SAYID CALI : WAXAY TIRI WAXAAN GUURSANAYA NIN KALE $600 ISINAYA, SIDAASAAN OGA MASEYRAY OO U GUBAY.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • KALA SOCO YUSUF ABDI SHIRE, WARAR, BARNAAMIJYO, VLOG, MUSIC, MADADAALO & WAXYAABO KALE.
    / yusuf.shire22
    -------------------------------------------------
    | Facebook | / yusufabdishire22
    | Instagram | / yuusuf.shire
    | Snap-chat | @Yuushire
    | Email : info@raadproduction.com
    | Mobel : +254790100052.
    #WararkaMaanta #WararkaSoomaaliya #WararkaCaalamka #Soomaaliya #Somalia #XogtaShiineMedia #KalsantvMainOffice #DalJireTv100 #safiirkaislaamka #Darwiish391 #GaylanMedia #nadaarashow #HBNOnlineTV #DalsanTV #UniversalTv #MMTV @HoryaalTV #SBC #BRITSOMALITV #XasuuqaQaza #DagaalkaFalastiin #Yuhuud #Somalia #Puntland #jubbaland

КОМЕНТАРІ • 21

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 6 місяців тому +5

    SU.AALAHAN BADAN HALKAN MAYAALAN GABADHA SHIDAALKA AYEEY SABABSATAY NINKANA WUXUU QIRAY SHIDAALKA IN UU KU BILBILAY KHIILKA ISKA JOOJIYA OO SHARCIGA ALLAAH SW NINKAN HALA WAAFIJIYO WABILLAAHI TOWFIIQ

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 6 місяців тому +3

    Subaxaanallaah umada soomaaliyeed Allah ugargaaro wallaahi ye waaxa nuun midaanu gabadhaasu cadaalad ayaay rabtaa Inshaallaah

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 6 місяців тому +3

    wax macquul ah ma sheegaayo intey alaab xun deminaydo ilmaheeday ku ordi lahayd subxaanallaah Allow xaqa soo ifi

  • @bulhanhassan2497
    @bulhanhassan2497 6 місяців тому +3

    Waa caddaan in ay ku jiiftey sariirta iyo joodariga uu ku dhex gubey.
    Marqaatiga garan waayey dayaxu markuu buuxo iftiinkiisu meeqa berri buu yahey layaab ma leh waayo dad badan baan aqoon u laheyn arrintaasi.

  • @LuqmanLuqman-qi4us
    @LuqmanLuqman-qi4us 6 місяців тому +3

    Alaab beel gabar uu qabey oo uur u leh buu gaas ku bil bilay reerkii oo dhan alaab sheegtay 😢😢😢😢😢

  • @farhiyaali435
    @farhiyaali435 6 місяців тому +4

    Ninkaan qaatilka ah wuxuu ku hadlaaayo oo dhan waa loo soo aqriyey hadalada la soo xafidyey ayuu meesha la yimid

  • @ginigacalginigacal58
    @ginigacalginigacal58 6 місяців тому +5

    alab haduye ujeda muxu uqadan wayen 😢benale

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 6 місяців тому +1

    Kangaroo court leading the witness most of the time

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 6 місяців тому +3

    Allah , wax og 😢

  • @AxmedJanna
    @AxmedJanna 6 місяців тому +2

    Bastar meshan maasuq baa masaakinta lagukawano mase 34:49 waa maxkamaad lagu difaco munafiin?

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 6 місяців тому +3

    WAXAAN MAQLI JIRAY CARAB INTEEY KU NABTO NABIGANA KAAGA HORMARTAA MARKA HADDA HGIDIR INTEY KU DISHO AYEEY KOFIDA SUNADA AH KAAGA HORMARTAA EE MASHAAIKHDA QAADATO

    • @beencadjr4477
      @beencadjr4477 6 місяців тому

      Hg shiikh iyo sheedaan leedahy maxaa Ku heeysataa
      Shaqsi waaye ninkaan
      Dembina wuu geli karaa
      Fool xoomo badne

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi 6 місяців тому +1

    Ilaahay baa qayb og

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 6 місяців тому +7

    Waar waxaan lawyer ma ahan mida kale qof heysata 5 caruur yar yar oo agoon ah miyaa dab holcaya isku dhex tuuraysa waar somalia cadaalad ha loo raadiyo hadii kale dilalka noocan ah way badanayaan

  • @FatushBbe-vp6he
    @FatushBbe-vp6he 6 місяців тому +2

    Yaaahuu war ninkan dhiig islaam qabahaa hadeey kutiri ninkale ayaan rabaa adiga shaleey baad imaatey maxaad ugubi maad iska tagtiid 😢😢😢😢😢

  • @user-qc5uk3wv2g
    @user-qc5uk3wv2g 3 місяці тому +1

    Diila dogonka bad man

  • @IbrahimSalat-ps4ko
    @IbrahimSalat-ps4ko 6 місяців тому +2

    Nikiona.huyu.nasikia.kutabika haki

  • @MunoDaahir-go3sy
    @MunoDaahir-go3sy 6 місяців тому +3

    Waa been warranty sayid cali

  • @xasan127
    @xasan127 6 місяців тому +2

    sayad cali waa axmaq xataa damiir maleh wali been buu sheegayaa halatoogto

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 6 місяців тому +2

    Asaa ismarkaa tifuraa yo been low been low ka daa ib

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 6 місяців тому +2

    Daacad buu u Eegyahay