Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Intay dhagax kutuureen nabiga , intay dhaawac yeeleen nuur kii, intay dhiiga daadsheen. Walaahi been maaha allow noo daa diinta nabigeen noo keenay scw scw scw.
Kkkkk
- Dhibta diinta loomaray Intuu Nabigu buur dheer iyo Jarar ka dhaadhacay Inta dhactiyo Oon dhul cidlaa’i Soomaray 2- Intay dhagax kutuureen (Nabiga) Intay dhaawac yeeleen (Nuurkii) Intay dhiiga daadasheen(ALLAA)2- Habeenkii dhawaaqiyo waxyigu Ku soodhacay ee sidaa dheh laguyiri Dhaqankii iyo caadada dhulkaa taalay Adigaa- ALLAAHU masali wasalim wabaarik Calayk - Mid dhashiisa qawraca dhidig Nolosha lagudilo dhaadashada Qabiilkiyo dhoodka iyo goodiga Dadkoo dhagar xalaashaday - ALLAAHU masali wasalim wabaarik Calayk- Amaanko dhar lagu helo dhayal Turubka lagu rogo khamrigoo Ladhuunyado waxaa uunka Dhalanroga dhalinyaro iyo Waayeel dhoomaha labuuxsado- tiiyo dhagax lacaabudo sanab Dhoobo lagaqoray ILLAAHAY Lagarab dhigo bulsha dhimatay Waatii dhaq-dhaqaaji laguyiri (2)-Intay dhagax kutuureen (Nabiga) Intay dhaawac yeeleen (nuurkii) Intay dhiiga daadsheen (ALLAA)2-
thank you abdirahman.
Mahadsanid walaal
Shukran wlo
Maasha alah
Cabdi adaan xaad cabdi qays ereyada
Hadan dhididka loo qubinDiintu may dhisnateen Eedaankii dheeera Bilaal Kuma dhawaqeen ❤❤❤❤❤❤
haa alow dinta islamka adkaye🤲🤲
@@saynaba.shabcan9737 ameeeeeeeeeeeen
Wakhti fiican oon soo qaatay iyo faamli dhamaystiran 2007 ilaa 2017 Maantana qofkii ugu mihiimsanaa noloshayda waa hooyee oon ramadaantii 4aad mootan iyo war war aduun axaxax😭😭Ilaahow intii islaamee dhimatay unaxariiso intii noolna alleh caafimaad ha siiyo 🤲🤲🤲
Ax allah haw naxariisto wllo janada ku kulma
Amen rapi hawnaxariist inta dhimatay walidken 😢
Sorry wll ax wa ilmeyay wlhi 😭😭😭😭😭ilhy janoyinkisa ha ugu deeqo hoyo mcn Adna alha ku gargaaro wlll
Allaha u naxariisto dhaman famligana samir adigana qaöbiga allaha ku qaboojiyo
Allaha unaxariisto hunno hoyo illahaay qabriiga unuriyo amiin yaa rabii
- Dhagaxuu uyeeriyo geedkii soo- Dhaqaaqyoo dayaxii dhanbalayo Aayaduhu kusoo dhigay madhugtaan Kufaartii- Markay dhaafi waayeen intay sanab Ku dhaarteen waatii dhuumo laguyidhi Dhabadaa madiiniyo dhinaceeda Beegsaday - intay dhagax kutuureen Nabiga(scw) Intay dhaawac yeeleen Nuurkii Intay dhiiga daadsheen Allaa (2x)
Markay dhaadi waayeen Dilkiisina ku dhaarteen Watii dhuumo lagu yidhi Dhabadaa Madiiniyo Dhinaceeda beegso .
Inta markay waraysigii dandaawi soo booqatay mansha allaah 24 april 2021 🤚 habeen axada
Kkkkkk.Wlhi anaa ka mida..
Kkkkkkk kulamid ban ahay
War sidee wax uu wada bisinka
Mansha alllHa Qasiidadaan waxan Dhagaysan Jiray Anigo YarEreyadada waxa Alifay Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi Qays)ALLE CIMRIGA HAKU DHEEREYOH
Allahu akabar ilahow nebi mohamed jannada nagu kulmi inshaalah scw scw scw
Awo Abdilahi aaameen wllo
Awo Abdilahi Amin yaa rabi
Yaa ila daawanaaya 2021 kama daalo dandaawi we love reer jabuuti 🇩🇯❤
Aragsan 😊
Inta soo booqatey market daawadeen warysigii Dandaawi gacanta taaga 👋
Sxp walhi waa dacad hadashay
Anaa kow ka alaah wlh alaha ku sharfo wllo
7sano ka hor baanu ku xadraynjirnay sorry wlhi sxp
😂😂 oo maad naga horaysay?
🩸💯
Markii nuurku dheelmadayUu xaqii kusoo dhacayHadii aan sadiiq dhalan Waala dhumi lahaa garoIsaguna dharaartii Hadii aanu dhaankii Sayid cumar dhexdaw xidhanDhalandhoolka saxarahaDhulka carabta ee kulul Sahal laguma dhaafeenLaba nuur dhexdoodiyoNinkii magaca dheeraaCusmaan muu dhantaalineWaakii dhigay quraankeeInoo soo dhamaystiraySayid cali ma dheeliyinMana gabin dhankiiseeHalgankii dhabta ahaa Waakii ku dheelmaday ❤Alle haka raali noqdo 4tii khulafaa'u raashidin ee rasuulka csw dabadii diinta sida hagarlaantaa inoogu soo tabiyey 😢
Wllky cawa isaga qaadaya albaabka ka furay san kuso xasuustay Love u bro ahmed kayze 😍Itz 7:02pm ( thu, 7june 2018Ramadan 23 wyeh Alhm Scw
Ramadaan krem Who watch 2021_4_22From borama love you Hobalada Djibouti 🇩🇯 🇩🇯Ramadaan oo ah 10 Thursday Alle khayre ha inoogu gaadhsiiyo Aamin aamin
Amin
Erayada qasaidka waxa iskale abwaan abdi aadan xaad cabdi qays Waxana inoo qaaday abdirahman dandawi masha allh ramadan mubarak 2021
Masha"allah
hadan dhidibka loo qabandiintu may dhisnaateeenWalee taasaan been ahayn❤❤❤❤❤❤❤
mash allah walahi wa qasaidkan ugujeclahay alaha cimridara iyo cafimad nisiyo damatin wad naqancisen siwanagsan mash allah
Intay ❤dhagax ku tuuren Nabiga 😢bulsho dhimatay😢waa tii dhaqdhaqaaji Lagu😢yidhi 3..11.2023 weeye jimec ❤
Maasha allaah qasa aaidka sheikh dandaawi waan la ooyaa markaan maqlo cod iyo cilmi ayaa ilahay siyey
Who is still whotching 2020 -4-24Ramadan kariim
Xc
😢
Me 27 aprill
May 10
me 2021
Ramadan Mubarak Somali Mohamed from Djib it’s 23:46 pm 2/05/2021I am listening this Qasaid since 2004( 17 years)Vive Dandawi/ Abdi qays
Markuu nuurku dheelmaday Ee xaqii kusoo dhacat Hadaan sidiiq (scw)dhaln Wala dhuma ilaa garo ❤️❤️❤️scw scw scw scw scw scw
csw waa 4:26 pm Galabnimo ramadaan 4/6/2017 Axad hargeysa / Somaliland alxamdulilaah
M.a waa qasiidadan ugu jeclahy❤intay dhagax ku tuureen inabiga intay dhaawac yeeleen nuurkii intay dhiiga daadsheen allaa😢❤😢❤ Sheeihh dandaawi iyo kooxdiisa allaha idin barakeeyo
Mansha allah maantaan daaway waraysi dandaawi laga qaaday ilayn nashiidadaan ugu jeclaa waxa sameeyay abwaan cabdi qays ma anaan garan inuu khabiir sameeyay
Haa sxb Anba markaan waraysiga daawaday ayaan dib udaawaday waa nashiido Macaan oo abwaan Wayni sameeyay
Waan idin Salmay Nabi Amaanka Qofki dhagaysta Wuu dareemaya Inuu Nin Culusi SameeyayMideeda Kle nabi Amaan Kale oo Cabdi Qays Sameeyayna Waan ArkayIlayn odaygu Nooc Walba Wuu isku dayi jiray
@@abdisamadmohamoud3056 haa sxb abdi qays nashiidooyinkiisu way macaanyihii waa abwaan aan maansooyinkiisa jecelahay
@@dailyxiin haa walaashay waa ninka ugu nabi amaanka badan abwaanada waayayn ee magaca leh
Isaguna dharaartii Hadii Aan dhaankii Sayid cumar dhexda u xidhan Dhalandhoolka Sahara Dhulka carabta eeboow Sahal laguma dhaafeen ❤️❤️❤️❤️🙄♥️♥️♥️
Alla ya,cimra sheekh dandawi wan jecley qasayidka odhan
Abwaan cabdi Adam Xaad(cabdi Qays) jazakala khayr
2021 Ayaan dhagaysanya mochallah Allow Waa kuku Mahad
Shiikh cabdi aadan qays siiradii nebiga ayuu suugaantan ku sheegay .allaw cimriga u barakee..Eedaankii sheeraa.Bilaal Kuma dhawaaqeen..اللهم صلي علي محمد
Abwaan abdi Adam xaad (cabdi Ways) iyo intiina qaadaysa iyo qof kasta oo ka qayb galay isku dubaridka qasiidadan Jazakumulah khayr
Sayid cali ma dheeliyin (rdc)❤Ma gabin dhankiisi❤❤❤❤Halgankii dhabta ahaa❤❤❤Wa a kii ku dhalmaday (ahun)❤❤❤❤
Laba nuur dhexdoodiyo ❤❤❤❤Ninkii magaca dheer a❤❤❤❤❤❤Muu dhaantaalin waa kii ❤❤❤Dhigay quraanka ❤❤❤❤ Inoo soo dhamaystary❤❤❤❤
maanshalah walahi markaan maqalay qasiidada waa ooyay waayo waxay ka sheekhaynaysaa dhibatada diinta loo soo marat 💚💛💜viva dandaawi
Maansha llah
Ereydii Abdi Qays Allahu u Naxaristo Iyo cothkii Dandawii
Cabdi Qays Wuu Noolyahay Sax
If iyo aakhiraba alle ha u naxariisto wuu noolyahay alle cimriga ha u barakeeyo
Nebigaa nuur leh scw. Jaaha nebiga ayaan ilaahay naxariistiisa ku weydiisanaya. Habeennimo arbaco ah 2021 may 12 ayaan dhagaysanayaa qasiidadan. Rabadaan ayaa gabagabo ah, masallaha hargeysa ayaan fadhiyaa caawa.❤
Maanshlah amaan nabi mohamed ayaa iska leh ilahaey u doortay aduunka aynu ku nool nahay in u naxariis u yahay scw scw scw scw
Markay dhaadi waayeen dilkiisana ku dhaarteenWatii dhuuma lagu yidhi dhabada madiiniyo dhiniciisa beegsaday 🙏❤️ intay dhagax ku tuureen nabiga intay dhaawac yeeleen ❤️ nuurki intay dhiig ka daadsheen👍 dandaawi inta qof Ee ka Helay farta taag
Ilaahay janooyinkiisa hakugeeyo dandaawi wallahi waan jeclahay qasiidoyinkiisa iyo codkiisa
Abwaan Abdi Qays Alaa Hakaa Jasaa i siiyo
04:22 AM. 29.Apr.2020 arbaca ramadaan habeenkii 6aad ayaan suxuurtay, ilaaahay khayr iyo wanaag haynagu galaddo, Ka daawanaaya Hargeisa xaafada 150 ka.
Ramadnta 2021inta ila so boqatay liketa ha ila dhafin😍😘😘😘😘
Kkk
Woow cabdi qas ezh calaa abwaan alle haku sharfo abwaan
Mashallah this is actually my favorite qasayid. Allahouma sali cala maxamed , caleyhii afdaluu taslim.
Tii dhagax la caabudo sanab dhoobo laga qoray ilaahay la garab dhigo bulsho dhimatay waatii dhaqdhaqaaji lagu yidhi .SWC Swc SWC SWC allah cimrigagaga ha dheereeyo sh dandaawi 20/12/2020 ayaan dhagaysanayaa kama xiisa Gooyo walahi ❤
Ilaahay Islaamka iyo muslimiintaba ha xafido ❤ اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Eryadiii abwaan cabdi qays allaah ha barakeeyeee
Mash allh scw scw scw scw scw scw scw shiq Dandawi allow qer kusi
❤❤❤❤callayhi afdallu sallatu wasalam wacala alihi wasaxbihil kiram cadada khalqihi warida nafsihi tacdiman lahu illahaw nabiga macisa iga dhig
Allaha ku xafido shiikh dandaawi
Man sha allah sheekh illahay ha inidku danbi dhafo
Wxn dawanaya 25 April 2021 malin axada 3:58 galabnimo allaw Ramadantan teda kle nabad cafimad ngu gaadhsi ❤❤❤❤
Aamiin
alhamdulilah
Maanta Ramadan waa 27/09/144328/April/2022 walal hadad nooshay waxan illahay inooga baryaya inuu caafimad iyo cubaado suuban inagu gaadhsiiyo rabadantan teeda kale11:15ap
Dandawi vive notre qasaidian
Ilaahay cimriga ha u dheeriyo dandaawi aamiin🤲🤲🤲
26/5/20186:52 sabti Ramadaan Mubarak
Yaa ila jecel qasiidadaan from 2024😊
Hadii aan dhaankii siyad cali dhaxda u xidhan dhalandhoolka saxaraha dhulka carabta ee kulul sahal laguma dhaafeen 😭 Ilahy ha inoo danbi dhaafo diintan dhib ayaa loo soo marayRamadan Kariim 2024 🎉
❤ ALLAHU AKBAR ❤❤ Sallallahu aleyhu wa salaam ❤❤ Sallallahu aleyhu wa salaam ❤❤ Sallallahu aleyhu wa salaam ❤
Hah Waan Qiirodyyy😭Scw😭❤❤
Salalaaahu caleyhii wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Isguna dharaartii Sayid cali dhexda u xiran Dhulka carabta eeeboow sahal Lagumaa dhaafeen
Allahuma mudkhala sidqi allahuma akhrijnii sidqi wajacalnii min ladunka suldaan nasiiran
2021 13 April Ramadan 1 weye 9:07 Weeye alxamdulilah ♥️🥰
Ereyadii abwaaan cabdi adan qays
Hadii aan sadiiq dhalan Waa la dhumi lahaa garo❤❤❤❤
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 27/5/2017. 7:42 pm ama 1di ramadaan
Mxmd Zylcy mahadsanid
Saaqo rays adaa mudan
Mxmd Zylcy 27/05/2018 07:48pm Time flies wlhi
Ramadan 11
Ciyaal nimadaydii 10ka Ramadan ee sanadka 2021 ayaan daawanayaa kadib waraysigiisa mmtv
Still listening 2020 ramdan day 9 alxmaduliah ilahey na so gadhsiyay ayaa mahd iska leh.......💋❤
Intay dhagax tuureen nabigaIntay dhaawac yeelen nuurkiiIntay dhiig ka daadsheen Scw....
Halgankii xaqa,ahaaHogamiyihii islamka Nurka iyo indhihii islaamka Sharafta iyo karaamadii koonka Ku sali nabiga scw ❤Still watching 2023 😢
Macha allah l historique complet de notre prophète scw en poème allah ku xafido abwanka iyo xerta dandawi
❤❤2024 ramadan dhagaysanayaa gobolka Ragga Togdheer alle haku sharfo markasta shiikh dandaawi Iyo awlaadaadaba aaamiin aaamiin
Salalaahu calayhi wasalam ❤
Ramadan Mubarak hamze ebrohem Abdi Oo idin leh somaliland waliba from gabiley
Gebilay kaa Soo salaamayaa bro after long time
Tiiyo dhagax la caabudo Sanam dhoobo kaga qorayBulsho dhimatay watii Dhaqdhaqaaji lagu idhi Qasidadan ano YAR ban dhagaysan jiray o hargaisa jooga birjeex 2015-2017 Imikah guine Bissau magalada Bissau sacada 3:40 duhurnimo ❤
Heestan dandaawi oo akhrinaaya ayaan arkay horana uma maqal waanan soo baadi goobay.
Scw 22/5/20186 Ramadan Ilahaw nabiga maciisa Naga yeel
Sono alé 12:27 PM galabnimo. Lì italia sono 17. RaMadan 1439 hijria. 1 giugno.2018 Sono sabaTo Mansha Allah. Alhamdullilah😍😍😍😍😍😍
shukri mohamad mashaallaaha
Qasiido/nabi ammaan haduu jiro wlhi waa middan waxan ku dhan marxalado iyo xaalado adag oo nabigu diinta u soo maray, waxa cajiib ah abwaanka mirahan curiyay Cabfi Aadan Xaad Cabdi Qays masha alahku sali nabiga CSW ❤😮
Allaahuma sali calaa Muhammed wacalaa aali Muhammed//ilaahawbu naxariiso hooyaday nadiifo faarax
"Bulsho dhimatay waa tii, dhaqdhaqaaji lagu yidhi."-Cabdi Qays.
masha allaj qasiido macaan waa midhihii cabdi aadan xaad cabdi qays scw scw scw ❤️❤️❤️
2024 hada soo boqatay salama 👋
I use to listen my childhood time radiye ayan kadhageysan jiray 2005
me 2009 xusuus
Omar adanInsha allah Ha heshiyanDiban how qadanQasiidadRAMADANTA INSHA ALLAH2021 DANDAWI IYO CUMARHASHIISIINSHA ALLAH
Allow naga yeeL inta nabbiga N N K la kulanta ❤️😭
Amiin
02/01/2023Jacaylka Rasuulka SCWAyaa Halkan ikeenay🥰
Caawa oo ay Ramadan 4 tahay ayaan dhagaysanayaa 2020
Baaba dandaawi allah haka raali noqdo💟⚘
Erayadii #cbdi #qaysIllaahow nabad qab nagu gaadhsii ramadaanta 🤲 2021 /3/6
Ma nabad Qabtaa Wlal
Vive nabii aaman
Allahuma Salli wa sallim wa baaaarik caleeh
Yusuf Toyo machallah
Ereyadii cabdi adan xaad "qays"
Scw scw scwMansha allah wllky c/raxmaan dandaawi alle haku xafido amiiiiiiiii amiiiiiiiin amiiiiiiiiin
Ramadantii 3aad ee aan dhagaysto hadaan dhidibka loo qaban Diintu may dhisnaateen Eedaankii dheeraa bilaal kuma dhawaaqeen🥰🥰
2021 sonka waxa nogu dhiman 24 biri inshalah qer idin rajenayaa umada somali oo dhan gusha wey dhawdahay somali oo hormarta
Ilove Nabi Mohamed SCW
5/1/2018 ayaan dhagaysan ayaa like igu qabta inta nabiga jecel scw
intay dhagax kutuureen nuurkii intay dhawaac yeeleen intay dhiig kadaadsheen nabigii SCW
Intay dhawac yeelen nuurki 2023 Ayan dawanaya kama daalo dindaawi io qasiido ♥️♥️♥️
Scw 25/5/2018 haben Ramadana 8 yahay mansha Allah Axamdulillah
Zawjatu Qays 31/05/2018 Ramadan 15 5:19pm
Aamiin yaa rabbi
Afartaazi waa dhaap inta dhaxashayNabige csw allow no dhameyo anaga hanaga dhimin
Intay dhagax kutuureen nabiga , intay dhaawac yeeleen nuur kii, intay dhiiga daadsheen. Walaahi been maaha allow noo daa diinta nabigeen noo keenay scw scw scw.
Kkkkk
- Dhibta diinta loomaray
Intuu Nabigu buur dheer iyo
Jarar ka dhaadhacay
Inta dhactiyo Oon dhul cidlaa’i
Soomaray
2- Intay dhagax kutuureen (Nabiga)
Intay dhaawac yeeleen (Nuurkii)
Intay dhiiga daadasheen(ALLAA)2
- Habeenkii dhawaaqiyo waxyigu
Ku soodhacay ee sidaa dheh laguyiri
Dhaqankii iyo caadada dhulkaa taalay
Adigaa
- ALLAAHU masali wasalim wabaarik
Calayk
- Mid dhashiisa qawraca dhidig
Nolosha lagudilo dhaadashada
Qabiilkiyo dhoodka iyo goodiga
Dadkoo dhagar xalaashaday
- ALLAAHU masali wasalim wabaarik
Calayk
- Amaanko dhar lagu helo dhayal
Turubka lagu rogo khamrigoo
Ladhuunyado waxaa uunka
Dhalanroga dhalinyaro iyo
Waayeel dhoomaha labuuxsado
- tiiyo dhagax lacaabudo sanab
Dhoobo lagaqoray ILLAAHAY
Lagarab dhigo bulsha dhimatay
Waatii dhaq-dhaqaaji laguyiri (2)
-Intay dhagax kutuureen (Nabiga)
Intay dhaawac yeeleen (nuurkii)
Intay dhiiga daadsheen (ALLAA)2
-
thank you abdirahman.
Mahadsanid walaal
Shukran wlo
Maasha alah
Cabdi adaan xaad cabdi qays ereyada
Hadan dhididka loo qubin
Diintu may dhisnateen
Eedaankii dheeera Bilaal
Kuma dhawaqeen ❤❤❤❤❤❤
haa alow dinta islamka adkaye🤲🤲
@@saynaba.shabcan9737 ameeeeeeeeeeeen
Wakhti fiican oon soo qaatay iyo faamli dhamaystiran 2007 ilaa 2017
Maantana qofkii ugu mihiimsanaa noloshayda waa hooyee oon ramadaantii 4aad mootan iyo war war aduun axaxax😭😭
Ilaahow intii islaamee dhimatay unaxariiso intii noolna alleh caafimaad ha siiyo 🤲🤲🤲
Ax allah haw naxariisto wllo janada ku kulma
Amen rapi hawnaxariist inta dhimatay walidken 😢
Sorry wll ax wa ilmeyay wlhi 😭😭😭😭😭ilhy janoyinkisa ha ugu deeqo hoyo mcn
Adna alha ku gargaaro wlll
Allaha u naxariisto dhaman famligana samir adigana qaöbiga allaha ku qaboojiyo
Allaha unaxariisto hunno hoyo illahaay qabriiga unuriyo amiin yaa rabii
- Dhagaxuu uyeeriyo geedkii soo-
Dhaqaaqyoo dayaxii dhanbalayo
Aayaduhu kusoo dhigay madhugtaan
Kufaartii
- Markay dhaafi waayeen intay sanab
Ku dhaarteen waatii dhuumo laguyidhi
Dhabadaa madiiniyo dhinaceeda
Beegsaday
- intay dhagax kutuureen Nabiga(scw)
Intay dhaawac yeeleen Nuurkii
Intay dhiiga daadsheen Allaa (2x)
Markay dhaadi waayeen
Dilkiisina ku dhaarteen
Watii dhuumo lagu yidhi
Dhabadaa Madiiniyo
Dhinaceeda beegso .
Inta markay waraysigii dandaawi soo booqatay mansha allaah 24 april 2021 🤚 habeen axada
Kkkkkk.
Wlhi anaa ka mida..
Kkkkkkk kulamid ban ahay
War sidee wax uu wada bisinka
Mansha alllHa
Qasiidadaan waxan Dhagaysan Jiray Anigo Yar
Ereyadada waxa Alifay Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi Qays)
ALLE CIMRIGA HAKU DHEEREYOH
Allahu akabar ilahow nebi mohamed jannada nagu kulmi inshaalah scw scw scw
Awo Abdilahi aaameen wllo
Awo Abdilahi Amin yaa rabi
Yaa ila daawanaaya 2021 kama daalo dandaawi we love reer jabuuti 🇩🇯❤
Aragsan 😊
Inta soo booqatey market daawadeen warysigii Dandaawi gacanta taaga 👋
Sxp walhi waa dacad hadashay
Anaa kow ka alaah wlh alaha ku sharfo wllo
7sano ka hor baanu ku xadraynjirnay sorry wlhi sxp
😂😂 oo maad naga horaysay?
🩸💯
Markii nuurku dheelmaday
Uu xaqii kusoo dhacay
Hadii aan sadiiq dhalan
Waala dhumi lahaa garo
Isaguna dharaartii
Hadii aanu dhaankii
Sayid cumar dhexdaw xidhan
Dhalandhoolka saxaraha
Dhulka carabta ee kulul
Sahal laguma dhaafeen
Laba nuur dhexdoodiyo
Ninkii magaca dheeraa
Cusmaan muu dhantaaline
Waakii dhigay quraankee
Inoo soo dhamaystiray
Sayid cali ma dheeliyin
Mana gabin dhankiisee
Halgankii dhabta ahaa
Waakii ku dheelmaday ❤
Alle haka raali noqdo 4tii khulafaa'u raashidin ee rasuulka csw dabadii diinta sida hagarlaantaa inoogu soo tabiyey 😢
Wllky cawa isaga qaadaya albaabka ka furay san kuso xasuustay
Love u bro ahmed kayze 😍
Itz 7:02pm ( thu, 7june 2018
Ramadan 23 wyeh
Alhm
Scw
Ramadaan krem
Who watch 2021_4_22
From borama love you Hobalada Djibouti 🇩🇯 🇩🇯
Ramadaan oo ah 10 Thursday Alle khayre ha inoogu gaadhsiiyo Aamin aamin
Amin
Erayada qasaidka waxa iskale abwaan abdi aadan xaad cabdi qays
Waxana inoo qaaday abdirahman dandawi masha allh ramadan mubarak 2021
Masha"allah
hadan dhidibka loo qaban
diintu may dhisnaateeen
Walee taasaan been ahayn❤❤❤❤❤❤❤
mash allah walahi wa qasaidkan ugujeclahay alaha cimridara iyo cafimad nisiyo damatin wad naqancisen siwanagsan mash allah
Intay ❤dhagax ku tuuren Nabiga 😢bulsho dhimatay😢waa tii dhaqdhaqaaji Lagu😢yidhi 3..11.2023 weeye jimec ❤
Maasha allaah qasa aaidka sheikh dandaawi waan la ooyaa markaan maqlo cod iyo cilmi ayaa ilahay siyey
Who is still whotching 2020 -4-24
Ramadan kariim
Xc
😢
Me 27 aprill
May 10
me 2021
Ramadan Mubarak Somali Mohamed from Djib it’s 23:46 pm 2/05/2021
I am listening this Qasaid since 2004( 17 years)
Vive Dandawi/ Abdi qays
Markuu nuurku dheelmaday
Ee xaqii kusoo dhacat
Hadaan sidiiq (scw)dhaln
Wala dhuma ilaa garo ❤️❤️❤️scw scw scw scw scw scw
csw waa 4:26 pm Galabnimo ramadaan 4/6/2017 Axad hargeysa / Somaliland alxamdulilaah
M.a waa qasiidadan ugu jeclahy❤intay dhagax ku tuureen inabiga intay dhaawac yeeleen nuurkii intay dhiiga daadsheen allaa😢❤😢❤
Sheeihh dandaawi iyo kooxdiisa allaha idin barakeeyo
Mansha allah maantaan daaway waraysi dandaawi laga qaaday ilayn nashiidadaan ugu jeclaa waxa sameeyay abwaan cabdi qays ma anaan garan inuu khabiir sameeyay
Haa sxb Anba markaan waraysiga daawaday ayaan dib udaawaday waa nashiido Macaan oo abwaan Wayni sameeyay
Waan idin Salmay Nabi Amaanka Qofki dhagaysta Wuu dareemaya Inuu Nin Culusi Sameeyay
Mideeda Kle nabi Amaan Kale oo Cabdi Qays Sameeyayna Waan Arkay
Ilayn odaygu Nooc Walba Wuu isku dayi jiray
@@abdisamadmohamoud3056 haa sxb abdi qays nashiidooyinkiisu way macaanyihii waa abwaan aan maansooyinkiisa jecelahay
@@dailyxiin haa walaashay waa ninka ugu nabi amaanka badan abwaanada waayayn ee magaca leh
Isaguna dharaartii
Hadii Aan dhaankii
Sayid cumar dhexda u xidhan
Dhalandhoolka Sahara
Dhulka carabta eeboow
Sahal laguma dhaafeen ❤️❤️❤️❤️🙄♥️♥️♥️
Alla ya,cimra sheekh dandawi wan jecley qasayidka odhan
Abwaan cabdi Adam Xaad(cabdi Qays) jazakala khayr
2021 Ayaan dhagaysanya mochallah Allow Waa kuku Mahad
Shiikh cabdi aadan qays siiradii nebiga ayuu suugaantan ku sheegay .allaw cimriga u barakee..
Eedaankii sheeraa.
Bilaal Kuma dhawaaqeen..
اللهم صلي علي محمد
Abwaan abdi Adam xaad (cabdi Ways) iyo intiina qaadaysa iyo qof kasta oo ka qayb galay isku dubaridka qasiidadan Jazakumulah khayr
Sayid cali ma dheeliyin (rdc)❤
Ma gabin dhankiisi❤❤❤❤
Halgankii dhabta ahaa❤❤❤
Wa a kii ku dhalmaday (ahun)❤❤❤❤
Laba nuur dhexdoodiyo ❤❤❤❤
Ninkii magaca dheer a❤❤❤❤❤❤
Muu dhaantaalin waa kii ❤❤❤
Dhigay quraanka ❤❤❤❤
Inoo soo dhamaystary❤❤❤❤
maanshalah walahi markaan maqalay qasiidada waa ooyay waayo waxay ka sheekhaynaysaa dhibatada diinta loo soo marat 💚💛💜viva dandaawi
Maansha llah
Ereydii Abdi Qays Allahu u Naxaristo Iyo cothkii Dandawii
Cabdi Qays Wuu Noolyahay Sax
If iyo aakhiraba alle ha u naxariisto wuu noolyahay alle cimriga ha u barakeeyo
Nebigaa nuur leh scw. Jaaha nebiga ayaan ilaahay naxariistiisa ku weydiisanaya. Habeennimo arbaco ah 2021 may 12 ayaan dhagaysanayaa qasiidadan. Rabadaan ayaa gabagabo ah, masallaha hargeysa ayaan fadhiyaa caawa.❤
Maanshlah amaan nabi mohamed ayaa iska leh ilahaey u doortay aduunka aynu ku nool nahay in u naxariis u yahay scw scw scw scw
Markay dhaadi waayeen dilkiisana ku dhaarteen
Watii dhuuma lagu yidhi dhabada madiiniyo dhiniciisa beegsaday 🙏❤️ intay dhagax ku tuureen nabiga intay dhaawac yeeleen ❤️ nuurki intay dhiig ka daadsheen👍 dandaawi inta qof Ee ka Helay farta taag
Ilaahay janooyinkiisa hakugeeyo dandaawi wallahi waan jeclahay qasiidoyinkiisa iyo codkiisa
Abwaan Abdi Qays Alaa Hakaa Jasaa i siiyo
04:22 AM. 29.Apr.2020 arbaca ramadaan habeenkii 6aad ayaan suxuurtay, ilaaahay khayr iyo wanaag haynagu galaddo,
Ka daawanaaya Hargeisa xaafada 150 ka.
Ramadnta 2021inta ila so boqatay liketa ha ila dhafin😍😘😘😘😘
Kkk
Woow cabdi qas ezh calaa abwaan alle haku sharfo abwaan
Mashallah this is actually my favorite qasayid. Allahouma sali cala maxamed , caleyhii afdaluu taslim.
Tii dhagax la caabudo sanab dhoobo laga qoray ilaahay la garab dhigo bulsho dhimatay waatii dhaqdhaqaaji lagu yidhi .SWC Swc SWC SWC allah cimrigagaga ha dheereeyo sh dandaawi 20/12/2020 ayaan dhagaysanayaa kama xiisa Gooyo walahi ❤
Ilaahay Islaamka iyo muslimiintaba ha xafido ❤
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Eryadiii abwaan cabdi qays allaah ha barakeeyeee
Mash allh scw scw scw scw scw scw scw shiq Dandawi allow qer kusi
❤❤❤❤callayhi afdallu sallatu wasalam wacala alihi wasaxbihil kiram cadada khalqihi warida nafsihi tacdiman lahu illahaw nabiga macisa iga dhig
Allaha ku xafido shiikh dandaawi
Man sha allah sheekh illahay ha inidku danbi dhafo
Wxn dawanaya 25 April 2021 malin axada 3:58 galabnimo allaw Ramadantan teda kle nabad cafimad ngu gaadhsi ❤❤❤❤
Aamiin
alhamdulilah
Maanta Ramadan waa 27/09/1443
28/April/2022 walal hadad nooshay waxan illahay inooga baryaya inuu caafimad iyo cubaado suuban inagu gaadhsiiyo rabadantan teeda kale
11:15ap
Dandawi vive notre qasaidian
Ilaahay cimriga ha u dheeriyo dandaawi aamiin🤲🤲🤲
26/5/2018
6:52 sabti Ramadaan Mubarak
Yaa ila jecel qasiidadaan from 2024😊
Hadii aan dhaankii siyad cali dhaxda u xidhan dhalandhoolka saxaraha dhulka carabta ee kulul sahal laguma dhaafeen 😭
Ilahy ha inoo danbi dhaafo diintan dhib ayaa loo soo maray
Ramadan Kariim 2024 🎉
❤ ALLAHU AKBAR ❤
❤ Sallallahu aleyhu wa salaam ❤
❤ Sallallahu aleyhu wa salaam ❤
❤ Sallallahu aleyhu wa salaam ❤
Hah Waan Qiirodyyy😭Scw😭❤❤
Salalaaahu caleyhii wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Isguna dharaartii
Sayid cali dhexda u xiran
Dhulka carabta eeeboow sahal
Lagumaa dhaafeen
Allahuma mudkhala sidqi allahuma akhrijnii sidqi wajacalnii min ladunka suldaan nasiiran
2021 13 April Ramadan 1 weye 9:07 Weeye alxamdulilah ♥️🥰
Ereyadii abwaaan cabdi adan qays
Hadii aan sadiiq dhalan
Waa la dhumi lahaa garo❤❤❤❤
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 27/5/2017. 7:42 pm ama 1di ramadaan
Mxmd Zylcy mahadsanid
Saaqo rays adaa mudan
Mxmd Zylcy 27/05/2018 07:48pm Time flies wlhi
Ramadan 11
Ciyaal nimadaydii 10ka Ramadan ee sanadka 2021 ayaan daawanayaa kadib waraysigiisa mmtv
Still listening 2020 ramdan day 9 alxmaduliah ilahey na so gadhsiyay ayaa mahd iska leh.......💋❤
Intay dhagax tuureen nabiga
Intay dhaawac yeelen nuurkii
Intay dhiig ka daadsheen
Scw....
Halgankii xaqa,ahaa
Hogamiyihii islamka
Nurka iyo indhihii islaamka
Sharafta iyo karaamadii koonka
Ku sali nabiga scw ❤
Still watching 2023 😢
Macha allah l historique complet de notre prophète scw en poème allah ku xafido abwanka iyo xerta dandawi
❤❤2024 ramadan dhagaysanayaa gobolka Ragga Togdheer alle haku sharfo markasta shiikh dandaawi Iyo awlaadaadaba aaamiin aaamiin
Salalaahu calayhi wasalam ❤
Ramadan Mubarak hamze ebrohem Abdi Oo idin leh somaliland waliba from gabiley
Gebilay kaa Soo salaamayaa bro after long time
Tiiyo dhagax la caabudo
Sanam dhoobo kaga qoray
Bulsho dhimatay watii
Dhaqdhaqaaji lagu idhi
Qasidadan ano YAR ban dhagaysan jiray o hargaisa jooga birjeex 2015-2017
Imikah guine Bissau magalada Bissau sacada 3:40 duhurnimo ❤
Heestan dandaawi oo akhrinaaya ayaan arkay horana uma maqal waanan soo baadi goobay.
Scw
22/5/2018
6 Ramadan
Ilahaw nabiga maciisa Naga yeel
Sono alé 12:27 PM galabnimo. Lì italia sono 17. RaMadan 1439 hijria. 1 giugno.2018 Sono sabaTo Mansha Allah. Alhamdullilah😍😍😍😍😍😍
shukri mohamad mashaallaaha
Qasiido/nabi ammaan haduu jiro wlhi waa middan waxan ku dhan marxalado iyo xaalado adag oo nabigu diinta u soo maray, waxa cajiib ah abwaanka mirahan curiyay Cabfi Aadan Xaad Cabdi Qays masha alahku sali nabiga CSW ❤😮
Allaahuma sali calaa Muhammed wacalaa aali Muhammed//ilaahawbu naxariiso hooyaday nadiifo faarax
"Bulsho dhimatay waa tii, dhaqdhaqaaji lagu yidhi."
-Cabdi Qays.
masha allaj qasiido macaan waa midhihii cabdi aadan xaad cabdi qays scw scw scw ❤️❤️❤️
2024 hada soo boqatay salama 👋
I use to listen my childhood time radiye ayan kadhageysan jiray 2005
me 2009 xusuus
Omar adan
Insha allah
Ha heshiyan
Diban how qadan
Qasiidad
RAMADANTA INSHA ALLAH
2021
DANDAWI IYO CUMAR
HASHIISI
INSHA ALLAH
Allow naga yeeL inta nabbiga N N K la kulanta ❤️😭
Amiin
02/01/2023
Jacaylka Rasuulka SCW
Ayaa Halkan ikeenay🥰
Caawa oo ay Ramadan 4 tahay ayaan dhagaysanayaa 2020
Baaba dandaawi allah haka raali noqdo💟⚘
Erayadii #cbdi #qays
Illaahow nabad qab nagu gaadhsii ramadaanta 🤲 2021 /3/6
Ma nabad Qabtaa Wlal
Vive nabii aaman
Allahuma Salli wa sallim wa baaaarik caleeh
Yusuf Toyo machallah
Ereyadii cabdi adan xaad "qays"
Scw scw scwMansha allah wllky c/raxmaan dandaawi alle haku xafido amiiiiiiiii amiiiiiiiin amiiiiiiiiin
Ramadantii 3aad ee aan dhagaysto hadaan dhidibka loo qaban
Diintu may dhisnaateen
Eedaankii dheeraa bilaal kuma dhawaaqeen🥰🥰
2021 sonka waxa nogu dhiman 24 biri inshalah qer idin rajenayaa umada somali oo dhan gusha wey dhawdahay somali oo hormarta
Ilove Nabi Mohamed SCW
5/1/2018 ayaan dhagaysan ayaa like igu qabta inta nabiga jecel scw
intay dhagax kutuureen
nuurkii
intay dhawaac yeeleen
intay dhiig kadaadsheen nabigii
SCW
Intay dhawac yeelen nuurki 2023 Ayan dawanaya kama daalo dindaawi io qasiido ♥️♥️♥️
Scw 25/5/2018 haben Ramadana 8 yahay mansha Allah Axamdulillah
Zawjatu Qays 31/05/2018 Ramadan 15 5:19pm
Aamiin yaa rabbi
Afartaazi waa dhaap inta dhaxashay
Nabige csw allow no dhameyo anaga hanaga dhimin