اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Wr hedhe wlhi mnta ano iskajogah gurgayaga ban niyada iskala cimran yaa uduceyay wxpu isdabadhigay lkn cwa fash Bay katiriye hanocelin zppto ah wxd ilawysah meshi shekada xamasadaleh marysay intas wa iga canan wana idinsalamayah adi io boqoradada from mudug by nagasogarbax aptio🙏😂😂😂💯💪🇸🇱
اللهم صلي على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Ilmahedi maxay uga soo taagtay iyaadu ayaa dhashay waa very sad abaayo ilamahada raadso please 😢 waalahay aduu suudan iga dhaalo ilmahayga kaman soo taagen
Wllalkey qoladaa ubadkooda lama taaban karo anigaa soo maray dad ka cawaansan ma jirto gabadh somaliyed oo xiligaa aan soo maray u xirneyd baa jirtay oo waxba kama qaban karin xitaa looma dhawaan karin si aan u ogaano cideeda halka ay dagan yihiin laakiin muqalasiintii baa naga balan qaaday in ay gabadhaa caawin doonaan Alx iyana sidaa oo kale ubadkeedii ma eysan helin baladkaa waa cabsi cabsi.
Allah ha u gargaaro gabdhahayna iyo wiilashiiba dhib ayeeey ku mareen Africankan dhaxdiisa sidoo kaleh waxaan maqlay mid ayadana south sudanees afduubtay 2kadhalay rafaad maxaan aragnay alxm hadiiba lafaheed allah ugu soo baad baadshey
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله 🤲🤲💕💚💚💚💚💚💚💚💗❣💙💚💖💖💖🧡🤎💗💞💗❤❤
Hello Baarliin , sister come to UA-cam. For Baarliin Office. I miss you. I like so much. Come back sit near to your husband. Inshallah amiin yaa rab. I like your Family 💖💖💖💖. Have nice day.
wallee gabadhasii inaany farxad ku seexan saa ilmeheedii oo ay ogtahay silicay ku suganyihiine Alle ha usoo bidhbidhiyo inshAllah
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam
Scw scw scw
اللهم إنا نسألك علمآ نافعاً ورزقاً طيباً وعملا متقبلا
Wr hedhe wlhi mnta ano iskajogah gurgayaga ban niyada iskala cimran yaa uduceyay wxpu isdabadhigay lkn cwa fash Bay katiriye hanocelin zppto ah wxd ilawysah meshi shekada xamasadaleh marysay intas wa iga canan wana idinsalamayah adi io boqoradada from mudug by nagasogarbax aptio🙏😂😂😂💯💪🇸🇱
Scw scw scw scw scw scw scw 🥰♥ ♥ masha alaaaaah mami xafidullahi 🥰 😍 aamiin ya raaaaabi dhamanten
Subxana allah Walhi waa xanun midakalena ma ahayn inay ilmaheedi katagto 😢😢😢please ilmahaagi dib uradso 😢😢
Yasmin xasan ilmihii dhurwaa bay noqdeen
Ilahayow na xafid waa war naxdinnle .
اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
ماشاء الله أنت رائع جدا
لأنك دائما تذكرنا الصلاة شكرا جزيلا لك
I love you somaliya jecliyaa somali dhiiga ayaa leeyahiin dadkeyga
subxanalaah walee somali lakari waaye runta ha arkeeno alaah ayaan kamagan gale ajnabi
Maxay arkayaan gabadhan yari qalad malee laakin wa walidkeed oo Somali kenya degta
Anaa mar kaan arkay waan soo cararay shekedii nosocotay ayaan mooday hun guri naga sooriday naga daay
Asc away qaybtii kale 14
Alahu akbar gabadhena adoon sixirole ah ayey ugacan gashay wiil jarer somali ayaan udhaamey 😭😭😭😭🤲 ilaahay gabdhaheena noo xafid 🤲
Reer ciraanoow waad salaamantihiin ugaaso baariin xaajiga miyuu xanuunsanayaa sis qaali dumar 👑🌹
اللهم صلي على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Masha Allah bro and sister Allah idin xifdiyo 👍👍😍😍
Sister adna sido kale ale haku xafido
Alla ilmaheedii haloo raadiyo maskiintaas 3 caruura hanoola raadsho please
cimran runmiya mise wariyo waxa adshegeso
Wcs wr cimraan qisadii hore miyey dhamaatay
Asc cimranow sariirta meyey kashidan thy
Ac. Waan ku salaamay cimraanow adiga iyo Barliinba. Markaan arkay cinwaanka qisadan ayaan xanaaqay. Laakiin saacado badan ka dib waan iska dhagaystay.
Waxaad dhadaa.salaanta .asalaamu .caleykum .waraxmatulaahi.wabarakaatuhu.sidaa baa sax ah
Wcs walaalka qalbiga scw caawa inaan kugu mudaharaado miyaad dooni cimraan maxaa u dhamays tiri wayday mahadsanid
Talada hooyada iyo aabaha waa sax sababtoo ah hadii caruurtas la keeno gabadhu Kuma noolaan karayso meel Somali joogto oo caay, huruuf iyo cunsiriyadayn joogta ah ayey la kulmin xitaa qurbaha
Ala waan oon rabaa shacuurteeyda dhan wey isbadashay cimaanoow ninkaas hadaan arki lahaa ilaahay ayaan kudhaartee waan dililahaa 😭😭😭
Saxiib waan kusalaamay. Salaan kadib waxaan kugu biirin lahaa bal inaad qoraal kaliso qisooyinkan si buugaagtaa loo iibsado
Gabadhu ilmehedi haradiso xaga dawlada halomaro hooyo waaye ilmehey intaas oo sano kudhibtootay yeysan kaharin
ax ax waaan kaxumahay ga badha rabiyoow kabixi yaa waduuud😢😢😢😢😢😢😢
Sheegadii kle aaway caawa dhan sugeenay
Hooyo waa hooyo caloosha dhaaxo wey belbaleysaa walaahi waa hubaal hooyadaas waa dhiban alle qalibka ha uqaboojiyo
Asalaamu calaykum Cimraan
Ilaahay aa mahad is kaleh Ka badbaadiyey cawaantii Soomali
ILaahay cadowga haka qabto aamiin.
Ilahey haduu badbadiyey dhurwaa awladi maxay kufali
maansha allh maansha allh maansha allh maansha allh wll waan kufarxay❣❣❣❣❣💓💓❤❤❤💘💘💘💓❣❣❣💚💙💙💚❣💓❤💘💘💘💘❤❣💙💙👑👑👑👍👍👍👍
Salaamu caleykum w.w
Mahadsanid wll.
صلي الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
asc caawa waa in lagugu mudaharaadaa cimraanow meeday sheekadii aan sugaayey
Cajiib Meel aan meeshaadi ahayn waa meel Boholgaleyn ah ,Somali waxaa Salad u ah Somalia Hadii lawaayayana waa udhamaatay.
Cawaan haku afduubto Habar kumadhafo Allah Somali maxa jabku dhacay
asc cimrn ganbelahasi deeqa afro ayu ku fiicna wa kay doonaysay
inaa lillaah aduunku dhibaatooyin badanaa hadeeyba nooshahay nasiib bay lahayd ilmahaas aakhiro ma loo haystaa hadeey gaaloobaan
Wcs wrxma laakiin waanu xanaqsanhy la soco wll sheekadi horaanu rabnaye
Waa qiso xanuun badan
Ilmahedi maxay uga soo taagtay iyaadu ayaa dhashay waa very sad abaayo ilamahada raadso please 😢 waalahay aduu suudan iga dhaalo ilmahayga kaman soo taagen
Wllalkey qoladaa ubadkooda lama taaban karo anigaa soo maray dad ka cawaansan ma jirto gabadh somaliyed oo xiligaa aan soo maray u xirneyd baa jirtay oo waxba kama qaban karin xitaa looma dhawaan karin si aan u ogaano cideeda halka ay dagan yihiin laakiin muqalasiintii baa naga balan qaaday in ay gabadhaa caawin doonaan Alx iyana sidaa oo kale ubadkeedii ma eysan helin baladkaa waa cabsi cabsi.
Xanaaqii waxaan ku iloowbay sheekadan mucjisada ah iloow cawaan gacanta hanoogalin aad ayaad u mahad santihiin reer cimraan alle ha idin dhowro
Ala cuqubada caruurtu ka hadhi meyso ayeeyaaas iyo awoowahaas. 😢😢 Subxaannallah dad sidaas fudud looma deyrsho.
Sxb cimraan hada ka horna gabar kale oo soomaali ah ayaa jirta oo qiso nuucaan ah ku Dhacday oo aad horey uga sheekeysay
Ilaahay ha ku soo hadeeyo
Masai ayaa ladhaha
Sxb sheekadii taxanaha ahayd maxaad noogu badh goysey
caleyhi salaaam 💘💘💙💚❣❤💓💓❣❣💚💙💘💘💘💚💚👍👍👍💙💘👍💘
Oo cimraanaw maxaad sheekadii cajiibka ahayd u dhamstiri way day waa sugaynaa maanta
Allah ha u gargaaro gabdhahayna iyo wiilashiiba dhib ayeeey ku mareen Africankan dhaxdiisa sidoo kaleh waxaan maqlay mid ayadana south sudanees afduubtay 2kadhalay rafaad maxaan aragnay alxm hadiiba lafaheed allah ugu soo baad baadshey
Xasbiyallahu wanicmal wakiil wax nalatu waxna noo laaban somaali burburkii kudhacay maxaa musiibo soo martay Allahayow naga badbaadi🙏😭😭😭
very sad and painful story at least finally happy but the scars never ever diminish, root cause is political tribalism
Cimraan sheekadii aan sugeyney meedey sidaan waa qalad
Scw
Salalaahu calayhim wasalima watasliima Scwscwscwscwscw Scwscwscwscwscw I Scwscwscwscwscw Scwscwscwscwscw maashaa allaah tabaarakulaah
Bisinka waan ka naxay gabadhaas horay baa waxa loyiri dal aadan lahay waa dareen ku joog 😭😭😭😭😭
Asc allah haydin xiftiyo meeday shakadii kale
Pole gabadha masay baaheshan baan umalayn
Wll cimran xanuun maku haayo?
Masay .miyaa ninku mise waa turkaano
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Salallahu calayhi wasalam
Asc awe qisadi Shale madhamaate
Masha Allah
Alxamdulillah hadeey Soomaaliya joogta ayna Soomaali guursatay ay labo caruur oo xalaala heysta 3 kale xoog baa looga dhalay nin cawiyaan oo bilaa diina ka dhalay 3 caruur wey fiicneed in cawiyaan nimada laga badbaadiyo oo islam lagu koriya ayaga dambi malahan hooyana wey u tahay sikasta oo looga dhala
Mahaa sarirta kuu sehiyeh mad boukta sirartana ma la jifsada koursigi baad kuu ficned
maskiin ilmaha ee ku qarari doonan 😢
Qiiso caalol xuumo aha iyo murug
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله 🤲🤲💕💚💚💚💚💚💚💚💗❣💙💚💖💖💖🧡🤎💗💞💗❤❤
Scwb saxiib xsyaysiiska sariirta Hotelka iimisa lagu siiyay ino waran?
war maxaa kasiya meeday sheekadayadii aan wada sugaynay
Masaay miyaa
Waalykum salaam warahmatullah wabarakatuh. Gabada ciykeedi maxaa loga soo rafagay. Waa khalad
Subxanallh
Mansha allah💯💯💯💯
Asc cimraan iyo baarliin
shan sano ootacabkaa ba ah ilaahay samir iyo iimaan hakasiiyo xanuubadanaa hooyanimadu wale waa imtixaan aduun
Suaxallnnllh allaha
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
Hello Baarliin , sister come to UA-cam. For Baarliin Office. I miss you. I like so much. Come back sit near to your husband. Inshallah amiin yaa rab. I like your Family 💖💖💖💖. Have nice day.
KIINYA waaa miilxun
ala haday koomadeedii kujilahad naxdin waynaa ileen dhibaato loomadhinto
War cimraan mandhaw sheekadii gabdhii cadaanku korsaday away dhexgaliskii miyaa bilawday
Subxaanallah
Keenyanka iga kaadi ee aawey qaybtii 14
Aad baan uganaxay masiibada gabadha kudhacday waa cadaw calooshu idinka soodhacday waa ku mahadsantahay cimraanoow lasocodsiintaada
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Allah wllo haday bahal yahin iyo haday miniadam yahinba iyada dhashe allah haw sodhaweyo 3 carura
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Asc wll aawey qeybtii 14
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Cimranow ilka ilaali sawilka gabadha aad soqadatay ninkii qaba xumeyaya waana somali 2 badoodaba melkastayta xataa tiktok way ku jrtaa ayanan lagugu qabsan sawirkas
Waaluuqadaturgaanada
Scw scw scw scw
Asc walaal cimraan waxaan kaacodsan lahaa inaad deyarteena uga faa iidaysid afka iyo dhaqanka oo maalin gaar ah su aalo iyo halxiraale usoo bandhitid
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Sheekadi ku soo dhaqso! 🙄
Scw scw scw
Gabar daris aan eheen kenyti baa sixraday
salalaahu calayhi wasalam