Qasiidooyinkan waxan ku xasuusta laba hablood oo walaalo oon isku fasal ahaan jirnay 2008/2010 ayaa noo qaadi jiray inta macalimiintu noo soo galayso. Allah ha idin sharfo Khaadiija iyo Khadraay😢. Old is gold.
Masha Allah le temp passe vite wlhi a cette époque j'étais à l'âge de 16 ans et maintenant je suis 35 ans 😢🤲 et j'écoute jusqu'à présent barakallahou fikoum Omar Aden & Dandawi qu'Allah vous récompense al jannatul firdowz.
Alla qasiidadani waxay igu fadhidaa xasuus walhi waxay tvga ka soogali yirtay bacdal maqribka,aniguna waxan ahaa 9sano jir,walahi xasuus like saar hadad iga danbaysid 14,mars,2019
maanta oo khamiis ah waa malintii kowaad ee bisha batakaydan .17/5/2018. nabi amaankan Degmada DHAHAR ban ku dhegeysanaya ..masha allah ..اللهم صلي علي هدمحمد
jai ds larmes en yeux lorsque j ecoute cette belle qasayid jtmmmmmmmmmmmmmmmm ya rasoullallah avc un amour infini ke le bn dieu ns accorde une place sous ton trone
Shalay uun Bay ahayd markii aan faaladan halkan ku quray haddana sanad kaamila ayaa ka soo wareegtay alla wakhtigu muxuu ordayaa ilaahayaw wakhtiga noo barakee
Second day of Ramadan in 2021 i Hargeysa, wish you a happy Ramadan inti inaga dhimateyna Ilahay janatulx fardowza ha geeyo amiin amiin. GREETINGS FROM HARGEYSA and DJIBOUTIAN originally ❤❤
Nabi MAXAMED NNKH ❤❤waxan ku suganahy cariga france🇫🇷 2021 haben axada 3 April 2021 wakhti rabadan fooda nagu so hayso Allow caafimaad qab nagu gaadhsi Yaa JAliil
2007 ayaa iigu danbaysay qasiidadan iyo kuwo kale oo uu soo dayn jiray Tv ga qaranka ee Somaliland oo waagaa Hargaysa ku koobnaa, xili aan aad u yaraa. Iminka oo ay tahay 21/11/2019 ayaan la kulmay qasiidadan waqti dheer kadib. Lkn iminka waxan fahmay inay xaaraan tahay in musicgu iyo waliba in ilaahay iyo rasuulkiisa sharafta badan lala doonto.
16, 04,2021 ban dhagaysan hamayn soona suxuuurta an sugin Cumar adan iyo Dandaawi Nabi amaan qiimo leh an jeclahy allaha dhawro labadaba mar quraato yimid alla ma hooojiyeee nabi allw macanow rasuulkuma magac jirtow
صلي الله عليه وسلم wxn dhagaysanaya haben arbaca ah 5/3/2019 2:00 wxn ku suganahay magalada borama qasidadan wxy isoo xasuusisay waqti an ad uyara 2008 allah ha xiftiyo dandawi iyo cumar adam
2014 aya hooyo mcn isla dhagesanenay O Ramadan ay ahed 2018 Ramadankan ilama joogto allow janadul fardows ku geey aamiin yaa rabi 😢😢😢😭😭😭
Hooyo fiican ku dhashay mar hadey digri dhageysan jirtay
gokhan askim 😭😭
Ameen alle janatul fardawsa ha geeyo wll 🙏🙏🙏
😓
Ax zamir iyo iman wlloh 😓
2021 ayaan dhagaysanaya alhamdulilah alle ayaa mahadaa leh..
hadii aad adna walal dhgaysanyso like isaar alle haku barakeeye
Qasiidooyinkan waxan ku xasuusta laba hablood oo walaalo oon isku fasal ahaan jirnay 2008/2010 ayaa noo qaadi jiray inta macalimiintu noo soo galayso. Allah ha idin sharfo Khaadiija iyo Khadraay😢. Old is gold.
I wish I can read this NASHEED to Rasool Allah when he is sitting infornt of me😭😭😭 GREETING FRM BORAMA ❤ SOMALI .
yaa allah ku rumee wllo waa mansilo saraysaa jacaylka xabiibkeenu 😭😭😭😭
Just wish it. It’s just like u did it❤️💯✨
Amin Inchallah we all wish that 🥰🥰🙏🙏🤲 Allaha nu rumeyoo
@@juweriyahassen551 zzzzzzzzz zzz
Alaaaaah..
Omg 😢 Xasuus baan Galay Wllhi 2008-2009 Wakhtiga Yaraantu Waa Macaan Wllhi Werwer ma Jiro Waan Seexan Waad Soo Toosi TV Qaranka Ka Soo Geli Jirtay Wllhi I Remember Ax Wakhtigu Dheereeyaa😢
Maxaad nooga oohinaysaa
@@somalilandergeesi3747 wllhi zhp waa runtaa😭😭
Kula mid wlo
Xasuus dheer baan galay
Waqtigu dheereya
Ilahow khatimada khayr noogu khatim
Wooow wxiba ku duuban wlhi
Hadda maxaa la marayaa sxb 😢😢2023
2020 Ramadan yadawanayo like 🙈🙈🙉😁😁😆😆❤️❤️❤️💝💝💝💝
Mantan soo radiyay hargeisa soo xasuustay😥😥😥
kamaba dalo
Me LipH
Mansha allah macan naxariis ayan qalbiga ka darema anigo yar ayn ka fiirsan jiray tvga qaranka jamhuuriyada barakaysan waqooyi galbeed ❤👍✌
Saan uraadinay wn daalay wlhi
Allow barake cumar aden iyo dandaawi anigo yar bn dhagaysan jirey aniga iyo familkeyguba xasuus wllhi 9sano ka hor wakhtigu waa cajiib wn uxiissey wadankeygi Djibouti 🇩🇯 ❤️❤️
Kaaha Nuura jabuti wadankaygi labaad wlh qasiiido mcn qalbiga tabanaysa wiiyaaan 6 sano ka hor dhagaysan jiray
Kaaha hada xage joogtaa meelo badan ayaa jira oo still laga qaado
Zakiya m
Qurabhan jooga walal qali
@@sh.farahnour1405 🤩🤩🤩😍😂😂😂😂🤲🤲🤲😭😭🤩⚘🎇🎇🎇🎆🇨🇮
Music ga qasiidadani wuxu I geliyaa hilow tagta hore iyo berisamd
Jiraalkeygii caruurnimo
Iyo bad Wayn xasuuso ah
Waagii anagoo faraxsan meel ku wada afuri jiray familiga 2012
waqtigii wacnaayee i weydaartay baan weli u xasuustaa!😢😢
Shalay Dhaantey! Nafsadda Hilawga iyo Xiisaha Tagtada😢😢
Waayo😊
😢😢
Sadam
Qasiidadan 2011 ayaaan ku xasuustaa Ayayday hooyo isoo korsatay oo dhimatay Allah yarxanakRuntii wakhti Aaan yaraa Ayaan 10jir Ahaa Addis Ababa joogi jiray ayeeyo Alle haku naxariisto imikana waa 17/5/2018 Khamiis
Allaha u naxariisto ayeeyo fiican ayeey aheyd hadii ayba digriga dhageysan jirtay u duce oo quraan u aqri
Alla ha unaxariisto wllo
Alaha unaxaris do
@@hoodomoha6777 haa wllo alle ha unaxariisto walidinteena inta dhimaty
Mulki Anchor ChanneL ,Allah hawnaxariisto ayeeyo wllo
2024 wakhtigu wuu soconyaa dadka iga danbeeya liketa
3 todoobad kadib
1day ka dip
Manta dhagysaty o ah salaasa ihya janda hay nagu kul miyo dhamaanteen ❤❤😊
Big respect dandawi and omar Adan proud to be Djibouti 🇩🇯
Omar Aden je le respect
@@bacheeleyeh3366 x
We proud of t them aswell wallahi from somalia Mogadishu🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@@bacheeleyeh3366 hj
ce bein
Inta Nabiga jecel Allaha ka raali noqdo waa bishi mowliiid scw
Scw
Scw
2021 yaa dawanaya Ramadan ah scw🥰❤
Scw
2021da Bishii U dambeesa daawanaya🥰
Ramdaan kariim 🌙 2019 Inta ila dawaneYza like plz
😉😉❤
Wlhi plhi yaraantaydi ayaan soo xasuustay allow bisha barakaysan ee ramadaan naga aqbal acmaasheeda
aaamiin aaamiin
2002 ayaan wada dhagaysan jirnay Abtigay imka wuu inagga hoseeya Allah Naxariistii janno ha ka waraabiyo.
صلى الله عليه وسلم
ale haa u naxaristo sidaasa loo dhimanaya 😢😢😢
Ilaa Hada Waan Dhageysanayaaa Wlhi Kama Daalo Qasidkaam😢 Yaa Ila Dhageysanayaa 25/ August 2020 Hadii Aad Iga Danbeysid Aad Baan Ku Salamayaa🤩♥️😘
Masha Allah le temp passe vite wlhi a cette époque j'étais à l'âge de 16 ans et maintenant je suis 35 ans 😢🤲 et j'écoute jusqu'à présent barakallahou fikoum Omar Aden & Dandawi qu'Allah vous récompense al jannatul firdowz.
I can't stop listening this Nasheed 30/03/2023. Hbeen 8dii ramadaan lagalayo Ramadaan Kareem wixii iga danbeeyow 🖐️
Ayayday Hooyo ayaan Ku Xasuustaa Eebe Naxariistii Jano Ha Ugu Deeqee Miyi Anagoo Joogno oo aaN Fasaxii Schoolka is Raacnay ayaan Habeen ka dhagaysanay Rikoodh Yaroo ayeeyo Bbcda Ay Ka Shidan Jirthy wllhi Jawi aad U Macaan ayuu ahaa jawi qabow Caano iyo Hilb ayaa Naga Yaalay Ana Shaax ayaan ka rinaayay Alaa Yaa Raxma Ayeeyo 🤲
😇😇😇😇😇 alla yaa jawiyada qaar soo celiya ax
Alla qasiidadani waxay igu fadhidaa xasuus walhi waxay tvga ka soogali yirtay bacdal maqribka,aniguna waxan ahaa 9sano jir,walahi xasuus like saar hadad iga danbaysid 14,mars,2019
Scw scw scw scw ❤❤❤😢 adan muxibadadi mir kacya nabi allow❤️❤️😭😭
maanta oo khamiis ah waa malintii kowaad ee bisha batakaydan .17/5/2018.
nabi amaankan Degmada DHAHAR ban ku dhegeysanaya ..masha allah ..اللهم صلي علي هدمحمد
Maanta waxay Ku beegantay malintu dhashay Nabi maxamed
صلي الله عليه وسلم
12 /rabicul awal /1439 Hijri
Waxan jclhy
Sidoo kale maalintii uu dhintay ayay ku aadantahay.
Manta wa malintuh dhashey ana dawanayah 9 11 2019
12 raabicul awal
Scw scw scw scw
jai ds larmes en yeux lorsque j ecoute cette belle qasayid jtmmmmmmmmmmmmmmmm ya rasoullallah avc un amour infini ke le bn dieu ns accorde une place sous ton trone
Cidii daawanaysa ramadan 2021 like dhac ku sii Xasuus dandaawi iyo cumar aadan walaahi xasuus gaara ayey ugu leedahay qaasidadan anoo aad u yar ayaan daawan jiray sanadkii 2008 yaraantu macaana ax 😪😪
Alx ilaahi nabad inagu gaadhsiiyay
Ramadan Moubarak
Shalay uun Bay ahayd markii aan faaladan halkan ku quray haddana sanad kaamila ayaa ka soo wareegtay alla wakhtigu muxuu ordayaa ilaahayaw wakhtiga noo barakee
Still 2 years ayey noqoneysa after 5 days
ayaanirshaad
i respect dandawi and omer adan and so hobolada Djibouti from Somaliland ❤🎉
Bishu waa 4 May sanadku waa 2020 waa bil ramadaan waliba tobankii dhexe ee danbi dhaafka ayaa kow ah maanta cumar aaden iyo dandaawi ma kala dhacaan waligayba wan dhagaysan jiray ramadan kariim umatul Muslim ❤️
Zxp 🥰
Ramadan karem wll 🥰🥰💋
mnsha Allah qasiidadaan yarantii dhagaysan jiray mnta ramadanta 20 waye 25/5/2019 who is still watching ilahayow cumriga noo barakee aamin ya rabi 🤲🤲❤
Wakhti fiican oon soo qaatay iyo faamli dhamaystiran 2007 ilaa 2017
Maantana qofkii ugu mihiimsanaa noloshayda waa hooyee oon ramadaantii 4aad mootan iyo war war aduun axaxax😭😭
Ilaahow intii islaamee dhimatay unaxariiso intii noolna alleh caafimaad ha siiyo 🤲🤲🤲
Ilahay janatul farduusa ha geeyo wlll hooyo macaan idinkana samir iyo imaan ilahay haydinka siiyo wllll mar walba quraan u akhri wllll sadaqana u bixi wllll
Allah hooyo macaan how Naxariisto walal adigna Ramadankan Cibadada iyo alle cabudkaga kuguu awal gudo inuu warwar iyo waalbaharba ka dulqado
Nabiga Ku Saliya Muhim Maha Inad so Qorto Kaliya Ku Sali Scw💝💓😪😭
Scw
wakhtigu waa zeef qasaaidkan waxn Hrgyzan jirey 2006 imkana 2017
la
illaha ila laaah marba wadkan uzii dhawaanaynaaa allaW
zahal Amuuraha
daDaw
yaanay adUunyadu idin dagiN waa IGA waano
Wlhi waa runtaa ciyaal baan ahaa markii aan tvgii qaranka somaliland ka daawan jiray
Exm🙄
Hadeerna waa 2020!
Waxaan fadhiya oo afurka ku sugayaa darada guriga, ramadana maanta waa 11, qasiidadan macana wan dhegeysan
Nairobi kenya
Second day of Ramadan in 2021 i Hargeysa, wish you a happy Ramadan inti inaga dhimateyna Ilahay janatulx fardowza ha geeyo amiin amiin. GREETINGS FROM HARGEYSA and DJIBOUTIAN originally ❤❤
Ameen walaal.
Walahi waxan dhagaysan jiray anigo yar
Waxay ahay 2003 Djibouti 🇩🇯
Wallahi qasiidadan markaan dhagaysan jiray waxay ahayd 2012kii wakhtigaas waan yaraa imikana waa 2019kii ilaahw wakhtiga noobarakee❣
Aaamiin
Ramadan 2020 corona virus jiro hada dawanaysi wllkay ama wllshay somaliyeed like dhac igu sii wan ku jeclahay Somalinimo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Qasiidadan ilmo nimadeydii hooyo idhageysiin jirtey allow umada uwada gargaar islamka hooyo alle haku naxaristo adina 😥😥
Nabi MAXAMED NNKH ❤❤waxan ku suganahy cariga france🇫🇷 2021 haben axada 3 April 2021 wakhti rabadan fooda nagu so hayso Allow caafimaad qab nagu gaadhsi Yaa JAliil
Ramadaantan halkaad ku sugantahay ?
@@abdulkhaliqaxmed1581 walal Ramadantan oy maanta inoogu horeyso waxan ku soo mayaa CAsimada labaad Ee Germany, Hamburg . Adna walal
@@adalimpire4128
Hargeisa , somaliland .
"Wanaaga Ninkii Nebcaa....
Waxyeelada Nala Jeclaa....
Waabaayada Sunta ah Sitey....
Allahow Naga Xoree".... Amin.
yaa dhagaysanaya 2018 ramadan malintii lixaad waynakaa hadaba waynakaa😍😍😍👏👏👏🖑
Saed Abdi Ismael 😡😡
Sead meheradi kwrn 😂😂😂
2020 maalin sabtiya malintii labaad ee rmadaan ilaahow khykeeda nasii xanuunka dunida Aafiyayna Alle hanaga dulqaado idamka Alle🤲🤲🤲
Waanu kula dhegaysanaynaa Wll Nimco
@@Mohamet-Opderahman Mnzhlh Alle hakudhwro wll
@@nimcocarab977 Adaa Mudan wlshy
My family used to listen this heart-melting qasido when i was too young,I wish my kids will be pleased by listening.
2007 ayaa iigu danbaysay qasiidadan iyo kuwo kale oo uu soo dayn jiray Tv ga qaranka ee Somaliland oo waagaa Hargaysa ku koobnaa, xili aan aad u yaraa.
Iminka oo ay tahay 21/11/2019 ayaan la kulmay qasiidadan waqti dheer kadib.
Lkn iminka waxan fahmay inay xaaraan tahay in musicgu iyo waliba in ilaahay iyo rasuulkiisa sharafta badan lala doonto.
Wan jecelahay qasiidadan 2008 ki xasuus wlhi yarantaydi sheikh dandawi codkisa masha allah
Arkadaya saliga nebiga music maxa modaysan sida in janadu ku jirto
Xasus baan galay markaan dhagaaysto wxn soo xasusTà hooyoday macaan allah haa ku xiftiyo
OMG, Xasuus ayay i galisay, Ramadantii Sanadkii dhawaa ee 2020kii ayaan qasiidadan ku dhegaysan jirey anigoo ku jira Xeradii tababarka dararweyne ardeydii shaqo qaran 2.
ilahay Ramadantan 2021 ha inagu gaadhsiiyo caafimad qab.
Hada waxaan Duubis ugu jirnaa Iyadoo Cod Kaliya oo bilaa Music Aniga Codka waxaa Duubaya shabcaan isko iyo Dandaawi waxa Erayadiisa Qaatay Abdirisak Siciid iyo Aadan cumar waxaa Erayadiisa qaatay Liiban goud Waa Maalin 31 January 2021 Alhamdulilah
Zhp soo fasaxa labadaa nin abdirizaq iyo liipan ramadantii hore ayaa ukala kalacday qasadadii cumar aadan tana naga soo fasaxa
@@abdilahicaydiid3074 ma iga haysaa ugaas
Kma daalo dhegysigeeda waa maalintii koowaad ee ramadaan 2/4/2022
Cyprus 🇨🇾 Nicosia dandaawi big Respect
Qasiidadu Macaana
Oo Nebi Muxammad Csw Wanaagsana
Wlhi Jaceylka aad Nebi Muxammad u qabto Jano ayuu ku Geyn Doonaa
المرء مع من أحب ❤
Alhamdoulilah illahay oo sanad walba caafimad igu soo gadhsisey inti xanun laa jifto illahay caafimad hagu badiilo inti naga dhimatay illahay ha unaxaaristo
Ramadan karim umada somaliyed meelkasto ad joogtan 19:04:2021 dandawi iyo omar Adan iyo asaxaabtin salan sare 🤲🏼🤲🏼🕋🕌🌙
😭😭 scw waxan daawanaya 2021 xasuuus waxaan daawan jiray 2006
Of weyn oo wx fhmysa
Maanta 29 April 2020 Ramadana waa 6 allow Naga AqbaL Soonka inta Dhimatey Een Caafimad ku soo gadhina allow U naxarizo🤲🤲🤲
EXCELLENT CHEMIN DE NOTRE PROPHÈTE SALALAHO-QALEYHIWASALAM ALLAH-AKBAR LA-ILAHA ILA-ALLAH MOHAMED ET NOTRE PROPHÈTE ALHAMDOULILAH
Halkan yaa jooga ramadaanta 2021
Alaahumma salli wasalli wabaarik caylhi.
2021 xusuus dunidan oodhan ayaba xusuus
16, 04,2021 ban dhagaysan hamayn soona suxuuurta an sugin Cumar adan iyo Dandaawi Nabi amaan qiimo leh an jeclahy allaha dhawro labadaba mar quraato yimid alla ma hooojiyeee nabi allw macanow rasuulkuma magac jirtow
Whan ilive in somaliland( 2014 )me and my family watching togather today ilive in australia xasuus🕊😔 18/05/2018
Scw scw waxaan dhageysanayaa 18/05/2021 wadanka USA 🇺🇸🇺🇸
صلي الله عليه وسلم wxn dhagaysanaya haben arbaca ah 5/3/2019 2:00 wxn ku suganahay magalada borama qasidadan wxy isoo xasuusisay waqti an ad uyara 2008 allah ha xiftiyo dandawi iyo cumar adam
Kumeee Imika
Alleh ha karameeyo ee qasiidodan anoo yar ayaa Waxa Dhagaysan jirtey Hooyadey macaan alleh cimriGa iyo cafimaadkaba ha udheerey🥰
Yaa dhagaysanaya
6.mai. 2019 maalinkii ugu horaysay soomka
Bro 14may xasuusban galy
In paris 18h:23
2020..malintu u Horysan Dhagysnaya🤚💌
2020 maalintisii labaad ilaahow cimriga no barkee
Asc Ramadan Kareem sxpta❤
Alxm ♥️ Nabi amaantan Waxaan Daawanayaa Ramadan 2021 🙏 Ilaahow Cimri Dheer , Cibaado suuban , Iyo Caafimaad Taam ah Nagu gaarsii Sanooyinka Danbe 😍
23 casho ka hadhay imnka
11/04/2020
Habeen axad soo galayso
Waxaan ku suganahay
Magaalada berbera
Mnchlh
Macalinkii aduunka nebi Mohamed scw ❤❤
Scw ❤
Maanta waxay tahay 10 mai 2019 oo ah ramadanku 5 allow adaa wayn oo ah waxiida ❣️❤️✅💯
omer aden io dandawi
macanow rasuulkii illah dirtee
sharci muuqda is xeer muujiyo ✨️
Ramadan kariim. Masha allaha (2020/9/May/baa dawanayaa ...sheekh dandaawi allaha ku dhooro. Nairobi baa ku dawanayaa...allaha ni xifdiyo aaamin
Inta ramadaanta 2024 daawenysa like❤
2024❤❤
Cajiib Alla wakhtiyoow wakhti
xasuusta ramadaanta wakhtaga a furka Marka LA taaganyahay ayaaan dhagaysan jiray mansha allah
Mansha allah wow I love this qasiido more than my life
Masha allah
Scw Scw 💖❤️Scw
😍😍
Ayaydey ayaan ladhagesan jiray 2005 allow ika xifdi ayeyo macan
ماشاالله ...بارك الله فيكم ... اللهم صلي علي محمد واله الطيبين الطاهرين ...
cawaa . 4.3.2021. rabadaan waxa kaa hadhaay. 40 haabeen . waxan xasoosta. ani iyo hoyo 4 carooora aan waala nahaay . awoowgaaya .hoyo iyo abtigay iyo xaskiisa . iyo ilmaab tiyaashaay . 2013 . ayaan dhaaagaysanay naay .maantaan .dhaamntaayo .islamaa joognu . awoowgaaya hoyo uu dhiintaay. 😭😓😓 2017 . intaa kalaana waan kalaa maa qaanaahaay .
ilahawo . imtaa kalaa maaqaan .
ilahawo isku sudhawee wixii kala maqaan .intaa dhiimataaynaa uu naxariiso Amin Amin
Waxan ku farax sanahay inan dib uga dawado mobile kayga wayo markii an yara technology mu jirin dadku jahli ayey ahayen tvgan ka sugi jirnay nabi Amanka man fahmi jirin balse waxan oga inay qalbigayga sida roobka ugu di'i jirtay qasaidku 😥🥰❤
allah wn jeclhy nabi muxamed scw scw scw yaa sifiican ii fahansiiya sida ay dhagayaan adaan muxibadaadii heeh plze qof meeshaas fahmay majiraah oo iishegah
Adan muxibadadi mirkaacaya
2020 ramadan malinki kowaad
Hadaad soo gasho like I saar
Radmandan 2020 waxan dhagaysanayah suhurti waxan dhagaysanjirayna 2003 Anigoh yar alhmd yar raabi
Nuura Abdi Amiin wlshy allow Noo daa hooyo iNkastoo aNiga hooyaday dhimatay hadana alle waalidkeena haw Naxariizto Mach Allah Nabi amaan MCN Macha Allah aloow dhawr dandaawi iyo omer adaan ba aamin
12/042021
Isniin
31/shacbaan/1442 hijri
Beri ramadan ayaa bilanaysa
Badanaa dad tii hore soomay lkn aan tan soomayn
Ilaahow nabad igu gaadhsi🥰🥰🥰😓
Inti dabaneyso ramadankan 2021 ani cml farta taga inti iga danbeysana like dhac sii👍
ma aqaan sababte qasidadan marka dhageysto waxan gala xasuus fog
alla yaa wakhtiga dib uceliya
Caashiqiinta Rasuulka jecel maanta oo ramadaan ah dhageysaneyso amaanta rasuulka scw waa idin salaamay dhamaaan
Qasiidadan waxaan ka daawan jiray tv-ga qaranka somaliland anoo yar. Aad baan u necbaa, waliba Ramadanta oo shalaadkaasuun laga sii dayn jiray waa 2006 2007 2008 waqtigu sidaasuu u ordayaa imikana waa 31-12-2018. Saacado ayaa ka hadhay sanadka cusub 2019. Ilaahow cimri iyo cibaado suuban baanu ku waydiisanay.
2021 Ramadan yaa daawanaya like Sara❤️❤️❤️😍
waagan yaraa ban dhagaysan jiray ani iyo aabo iyo xaafada abahayba jecla aad u jeclaa wan kuso xasuusta aabo ale ha u naxaristo😢😢😢
Ya ila dawanaya 2021 waliba jimca ramadaana nagu so fodledahay 🥰🥰
Aniga o sweden joga waxan xasustay qima dinta allow na xafid dhamanten umada islamka melkasta ay umada nbi med scw
Macha allah omar aden iyo dandawi best qasido nowlada 08/05/2019 big respect 🙏🙏
Dhabtiii 25/4/21 ayadoo thy ramadan ayan dawanaya dandawi cod kaga ebe haku barakeeyo ader🤲🤲🤲
Ax runtii waa qasiido macaankeeda nuxurka leh awgii meel itaabay ilaa meeshaan ka maqlo aan istaago 21/1/2021 galin dambe salasa hargeisa saacadu tahay 4:58
Qasiidadani waxay kamid tahay kuwa ugu caansan ee Afka Soomaaliga, masha'allah si cajiib ahna waa loo jiibinaya.
scw scw waanjeclahay yaarabi musical maykadaayaan
Huda Mohamed Allah ma ila aragtay qaaliyeey musical makadaayaan lee
2005 aya dhageysan jiray qasiidadan anigo yar, waxeyna ka so gali jirtay radio jabuuti, xasuus waye wlh.
Ramadan kareem 2021
MANSHA,ALLAH ILLAAHAY ha,idiin daayo codka dandaawi iyo omar aden wan idin taageera inta nololi jirto magaciin hajiro abid
2024 daawanaya❤😢dadka iga Danbeeya wan idin salaamay😊
Ka qadaay ❤
Cajiib Alla wakhtiyoow wakhti anoo ciyaala bn dhagaysan jiray hddana gadhkayga laga cararaya😮
2021comsoon 7 days left ayah kahdhay ilhow nabad ngu gdhsi Tuesday april 6 ilhow khyr iyo cibda suban nagu gadhsi inshlah. Wan dhgysta yarntydi ilah hda 😭😭😭😭🥺❤️❤️❤️❤️❤️
Who's listening ramadaan in 2019
صلي الله عليه وسلم😍💖💋
Are u alive on 2020
صلي الله عليه وسلم 💋💋
@@mryes6893
Tuesday 12 maY 2020 Ramadaan
@@hthheeg3775 Gud.Am Here
@@mryes6893
Wht!
Waan idinso xiisay sheekhdaydi Cumar Aden iyo Dindaawi cimri dheer rabi haydin siiyo wxii iga danbeeya rabi haydin dhowro ❣️🙏
2019 until now I love this album ❤️❤️