynaa oon dhahnaa. I am educated I know and I deserve

  • @Mohamedukun
    @Mohamedukun 4 роки тому +8

    Ogaaansho waxan oran Kara nin cilmi xiray kuna darsaday raadinta xaqiiqooyin faaido leh si fudud ayad wax nagu fahansiisaa
    Our teacher Alha ku sharfo 💟🌷

  • @drmohaainaabdkrim5017
    @drmohaainaabdkrim5017 4 роки тому +21

    Mashallah jazakallah runtii markan aqriyay mowduuca aad ayan ugu farxay sababtoo ah aad iyo aad ayan ujeclahay inan wax kaogado hawada sare

  • @maxamedcqaadir8206
    @maxamedcqaadir8206 4 роки тому +7

    masha allah waad ku mahadsantahay zxb wax yaaba faa iida u leh bulshada ee aad usoo gudbinaysid..
    in kastoo soomaalidu aysan jeclayn culuumtan astronomy, astrophysics, iyo cosmology .....

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 4 роки тому +9

    Masha Allah walal waxa u tahay dhalinta somaliyeed macalin fiican Allah kheeir haku siiyo thanks 👍

  • @Hadyad1
    @Hadyad1 4 роки тому +16

    سبحان الخالق. رب الشعراء.
    جزاك الله خيرا اخي الكريم Omar Inshar ❤

  • @Kuraxeyso
    @Kuraxeyso 4 роки тому +5

    Malinta khiyamaha wxa ladhahay wxa latagnaa naaa 50,000 oosano
    Ama in malmaha aanqiro eey kaweynyihiin malmaha aduunka taas oo kutusineyso in meelkale oonan aduunka ahayn laysaso taagi doono
    Ilaahow noonaxariiso malintaas
    Wad mahadsantahay Ogaansho👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @istarbashiir8807
    @istarbashiir8807 4 роки тому +7

    Wallah Hore Uma Arkin Yuotuber Soomaaliyeed Oosan Ookale Omar Kudayasho Ad Mudantahay👏🏻👉🏻Horo Usoco🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇶🇦🇶🇦🇶🇦

  • @sadiqmohamudali934
    @sadiqmohamudali934 4 роки тому +7

    يا معشر الجن والإنس إن استطعتم أن تنفذوا من أقطار السماوات والأرض فانفذوا لا تنفذون إلا بسلطان فبأي آلاء ربكما تكذبان.

  • @thehunterlgnd948
    @thehunterlgnd948 3 роки тому +2

    Waa cajiib wlhi...Samada koowaad miyey ka lushaan waxaas oo Majaraad ah allahu akbar ☝️

  • @abdullahiabdulkadir1587
    @abdullahiabdulkadir1587 4 роки тому +3

    Wll cumar inoo soobadi mawduucyadaan aad ayaan uxiiseyaa wlh
    شكرا ألف مرة

  • @saidaabdullahi40
    @saidaabdullahi40 4 роки тому +5

    Ustad Omar cilmiga Allah hakuuziyaadiyo. Wax badan baan kaa faaidnay. 🥰

  • @maryamamaxamuud2054
    @maryamamaxamuud2054 4 роки тому +3

    M.a jazaka Allah kheyr ustaad omar inshar

  • @apdipozz9025
    @apdipozz9025 4 роки тому +47

    OGAANSHO ❤❤❤

  • @HasanAhmed-nk8ol
    @HasanAhmed-nk8ol 4 роки тому +2

    wlh mahadsanid wxyalo bdan aya no faideysay wll hore usoco waliga

  • @deeqfaais416
    @deeqfaais416 4 роки тому +84

    Hdanad maantah i xaqirayn wllo like tah izaar anah uguh horeyeh😘

    • @saki7952
      @saki7952 4 роки тому

      Oo ma ajar iyo xasanaat baad ku helysaa

    • @sharifmohamed2872
      @sharifmohamed2872 4 роки тому

      Wlhi waan ka naxaa marka aan arko dhalinyaro hankooda like iisaar an dhafsanayn .maxay tahay sababtaas ?

    • @saki7952
      @saki7952 4 роки тому

      @@sharifmohamed2872 waa wax lala yaabo

    • @Gyyhir1134
      @Gyyhir1134 4 роки тому

      lkn somali ga haku dheelin wll sare

    • @isbadalnololeed3122
      @isbadalnololeed3122 4 роки тому

      Sxbyl subscribe isaar

  • @cabdimahad9740
    @cabdimahad9740 4 роки тому +4

    Alha kubarakeeyo waxa kaheley
    Seda ayadaha noogu sooqadaty mashallha

  • @NJawte
    @NJawte 4 роки тому

    Allahu Akbar!! Awoodaha Alle ku cibro qaadasho ayay mudanyihiin. Mawduuc soo diyaarintiisa waqti iyo diyaarin badani gashay in uu yahay, waxaa caddayn u ah waxtarkiisa iyo sida uu cajiibka u yahay. Mahadsanid walaal Cumar.

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 4 роки тому +6

    جزاك الله اخي الله يحفطك❤👍

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 роки тому +4

    جزاك الله خير اخي

  • @sadamaweis572
    @sadamaweis572 4 роки тому +12

    Walaal ku mahadsanid soo gudbinta mawduucaan xiisaha leh, balse in badan oo ereyada kamid ah waxaad ku sheegtay af-qalaad.
    Milk way galaxy: Af-somaali= URUR-XIDIGEDKA DIILLIN-CAANOOD.
    Meeraha "Mercury" Af-soomaali= DUSAA
    Meeraha "MARS/MARIIKH" Af-soomaali= FARRAARRE
    Meeraha "ZUXAL/SATURN" Af-soomaali= RAAGE
    Meeraha "JUPITOR" Af-soomaali= CIR-JIIDH.
    Ereyga Majarah waa Af-carbeed af-soomaaligiisuna waa urur-xidigeed ama bah-xidigeed.
    Ereyga Canaasir micnihiisu waa Curiyayaal/Curiye.

  • @zakidheenmedia155
    @zakidheenmedia155 4 роки тому +14

    Wa Ina hawada sare aado ustaad si an u dheraado😅😂🤣😂😂😂

  • @murzal31
    @murzal31 3 роки тому +5

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @prime.cristiano
    @prime.cristiano 4 роки тому +23

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 😭❤

  • @digaalecompany4621
    @digaalecompany4621 4 роки тому +6

    Xidigaa shicra
    Xidigta somalidu u taqano
    Shuhuura miyaa ee iftiinka badan zxp ogaansho

  • @ahmedcadaalacadala7625
    @ahmedcadaalacadala7625 4 роки тому +4

    ماشاالله الله يحفظك معلمي

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 4 роки тому +7

    Ilhy abuurtiisu Fara badanaa Alhamdulilaah

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 4 роки тому +1

    WCS USTAAD OMAR INSHAAR
    jazakalaahu khayran

  • @mustafaj170
    @mustafaj170 4 роки тому

    Shukran walaal, Cumar Inshaar hore u socon. Mahadsanid markale

  • @abuukarcarab6824
    @abuukarcarab6824 4 роки тому +16

    Maasha allah ustaad omar mar walba kula socdaa❤❤

  • @jiiilpajiiil8550
    @jiiilpajiiil8550 4 роки тому +7

    Mnshaallah sxb plz mawduucyada hawada sare no so badi maxa yelay somalida aad ayay ugu lidata cilmiga hawada sare runti wax badan ka faaidnay sxb horey usoco

  • @ronaldothebozzfootball4059
    @ronaldothebozzfootball4059 4 роки тому +2

    Masha allh Nolaw pro Omar

  • @ciisemohamed2449
    @ciisemohamed2449 4 роки тому +1

    Mnsh allah bro barnamijka hawada aad baan uga helay fadlan barnamij kale ka soo diyaari mahadsanid

  • @abdiazizmohamed167
    @abdiazizmohamed167 4 роки тому +15

    سبحان الله العظيم 🤲🤲

  • @sarahchanel8932
    @sarahchanel8932 4 роки тому +1

    Waxa jiro documentary la dhoho journey to the edge of universe asago carabi ah na wuu jiraa waxa la dhaha رحلة إلى حافة الكون wuxu so koobaya dhamaan macluumadka kownka wax walba o ku saabsan. Waxana so jedinayo wariyayl cod qurxan o cod kar ah kama daalesid aniga habenada qaar xata wan ku seexdaa ka sheekeenta qisada kownka cilmi iyo madadalo labadaba isku ah mararka qaar yaab iyo amakak aya ku qabanayo markad maclumadka qaar maqasho waxan idinkugula talin laha inad daawadan qaasatan kan afcarabiga ku baxayo wa luqa carabiya fusxaa. Wexey barnamijka u yeleysa macno goni ah. Wa hubaal waad ka heli dontan cilmi badan o idinka qarsoon💙💙💙💙 love you somali people🇸🇴

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 4 роки тому

    *mashaa alaah tabaarakulaah aadd baaan u jeclahay inaan daadawdo barnaamijyadaada iyo marka aad wax inaga barayso hawada sare dariiqadda sharaxaaga qof walba wuu fahmayaa xataa qofka aan lahayn thaqaafad wuu fahmayaa sida aad wax u sharaxayso ilaahay Haku xafido Omar iinshaad*

  • @calimaxamad123
    @calimaxamad123 4 роки тому +8

    Barnaamijyadaan ayaantan wala wye come back ❤❤❤❤❤

  • @abubakarsheekh3754
    @abubakarsheekh3754 4 роки тому +5

    30. miyeyna arkayn kuwii Gaaloobay in Samooyinka iyo dhulku ahaayeen kuwo isku dhaggan oona kala Bixinay, kana yeelay Biyaha wax kasta oo Nool ee miyeyna Rumaynayn.
    31. waxaana yeellay Dhulka Sugayaal (buuro) inayna la iilanin Dadka, waxaana yeellay Dhexdeeda Karimo Waddooyin ah, inay ku Toosaan.
    32. waxaana ka yeelay Samada Saanqaaf ilaashan iyaguna Calaamooyinkeeda way ka jeedsan.
    33. Eebe waa kan Abuuray Habeenka, Maalinta, Qorraxda iyo dayaxa mid kastana Falag buu Dhexdabbaalan.

  • @calikuus6209
    @calikuus6209 2 роки тому

    بارك الله فيك أخي الكريم Omar inshari

  • @bluefaceofficial4430
    @bluefaceofficial4430 4 роки тому +3

    Mahadsaniid wll jasakalleh kheyr

  • @abdifataahcade6793
    @abdifataahcade6793 4 роки тому +3

    Caqliga iyo cilmiga allaha kuziyadiyo

  • @cadaweyare8969
    @cadaweyare8969 4 роки тому +1

    Mashaalah Cumar inshaalah noso baadi kuwan ookle mahadsanid

  • @salahhasan7300
    @salahhasan7300 4 роки тому

    Mashaa allah walale omar inshar, noo soo badi saaxiib casharadan.
    Sida space exploration. GEOLOGY..... mahadsanid.

  • @hajijeyparton8474
    @hajijeyparton8474 4 роки тому +1

    Ale hakuxafido macalinka ogaasho

  • @calimaxamad123
    @calimaxamad123 4 роки тому +5

    Plz nooso badi qaarada sidee ukala go een noso diyaari wll cumar 🤩🤩🤩

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 роки тому

    Ilaahey Awoodiisa mala qiyaasi Karo ilaahey waa noo doorey diinta Islam oo ah doin aad uqurxun wax walbana jawaab Uma weydo 💓💓💓💓😍😍😍😍😍😍yaaa rabbi noo naxariiso

  • @suleiman6791
    @suleiman6791 4 роки тому +3

    Masha allah bro noso badi barnamijyadaan inta igu tagerssn like igu harqiya

  • @wiilkareersaamba1414
    @wiilkareersaamba1414 4 роки тому +10

    الله يحفظكه😍

  • @hibaaqmohamed7299
    @hibaaqmohamed7299 4 роки тому +3

    Omarow nasoo badi cilmiga hawada sare maclumad ku saabsan wllkey 🙏🙏🙏

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 4 роки тому +17

    220,000 Oo subscribe Hambalyo Wll Omar
    Dadkaagii waad kasbatay ❤❤❤❤

  • @cabdirahman439
    @cabdirahman439 4 роки тому +6

    Masha allah OGAANSHO

  • @eesy8947
    @eesy8947 4 роки тому +3

    👌😇يسلم يا استاذ عمر 🙏

  • @cabudiabas7210
    @cabudiabas7210 4 роки тому

    MashAlh ustaad cumar aquya wax badan ayan ka faidesana shukran Alah ku barakeyo wll InshAlh wcs wr wb

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 4 роки тому

    Cumar inshaar waa macalika I baray sayniska iyo xisabta iyo taariikhda iyo jugraafiga

  • @feysallcadde9647
    @feysallcadde9647 4 роки тому +1

    mid aan ku wareray...
    samada dumida ( samaa u dunyaa) misnaha balayinkas galaxy ee jira konkan maeaxay hoos imadan samada dunida ama samau dunya...
    mise mid walpo samo gooni ah ayu leyahay...
    qofkii iigaga aqoon roon wax hai fahansiyo.
    qaasatan bahda channelkan ogaansho, brothers mowduuc ka diyariya hadad waqti u heshan, si aan u fahan no

  • @abdulahimohamed2637
    @abdulahimohamed2637 4 роки тому

    Dhaariq xidig kale somaha ilaahay quraanka ku sheegay

  • @osmankhalifsheikhh1609
    @osmankhalifsheikhh1609 4 роки тому

    Masha allah moowduca an ugu jeclahay moowducyada walal omar inshar hawada sare please noso badi moowducyada hawada sare

  • @tyzonPL
    @tyzonPL 4 роки тому

    Thnks bro
    Noo soo badi cilmiga hawada iyo qisooyinka

  • @mohamedtahir5051
    @mohamedtahir5051 4 роки тому +8

    هلااا ogaansho💖👋🏻👋🏻

  • @wllazmaroffical1352
    @wllazmaroffical1352 4 роки тому +3

    Subxanallh
    معجزة الله على كونه

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 4 роки тому +4

    Masha Allah

  • @samatartechnical2073
    @samatartechnical2073 4 роки тому

    Wll mahadsanid aniga shakhsiyan omar inshar barnamijyada kawaakibta kusaabsan ama universe ka waxaan dareema alle kacabsi waayo marka lagayimaado makhluuqa distance kan ama masaafadan oo kaliya ayaaba qofka banii aadamka ah wareergalinaysa aad ayaad umahansanthy Omer inshar sigaar ah waqtiga aad barnaamijka galisay waadkumahadsanthy wll Aden hussein From HARGAISA

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 5 місяців тому

    Subxaaaan Allah Quwada Rabi ilahow Noo Naxariiiiso Yaa Rabi.

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 роки тому +1

    Waa calaykuma salan walal cumar inshar jazakallah kheyr

  • @hiigsiganoloshadhabta5799
    @hiigsiganoloshadhabta5799 4 роки тому +4

    سبحان الله ملك القدوس

  • @fadumamaxamed3990
    @fadumamaxamed3990 4 роки тому +4

    Masha Allah wll❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedarab____
    @ahmedarab____ 4 роки тому +1

    Masha alle Sxb Waxan Aad ku tageera wlhi
    Markad kaso hadasho
    Hawada sare Videoyada soo badi
    💯👏

  • @bulshaawi4866
    @bulshaawi4866 4 роки тому +1

    Ka wrn maclin xidigaha soo dhaca
    AMA MACLUUMAAD iga sii

  • @kingholac11
    @kingholac11 4 роки тому +5

    Macalin wku aminsnhy💓✊🏽

  • @sagalawil2214
    @sagalawil2214 4 роки тому +4

    mzh Allah muwducdaadu aad ban uga fa'idnay
    Hore usoco wxn jeclan Lan lah mowduuc ku Saab San buuraaqa daabadi nebiga (Zcw) uu racay

  • @XassanAxmed-bj9ki
    @XassanAxmed-bj9ki 4 роки тому +1

    Mowduuc muhiim ah sxb

  • @after4years378
    @after4years378 4 роки тому +8

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    WALAAL WAXAAD KA SOO HADASHAA
    DHULKA IYO QORAXDA KEEBAA WAREEGA AMA KEEBAA LAGU WAREEGAA
    WAAYO SCHOOLKA WAXA NALOOGU DHIGAA -DHULKA AYAA WAREEGA-
    FROM SOMALILAND BURCO
    DA'DAYDA (14) FASALKA (1) DUGSIGA SARE

    • @kamal-jamaltahlil3095
      @kamal-jamaltahlil3095 4 роки тому

      Dhulka iyo quraxda ma Ka wada?

    • @after4years378
      @after4years378 4 роки тому

      @@kamal-jamaltahlil3095 sory
      Haa wll

    • @caliibrahim1686
      @caliibrahim1686 4 роки тому

      Dhulkaa wareega iyo dhamaan meerayaasha oo dhan lkn qoraxdu iyadu ma wareegto

    • @khadrdhere5980
      @khadrdhere5980 4 роки тому

      Aayad quraan ah ayaa sheegeysa iney qoraxda ama dayaxa meel ku sugneen yacni ay socoto si xadad ah oo cayiman !!

    • @pysuhayb15
      @pysuhayb15 4 роки тому +1

      @@khadrdhere5980
      Maya walla cadceeda wareegta

  • @sayidabdalla5656
    @sayidabdalla5656 4 роки тому +2

    Allah yubarik omer 🖐🖐

  • @abuuelias33
    @abuuelias33 4 роки тому

    alahu akbar awooda allah lama soo koobi karo alow naxariistada nagu bad baadi yaa rabi

  • @ahzaab553
    @ahzaab553 4 роки тому

    Mansha alaah ilaaha ha ku barakeyo wallo.waa cilmi ga aalaah

  • @muxudinabdulahi6447
    @muxudinabdulahi6447 4 роки тому

    Masha allah walaal waxaan kahelnaa markaad kahad leeso hawada fog tnx 🙏🙏 OGAANSHO

  • @alimohamed997
    @alimohamed997 3 роки тому +2

    سبحان ملك القدوس

  • @HindiAfsomali679
    @HindiAfsomali679 4 роки тому +1

    masha,allh wlll mawduucyada noocaas ah nosa badi

  • @cjmaslah8683
    @cjmaslah8683 4 роки тому

    Masha Allah aad ayaad noogu faaidaysay suaal Ayaan qabaa (Andromeda) Malaga heli karaa meere sida dhulka oo kale ah.

  • @muhyadinabdikadir7476
    @muhyadinabdikadir7476 4 роки тому +5

    Mnshalh ❤️❤️🥰

  • @alilucky6874
    @alilucky6874 4 роки тому +2

    Omar nin aan la yaabay illaahay ha kuu siyaadiyo

  • @fariixaabduqadir4876
    @fariixaabduqadir4876 4 роки тому

    Horu mar wcn my teacher barkow👌👌

  • @himiloprod9790
    @himiloprod9790 4 роки тому

    Mncha allah USTAD omer
    Wnku fraxznahay Inan nqdo 1k ugu horeyo Oo kudawdo caawa

  • @zhucaybalcantara2002
    @zhucaybalcantara2002 4 роки тому +1

    Isku day inaa ka hadasho sida dadkeena uu hor ku gari lahaa dadkas adunka hormarka garay waxay gareen 60 sano ee udanbeeyay marka kudhiiri gali tagerayashada ina gari karno hormar niyad jabka yaree zhb waxana tahy lambar one khayrban ku rajeen💜

  • @abdihakimsamriye8617
    @abdihakimsamriye8617 4 роки тому

    Mahadsanid Omar inshar

  • @xaajicismaan116
    @xaajicismaan116 4 роки тому +1

    Mansha allah mahdsanid akhii

  • @deeqogure8806
    @deeqogure8806 4 роки тому

    First view
    Wll wan kula socdaa
    Allha ku cafido msha allh😍

  • @hiigsishow5717
    @hiigsishow5717 4 роки тому

    fadlan sxb aad ayaan uga helaa walhi deep space ee soo badi allaha kubarakeeyo

  • @amiirhared6093
    @amiirhared6093 4 роки тому +4

    runtii waan jeclhy inan wax ka barto cilmiga hawada sare(astronomy). insha alllh

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 4 роки тому

    Mowdhuucyada hawada sare iyo badaha way ka saamen badan yihin muuqalada kanaalka Ogaansho laso galiyo, ustaad noo soo badi kuwa ceenkaan oo kale maahd sanid

  • @hodanabdirahim7050
    @hodanabdirahim7050 Рік тому

    Noogasoo sheekee
    adigoo raaliya xaqiiqada
    Bada🙏🙏🙏

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 роки тому +1

    Hhhhhhh omar in shar wlaahi funny tahay huuuuno haloo hayaamo kulahaaa hhhhhhhhhhhhhhhhhhh keep going huuuuuuuuuno

  • @philipemohamet6625
    @philipemohamet6625 4 роки тому

    Alle haku dhowro cilmikaaga walal inshaar

  • @Carfoon
    @Carfoon 2 роки тому

    الله يحفظك معلمي ❤️🥰

  • @zakarieismail5648
    @zakarieismail5648 4 роки тому +1

    Omar inshar nin ku dayasho mudan 💝

  • @maxamedamiin4132
    @maxamedamiin4132 4 роки тому +3

    Mnchallah aad bd wll u mahdsantihin bah'da ogaansho runtii anaa aaad u jecel cilmiga ku dahsoon xidigaha waxan damacsany ba runtii inaan sameysto telescope aan cirka ku kala barto

  • @thuglife6551
    @thuglife6551 4 роки тому

    Subxanallah waa arin cajiiba mahasanid wllo casharkan wuu idhafey inshallah waxa yalah kale ayaan lasocondona 😍😍😍😍😍