FARXIYA ALLAH U NAXARISO MAXEY SABABSTAY GEERIDEEDA IYO BENTA SAAICAAL MEDIA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 113

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 Місяць тому +3

    Waligay waxa kama sheegin waa jeclaa 💔allaha ha u naxariisto aamiin aamiin yaarabi 😭 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Qureysh-f8j
    @Qureysh-f8j Місяць тому +6

    Alla ilahow rabiyow afkena iyo adinkena umada kahaya rabiyow no naxariiso 😢😢😢

  • @shukriahmed7769
    @shukriahmed7769 Місяць тому +7

    Aamiin ya Rabbi 😢😢

  • @AliHoudeidiIsmailHusseinIsmail
    @AliHoudeidiIsmailHusseinIsmail Місяць тому +5

    Anoo ah fanaankii Cali Xudaydi Ismaaciil Xuseen Ale ha u naxariisto Farxiyo.

  • @amalmohamad1990
    @amalmohamad1990 28 днів тому

    Alle naxaristii jano hakawarabiyo wlhi farxiyo gedideda sidan uganaxay majirto cid aan uga naxay allow nodanbidhaaf yarabii😭😭😭

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Місяць тому +4

    Allow unaxariiso walaashen farxiya

  • @dhamaysinamohamed1552
    @dhamaysinamohamed1552 Місяць тому +3

    Illaah ha u naxariisto 😭😭😭😭😭

  • @LaaliiMohamed
    @LaaliiMohamed Місяць тому +2

    Alle ha unaxariisto wlzhen 😭🤲wlhy wan arkayey wax sheegaya alle ha baqa farxiya waa marxuumad markaa wax ka sheegtaan yaa idilka cafinaya dadoow alle ha laga cabsado😭

  • @fadumoibrahim3645
    @fadumoibrahim3645 Місяць тому +2

    Ilahay ha u naxariisto walaasheen. Dayax/ Hodan yarey iyo dhamaan ehelkii ay ka baxday sabar Jamiil ah ha siiyo

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Місяць тому +1

    ALLAHA unaxariisto janatul fardowso ALLAHA kawarabiyo marti Lajecyahay ALLAHA ka dhigo

  • @SacdiyaOmersheikh
    @SacdiyaOmersheikh Місяць тому +1

    Allah unaxariisto kitaabkeeda gacanta midig Allah kasiiyo janatu firdowso Allah kawarabiyo allahuma aamiin anakana sabar iyo iiman Allah nagasiiyo

  • @luulmohamud
    @luulmohamud Місяць тому +1

    Walashey Ruumi Allah ha u naxriisto Suaasha Allah ha u fududeeyo
    Qofkastaba taasaa sugeyso maa ku mashquulno nafteena geerida argagax bey leedahay lkn lamahurayo an usxisaabino intan leyna xisaabin
    Shukrqn xbbti wanaaga aad u hadashayAllah ha nagu irsaaqo qaatima suuban

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad Місяць тому

    Allaah ha unaxariisto amiin yaa rabbiiy

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts Місяць тому +1

    Ina lilaah wa ina ilayhi raajicuun allaha unaxariisto janatul fardaws allaha geeyo amiiiin yaa rabbi

  • @HodanAhmed-t3g
    @HodanAhmed-t3g Місяць тому

    Yaa Alllaaaaaaah unaxariisto 😭😭😭😭😭

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 Місяць тому +3

    Ayagoo heshinayo aya tiktok ku arkey qofna waqtiga ma dhafayo ilahey ha u naxaristo walashena ilahey hortena ha cafiyo amiin yaa rabi.

  • @lasouriantebintudiraneh632
    @lasouriantebintudiraneh632 Місяць тому

    Amiin illhy haa uu naxaristo

  • @deeqaabdirahman6351
    @deeqaabdirahman6351 Місяць тому +2

    Ilaahey haunaxariisto

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Місяць тому +3

    Wlhi maanta qof aanan saas umalaynayn ayaan la yaabay meshii taczi murugo ayaa taala markaasaa qaliin iyo balaayo falanqo aan haboo ayn baan arkay mufo aniga bas bay iga tahay gabadhaan sokor ayey qabtay qofkastaa koley waa maqli jiray isla xalay hal mar kaliyihii shaqa gabeen anaa dadkii xaqiideeda ogaa arkay 😢😢😢😢allhu akbar ilaahow unaxariiso

  • @ShushuBiihi
    @ShushuBiihi Місяць тому

    Ilahy hawnaxaristo

  • @aasiyaismacil-o7q
    @aasiyaismacil-o7q Місяць тому

    Allah ha oo naxaristo wlshy farhiya 😢😢😭🤲🤲🤲

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw Місяць тому

    Salahu calayhi waasalam ilaahay ha unaxaristo 😢😢😢😢😢

  • @ShamsoIididaahir
    @ShamsoIididaahir Місяць тому +1

    aamin yarabi 😢😢😢😢

  • @HamdiadanIssack
    @HamdiadanIssack Місяць тому +1

    اللهم امين يارب العالمين

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke Місяць тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲
    اللهم اغفر لها وأرحمها وعافها وأعف عنها وأكرم نزلها ووسع مدخلها

  • @NastehoAwale
    @NastehoAwale Місяць тому +1

    Allaah ha u naxariisto maskiinta 😢

  • @nimoali5420
    @nimoali5420 Місяць тому +1

    Allahu naxariisto 😢

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg Місяць тому +1

    Ax allaha ku naxariisto walashey farxiya😢

  • @NasroSheikh-k1h
    @NasroSheikh-k1h Місяць тому +4

    Ilaahayow unaxariiso kitaabkeedana midigta ka sii suaashana ilaahayow ufududeey aamiin amii insha allah allow unaxariiso farxiyo waan ka naxay

  • @SalahRachid-c4q
    @SalahRachid-c4q Місяць тому +1

    Alah uu na naxariito😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wll amin amin aay Rabi

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 Місяць тому

    Ilaaheey ha u naxariisto aamiin

  • @xamdiamiin8051
    @xamdiamiin8051 Місяць тому +1

    Aamiin 🤲🤲🤲

  • @umua3483
    @umua3483 Місяць тому +2

    Ilah ha unaxaristo farxiyo gabar afgaaban ayay ahyd hal Malin ayan uqoray comment dayax sawiradoda waxan dhahay abyo sidadi hore kulaabo yacni iscaatey ilah h iga cafiyo ayadane alaha unaxaristo

    • @samsamaxmed5567
      @samsamaxmed5567 Місяць тому

      Iska daa wllo dadka wadiiga arkaya siida loo dhiimanyo ee fuduud qofka siidu Doono haa ahaado arag oo dhaaf waa iga waano

    • @umua3483
      @umua3483 Місяць тому +2

      @ abyo wanba iska ilaaliya inan dadka caayo ama wax dhaho because waxad qorto waliga bartas ay kuqornNeysa lakin ani waxan kawaday abyo sidadi hore ayad kuqurxoneyd caatada ee ma ihi dadka comment xun dadka uqora

    • @samsamaxmed5567
      @samsamaxmed5567 Місяць тому

      @@umua3483 haaa wngrty abayo alleh hayna xafiido intan iska ilaaliin karno waan iska iliiliinyna anba waan uqooro lkn cayda Uma qoro lkn cawa laga biilawo ciid xumo iyo same miina Ku daarasan mayo

  • @umusidara6451
    @umusidara6451 Місяць тому +1

    😢😢😢😢 allaha u naxariisto qabriga allaha u waasiciyo

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke Місяць тому +1

    أنا لله وإنا إليه راجعون 😭😭😭😭
    Alaha unaxariisto gabadhaas

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 Місяць тому +1

    Allaha unaxariisto😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Saxiix-h3g
    @Saxiix-h3g Місяць тому

    Illaahey ha u naxariisto walasheen marti la jecel yahay Allaha ka dhigo. Ruuney abaayo Hani weey ka soo hadashay snap keeda dib u fiiri waxeey tiri waan is cafinay

  • @MaryanMahamed-n6y
    @MaryanMahamed-n6y Місяць тому +1

    Alle ha unaxariisto 😢😢😢😢😢😢

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 Місяць тому

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allaha unaxariisto Faxiyo samir iyo iiman Allaha ku arzaaqo saygeda iyo carurteda iyo familkeda danbigedi hore ayay kadhaqayaan iska daa

  • @TriplexMouminTriplex
    @TriplexMouminTriplex Місяць тому +1

    Allah unaxariisto 😢

  • @FisrtName-s6i
    @FisrtName-s6i Місяць тому +2

    😢😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @rizz4053
    @rizz4053 Місяць тому +1

    Illaahye haa unaxristo 😭😭

  • @FathiaAbdillahikalid-o6l
    @FathiaAbdillahikalid-o6l Місяць тому

    Allah naxaristo

  • @Zaynab-w4p
    @Zaynab-w4p Місяць тому

    Aamiin.Aamiin.Aamiin Aamiin.Aamiin.Aamiin Aamiin.Aamiin.Aamiin Aamiin.Aamiin.Aamiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 Місяць тому

    Allaha unaxariisto walashen 😢😢😢

  • @asiamoalimabdi9821
    @asiamoalimabdi9821 Місяць тому

    Ilahay ha u naxriisto qabriga Allah u wasaciyo Marti la jecel yhy Allah ka dhigo sakaradka waa modey allow su Asha u fududey waa geeri aan ka naxwo gadashed Allah nama fidneeyo

  • @Mohamed-h4z5k
    @Mohamed-h4z5k Місяць тому

    Jaza kumulaah khayr abaayo ilaahay caqli iyo diin buu ku siiyey xifdulaahi

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 Місяць тому +1

    Allah ha u naxariisto🥲

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Місяць тому +1

    walal ale ha u naxariisto😢😢

  • @safiahussein7485
    @safiahussein7485 Місяць тому

    Innaliah wanarijicuun 😭😭😭

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому

    Wax kasto ahaate waqtigada hadow yimado waa la dhaman ilahay ha u naxaristo amiin yaa rabi 🤲🏽

  • @ismahanshrf5919
    @ismahanshrf5919 Місяць тому +1

    Inashaallah Abaya
    😭😭 Amiine Amiine

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 Місяць тому

    Illahay ha unaxriisto. Iskiinta amiin yarabi

  • @Caliya529
    @Caliya529 Місяць тому

    Farhia Allah’a una xaristo qof ehlu jana bay ahyd

  • @Ayan-zi1bg
    @Ayan-zi1bg Місяць тому

    Allaha u naxariisto wabriga allaha u waadiciyo Aamiin aamiin aamiin

  • @وليد-ظ8ف8ن
    @وليد-ظ8ف8ن Місяць тому

    Allaha unaxaristo

  • @عليغالي-م2ي
    @عليغالي-م2ي Місяць тому +1

    😢😢😢😢😢

  • @SahroAlinuur
    @SahroAlinuur Місяць тому

    Aamiin yaa Rabi caalamiin

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 Місяць тому

    Alh yaraxma.Amiin yaa rbbi😢.Wa Mhdsan thy wlshe mcn run ayd ku hadashy

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Місяць тому

    Allaha unaxariiso walaasheena danbigeeda Allaha dhaafo Waqtigeeda dhamadey walasheena

  • @kafiyahabdihakim3070
    @kafiyahabdihakim3070 Місяць тому

    Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun rabi hawnaxariisto ehelkeeda iyo qaraabadana rabi hakasamirsiiyo

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 Місяць тому

    Allaha u naxariisto janatul fardowsa allaha ka waraabiyo reerkey ka baxday samir iyo iman allaha naga wada siiyo 🥲🤲

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi Місяць тому

    Ilaahoow janada fardoowso kawaraabi qabrigeeda uwaasici unuuri ilaahoow Sagarmatha waad mootisay suaasha ufududeey yaa allah farxiyo waxeey aheeyd qof aad unaxariis badan ilaahoow unaxariiso

  • @samiramohamed9392
    @samiramohamed9392 Місяць тому

    Innallillaah wa ineyhin rajicuun ilaah ha uu naxristo janata fordowsa ilaah haka warabiyo 🤲🤲

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Місяць тому

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha unxariisto ya Rabi

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 Місяць тому

    inaalillaahi wa inna ilayhi rajieoon ilaahey ha u naxariisto qabriga Allaha u waasiciyo Janatul fardos Allaha ka waraabiyo samir iyo imaan dhaman ehel iyo qaraabo Ameen yarabi 🤲😭

  • @MinhaajMaanka-1
    @MinhaajMaanka-1 Місяць тому

    Allaha unaxariisto aamiin aamiin yaarabi qabrigeedane Allaha uwaasiciyo kitaabkeeda gacanta midig Allaha nasiiyo aamiin aamiin yaarabi

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola Місяць тому

    ilaahay ha u naxariisto walaasheen qabrigana ha u nuuriyo samir iyo imaana haka siiyo ehelkeedii inagaan gadaasheed inama fidneeyo walee hadaynu somali nahay Meel aynu u socono garan mayno somaali bini aadankii uu ilaahay abuurtay ee uu yidhi ii nabad galiya ayaynu intaa wax ka sheegaynaa ilaahay ha so hanuuniyo dadka social media ha ku jira waliba dumarka ilaaahow na so hanuuni fadxiya tagtay ana waanu ka dambaynaa mana ogin wakhtiga aan bixi rabno balse waynu isa siinay aduunkii😢

  • @isaid8385
    @isaid8385 Місяць тому

    Ilahay haw naxaristo fardowsana hoygeeda haka dhigo

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 Місяць тому

    Ilaahaw unaxariso

  • @Gaza9000
    @Gaza9000 Місяць тому

    Allah u naxariisto

  • @Qureysh-f8j
    @Qureysh-f8j Місяць тому

    Aduunyo waataas ilahey Ha u naxariisto walasheen qabriga Allah u wasiciyo

  • @lovelygirlhealthyandbeauty2518
    @lovelygirlhealthyandbeauty2518 Місяць тому

    Allaha unaxariisto wlshen

  • @NuuneYare-d2u
    @NuuneYare-d2u Місяць тому +1

    Tawbad keena team niiko iyo dhamaan dadka fuqsiga hawlan ama jidka naarta dhadhamiya

  • @AbshiroxuseenxasanBaariyeey
    @AbshiroxuseenxasanBaariyeey Місяць тому

    Allaha u naxariisto walashen

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed Місяць тому

    Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun ilaahay haunaxariisto farxiyo Ruumi run bay sheegtay 😂😂

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 Місяць тому

    Alle unaxristo 😢

  • @Yaatii14.8.16
    @Yaatii14.8.16 Місяць тому

    Allah abayo rumiyey wallhi manta dad ayan quus ka garay cimri iyo cilmi diined allah isugu daray o title kaso dhiktay gacmahaga geri ku doono
    Medki aya yal an wali la aasin dad aya qalbiga xanunayo hooyo, xaas iyo gabadhodi dhimatay markas tusalo cml lo istacmalaya
    Allah ka baqa xita hada run shegeyso wallhi qof geriyoday afkaga amaan haka helo 😢😢😢 FARXIYO Allah u naxristo xanunkeda danbi dhaf Allah oga dhigo janada Allah ogu bishareyo ilmaheda, dayax iyo ehelkeda sawar iyo iman Allah ka siyo 💔

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Місяць тому +2

    😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xalimoali3323
    @xalimoali3323 Місяць тому +1

    😢

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Місяць тому

    Ehelkeeda Samir iyo iimaan Allaha ka siiyo saygeedana Allaha ka so Hanuuniyo fanka

  • @lovelygirlhealthyandbeauty2518
    @lovelygirlhealthyandbeauty2518 Місяць тому

    Ilahow unaxariiso marti la jecelyahay ka dhig anagane ilhow na cafi sabte udhimate ada nka oge

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Місяць тому +1

    😢😢

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Місяць тому

    Allaha unaxariisto wlasheen qabriga beer beeraha janada kamida allaha uga dhigo waxay sabab satayba way dhimatay maxaa laga rabaa

  • @SamiiraMahmed-i4i
    @SamiiraMahmed-i4i Місяць тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @yonisimranabdul2796
    @yonisimranabdul2796 Місяць тому

    Amin Amin Amin 😂😂

  • @HiboGass-m4w
    @HiboGass-m4w Місяць тому

    Ma alintaadii ayaa timid ala naxriistii jano ha ka waraabiyo

  • @rizz4053
    @rizz4053 Місяць тому

    Taas ben maha

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Місяць тому

    Reer UA-cam waxa iska dhigaysan ina ka naxaysan lkn waa mashruuc aa views ku raadinaysan. Waxba haa noo qiroonina

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 Місяць тому

    Ilahay ha u naxaristo walashen qof walba waa sugi

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 Місяць тому

    Xasanadka yeysan ka qaadan

  • @fatumoyusuf8720
    @fatumoyusuf8720 Місяць тому +1

    Amin aamiin yaarabi😢😢😢😢😢

  • @marshalgentilman
    @marshalgentilman Місяць тому

    somalidi youtube leyda mashruc oyin baa u bilowday iyo igu sawir oyinta iyo tacsida wa aqliga jaahilinta sida gabartan yaabka adunka hadad ka naxaysiid farxiya u duce ee maha in aad social media la imato oyinti jaxaska ee beenta ah yaabka adunka

  • @keysasahardid6750
    @keysasahardid6750 Місяць тому

    Privecy ma qabaan maxaa dadkan ka qaldan

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 Місяць тому

    Qof diinleh ayaaad tahay

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Місяць тому +1

    What was she famous for? Hodan Nalaya is gone

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman Місяць тому

    🤲Amiin amiin ya Allah 🤲 😭😭

  • @sakariyeAli-l7q
    @sakariyeAli-l7q Місяць тому

    Amiin yarabi😢😢

  • @OsmanAbdi-fm5on
    @OsmanAbdi-fm5on Місяць тому

    Allaha unaxaristo

  • @Zaynab-w4p
    @Zaynab-w4p Місяць тому

    Aamiin.Aamiin.Aamiin Aamiin.Aamiin.Aamiin Aamiin.Aamiin.Aamiin Aamiin.Aamiin.Aamiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢