"Luul oo Ashahaadaneysa oo dhaheysa Sayid Caliyow ha i gubin Illaaheey ka cabso ayaan maqlay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 6 місяців тому +10

    Garsoo raha waan ka shakin sanaha dhinac buu uraryahay😢😢

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 6 місяців тому

      Waa tuugo danbiga inee daboolaan ay rabaan

  • @UmMaxamed-k1n
    @UmMaxamed-k1n 6 місяців тому +2

    Warka waa cadyahy war lee mawadesiin war ninka guba sido ugubay marxuumada

  • @DALMAALFARM
    @DALMAALFARM 6 місяців тому +3

    ABUUKAATAAHAAN SI ULA KACA AYUU HADALKA U MARIN HABAABINAA.

  • @user-ud7gz9fy9n
    @user-ud7gz9fy9n 6 місяців тому +2

    Alle aan ka baqno cadaalada aan garabsiino qiyaamaha madheero

  • @Anab-x7p
    @Anab-x7p 6 місяців тому +1

    Duqan wiilka gadal ka warey sanayo warkisa iguma socdo manta dhan ayan somana danbi marabin inan dhax galo lakin wax ayu dadabo laya wijigisa u.ma bagin

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 6 місяців тому

      Denbiilaha inoo denbigiisa inoo daboolo oo rabaa

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 6 місяців тому +1

    Ninkaan guri kale ganjeelkiisa waa maqlaa, caruurta codkooda waa maqlaa, telefishinka wuu maqlaa waaba xariif weyn

  • @abshiramohamed8687
    @abshiramohamed8687 3 місяці тому

    Abu katahan aniga wanacay

  • @issacksalat1679
    @issacksalat1679 4 місяці тому

    Who is this judge name

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 6 місяців тому +1

    Waa danbiile war lee maala wadaa cadal waa dii ilaahay ee nin ka dila

  • @MohamedQureishAdan
    @MohamedQureishAdan 6 місяців тому +1

    Muthana garsore ilahey kabaq sharci Muslim iyo met galba qofki qof dilo waa in ladila diinta islamka waxay kudari hadii qofka marxumka dadkisa deytan waa ladayn kara balse waxan iska warbathin wayo walagubi wayna dhimati

  • @safiyoxasan-e6v
    @safiyoxasan-e6v 6 місяців тому +2

    Inowgubay gacantisa ayaa sheegeyso

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t 6 місяців тому

    Ganjeelka gubtiisaan maqlay waxaan dhahay dadkoii waa ka baxeen nalka naga dami aan dhahay , bal beenya waxuu dhahaayay waxaan maqlay haigubin seydcaliyow ha igubin mana aadin mana nixin ganjeelka qab ka yeerta markaaslee aan dhahay naga dami nalka dadkii waa ka baxeene , waxa ladhahay maso aragtay wolka kulahaa haa iridiisa intee u jeeday ma ogu saasaan u maleynaa yaahuu beeni raad maleh .

  • @SadiiqHassan-q8p
    @SadiiqHassan-q8p 6 місяців тому

    Ala gabadhaasi waaa inay cadalad shaba he's having nirvana waygiisa lamariya

  • @mohamedshardi6198
    @mohamedshardi6198 6 місяців тому +1

    3:11 qarenku waxu wedina cabirka jidka u dhaxeyo . Wilkana waxu ka jawabayay cabirka u dhaxeyo qolkisa iyo gurigooda .
    Qareen wa tuug .

  • @ZamiiroAbdulkhadir
    @ZamiiroAbdulkhadir 6 місяців тому

    Walee cadalad ma jirto

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 місяців тому +1

    oo muxu uguso ordiwaayay oo ubadbaadin waayay hadu makhlayay qaylada gabadha gubaysan midakale guryaha wainay garaabo iyo deris leehay 4 qol waxay ahayd inay qol kireyso laakin qadar bay hayd o lama waafajin

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 6 місяців тому +1

      Fiiri horta ninka lug oo ka go'an yhy waa nin bir ku boodo oo curyaan ah taasna macqul ma ahan ino asi badbaadiyo inoo dad kle la wadaago mooye asi suurto gal uma ahan

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t 6 місяців тому

    Been jicela somaali maa lasoo ogaado in uu daganyahay indhaha qofkaa laga ogaan karaa beenta .

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 6 місяців тому

    Ninkan nober 10ka xidhan
    Oromo Ayuu u Eeg yahay

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 6 місяців тому +2

      Oo maxa ku jaban marka hado u egyahay

  • @ZamiiroAbdulkhadir
    @ZamiiroAbdulkhadir 6 місяців тому

    Walee cadalad ma jirto