Dumarku inay nin is ruxdo iyo inay u niikiso wakhti ma u haysaa baa ka horaysa Sheekh dumarku waa hooyooyin hawl iyo shaqo ayaa daashatay ma nin wayn bay ciyaarsiisa mise caruurtay ciyaarsiisa Dumarku waa ibna adan iyagaaba u baahan cid u naxariista
Abyo adiga oo hawlo badan ku sugaysoh hadana ma ahan in aaad ilawdo xaqa ninkaaaga . Waayo ninku wa curadka caruurtada wa in aad xaqiisa gudàa hadii ad ciyaarsiinah mid ciyaarsiisa buu kaa raaacin .
Howshu waqti bay le dahay ciyalkana waqti oo ninkeda shalay jaceyl ku guursatay waqti side ugu wayneysa gabdhahena ma xafidan karan ninkoda marku melkale adsadana ifur ay LA tagan tahay haday waqti sin lahayd gurigu iso dhararilaha iskaba daye in uu midkle raadsado noloshu waa jadwal naag walbo nin qaba adunkeda jadwal ha usamesato siday faraxd ugu noladan ada iyo ninkeda noloshu wa farxad
Maryama Mohamed No1 ninkaaga inaad xafidato kuma xidhna inaad niikiso iyo inaad is ruxdo No 2 Ninku haduu reerkiisa xafito oo uu masuuliyadii rabi saaray ka soo baxo isagana in la dar yeelo xaq buu u leeyahay Daryeelku maaha inaad niikiso ama sidii qof waalan oo Jini qaba is ruxdo No 3 soomaalidu waxay tidhaahdaa duunyo kaa cararaysaa la ceshdaaye dad kaa cararaya lama ceshan karo Waayo ninku haduu go’aansado inuu kaa tago niiko iyo is rux midna kuma ceshan kartid ee ha is wareerin nafsadaadana diiqad ha glin Ugu danbayn sayga iyo aabbaha wanaagsan waxa qiimo wayn ugu fadhiya jiritaanka iyo wada jirka reerkiisa lkn nin wayn oo niiko lagu sasabayo awalba macna malahayne wkhigiina awlaadiina iyo cibaadada rabi galiya Ma caruurtaa la sasaba mise nin wayn oo gadh iyo gafuurle?
Sh nin somali markiisa horeba raaxo waxay tahsy ma yaqaan. Hadii subag iyo sixin lagu shubo waxba ma uma taraan. Khayr Allah ku siiyo. Lkn raga somalida hada jiraa, mid Allah u naxariistay maahee, qofta dumarka waxba uma arko. Gabdhihii ragoodii bay la’ yihiin. Saad sheegtay waa sax sh jzk
Hora loo yiri miidaamo dhaga maleh haduu malag dhawaaqayo idinku hada isdhiibtenba is adkeeya mida kale Kalmada nimanka soomliyed horta iska dhaafa waxa dhahdan nimanka qaar kamida ileen dadku isku mid ma ahe waa dhici karta qaar dhaga adag iney jiran lkn ragga somaliyed oo dhan ma aha aniga nin soomaliyed ah naag isku kay ruxdana waa jecelahay mana ka dhaga adakanayo inkasto iskabulo wali ahay
Titanic One wll badan kooda ma arkan wax walbo losameyo ma fahman waxay rawan ay ku dhaqman kuli maxumo qar fcn wajiran bad nankoda intay nagta kahelayan waye marki helan wiji cusub ay laso baxan lawada qof inay isxish meyan inay isdhagesan lawadoda ba ana amiir aficna
mashaa allh sheekh iga rali noqo runtii sheekada dhan marka laga eego waa shactiro lakin xaqiqida waxey tahy iney jirto lakin aniga ninkas waxan dhihi lahaa hadii uu sas jecelyahy ciyaarta asga ha ubilaabo gabadha dabacan ey u ciyareysaa in sha allh mahadasanid
I am Cusmaan Maxamuud Faarax lives in City of Mogadisho dear my brother sheekh Abdulaahi faaruuq asalaama caleekum waraxmatulaahi I am connected for your channel of Badbaado thanks lot and good night and good bye I am hopefull for you long life and good health and peace and prosper and stability and great progress and comfortable life ok thanks lot good bye VIP
Sheeq Jazakallah khayr video ga isbuc kadib ayan arkay wa talo Wanagsan in 2 qof is raligaliyan wa muhim isku dhawasho ayey keneysa waxan arka dumar badan oo leh raga somaliyed hadad sidas uu sameysan wu ka tagaya horta wax dhici dona alla og malaha ma ficno hada ku fikirto wu ka tagaya waxa macqul ah in uu ka tago hadu ka tago ma nafta ka baxeysa adiga inta la noshahay ninkaga qurxiso so jedo isku qurxi farxad ku qabel marku ku imado nin sidisaba intu kula jogo ninkaga yahay ma mid bu hos ka qaba xita maogid carurta kala korso se naftada ilmahada xajiga ad wakhti ugu hesho lkn sanad kasta dhalaya iska da odaygi ilmaha aya ka dayac mayan uqdada raga ad ka qabta jojiya almino yareya raga way nala dhashen wey na dhalen wan dhalnay qofka ad la noshahay cadawgaga ha uu arkin asc
Shiiqow nin gurigiisa usoo jeedo wa yar yahayba oo waqti kula qaadanaayo ee ilaahey qalbigooda hasoo jeediyo fadhi ku dirir iyo inuu naago kale shukaansado ayuu ku mashquulsan yahayba subxanaalaaah.
Shiikhu arrin wanagsan bu kahadlay Gabdho wax kasta culays hakudhigina jawiga in labadlo way fiicanthy .gabar kasta waxay dhahda nin bashaash ah oo fara kaciyaarka yaqaanna ban rabaa saaso kle adigana wuxu rabaa farxad iyo dhaqdhaqqq marks shiikh aad bad umahadsthy aniga wa laiqabaa walhi na wan sameeeya ficilkas ninkeygana mnshlah farxad buu darema marka waxmaqla gabdho
Waaa yaaab . Waxaan ubaanahy inlafahmaaa . Wax aanahy . Raga qaarkood waxa ay mo odaan haweenku in ay yihiin . Waxa wax iskadabiiciya .ooo la iskaga ciyaaaro . Marka niikin dan nookumajirto ee nooo sheek .sh .wax yaabo aan kucibaaday sano .
ASC sheekheew waxaan kaaga baranay wax aaqira iyo aduunba na anfaco tan caawa uma malaynaayo inay anfac badan leedahay bal wax ka qayr badan noogu badal qeyr alaha kusiiye
Qolka hurdada chocolod dhigta love love night dreas ka gaagaaban xariirta iibsada isku heesa just have fun u room sweat room have great time hmmmm time dhiiri galin cafis iyo musaamax ilove u my ppl
Ataxyaatu lillahi wasalawaatu wadhayibatu lillahi salaamu caleyka ayuhanabiyu wraxmatullahi wabarakaatu asalaamu calynaa wacala cibaadullhi saalixiin ashhadu an laillaha illallahu wa ashhadu ana muxamad cabduhu warusulluh allahuma sali calaa muxamad waxalaa aali muxamad kamaa salayta calaa ibraahiim wcalaa aali ibraahiim allahuma baarik calaa muxamad wacalla aalli muxumad kamaa baarakta calla ibraahiima wacalaa ahli ibraahiim inaka xamiidul majiiid wliiyal subisribe isaar
Lilaahi asalaamo caleylka ameytaha
صلى لله عليه وسلم
Jazzaakallaahu kheyran walaal
Aad baad u mahadsan tahay🕋👍👏✍️
@Zian Zian ok wll maxan ku sameye wll🤔
😍
Walaalow jacaylka ilaahay baa igufilan ee allaha isiiyo ninka umahayo qiima kabadan intuu iqiimeeyo jazaakallaah khayr
Rooda Mohamed
Runtaa weeye walal .qof ibna adan ah naftaada inaad cidhiidhi u galisaa waa khalad
Labada isqabtaa ixtiraam isku mida ayay isku leeyihiin.ma jirto culays dheeraada oo ilaahay dumarka saaray
Sax raga hada jooga markad u samarto wuxu ba u maleya inanad ka mar min waxa kale ayayba iska dhadhiciyen
Mshlh KU taagersanahay sax waye Hala nikiyo haka yelin
Masha Allah masha allaah . Rooda walaashey waan kugu raacsanahy . Jawaabtaada waana runtaaaaa . Sidaas kutaagnooow
M
Dumarku inay nin is ruxdo iyo inay u niikiso wakhti ma u haysaa baa ka horaysa
Sheekh dumarku waa hooyooyin hawl iyo shaqo ayaa daashatay ma nin wayn bay ciyaarsiisa mise caruurtay ciyaarsiisa
Dumarku waa ibna adan iyagaaba u baahan cid u naxariista
Hhhhh wallahi beentaa ma ahan
walahi wad saxn tahy
Abyo adiga oo hawlo badan ku sugaysoh hadana ma ahan in aaad ilawdo xaqa ninkaaaga .
Waayo ninku wa curadka caruurtada wa in aad xaqiisa gudàa hadii ad ciyaarsiinah mid ciyaarsiisa buu kaa raaacin .
Howshu waqti bay le dahay ciyalkana waqti oo ninkeda shalay jaceyl ku guursatay waqti side ugu wayneysa gabdhahena ma xafidan karan ninkoda marku melkale adsadana ifur ay LA tagan tahay haday waqti sin lahayd gurigu iso dhararilaha iskaba daye in uu midkle raadsado noloshu waa jadwal naag walbo nin qaba adunkeda jadwal ha usamesato siday faraxd ugu noladan ada iyo ninkeda noloshu wa farxad
Maryama Mohamed
No1 ninkaaga inaad xafidato kuma xidhna inaad niikiso iyo inaad is ruxdo
No 2
Ninku haduu reerkiisa xafito oo uu masuuliyadii rabi saaray ka soo baxo isagana in la dar yeelo xaq buu u leeyahay
Daryeelku maaha inaad niikiso ama sidii qof waalan oo Jini qaba is ruxdo
No 3 soomaalidu waxay tidhaahdaa duunyo kaa cararaysaa la ceshdaaye dad kaa cararaya lama ceshan karo
Waayo ninku haduu go’aansado inuu kaa tago niiko iyo is rux midna kuma ceshan kartid ee ha is wareerin nafsadaadana diiqad ha glin
Ugu danbayn sayga iyo aabbaha wanaagsan waxa qiimo wayn ugu fadhiya jiritaanka iyo wada jirka reerkiisa lkn nin wayn oo niiko lagu sasabayo awalba macna malahayne wkhigiina awlaadiina iyo cibaadada rabi galiya
Ma caruurtaa la sasaba mise nin wayn oo gadh iyo gafuurle?
Hooyadaa jannada allaha kawaraabiyo subscribe iisaar
@@maxamedhubbi6860 Maxamwd 40 ayaan kaga dhigay ee iisaar adna plz plzua-cam.com/video/WJEWTwlygAE/v-deo.html
Cabdi malik 10 ayaan kaga dhigay ee iisaar adiganaua-cam.com/video/WJEWTwlygAE/v-deo.html
Intiinaan commentiga ku jir oo dhan waan idin saaray ee ana isaara
@@10ksubsfornovideochallenge58 walal waan kuusaray 2 Ayan kaga dhigay
Aamiin
Sheekh you are absolutely right sheeqa aan ugu jeclahay shiiqyada somalida Mashaalaah 👍 ❤️❤️
Ilaahow raaliya iga dhig Rabina raali ka yahay 🤲😄
Amin ilah haka dhigo
Amiin ilaahay hakaa dhigo anigana sidoo Alle ha iga dhigo
Amin
Sh nin somali markiisa horeba raaxo waxay tahsy ma yaqaan. Hadii subag iyo sixin lagu shubo waxba ma uma taraan. Khayr Allah ku siiyo. Lkn raga somalida hada jiraa, mid Allah u naxariistay maahee, qofta dumarka waxba uma arko. Gabdhihii ragoodii bay la’ yihiin. Saad sheegtay waa sax sh jzk
ilaahay soonka salaada iyo sadaqadaba ha inaga aqbalo habeenka fadliga badan ee laylatul qadrigana ha inala kulmiyo khyrkiisa ciidana khyr iyo wanaag ha inagu gaadhsiiyo amin
amin
amin
amin
amin
Amin
Amiin
Asc shek jazakallah dadka isku rayi
Ma ahan al muhiim waa so jiido xajigaga mahan wax ceeb ah waana sax 👍
waaxsaxwallhi
waxanrabaalambarkaagaqaaskah
Maashaa alaah sheekh waa runtaa labada dhinacba waa heysata nin iyo nagba xaqa alaha tuso
Inta somali jecel like isaar 🇸🇴
Źź ,szźźźźźźźazazzqzzźazźźzazazazaz,azazazzźzźźźq zWadźźźzźazźźźźzźźźźzzźźźzźz,Źź,zźazazźazzźźZźźźzźźźaa,zzźźz,q ź aźzźź ź au
sheikhow hadii lays ruxo iyo hadii kale nimaka Soomaaliyeed way ka dhaga adag yihii oo waxay u qalmaan in lays ilowsiiyo ayaga dhanba.
aadban kuguraacsanahay wlh aniga waxan ahay mid aad isku ilowsisa isagana waigadaba carara
Fakir kaaaaas waaa fakir qaldan waxey ila tahay inaaa noo jilic sanaaataaaan
Hora loo yiri miidaamo dhaga maleh haduu malag dhawaaqayo idinku hada isdhiibtenba is adkeeya mida kale Kalmada nimanka soomliyed horta iska dhaafa waxa dhahdan nimanka qaar kamida ileen dadku isku mid ma ahe waa dhici karta qaar dhaga adag iney jiran lkn ragga somaliyed oo dhan ma aha aniga nin soomaliyed ah naag isku kay ruxdana waa jecelahay mana ka dhaga adakanayo inkasto iskabulo wali ahay
Titanic One wll badan kooda ma arkan wax walbo losameyo ma fahman waxay rawan ay ku dhaqman kuli maxumo qar fcn wajiran bad nankoda intay nagta kahelayan waye marki helan wiji cusub ay laso baxan lawada qof inay isxish meyan inay isdhagesan lawadoda ba ana amiir aficna
Titanic One hhh markaa guursato ila soo hadal 5sano markaa reer ledahay an ku waydiina suasha ah haweenka soomaliyeed waa see
Masha allah my muslim brother . keep it up.
mashaa allh sheekh iga rali noqo runtii sheekada dhan marka laga eego waa shactiro lakin xaqiqida waxey tahy iney jirto lakin aniga ninkas waxan dhihi lahaa hadii uu sas jecelyahy ciyaarta asga ha ubilaabo gabadha dabacan ey u ciyareysaa in sha allh mahadasanid
Waa sax
Wlhi sheekhan alle habarakeye runta ayaan ku jecelhey alle darti allow culmiga u barakee iyo noloshisaa yaa rabbi allow caqliga ku siyaadi
Amiin
صلى الله عليه وسلم وأهل بيته وصحابته 🙋♀️ku zali napigeena ❤
Sallāllāhu Alayhi Wa Sallam
Scw scw scw scw
Mashaa alaah jasaakalaah qeyr sheekh c laahi
Jasaaklahu qeyr sheikh wax badan baan kaa faideysaney mhsnid
Mashaallah barakallah💗❤
Masha allaha sheekh jazakallahu kheir.
Shukran my favourite sheikh faruuq
Sheekh maanta run sheegtey
I am Cusmaan Maxamuud Faarax lives in City of Mogadisho dear my brother sheekh Abdulaahi faaruuq asalaama caleekum waraxmatulaahi I am connected for your channel of Badbaado thanks lot and good night and good bye I am hopefull for you long life and good health and peace and prosper and stability and great progress and comfortable life ok thanks lot good bye VIP
Maxaa isku dhibe English neh meesha kuma heysid 😂
Sh.badbado good person
Gabdha markay singlyihiin way jclyihiin waxa ku saabsan raga lkn markay xaas noqdaan inta badan majecla jikaar baa kasooharay
Adoonta Alle subscrib isar abayo
Maxa aragte hhh shib deh
Adoobta Alle Abaayo jikaar maxaad kawadaa mafahmin
Jikaar wxy kawada maagid
@@hudaabdulahi8229
Macnaha guro
Ama hadal qalaf san
Oo taag taagan hhhh
Yaan laydin jaah wareerin dumarow waxan waxba kama jiraan jacayl haddaa rabtaan, waa kii dhex maray Nebi muxamed iyo caasha, udhaqma siday udhawmi jireen. Lkin kolba yaan qof ku jaah wareerin.
Mnsha allh jisakulaha qeyr
M.a sheekh badbaado alha kukaraameyo
Jazaakallu khayran sheekhunàa runtii arrimo waa qiciyah ka hadashey
Sheeq Jazakallah khayr video ga isbuc kadib ayan arkay wa talo Wanagsan in 2 qof is raligaliyan wa muhim isku dhawasho ayey keneysa waxan arka dumar badan oo leh raga somaliyed hadad sidas uu sameysan wu ka tagaya horta wax dhici dona alla og malaha ma ficno hada ku fikirto wu ka tagaya waxa macqul ah in uu ka tago hadu ka tago ma nafta ka baxeysa adiga inta la noshahay ninkaga qurxiso so jedo isku qurxi farxad ku qabel marku ku imado nin sidisaba intu kula jogo ninkaga yahay ma mid bu hos ka qaba xita maogid carurta kala korso se naftada ilmahada xajiga ad wakhti ugu hesho lkn sanad kasta dhalaya iska da odaygi ilmaha aya ka dayac mayan uqdada raga ad ka qabta jojiya almino yareya raga way nala dhashen wey na dhalen wan dhalnay qofka ad la noshahay cadawgaga ha uu arkin asc
Thanks Allah na siiyo
Jasaakalahi sheekh aad bad nogu faaiidaysta.been ma ah.laakiin kalsoni daro ma ahe iblays ay u shekeya dumarka.ALLAH ha Naga qabto.
Shiiqow nin gurigiisa usoo jeedo wa yar yahayba oo waqti kula qaadanaayo ee ilaahey qalbigooda hasoo jeediyo fadhi ku dirir iyo inuu naago kale shukaansado ayuu ku mashquulsan yahayba subxanaalaaah.
Msh allh alle haku barakeyo sheeikh kulaha bodbod alle hana gadhasiiyo tas
Wcs woooow masha allh haye sheq wa lasa. Meynaa insha allh keep going
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯
M
Asc mansha Allaah Tabarka Allaah Ilahay ha kasiyo Ajar Iyo xasanad Ilahay haynaga dhigo kuwi samra Ilahay ha ku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi
Shiikhu arrin wanagsan bu kahadlay Gabdho wax kasta culays hakudhigina jawiga in labadlo way fiicanthy .gabar kasta waxay dhahda nin bashaash ah oo fara kaciyaarka yaqaanna ban rabaa saaso kle adigana wuxu rabaa farxad iyo dhaqdhaqqq marks shiikh aad bad umahadsthy aniga wa laiqabaa walhi na wan sameeeya ficilkas ninkeygana mnshlah farxad buu darema marka waxmaqla gabdho
Faadumo khaaskaga xagee ka hela😊
Khaaaskee abaaaayo
Telkaga cml😅qaabka la isku ruxaad ibari lahayd😁
Mashaallaah run loow ayaa tahay sheikh illaah haku xafido allaahuma aamiin
Inasha allah wn samyn donaa sheqow
Shekhoow isma ruxi karnee wax kale maa noo dirto.kheyr allaha kusiyee.
Mashallah jazakllahu khair
Masha allaah ilaah Haku dhooro shiiq waa kalsoni inaa ninkada qancisato Alx Alx Alx ilaah Hanagu duwo qeerka
Masha Allah brother
MashaAllah ♥️♥️🤲
M
Shukran sheqena
Wallahi shekh gul iyo gabow waxa badan ka faidey wallahi video yashadh markan dawanayo farxad ban kutabtha.alxm.so.funny❤️❤️😍😍
Alle qayr hakaasiyo wanadad noo wado sheikh iyo saan u wanajisan lahayn sowjkena
Sheekh waxan kaga baranay wax khayarle iyo ducoyin fadalan shekoyinka noocan oo kala wakhti ha iskaga lumin
Masha alh alha ku barakeyo
Alla manooli kuwa camerda noga qos qosla sirtoda walshegy iney hoos iska feeran
Ascw sheikh what about raga miyana habooneny inu isaguba u dance seeyo gabadhiisa kasoojawaab
Masha Allah wallaahi waa runtiisa mahadsanid wllo
Insh Allah Bi 'idmilaah Bacdal Rabadam ayaan Aroosayaa XaJigayga Waan u Niiikin kkkkkkk Shiikh shactiro miiiran tahay Wlhi jazakalah.
Masha Allah xafidullh keep going sheikh
Hno mya
Waa run laakiin ma,naqaan qaarkayo waa inaan glass qaadanaa
Interesting 🤔 🤔
😍😍shekh mahadsanid
Masha Allah ilahay haku barakeyo
Maa shaa allah allah ku barakeyo amiiin
Hhhhh walhi sheikh run bow inoo sheegay kamirada hadii ay dhamaato hoostaa liska feeraa alow guryaheen qeer nooga dhig Aamiin
Masha Allah sheekh
Qolkaa hurdada k waaaal ninkaaga waa xalaaaal wlhi arin fiican gabadha aawayy sameeeyaa hadii gurigaaaga ku safe garooobayoo sameee happy ka dhig ninkaaada ilaaa xadd
Asc macalin had ii aad sikasta aan kuwa naajiyo ninka mafarxaayo oo markasta woo aa musayahay ila hadlimaayo samaan iyo xuman
sheikhow arrinkaa wan kugu raacsanahay xaqa ku adin banaanadaba way isku ruxaane guryihiina iyo qolkina hurdada isku ruxa .caruurt kuwa ku marmarsoonaya caruurt sexiya oo xajiga wakhti wada qaata.
Masha alaha siifiicsn baad usharaday
Ascwrwbtu mashaaaaah jezakumalaah kheyran sax waaye xalada ka hadashay lkn raga qaar umajedaan
Wallee Sheikh yahow nin mawa haye lkn marka hilo wan samena igo haley mana aqano mesha jawaabta kaso senayo
sheeq jzkllah clib kasta ood duubto wax baan ka faa iidaa
Maashaa allah runta aadka hadashey jazaa ka allahu kheyran
Shiikhan maxan casharo badan kabartay khayr illahay hakusiiyo shiikh
Masha allah
Sh wlhy qosolka iga dhameysay dumarkena Allah ha inaga jejebiyo
Waa runtaﹰwalahi shiykh wexey qoysyada uu burbureyn waa wada battery low
Waaa yaaab . Waxaan ubaanahy inlafahmaaa . Wax aanahy . Raga qaarkood waxa ay mo odaan haweenku in ay yihiin . Waxa wax iskadabiiciya .ooo la iskaga ciyaaaro . Marka niikin dan nookumajirto ee nooo sheek .sh .wax yaabo aan kucibaaday sano .
Walahi shekhan dar alle u jeclahay mash allah alle hakudhawro
Sax waaye jasakalaah sheekh
Shikh su,al ayan rabay inaan ku waydiiyo ba rabaye lanbarkaga isi
Shiiqo alle ha kuxafido
Wlhi waaa run jizakallah
ASC sheekheew waxaan kaaga baranay wax aaqira iyo aduunba na anfaco tan caawa uma malaynaayo inay anfac badan leedahay bal wax ka qayr badan noogu badal qeyr alaha kusiiye
Shiekh video-ga naga soo gaabi yaa igu raacsan 🙏
Adigaa deg degaya ee dib u DAAWO sheekha dadka u daa.
Ana kugu raacsan
Inuu ilaahey cafimad isiyo igu duceya walalaheyga Muslim ka ahow
Alaha ku caafiyo
Illaahey haku caafiyo walalshey dabidhaf Illaahey hakagadhigo
Amiin insha
سبحان الله❤❤❤❤❤❤
Sheekhoow waxaaban yaabanahay yaa qof hortii isku ruxikara warkaasi xininyo buu ubaahan yahay yaa kudhaca car nin kortii isku ruxi kara
Qolka hurdada chocolod dhigta love love night dreas ka gaagaaban xariirta iibsada isku heesa just have fun u room sweat room have great time hmmmm time dhiiri galin cafis iyo musaamax ilove u my ppl
Hhhhh waxa kale
That is isweet really i know you good girl really we make also like that💗💐
Asc sheikh waxan ku riyooday ninkeygii hore oo ibaacsanaya oo aan kacarayo hurdada ii fasir sheikhow jazakallah .
اعوذ بالله😂
Jazakalaahu khair, waa fuuray😂 runbaa sheegtey shiekhow💚💪
💙💗💜💓❤️
Yakhiy sheikha isago rag ah ayu idin shegaya quruxdiina naayada timirta laaqdo quruxda bila canadka dayo furinka hayarado xubi maxa kudiiday marku xanaqsanyahay dheh xata xubi maxa kudiiday xubi kkkkkk viva love alaah hakudayo burburka guryahay iskadhafa mid ogada naagaha xun guryaja burburiya iska ilaaliya shaydamadaha wakana naagu racay naagu egayey taas kab ladhac wabilaah towfiiq alaah hakudhawro sheikh
Kkkk sheekhii caawa daahuu wax ka feydey
Insha allah ader axsanta lkn cawa wlh wa na wa nisi axsanta ee dhaman umada dhan iso doceya in ilahe isahlo muradkega insha allah
man sha allah
Masha.alaah
Dadka yar yar bay anfici lkn aniga oo kale oo inbadan xaas ahayd aminkan haday niiko bilowdo ninku wuu kacarari hhhhhh
Hhhh hayaay way waalantahay buu isdhihi🤣🤣🤣
Kkkkkkkkkkkk
Iskadaa quran saar ayuu kuwadaa
Wey walatay cml kkkkkk
Wlh wa iga qoslisay abayo 🤣🤣🤣
Maash ashll
maasha allah sh illahay haku xafido
Sheekh sifiican buu u sharaxay drs muna
@@sadiiqaxmed7202 haa maasha aal illahay ha dhowro
@@munajanno3008 wll xageed kunoshay
Mashallaah
You are right waa saxeeexx❤️🙏😍
llhy haku dhawaro🙏♥️
subxana laah ragu isma lahan anoga ninkey ma ogolo hees ina qado hata ciyar iskaba daye
Wale warunta aroosyadaba wakuwa isku ruxayaan aniga Whatzap greap ayaan ugasheegaa guurka iyo waxayabaha loobahan yahay naagba naagta eey sariirta iyo faraka ciyaarka badan xaga qolka hurdada is reall top 10