Umadda yaan la waalin. Waxaasi waa been. Sixir online ma jiro. Wadaadada ganacsigoodii iyo adduunyo jaceylkii wuxuu gaarsiiyey in umadda buufis lugu rido. Somaaliyeey iska ilaaliya beenta qaawan ee wadaadada qaarkood. Walaahi guryo badan ayey dumiyeen waayo dumar fara badan ayaa rumeystay oo buufis ku dhacay. Dumaroow jeebkiinna ayaa lugu mashquulay ee warkaas yaan la dhegeysan. Waa iga taloqaarkood. Walaahi guryo badan ayey dumiyeen waayo dumar fara badan ayaa rumeystay oo buufis ku dhacay. Dumaroow jeebkiinna ayaa lugu mashquulay ee warkaas yaan la dhegeysan. Waa iga talo
Waxaasi waa been ee umadda yaan la waalin. Ganacsigii meel walba wuu idinla galay ee ilaahey ka baqa. Walaahi guryo badan ayey dumiyeen waayo dumar fara badan ayaa rumeystay oo buufis ku dhacay. Dumaroow jeebkiinna ayaa lugu mashquulay ee warkaas yaan la dhegeysan. Waa iga talo
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🤲💕👏🧠
Waxaasi waa been ee umadda yaan la waalin. Ganacsigii meel walba wuu idinla galay ee ilaahey ka baqa. Walaahi guryo badan ayey dumiyeen waayo dumar fara badan ayaa rumeystay oo buufis ku dhacay. Dumaroow jeebkiinna ayaa lugu mashquulay ee warkaas yaan la dhegeysan. Waa iga talo
Waxaasi waa been ee umadda yaan la waalin. Ganacsigii meel walba wuu idinla galay ee ilaahey ka baqa. Walaahi guryo badan ayey dumiyeen waayo dumar fara badan ayaa rumeystay oo buufis ku dhacay. Dumaroow jeebkiinna ayaa lugu mashquulay ee warkaas yaan la dhegeysan. Waa iga talo
Waxaasi waa been ee umadda yaan la waalin. Ganacsigii meel walba wuu idinla galay ee ilaahey ka baqa. Walaahi guryo badan ayey dumiyeen waayo dumar fara badan ayaa rumeystay oo buufis ku dhacay. Dumaroow jeebkiinna ayaa lugu mashquulay ee warkaas yaan la dhegeysan. Waa iga talo
Sixir Iyo Wixii Wado Allaha Hanaga Qabto... Su.aal Sheikh Qof Aan Xanuun Heyn Cudur Kalena Qabin Hadda Gacantiisa Bidix Gaar Ahaan Farta Iyo Suulka Ka Saarantahay Kabuub7yo Ama Kabaabyo Habeennada Qaarna Marka Uu Seexdo Ooyo Ama Qeyliyo Mar Marna Intuusan Si Fican U Gam.in Naxo.

Sheikh qof la sixray hdana aa aminsanen in runthy mxaaa lagu sameyn karanaaa waliba qofkii sixray tlfn usoo mariyay hdana qofkii sixray wuu la hadlaaa umana shegi karo mxaan sameeya qofkan sas ah shaki badan qabaaa problm badan qabaaaa plse talo isiii
Waxn wagi hore wa ben ba islaha shalayba nag igu tiri gabara sxb naha itiri dadka dibada jiro telphonadona mahaysa lacaga kaga rukuma gadhi wayabey tir ilen dadka maqan dhan wa wada offline
Waar somali sideeda ayey isaga bugtaaye adna ma xanuunkalad ku biliwday mobil hadii wax lagu sixri karo cidiba ma noolateene shayaadinta awood aanay lahayn ha siin beentana iska daa malaigba waxkaa qorayse
May Allah bless you sheikh and grant you jannah ❤ 🙏 Ameen Ameen
⁶jasaaaka allah
Umadda yaan la waalin. Waxaasi waa been. Sixir online ma jiro. Wadaadada ganacsigoodii iyo adduunyo jaceylkii wuxuu gaarsiiyey in umadda buufis lugu rido. Somaaliyeey iska ilaaliya beenta qaawan ee wadaadada qaarkood. Walaahi guryo badan ayey dumiyeen waayo dumar fara badan ayaa rumeystay oo buufis ku dhacay. Dumaroow jeebkiinna ayaa lugu mashquulay ee warkaas yaan la dhegeysan. Waa iga taloqaarkood. Walaahi guryo badan ayey dumiyeen waayo dumar fara badan ayaa rumeystay oo buufis ku dhacay. Dumaroow jeebkiinna ayaa lugu mashquulay ee warkaas yaan la dhegeysan. Waa iga talo
Waxaasi waa been ee umadda yaan la waalin. Ganacsigii meel walba wuu idinla galay ee ilaahey ka baqa. Walaahi guryo badan ayey dumiyeen waayo dumar fara badan ayaa rumeystay oo buufis ku dhacay. Dumaroow jeebkiinna ayaa lugu mashquulay ee warkaas yaan la dhegeysan. Waa iga talo
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🤲💕👏🧠
Ciyadu biLLAH
JazakAllahu khayr sheekh
Xasbunallh🙄ilahey hana gees mariyo anaga iyo dhamaan muslimiinta oo idil🤲
Amiin
Waxaasi waa been ee umadda yaan la waalin. Ganacsigii meel walba wuu idinla galay ee ilaahey ka baqa. Walaahi guryo badan ayey dumiyeen waayo dumar fara badan ayaa rumeystay oo buufis ku dhacay. Dumaroow jeebkiinna ayaa lugu mashquulay ee warkaas yaan la dhegeysan. Waa iga talo
Jizaakalahum wajizaa sheekh alaha ku xafido aduun iyo aaqiro ilaahow aamiin yaarabi
Wlhy taasaa igu badan inta liisoo waco oo aan liila hadleen msrkuu hadli waayo baan ku jaraa subxaanallah
Shiiqow aniga ayaa saas ah qalbiga ayaa layaabanahay waxa uu isheegayo layabanahay diintii iyo waxdaniyada allaah ayaan laigudhibayaa subxnllh
Jazakallah sheikh
Sheikh allah haku xifady aduuka I yo aqar 😍i can wait 100ka please naa gursan
arintan ana leeygu sameyey alxmdu hada wan ficanahay allee mahadi ee iska ilaaliya dadoow kudadala atkarta ﷲ
Walal aniga xita sidokale sido qof ilaxadlaye madaxa laigu dufte hurda laan quranka kucafimade alx
Waxaasi waa been ee umadda yaan la waalin. Ganacsigii meel walba wuu idinla galay ee ilaahey ka baqa. Walaahi guryo badan ayey dumiyeen waayo dumar fara badan ayaa rumeystay oo buufis ku dhacay. Dumaroow jeebkiinna ayaa lugu mashquulay ee warkaas yaan la dhegeysan. Waa iga talo
SUBXAANA LLAAH ALLOW NAGA QABO ISLLAAMKA OO DHAN
JazakAllahu khayr
Shiiq alle ajar ha kaa siiyo qayrka aad noo soo gudbisid
Allaaha yaxfadak sheikh
Subxanallah scw ❤ scw ❤ scw ❤
Mansha allah sh thanks
Asc shiqow aniga gurigeyga bawen iyo malin waxa idhibay baran baro fara badan sikasto aan yelo wey jiga dhaman ladahay waxy tahay isheg
Baarakallaahu sheekh xabiib.
qofka isoo wacaayo inuu isixraayo maan ku garan karaa iisheeg
Ilaahay hanaga nabad galiyo
Jizakallaah
Asc walal ilaha ku barakeeye dawadii wajiga nooso gali
Asww, waautan sax.khadraaaaycaday yarta.qifta.asww. i takecare.qoftan minyartan.rabaa ka hoos istaagey.
Walle anaa qofaa ogahay ka aqristo ayatul kursi
Abaayo ani Tel aana aqoon Dhowr mar isoo wacay
Waxaasi waa been ee umadda yaan la waalin. Ganacsigii meel walba wuu idinla galay ee ilaahey ka baqa. Walaahi guryo badan ayey dumiyeen waayo dumar fara badan ayaa rumeystay oo buufis ku dhacay. Dumaroow jeebkiinna ayaa lugu mashquulay ee warkaas yaan la dhegeysan. Waa iga talo
Xasbunalaah wanicimal wakiil
Scw
سيدنا محمد وعلا اءل محمد صلل االله عليه وسلمfadlan ku dar
Aniga booqol jheeer aya la iiso waca number anan garaneeen marka an halo an dahow aya la iigu xiidha
Xasbiiya Allah wa nacmal wakiil
Sixir Iyo Wixii Wado Allaha Hanaga Qabto... Su.aal Sheikh Qof Aan Xanuun Heyn Cudur Kalena Qabin Hadda Gacantiisa Bidix Gaar Ahaan Farta Iyo Suulka Ka Saarantahay Kabuub7yo Ama Kabaabyo Habeennada Qaarna Marka Uu Seexdo Ooyo Ama Qeyliyo Mar Marna Intuusan Si Fican U Gam.in Naxo.
Waa xanuun duro Ah
@@habibabdirahman3747 Sheikh Adigoo Mahadsan Xal Maxaa U Ah
Sixirka ma jiro ee ha rumeysan:)
Thanks sh Habib 🥰🥰🥰
Telephone hadii la iska sixrayo dahabshiil iyo xawalaadaha lacagtu taalo lagu dhici lahaaye
Asc Sheekh waxaan mar badan ku diyaaday gabdh mar hore Kala tag nay ago wada joogna marna is daga layna
Salalahu calayhi wasalam 😘💯
Anigu waxan leeyhy jidhcuncun illaahay ha na caafiyo intii buktaba islaam ahba
Asc saaxiib
اول مرة سمعت سحر الهاتف المحمول با الإتصال 👿😈
ممكن تتحدث سحر التفريق والنفور؟
Subxaana Allah wallalkey jazakallah
Asc sheikh iyo inta aragta qoraalkeyga Anigaa ayaa arkay sixirka telefonka waa run lkn aniga illahay ayaa cayda iga badbaadiyay lkn dhibaato badan baan dateemay hada waan iska dhigay telefonkas illahay ha inaga badbaadiyo saxiriinta shartoda
First peraon ahy bin isiii ustad
Bin maxuu taraa sis
Ilahay umadda haka hayo aniga sixirka talefonka waa layla helay ilahayna hayga korqaado aniga iyo inta xanunsanba 😓😓😓
Amiin abaayo ilaah haku caafiyo text messege ka whatsapp May noqon kartaa sixirka
Waley anigabo telofonka waa leygu sixray
Waxaasi waa been ee umadda yaan la waalin. Ganacsigii meel walba wuu idinla galay ee ilaahey ka baqa. Walaahi guryo badan ayey dumiyeen waayo dumar fara badan ayaa rumeystay oo buufis ku dhacay. Dumaroow jeebkiinna ayaa lugu mashquulay ee warkaas yaan la dhegeysan. Waa iga talo
@@Liiloowebeen ma aha ane igu dhacday
Masha allhaa Allha barkeyo Shiik
Qeer alle haku siiyo shekh
Wacaley kuma Salam
Mashalah shekan
Jazz Allah khaiyr
أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق
جزاك الله خير الجزاء
Wlhi anigoo qurbaha joogo ayaan marwalba waxaan kuriyoon jiray dhulka oo ila go'aayo cabsidaan kaqaaday ayaan somaliya u aaday lakin hada hada wey iga baaba'aday riyaadaas argagax ayaan kaqaadi jiray markaas
kkkkk wa iga qoslise maa al baqro berka uga tuntid
Mashaallah walalo ❤❤❤
Alle hakufdiyo
Masha allah
Sheikh qof la sixray hdana aa aminsanen in runthy mxaaa lagu sameyn karanaaa waliba qofkii sixray tlfn usoo mariyay hdana qofkii sixray wuu la hadlaaa umana shegi karo mxaan sameeya qofkan sas ah shaki badan qabaaa problm badan qabaaaa plse talo isiii
Wll qofka ad ka shakisantahay xidhiidhkisa iska jar quran isa sar way dhacda dadka iskugu dhow aya iskuku sameyo
Alaah nagahaayo shartooda
MashAllaah tawarakalallah 💘💘💘
shiiq allaha ku xifdiyo
Masha alla sheekh
Mar bdn kula ao hadly o raby ina wx ku weydiyo whats aupka balse si cadi ina kula hadlo raby
سبحان الله سبحان الله سبحان الله
❤❤❤❤
Shekhow kasa igaadhy o dhinicii dhagtii an kuhadlayy baa iculus oo ixanuunaya
A. S. C jisaakalaah khaayr .
Shiq anu waxanku riyoda ano barag kusidhcaya
Asc sheekh xabibi
Waay iigu dhacada
Wlhi ani ayaa leygu sixray telefonka 5bil ayaa sixranaay lkn alxmdulilah hada waanka bogsaday
Walal kulamid axay alxamdulilah
@@ZAKARIA-mo6zc lkn qofka ku sixrey magaratey wll mxasa dareyntey
Meeqa jeer saaas.subxaanalah.malaaig baa iiimaato tani.
Shukrn
Subxnlh ilahyow nagahay 🤲🤲🤲🤲
Marka maxan sameeyaa
Asc sheekha aad ban u aragaya dada isowacayo hello maraka irahado layaku jaro
Sallaahu calayhi wasalam
Adigu waxaa hanagu barin
Dadka cabsi ha Kuridin
Sumaxallahi
Subxanalah
💜💜💜💜💜💓💓💓💔💔
Wan araka waalhi ariinka
Kkkkkkkk. Ninkan asagaba mushaki ah,kulah qofka intuu ku soo wado amuusaya muxu ka raba .biluu qadku xun yey
Waxn wagi hore wa ben ba islaha shalayba nag igu tiri gabara sxb naha itiri dadka dibada jiro telphonadona mahaysa lacaga kaga rukuma gadhi wayabey tir ilen dadka maqan dhan wa wada offline
Wey igu dhacday dhor mar qof intu iso Wacay oo aaamusay
😍
Sidan ad shegty aya igudhacda walayso waca walajaraa
Sheik wlh ani arkay waliba waqti dandi qof kaas nh ma hadlaayo
Mshaallah
Speaking English please translation in English please braka allahu fikoum imma
Where you from
Waar somali sideeda ayey isaga bugtaaye adna ma xanuunkalad ku biliwday mobil hadii wax lagu sixri karo cidiba ma noolateene shayaadinta awood aanay lahayn ha siin beentana iska daa malaigba waxkaa qorayse
waar waa wax jira hadaanay adiga kugu dhicin ilaahay u mahad celi hayska hadlin oo sheekhana haku dambaabine
Wcsm
Waan xunusada
Asc
niika.igxnusnyy
shee.iilsoo.xidhii
Beenta dadka ka dhaaf
Subxanallah
Subxanallaah