Dadka dhahaayo baabajeey maxuu cuntada ugu dheelaa su’aal marka asad hagio maxuu maalin walo game 25dollar ugu bixiyaa soo dad masaakiin uma baahno iiga jawaaba marka❤️🫶🏽
Waa su.aal muhiim ah ebow cade lkn somali maryoley mafahnsano jeey jeey aye u jeedan kaliya asad game walbo lacag ayu kubixiya maalin walbo o vedio sodhigo 50$ ama 100$ lacagta ugu yer ayaa ah 25 dollar looma jeedo miya umad masaakin ah aya maanta baahan hadu ku sadeqeesan laha ducadooda waxaa lagayaba ine meel uga sobaxdo o lugihiisa ku istaago lkn haaway he aqligaas malahan dantiisa ayu fiirsana so views badan uhelo 😷😷😷😜😜😜
Waaaw masha Allah lakiin baaaba jeey sxb nin jira matihid wayo oo Anigane maa aad iga faarxinin so aniga eeyfoon ayan karaba sxb 15 pro max calashan waxban iskiga duban lahaa so waxan haaysta 12 pro max lakiin wax badan ayan wataa sxb masha Allah waxad tahay nin qalbi wanagsan wad fican tahay sxb Saas aya la raaba hoori u sooco sxb
Wlhi maanta in aan ku soo wacan rabay lkn allah ayaa wax bixiyo allow xagaga iga irsaq inta wanagsan iduceya nolasha inaa wax xalaala helo soshiyal midaya kama so muuqan kato
Xabiibkeena Nabi Maxammed Ha Dhafiin Kusali " SCW " 🖤🙏
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid Baaba Xayat Qurux Wa qof Qalbi wanagsan Ka badan ayay u qalantaa ❤🙏
I love Palestine 🇵🇸
Palestine will be free inshaa Allah
🇸🇴 ♡ 🇵🇸
فلسطين في القلب دائما وأبدا 💔🇵🇸
Legend baa tahay niyo Xayaati qrx waa hooyo qalbi wngsan ❤ dhiirigalin fcn ayaad siisay
Baaba legend gabadh waa qalbi qurxoontahay mahadsanid 🎉🎉
Maaaaaaaaaasha Allah maaaaaaaaaasha Allah
Bro Baabajey Allah haku xafido markasta iyo meelkasta oo aad joogto ❤❤ Big Fun From Hargeysa
Ku saliya xabiib kena🥰 scw scw scw🥰
Masha allh sidaad ugu farxisay ilahay hakaga farxisay babajay ❤
Mahadsanid baaba jey wlhi wan ogaa inatahay qof qalbi wanagsan runtii xayaad wey u qalantaa intas iyo inka badan🥺🥰
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
M.Allah wll qali saafi ah baba jey keep going bro wxana Ku rajeynaya cafimad taam ah inshaAllah maar uun inaad lugahada kusocoto guul iyo goobnimo bro wxana ka codsanaya madama an waligey jeclesanin inan wax kuweydisto manta wxn kacodsanaya ina iphone nocu ahadabo inan hadiyad ahan igu so dibto wxana kusiganahaya wadanka kenya gaar ahan magalada narok shukran laka my bro
Baba jey is a role model
I like to emulate him his reveal action
Ninke qof dumar ah o naxaristo ilhy aya o naxaristo wlhi baba jey ilhy haka farxiyo scbow 😢
💯💯
Anina yaa ilahey dartii iphone igu siiyo 😢
Ilaah ka baq kaa iska badashay usoo qaaday aa dhahysaa waan ku so gaday in aaad kartoon cusub uso galiso ilaahey kama cabsan wlhi
War wad fahantay kawareji miskiinkan ino naga caqli badanyahay bo mooda
Furuhu waa 9⃣ adkaatay qaali🥅🙏💯🔥
Mahdsanid bro baaba in badan ayaa kugu xiran waxaa tahay sxb qof qalbi wanaagsan aniga maalinteyda ayaa sugayaa wali qof rer kismayo ma hadiyada kama hayaan lkn still waan ku sugeenaa@Baba
Adkaatay qali furuhu wa sagaal eber eber😂😂😂😂😂
Like 👍 saar❤
Lixdan iyo shan
Toban iyo sideed
Allah is one
Legend baba jejey ❤❤❤❤
Guuleyso
Baaba jeeye markayga ayan sugaya😢ila Djibouti 🇩🇯
Next xaaskaaga ugad iphone 15 pro max❤ Waa iga waxsheeg baabaa❤
Taa wajib kolhore hadu ugadin wa nacas wllahi marka hore wa in rerkada kabilowdo
Masha Allh baba Dadka medan in lacawiyo caawi adna Allh ka farxiyo❤😢
Caay malihid Baaba jey Ee Amaan Aad Ledahay Mash Allah ❤👏💯
Dadka dhahaayo baabajeey maxuu cuntada ugu dheelaa su’aal marka asad hagio maxuu maalin walo game 25dollar ugu bixiyaa soo dad masaakiin uma baahno iiga jawaaba marka❤️🫶🏽
Waa su.aal muhiim ah ebow cade lkn somali maryoley mafahnsano jeey jeey aye u jeedan kaliya asad game walbo lacag ayu kubixiya maalin walbo o vedio sodhigo 50$ ama 100$ lacagta ugu yer ayaa ah 25 dollar looma jeedo miya umad masaakin ah aya maanta baahan hadu ku sadeqeesan laha ducadooda waxaa lagayaba ine meel uga sobaxdo o lugihiisa ku istaago lkn haaway he aqligaas malahan dantiisa ayu fiirsana so views badan uhelo 😷😷😷😜😜😜
Thanks ❤babajay horay usoco lakiin dadka tabarta iyo agoomaha caawi wll ilahay Adna kuugar gariye plz waxaan ka codsanayaa qofkasta oo muuqaalkan daawada liketa haloo badiyo ❤
Wey osay markan siyy mobileka Ceeb waye Hadalada qar sideda waxa laguda dala hadala mcn iyo qoral qurux badan ❤🎉
Haa walaal. Afkeenu waa hodan ee knta xun uunbaa dadku sooqaataa?
Masha Allah 🎉❤❤
Keep going my brother papa jey❤️✌🏻
🎉🎉🎉Congratulations xayaat qurux❤❤🎉😊
Congratulations baaba waayo waxad noqoti somali ninkii ugu deeqsanaa uguna gacan furnaa lks baaba sxbta followers ka ku ah iskudey in aad ka farxiso mid kamid ah ilaa hada dadka canka ah lee ka heenaye adoo hadiyad gadoonsinaayo ❤
Nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤
Masha Allah abalkaga janada àlle haka dhigo baba❤
Wlhi waan ku Farax sanaah madam aad ofiiday balantad🎉
Qof Qalbi Wnagsan Babajey❤️👑
Mashal babija wad socondonta walalkey babijey 1m hala.gadhsiyonasxabey bls🤲❤💝
Qufka xiga waa ani baaba insha allah ❤❤❤❤
Abaaaaaaba abaaaaaaba allah haku sharfo sharaf io karaamo sida gabadhan ugu farxisay allah adna hakaga farxiyo dhib ma arkaysid baaaaba xaqdhawr 🙏🙏🙏🙏😘
Next baaba waa aniga dee illaa horaa waxaa looyire funs kaa waa familygaa baaba🦁🔥❤️
Wllhi baba jeey waa legends mar kasto wll ka farxi zxp mcn
Adkaaaatay Qaaaali😂😂❤🎉🎉
Baaba waxan shaqsigu kowad oo page kawada fallow soo dhaha ilahadana hadiyad madan isiin walaka ❤🦁
WalA jacladey walashiey somaliyad ❤❤ xayat Qurux ❤❤
Maasha Allah babajey qof dadka u gargar maasha Allah ❤❤❤
baab jey walalkey salaan sare tan islaanka 114 viva aniga ayaa kuu dhiman hooyada ajakis yare dhashey imoow buulaxubey guul iyo gobanimo guuuuuuuuul
Legend ayaad tahay ayaan ku idhi nio 👏
Xayaad waa hooyo qli fiican
Dumarka aad iska dhigaysana diintu ma ogolla wll
Runtii waa gabadh aad u qalbi wanaagsan maansha allah ❤❤
Waa ay ooysay ka daa waa ay faraxday dheh bes baaba
waxan kaa codsanaa inad isarta bahalkii gadudnaa sxb ifahan fadlan ❤❤❤❤
Baba legendary waaye Amaan next ani noqda yaqe 😮
Wllke gwdas wey heli karta iphone lkn aniga ubahan wlhi runtii 😢😢😢😢 ee plz 🙏 😢 😫
Babajey Aniiga igu xiig si prother ❤️
mashalaah sxb waa ka farxisey szb ilahey haka farxiyo baba jey❤❤❤❤
Inshallah Baaba jeey ( 800k)🎉
Waaaw masha Allah lakiin baaaba jeey sxb nin jira matihid wayo oo Anigane maa aad iga faarxinin so aniga eeyfoon ayan karaba sxb 15 pro max calashan waxban iskiga duban lahaa so waxan haaysta 12 pro max lakiin wax badan ayan wataa sxb masha Allah waxad tahay nin qalbi wanagsan wad fican tahay sxb Saas aya la raaba hoori u sooco sxb
Baaba jay wll aniga taleefan iikeeen from puntland
Waaw m.s sàasaakaaraba baba😊❤🎉
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤❤❤❤❤.
@Baaba jeey wax lee sadaqesanosaa ani sadaqo rabaa ❤
Legendary ❤😊🎉
Mashallah mabruuk balntii si sharf leh aa uga soo baxdey❤
Baaba lagend guul3yso❤
Aad baan ugu farax sanahy wllshe hormar keeda m.a❤
Oh mansh allh❤
Ma.waxaa tahy qof wanagsan waxana allahay kaga baryaa cafimd cimri dheer ciwaado suuban
Comintiga ugu horeeya please love ii saaar
WaawareeeY another level m.a❤ keep going ❤❤❤❤❤😢
Masha allah wllkey qofka iga aniga iga dhig alle dartiiii wxn ku nolahay b.weye😢😢😢
Furaha waa 9 ii camira asxabey😅
00😂
Nio vewska ka helaysaa ka bdan iphonka vdeogan kliya inta ka faideysid ba ka bdan cqliga ha shqeyo😅
Furuhu waa 9 qaaali😂❤
masha alah babjey alaha ubarakeyo walahi waratah hay will wanag adan❤❤❤❤❤
Keep going my brother ❤❤❤
MashaAllah ❤❤
Wax kheyr ilhy hakuugu badalo🥺🙏
Mash Allah Baaba jeey Allah haku gargaaro Aaqoiro iyo Aduuyo Àamiin yaarbi 🤲
MashAllah Ilahay ajar haka siyo baba jay legend 🙌❤️❤️❤️❤️🙌
الي مع فلسطين يحط لايك هون 👇
Qofkii taageera falastiin, like ku dhaaf halkan👇
Baaba jey wll qalbi wngsn 🙏🙏🙏
Adkaatay wey u qalantaa intaas ka badan baaba adigana mahadsanid
Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah
SYW🎉W❤❤❤❤❤❤❤DH
Adkaatay teeam tiktok iyo youtube live baa la dhahaa? Ee gabadhan qali bey ku darsatay? 😂😂😂😂
Masha allh baba alaha ku xafido
Asc asxabta iso beqda walalyalow waxan ahay yutubar cusub iso beqda walalyalow ❤❤❤❤
Masha Allah keep going ❤❤❤🎉🎉
Mahadsanid bab jey❤❤
Baba jey waa shaqsi wanaagsan guulayso baba 😍👑🙏
Illahay hakuxafido Babajay❤
First ❤❤❤
Baabjey baabuur Gado asad hagio baabuur ugatee
Baabajey waku mahadsanthy 🎉Hooyada aad ka farxiset
Yeeeees yeeeees baaba thanks❤❤❤❤
Mnsh allh baaba jeey guul ayn ku rajeynays wlhi one milion ayd u qalantaa
Wa raah baabjey tuug iphone 15 mxd ugu geen weyday xaasid yoow markad 14ugeyneysid
Baba jey ani 12 Pro Max 👊
War wlh plh anaakudhiman😢
Wlhi maanta in aan ku soo wacan rabay lkn allah ayaa wax bixiyo allow xagaga iga irsaq inta wanagsan iduceya nolasha inaa wax xalaala helo soshiyal midaya kama so muuqan kato
Baba jey Aboowe tagerahaaga kamid ahay ee ma awoodo iPhone iigad❤❤
Maasha Allaah❤❤❤