BOOS IYO NUS BOOS IIB AH OO DEEGAAN AH QIIMANA JABAN KUNA YAALAAN TABEELAHA SHIIQ IBRAAHIM MOGADISHU

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @mohammedabdullosman8583
    @mohammedabdullosman8583 9 місяців тому +2

    45k iyo kaam qoxooti hortiisa waali waaye

  • @rocky4066
    @rocky4066 9 місяців тому

    ganacsatada soomaalida waa dad aan damiir ulaheeyn dadkooda iyo dalkooda

  • @KheertoAli
    @KheertoAli 9 місяців тому

    Asc waxaas dowladaa ku qaldan iney maareysaa eheed

  • @moyusuf2429
    @moyusuf2429 9 місяців тому

    Soomaliyay boosaska waanalug qaaliyeeyay marka ha gadanin ilaa uu raqiiso waali cas waaye

  • @Weydiimo_official
    @Weydiimo_official 9 місяців тому

    Timmnta wa xagee

  • @omarsufi8294
    @omarsufi8294 9 місяців тому

    Thank you

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 9 місяців тому

    Maasha allah.waa sax sheekadaasi beeraha waxey u halaabeen mataqaan bacrimiso ayaa looga buuxiyey kedib cambe qurux badan iyo babaay liimo bambeelmo qurxuun oo tiro badan waxaa u danbeysay 7 sano kahor macrimisadana beeraha lagu shubo si ciyoon wax u soo dhashaana canser ayaa laga qaadaa oo loogu ledaa ilaahey ayaan qabnaa

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 місяців тому +1

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 місяців тому +2

    السلام عليكم شكرا اختي على الفيديوهات الجميلة التي تشاركينا بها دائما جزاك الله خيرا وبارك فيك آمين آمين.

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 9 місяців тому

    wallahi weyso waalan rabaa waa mashaakil waxan syaqadada ahayn ayaa gal gashaa ilaa Facebo lago sure wadlaysaa

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 9 місяців тому

    Bisinka xabiibtii aad yey qaali u tahay

  • @gaashaanshow
    @gaashaanshow 9 місяців тому

    45 kun wah south Africa xitaa kamahan guri beec ah 😂

    • @KheertoAli
      @KheertoAli 9 місяців тому

      Somali waxaa qaali k a dhigay waa dowlad la aanta turki ayaan lagu xoomi jiray waxoow ahaay boos dhisan 30 kun laakiin wadan shi sheeye dacam mallaha dhulkaada maal gasho