Vol 2: Barnaamijka Sahan Got Talent Tartanka Heesaha.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • Vol 2: Barnaamijka Sahan Got Talent Tartanka Heesaha.
    Soosaare:
    Barwaaqo Hassan
    Sakariye Sudaysi
    Sponsors:
    Talk Remit
    Yagleel Decoratin
    Camera Crew:
    Ridwaan Arteeto
    Muxiyadiin Ariido
    Axmed Gt
    Maxamed Awga
    Xamse Xareed
    Editors:
    Xamse Xareed
    Axmed GT
    Special Thanks:
    Axmed C/raxmaan Heello
    Maxamuud C/raxmaan
    Khaalid Mahad Alleeli
    Axmed Midnimo
    Cali Qamaaciir
    Nasra Caaqil Yare
    Hamda Maxamed
    Muuna Dahabo

КОМЕНТАРІ • 294

  • @asmaanalkaofficial3235
    @asmaanalkaofficial3235 4 роки тому +25

    Nagaad waan ku haysta♥️♥️🌹🌹

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 3 роки тому +13

    Nawaal Abdirirashiid xasuus ayaan galey tartankii 2015 ka socdey tvga qaranka ayay wacdaro ka dhigtey ninkii garanba garan horey usoco wlshy 🥰✌️

  • @hadiyahbintuaxmed6855
    @hadiyahbintuaxmed6855 4 роки тому +6

    Wwww wiilka cabdiraxmaan ee heesta hooyo iyo gasira ku tartamay codkisa fanku aadbu ugu bahna MnshaAllh hore u soco khasatan heesta hooyo way iga ilmaysisay wlhi

  • @aragsan2962
    @aragsan2962 4 роки тому +6

    Gabadha lagu wada mashqul San yahay dee waligeed baa qof walba laba magac la odhan jiray marka gabadha masha quuulka kadayaa waana u naqanaa labadaba nawl iyo nagad🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla 4 роки тому +8

    Hanoqon heeryaďisa cuno wlhi fanaanad waaye ilhy baa ku dhartee dadkii heesa la dhahy waye reer seylac nagaaaad

  • @daharabdillahi1972
    @daharabdillahi1972 4 роки тому +10

    CAASIMADA LAMA GAADHAYO WLAHYE FROM TOGDHEER VIVA MY CASIMADAYDA

  • @ahmedmahmed9355
    @ahmedmahmed9355 4 роки тому +38

    Illaahay halaga cabsado , oo aynu ka waaantowno wadooyinka Shaydaanka .

    • @rayaanrasmi8677
      @rayaanrasmi8677 4 роки тому +1

      Haa waa sidaa walhi ilahay haynagu hagaajiyo dariiqa saxda ah aaamiin aaamiin aamiin

    • @hamzebarkat731
      @hamzebarkat731 3 роки тому

      Wllo tani wa hibo rabbi bixiyee bal dib wax uso akhriya inigoo mahadsan..

    • @ahmedmahmed9355
      @ahmedmahmed9355 3 роки тому

      @@hamzebarkat731 Subxanallah,wll hadii uu codku hibo yahay ,mise inaad ku caasiso .Heestuna waa xaram ,macsi ah .

    • @amal-yf4cu
      @amal-yf4cu 3 роки тому

      @@ahmedmahmed9355 waa ruunta lkn music kuma jiro maraka wax dabiya maleh ayan filaya

    • @ahmedmahmed9355
      @ahmedmahmed9355 3 роки тому

      @@amal-yf4cu wll ma banana qof dumar ah inay cofkeeda ku hor luuqayso rag ajanib ka ah , quraanka salaada dhexdeeda la akhriyo ha noqdee.

  • @cabdicasiissheenno6324
    @cabdicasiissheenno6324 4 роки тому +17

    Dj baaxo ciyaaLka ka dhex saara lacagtii Hob films ayaa iiga dheX muuqatee😅

  • @hazzankaytachenal43
    @hazzankaytachenal43 4 роки тому +11

    Inaanta reer Barbra inanka waa looga hiliyay ha la hubsado sahra ilayzay edo

  • @rajoonline3712
    @rajoonline3712 4 роки тому +16

    Inanta nagaad ku magacaban waxan umalynayaa inay nawaal tahay ee slntv gottelent ku soo tartantay waa fananad maxa soo celiyeey

    • @ApbdiqaniAnaa
      @ApbdiqaniAnaa 3 роки тому +1

      Waliba slntv kaalinta kowaad ayey soo qaadey magaca ayey badaladey si aan loo garan

    • @iamabdirahaman3694
      @iamabdirahaman3694 3 роки тому

      Sln tv lacag lama bixinayn

    • @najaxjeesto4766
      @najaxjeesto4766 3 роки тому

      Waa run waa nawaal ayan umnlaynaa

    • @habonita9272
      @habonita9272 3 роки тому +1

      wllhi shaki baa igag jira bari hore by tartan ku gulysaty fanka wxyn ka socty barigan gabilya

  • @ilkaabchennal9283
    @ilkaabchennal9283 4 роки тому +5

    Nawaal cabdirashiid guul wllo waan ku wataa sax iyo qaladba nagaad iyo nawaal labadaba waan kuu aqoon sanahay in lagu dhaho taageero buuxda kuu hayaaa

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 3 роки тому +6

    Salal dhashiiii duriyada maxamed case farta taaaga ❤️❤️❤️❤️🤪 gobolkii idilbarkhad iyo mursal Musse iyo amina cabdilahi, cabdi curiye yeye anagaa usidana wlle iyo bile

    • @hoododayib1422
      @hoododayib1422 3 роки тому

      Gabadhu Waa reer Gabiley Lkn 😅 galbeednimo ayay idiinku hiilisay 😅

  • @laasgeeltourism5867
    @laasgeeltourism5867 4 роки тому +7

    Golcastiyo sibir godan
    Kala jeedi geeluba
    Axyaa hees heer wll nagaad

  • @caashacuud3882
    @caashacuud3882 4 роки тому +2

    Codku waa hipo la iskama keen keeno nagaad codkeedu waa mucjiso MashaAllah ku soco wllo

  • @zuhaybmaxamed670
    @zuhaybmaxamed670 4 роки тому +6

    YAAN LaGu Mashuuulin Nagaaad Hibadeed Yaan laga Xumaan Mazhllh Ha loo dhaho 😍😘

  • @alizaki2310
    @alizaki2310 4 роки тому +16

    Nagaad keep giong 🤩🤩🤩🤩

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 4 роки тому +16

    Gabadha salel uu tartamaysa waxaan hore ugu dawaday somaliland got talent ee SLNTV ka bixi jiray gabadh ku gulaystay oo markaas gabiley uu tartamaysay oo kalinta kobaad gashay markaa gabadhaas waa fanaaned waliba heesteeda labaad hore ayay ugu tartantay ee aamina abdilahi.

    • @teamjamavlogs2905
      @teamjamavlogs2905 4 роки тому

      Indonesia barbershop waa sidee
      ua-cam.com/video/MsryBpIMde8/v-deo.html

    • @macamedzon4050
      @macamedzon4050 4 роки тому +2

      Pro wax ay guzhku gadhey afked markaa laatubuq pro

    • @zuhraadem7814
      @zuhraadem7814 4 роки тому +1

      Haaaa reer gabiley grnyaa caruur leedahy imka 😇

  • @zathenaden2942
    @zathenaden2942 4 роки тому +6

    Gobalka hawd ♥️✌apdirahman nouh hsybe

  • @nimcoliina997
    @nimcoliina997 2 роки тому +1

    Hawad fii qulupina 👏🏼❤

  • @cibaarochnl7733
    @cibaarochnl7733 4 роки тому +5

    Nagaad cabdirashiid ku wataa sister allaha codka dahabiga ah kuu barakeeyo nawal iyo nagaad ba waa la dhahaa lkn magaca dhabta ah waa nagaad

  • @fuaadfiifa1762
    @fuaadfiifa1762 4 роки тому +16

    Inanta nagaad intaan aqoon caadiya u lahayn magaceeda rasmiga ah waa nagaad kuwiina nawaal u yaqaan nawaal waa magac ay iyadu la baxday xaga gobalka ay ka socotana gobalkeeda caadiga ah waa gabilay lkn sahan tv ayaa qofka hadii gobalkiisa la qorto gobal kale ku qorayay sidaa darteed ayaa salal loogu qoray
    Inta in maga ceedi dhabta ah nagaad yahay og ex rer gabilay like ta is muujiya

    • @najiibhami3560
      @najiibhami3560 4 роки тому +2

      Waa runtaaa

    • @teamjamavlogs2905
      @teamjamavlogs2905 4 роки тому

      Indonesia barbershop waa sidee
      ua-cam.com/video/MsryBpIMde8/v-deo.html

    • @khadrayuusuf3742
      @khadrayuusuf3742 4 роки тому

      Axax heesta hooyo alle ha ku naxariisto😪😪😪😪

    • @bilanmohamet6756
      @bilanmohamet6756 4 роки тому +1

      Wlh waa runtaaa wllo waa reer gabilay 😍

    • @aragsanahmed8849
      @aragsanahmed8849 3 роки тому

      Waa runtaa wll anuu wxn garanayaa yadoo inan yar ah yaraadaba waynaa mnshaa alaah wllshy qalia adiyo reerkagaba alle ha idin barakeeyo ❤️😍

  • @bulshaawi2024
    @bulshaawi2024 4 роки тому +6

    Ax yaaaa cod nagaad hore u soco zxp qali

  • @Xan_fresh477
    @Xan_fresh477 3 роки тому +2

    Nagaad iyo Abdihakin Iyo Hodan Maal
    Wllhi waa top

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 4 роки тому +6

    Nawaal meesha ha laga saaro
    Waa fanaanad hore 2015 ayay 1aad gashay
    Somaliland got talent
    Way siraysaa mesha

    • @alizaki2310
      @alizaki2310 4 роки тому

      Nio waa naag wayn maleeka caruurta😂😂

    • @fardawsaabdala923
      @fardawsaabdala923 4 роки тому

      Waa sax hadeesan walaasheed ahayn

    • @muslimahhassan8210
      @muslimahhassan8210 4 роки тому

      Waa runtaa magiciibey soo bedelatey weyna soo weynaatey🤣🤣🤣🤣🤣

    • @fardawsaabdala923
      @fardawsaabdala923 4 роки тому

      @@muslimahhassan8210 😀😀😀😀😀weena soo dagtay😀😀😀😀

    • @fuaadfiifa1762
      @fuaadfiifa1762 4 роки тому

      Waar niyaw inanta magaceeda rasmiga ah waa nagaad nawaalna waa magaca labaad ee ay la baxday idinku dadkii 2015 slntv ku bartay tihiin ee magaca hooyo iyo aabo ula baxeen waa nagaad

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 2 роки тому +1

    🙏Dad waaweeyn ayaaba ubadan waxa tartamaaya keep going☑️☑️🙏🙏

  • @ubahhussein206
    @ubahhussein206 3 роки тому +1

    Anigu inanka hoyaan wataa👌 mnsha alh wa top burco kasosalaamayaa

  • @zirshaficiaadan8230
    @zirshaficiaadan8230 4 роки тому +7

    Xamda gobalka saaxil wataa

  • @sakariyeabdilahi8931
    @sakariyeabdilahi8931 4 роки тому +6

    Nagaad
    Walahi waa top
    Mncha allh

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 4 роки тому +8

    Craxman nuur keep going hawd 💪

  • @barwaaqoahmet4475
    @barwaaqoahmet4475 4 роки тому +8

    Wllhi inanta waa inanti ku jirtay SLN talent ee sadhiga buluga xidhnayd

  • @haboonahmed2277
    @haboonahmed2277 3 роки тому +1

    Igu dara tartanka from borama☝️☝️☝️☝️

  • @jawaahirjiijo9384
    @jawaahirjiijo9384 4 роки тому +2

    Xasuus nagaad iyo waayo waayo walahi dibaan kuu xasuustaa 2015 iyo wacdarihii aad dhigtay sln tv

  • @axmednagaansheofficial2356
    @axmednagaansheofficial2356 4 роки тому +2

    Waaar ninka qaadaya heesta maxamed mooge waa talent ninkaa waaa lagu xadgudbay

  • @sagaljaamac7195
    @sagaljaamac7195 4 роки тому +7

    First comment lkn barmaajikii hore ayaa ka shidna 🙅

  • @abdirisakmustafe6927
    @abdirisakmustafe6927 4 роки тому +4

    Oyoyoooy nawal miya nagad noqotay gabiley miyaa salal noqoty 😂😂😂😂😂wxan dhacaya ila eega waan ku wadana sister hore u soco

    • @axmaraxmar3613
      @axmaraxmar3613 4 роки тому +1

      Hhhhh sanadkan gabilay salal aya loo jeediye ku qaado dee maxa la samayn

    • @abdirisakmustafe6927
      @abdirisakmustafe6927 4 роки тому +1

      @@axmaraxmar3613 😂😂😂wan ku qadany cimamada ku tuurnay

  • @lorriofficial3693
    @lorriofficial3693 3 роки тому +1

    The legent Abdirahman nouh haybe guulayso zhp kuwa kuu hadhayna

  • @taajbrown9640
    @taajbrown9640 3 роки тому +2

    DJ baxooy maxad smaysay upti kaftan baad ku jirtaye ma sharad baad ku soo gashay inaad gopolka la dadagTo 😂😂😂😂

  • @axmedheercaalami2025
    @axmedheercaalami2025 3 роки тому +3

    Nawaal clrashiid cabdi keep going

  • @macamedzon4050
    @macamedzon4050 4 роки тому +3

    Bajumuhu way izka hadlyan kucun wllo qli keep going

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 4 роки тому +2

    Walee hablahaa halkaa soo istaagayee heesayaa iga wadno adag keep going

  • @maxamedaxmed3950
    @maxamedaxmed3950 4 роки тому +5

    Nawaaal 👏👏👏👏👏

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 3 роки тому +1

    Saaaxil xaqeeeda Hala siiyo

  • @z012y
    @z012y 3 роки тому +4

    *Waar ninkaa Dj-ga sheegtaa wuu la daadagay hoygii fanka iyo tartankaba* 😂 😂

  • @nimaohureiri9635
    @nimaohureiri9635 3 роки тому +1

    Nagaad inantan cod mcn ayey leeday keep going my sister

  • @faysakiinfaysakiin6137
    @faysakiinfaysakiin6137 4 роки тому +2

    Hamad cabdi cali inbtida hore u soc

  • @idirisahmedupdy9719
    @idirisahmedupdy9719 3 роки тому +1

    NAGAAD PROFITIONAL❤️🤚🤚🤚🤚🤚

  • @adamelm9671
    @adamelm9671 2 роки тому +1

    Xul baa maraya masha allah,,

  • @habonita9272
    @habonita9272 3 роки тому +1

    hhhhh oo Dj baaxo maxa keeny xaga🤣🤣🤣 aar ciyarta naga daa zxp

  • @sakariyediyo9992
    @sakariyediyo9992 4 роки тому +2

    Nagad updi rashid si garaa ku wataa wllhi

  • @zaygaofficial2284
    @zaygaofficial2284 4 роки тому +12

    Nagaad, g,salel keep going wlashay qli

  • @sakariyediyo9992
    @sakariyediyo9992 4 роки тому +2

    Nagaad halaga hadho oo codkeeda illahay ku galaday ha lo dayo sipa haan ragaa la hadlayah 😂

  • @hamzezunil9579
    @hamzezunil9579 4 роки тому +1

    Hamda Drahman Ali Keep Going Sister

  • @hoodomawliid576
    @hoodomawliid576 3 роки тому +1

    Macha Allah naagaad ku wataa

  • @Xxnxbdn
    @Xxnxbdn 4 роки тому +3

    Alll nawaaley var ta ku haysa nagaad🤣la baxday wad weynataybe

  • @muxiyomedieproduction6396
    @muxiyomedieproduction6396 4 роки тому +2

    Heeso mooyaane wax kale oo lagu tartamo ma hayzan bilaa aqli wax cusub keena

  • @user-mb9bh9rv5l
    @user-mb9bh9rv5l 4 роки тому +3

    C.XakiiN pidHiq Ku waTaa PraDaR..🙏❤

    • @craxmaanbidixo5426
      @craxmaanbidixo5426 4 роки тому

      Hmmmm MHt wll Qli pidhiQ maaha wll magucu waa PidiXo😅

  • @subaydasuldan4558
    @subaydasuldan4558 4 роки тому +2

    NagaaaaaDeyDaaa👏👏❣❣❣👸

  • @zuhaybmaxamed670
    @zuhaybmaxamed670 4 роки тому +1

    Nagaad Wax Ba Lagama Qaban Karo hore usoco Walzhay IshaallH GuuuL

  • @shaamimedia4233
    @shaamimedia4233 4 роки тому +2

    Wlzhay qali nagaaad abdirashiid baan wataaa anuu abti qli guushu waa dhankaaga

  • @roodalada9046
    @roodalada9046 4 роки тому +7

    Dhaman tiin waan idin salamay wllo waxan inii sheegayaa 2da magacba in la idhaaaa ooo an u naqaano intiii aaan garanayn saa haloo ogaado teedakale 5 sano kahor ayay ahayd dad ka cod macaana way soo bixi karaaaaaaan

    • @teamjamavlogs2905
      @teamjamavlogs2905 4 роки тому

      Indonesia barbershop waa sidee
      ua-cam.com/video/MsryBpIMde8/v-deo.html

    • @ninrageed6659
      @ninrageed6659 3 роки тому +1

      walal gabadh layidhaa nawal oo samaroon ahayd oo reer gabilay miyayna ahayn

    • @shuraymabubakar6242
      @shuraymabubakar6242 3 роки тому

      @@ninrageed6659 wa iyadii Wll Caruurty Sirysa Un

  • @haajiawga3222
    @haajiawga3222 4 роки тому +1

    Barwaaqo wxiiyoo dhanba subagka dhigtaye hubka dhiga😂🤣

  • @axmedxaashi5429
    @axmedxaashi5429 4 роки тому +3

    Halla Caasimada DJ Baaxo 💚💭❤✌

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 4 роки тому +1

    Nagad c.rashiid wa nawal oo tartanty 2015 tvga qaranka halaga qabto caruurta

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 4 роки тому +1

    nagaad tartankan cid ana iyada aheyn maleh wan hubaa m.a axyaa cod wlhi

  • @farduusali2951
    @farduusali2951 2 роки тому

    Nagaad hore ayay.u Tartantay

  • @hiboqaali9872
    @hiboqaali9872 4 роки тому +1

    Masha Allah Masha Allah c raxmaan dhuux haybe keep going brother

  • @maxamednaasir4795
    @maxamednaasir4795 3 роки тому

    Nagad huno mcneey hore u soco

  • @waliidcawil1295
    @waliidcawil1295 4 роки тому +1

    sakariye sudaysi iyo barwaaqo isgaadgaad baajira

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 4 роки тому +1

    Hargaysa.. Viva heeso adag bay ka baxday

  • @masbaliitadheeman8497
    @masbaliitadheeman8497 4 роки тому +1

    Kobolka maroodi jeex in loo eexday inta ila arkaysay like saar

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 4 роки тому +1

    Xagee kaga soo qayb galaa tolow barnamijka

  • @abdikachannel9777
    @abdikachannel9777 4 роки тому +1

    Mogadishu got talent aaa kaga fcn dhaqanka iyo gudiga

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 4 роки тому

    Salal.. Good.. Bal ka ku xiga aan eegno.. VIVA

  • @axmedxaashi5429
    @axmedxaashi5429 4 роки тому +5

    Nawaal hanalaga qabto magiciibay noo soo badalatee nagaad waa copy😜✌

  • @barwaaqoahmet4475
    @barwaaqoahmet4475 4 роки тому +4

    Wllhi inanka hawd u tartamaya codba ku dhan

  • @hodomohamed9053
    @hodomohamed9053 4 роки тому +1

    Nagad abdirashid abdi keep going sis👏

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 4 роки тому +16

    Inanta reer salal codkeedu waa Saafi
    Iyadan u haneeyey,

    • @ayaanbadan8782
      @ayaanbadan8782 3 роки тому

      Waa fanaanad tan yari 2015 waxay ku soo baxday tartankii tv ga qaranka

    • @kaareburburiye
      @kaareburburiye 3 роки тому

      @@ayaanbadan8782 oo inanta maxaa loogu dhiibi waayey Heeso FIICAN,,

  • @nuuraqabikaabadeeqadiriye1571
    @nuuraqabikaabadeeqadiriye1571 3 роки тому +1

    Hooyo mcn ku xisaye😭😭😭😭😭

  • @khadrayuusuf3742
    @khadrayuusuf3742 4 роки тому

    Axax heesta hooyo wa qaali alle ha ku naxariisto hooyo mcn😪😪😪

  • @amiiragoobe5814
    @amiiragoobe5814 3 роки тому +1

    Gabdha Saaxiil baan wadataad

  • @haboonahmed2277
    @haboonahmed2277 3 роки тому

    Ninku weynaaa🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️😂😂😂😂😂

  • @malikamedia7580
    @malikamedia7580 3 роки тому

    Cadaadlad maaha gabdhan waa fanaanad nagaad waa nawaal halka qabto sidii barnmaajkii xamar wiil tartamo hore soo maray looga saaray

  • @nasraomer7467
    @nasraomer7467 4 роки тому +4

    Alaa ninkasi ma dj baaxo baa mise ana modaya😅😅

  • @abdiwahidaden7733
    @abdiwahidaden7733 4 роки тому +13

    Waar meesha waa la’is khaldayaa inantan tidhi nagaad baa la’iyidhaa 2015 somaliland got talent bay kalinta 1aad gashay nawaal na waa la dhihi jirey sidaan umalaynaya 🤣🤣🤣🤣

  • @axmedjacayl5792
    @axmedjacayl5792 4 роки тому +1

    Nagaad Abdirashiid, X Nawaal Ina Mari wllo

  • @muunadhemanmuunadheman3423
    @muunadhemanmuunadheman3423 4 роки тому +1

    Nagaad keep going walahi

  • @mohmetmustafe684
    @mohmetmustafe684 3 роки тому

    Tartan saxaafada ah Maad qabataan zxpyaal

  • @mamoqaali1959
    @mamoqaali1959 4 роки тому

    Mansha alllah nagaad ayaan ucodeyey mansha llah hore usoco

  • @ninrageed6659
    @ninrageed6659 3 роки тому +1

    nagaad gabadha la yidhaa miyanay ahayn gabadhi nawal ee reer gabilay ee samaroon

  • @nemitazoran6189
    @nemitazoran6189 4 роки тому +3

    Goblki gobalda HawD😍😍😍

  • @hodomohamed9053
    @hodomohamed9053 4 роки тому +1

    Nagdey hlkiii cyrta mari aad ogayd guulayso

  • @sowdaqaradmohamed4451
    @sowdaqaradmohamed4451 4 роки тому +1

    DJ baaxo waan ku wataaaaa

  • @cabdiraxmanchannel1585
    @cabdiraxmanchannel1585 4 роки тому +2

    nawaal waa ree gabiley

  • @engmataan2747
    @engmataan2747 4 роки тому +1

    Dj baaxo waxba ma hayo garshaa lagu siiyey halkaa cadaalad bay u baahan thy

  • @queenahlaam7769
    @queenahlaam7769 3 роки тому +1

    Xamda gobolka saaxil

  • @ayaanbadan8782
    @ayaanbadan8782 3 роки тому

    Ta nagaad la leeyahay maan ahayn tii gabiley u tartamayse 2015 😳😳😳

  • @iftinmaxamed6031
    @iftinmaxamed6031 2 роки тому

    Cabdiraxman wan wataa

  • @khadardooga3914
    @khadardooga3914 2 роки тому

    Nagaad ku wataa

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому +1

    NAGAAD QURUX MY IDOL

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 3 роки тому

    Nawaal cabdirashiid codkedu waa top