Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

021 | Atomic Habits | Sidee caadooyin loo samaystaa?!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 сер 2023
  • Samaysiga iyo iska-baabi'inta caadooyinka buug i noo soo koobaya.
    Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
    UA-cam-ka Sahanka Xogaha:
    www.youtube.co....
    UA-cam-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
    Spotify:
    open.spotify.c....
    Facebook Page Sahanka:
    / aadan.sahan1
    Facebook page Aadan-Sahan:
    / aadansahan
    Twitter:
    Aa....
    Instagram:
    / aadan_sahan
    Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Faca Koraya.
    3- Ismalure.
    4- Loollan.
    5- Dabadeed qofna ma hadhin.
    6- Waan ku salaamay saaxiib.
    7- Casariye.
    8- Waayaha Daanyeerta.
    Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
    1- الإسلام بين الشرق والغرب
    2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
    3- اعترافات عشاق
    5- في الحب والحياة
    7- سيكولوجية الجماهير
    Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
    1- Wabar.
    2- 56 dhibaabo jacayl.
    3- مرابط النظام الدولي.
    4- عائد إلى حيفا.
    5- ارشادات الحياة القصيرة.
    6- لغز بربروسا
    7- سر آريوس
    8- حرب الفاندال
    9- المعركة الآخيرة.
    10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
    11- حوار مع صديقي الملحد.
    Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
    Mahadsanidiin.

КОМЕНТАРІ • 203

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Рік тому +32

    The conscious mind is only active 5%while the subconscious mind is active 95%❤

  • @Kuusowpro
    @Kuusowpro Рік тому +15

    Waligey video kan ka faaido badan ima soo marin ayaan dhihi karaa

  • @naseebabdalle4631
    @naseebabdalle4631 7 місяців тому +4

    Aadanow inaabti xogaha iyo faaidoyinkad so gudbiso waxa carqalad ku ah codkaaga degdegga ah iyo waxooga fudayd hadalkaaga ka muuqda taasna marar badan waxay keenta inaanad ereyo aad u miisaan wayn u xulanin mawduucii ad gudbinaysay..
    Sidaada kale best❤

  • @xudayfimaxamed44
    @xudayfimaxamed44 Рік тому +11

    Aad iyo aad ayaad u MAHADSAN thy ustaad
    Runtii wx badan ayaan kaa barty
    Aan noloshayda uga shidaal qaato

  • @abrahamabdi3605
    @abrahamabdi3605 10 місяців тому +12

    Qofki posdcastigan dhameystey waa hubaal caado wanaagsan waad sameysan karta lkn hadad Ka tagtey xita ayado 5 daqiiqo dhimantahay waxba Ku laaaban wllkey/wlsheey😂

  • @HudaOmar-rl8ms
    @HudaOmar-rl8ms Рік тому +3

    Mahadsanid wll la wadaag dadkaaga kartida uu Alle kusiiyay kuna anfac

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Рік тому +22

    If I can control myself I am more intelligent than anyone in this world. That is what makes Mr Adam so different from others peers❤

  • @suleymaandaahir
    @suleymaandaahir Рік тому +5

    Mahadsanid aadanow sxb جزاك الله خيرا جزا

  • @shaaficimuuse208
    @shaaficimuuse208 Рік тому +3

    Ustaad noosoo badi

  • @mushtakseed8376
    @mushtakseed8376 Рік тому +2

    Mahadsanid wll adan sahan runti kaalin wayn baad bulshada ugu jirtaa

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Рік тому +4

    Buugaan waxaan dhihikaraa waa mid aad iyo aad muhiim u ah❤

  • @AmaalAmalhassan-iw2ox
    @AmaalAmalhassan-iw2ox Рік тому +2

    Kaligy inaa ahaado ayaa caado ka dhikty see isaga jaraaa
    Mida kale ustaad buugaagtee igula talin lahyd inaa aqriyo
    Mhdsnd ustaad allah ku sharfo

  • @Jiraalka_Maanta
    @Jiraalka_Maanta 4 місяці тому +1

    Aadan Sahan Alle Haku Sharfo wll if'iyo akhiraba waxan Xertaada ka mid ahay ' 5,Sanadood iyo Bilo waxan kaa faa,iiday dhan walba oo Loo talaaba qaado Cilmi ahaan Caqli ahaan iyo Nolol ahaanba Alle hakaa abaal mariyo. Macalin.

  • @saedmohamed7514
    @saedmohamed7514 Рік тому +6

    Manshallah Adan aad baad u mahadsan thy waxaan rajeynayaa in podcast badan noo soo wado Dhaqaalaha, Horu marinta nafta iyo qaar kale oo badan insha'allah

  • @dr.abdinasirhasan4912
    @dr.abdinasirhasan4912 Рік тому +3

    Jazakallahu khyr wllo❤

  • @Istahil1
    @Istahil1 Рік тому +4

    Wad mahadsantahay Adan. I never asked before wll noo soo badi barnaamij kanoo kale waayo marmar badan fursad uma helo inaan buug so qaato aan akhriyo ,badal buu noqonyaa sidani.😊

  • @hamseyare4451
    @hamseyare4451 Рік тому +4

    Aad baad u Mahad santahay wll aadan sahan cilmi dheeli tiran baan kaa faa,iiday illaahay cimriga caqliga iyo caafimaadkaba hakuu siyaadiyo

  • @aaminaismail7487
    @aaminaismail7487 Рік тому +2

    Si aad akhris u bilowdo Boogagata iska sawiro ayaa waxa ay igu soo ridey .war aan baanta dhahay taas oo ah waxaan meel kabartaa carabi marka maahi dadka xibaarka qaata ama carabi kula hadla dad.gabdho ayaa waxey idhaheen Aamina fadhiga daaye kaaley xibarka ardayda laqaado.markaaa kudhahay horta aan joogteeyo soo xadisirta xiisada .markaas waan la istaagaa .Marka dambane waaba lashekeesaaa.

  • @mohamedfinish
    @mohamedfinish Рік тому +3

    جزاك الله ustaad run ahaantii waa podcast aad u muhiim ah siiba dhalinyarada

  • @mohameddeheye1799
    @mohameddeheye1799 11 місяців тому +1

    Mahadsanid wlle inbadan!
    Buugan waan kaaga mahdcelinayaa si khaas ah in aad gorfayso ood waqti galiso!

  • @AbdihaliimHassanAbdalla
    @AbdihaliimHassanAbdalla Рік тому +3

    Buugan aqrintiisa wuu isocdaa 7aad walba 2 maalin ban ka aqriya si uusan ciyow iga dhamaan waayo waa buug lagu raxeysa karo aqrintiisa ❤

  • @abdirahmanabdulqadir7720
    @abdirahmanabdulqadir7720 Рік тому +3

    Masha allh ustaad Allh ku sharfo aduun iyo aakhiriba ❤❤

  • @saidosman9860
    @saidosman9860 Рік тому +2

    Asc Aaden wll ilaahay haku xafido buuggaan waan akhriyey runtii aad ujeclaaday sida macnaha leh ee uu buuga ugu fara yareystay

  • @hassaanomar45
    @hassaanomar45 8 місяців тому

    Ilaahay haku sharfo aadanaw, waxaan kuugu ducaynaya Xaas wanaagsan, iyo Ubad saalax ah.
    Class ayaab kasoo baxay ilaa aa qolkayga ka imaado oo aan mudo 30 daqiiqo ah u kala socday sifiican ayaad iigu soo whelyeeshay macluumaad wanaagsana waan kaa fa'iday, hada oo aan shaahaynayo xataa waan dhagaysanaya PODCAST-gan waliba deganaan ayaan dareemaya.
    SHUKRAN WALAALKAYAW.

  • @Enakafi
    @Enakafi Рік тому +2

    Shalay baan soo iibsaday aadanow waadku mahadsanthy sharaxadaada dheeriga ah🥰👍

  • @user-gm8pz4bq8c
    @user-gm8pz4bq8c 5 місяців тому +1

    Waa mhdsanthy ustaada buug faaido leh weeye runtii❤ lkn ustaada tusaalayaashii oo dhan sigaar nooga dhigtay😂😂😂

  • @wardhere8699
    @wardhere8699 Рік тому +2

    Masha Allah ajar iyo xasanaad Allah kaa siiyo walaal in badan baa igu kordhisaye❤

  • @Nolol_Toosan
    @Nolol_Toosan Рік тому +2

    Soo badi wll sare❤

  • @asmamohmoud12
    @asmamohmoud12 Рік тому +2

    Machallah
    Waxaanbah u haraadanahay podcast yadaada faraqeynta buugaagatah ardeyda qabatintaan kamid ahey Alleh hakaa abaalmariyo wllo

  • @MrBasey-rq8eo
    @MrBasey-rq8eo Рік тому +3

    Adan aad baad u mahadsan tahay Buugaan aad baan u daneenayay

  • @Hayaan_1
    @Hayaan_1 9 місяців тому +1

    Alx waan dhamaystay podcastigan wax badana waan ka faaiday mahadsanid ustaad

  • @Roro__ruun
    @Roro__ruun Рік тому +2

    Buugan akhriskiisan waday Englishka xarifad kuma ihi saso tahay wan dhamayn rabaa hadana wa ku farxay in adam u audiobook nooga dhigay❤

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Рік тому +2

    you make the best way pro🥰

  • @abdiqaniabdullahi4281
    @abdiqaniabdullahi4281 5 місяців тому +1

    mahasanid saaxib

  • @Xaali95
    @Xaali95 8 місяців тому

    Thank you Adan. Ilaahay hakaa abaal mariyo❤

  • @ahme12976
    @ahme12976 7 місяців тому

    waad mahadsantahy ustaad Aadan

  • @maxamedaxmed6273
    @maxamedaxmed6273 Рік тому +1

    Wlhi waa run xaqiiqadani wax yaabo ayar yar aayan dub u raacay waan la yaabay waxa ay ii hirsedeen

  • @zamateradein-ov8xo
    @zamateradein-ov8xo 11 днів тому

    Wllky adam qaytii labaad soo soo samee podcats pleas 2👍

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 2 місяці тому

    Thanks walaal❤

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 Рік тому +1

    Aadanoow ma ogayn inaad padcast samaysay wllhi sxb aniga dadka somaliyeedba waan ku diirsanaa taladiina waxba hanaga hagranina wll

  • @souhaibgouled5289
    @souhaibgouled5289 Рік тому +1

    Podcast is what we need

  • @abdinajib9760
    @abdinajib9760 Рік тому

    Mshallh ustaad qof somalia podcast book ah

  • @Maax..1
    @Maax..1 9 місяців тому +1

    Xoggag baddan oo aan horay umaql ayaan ka faaifay products waana joogtayna donna haddi alle idmo

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 Рік тому

    Walahi anaa tijaabo ku bartay ficil samaynta wax un dhaq dhaqaaqa samee cafimaad niyadeed iyo firfircooni baa laga helaa🎉❤

  • @user-on7pv5sz2w
    @user-on7pv5sz2w 11 місяців тому

    Mnshallh ajara iyo xasanda alle haksiiyo waxa badan abaan ka faa,iidanyaa

  • @dahirali7394
    @dahirali7394 Рік тому

    Sxp wanaaga iyo hormarka aad nala dooneyso Alle ha kaa cabaal mariyo

  • @al_i09
    @al_i09 Рік тому

    The 48 lows of power rabnaa ustaad tnx

  • @mohamedahmedomar2019
    @mohamedahmedomar2019 Рік тому

    Waan ku salaamay saaxib ka xiga ka soo dhig

  • @AhmedsahalAhmedsahal
    @AhmedsahalAhmedsahal Рік тому

    Ustaad waad mahadsanTahay buugaan aad ayaan ujeclahay

  • @ariiftube3631
    @ariiftube3631 Рік тому

    Mahadsanid Ustaad Barakallah

  • @user-qd8qk6cf9o
    @user-qd8qk6cf9o Рік тому

    18/8/2023 wan qadanayaa ustaad taladaa fiican insha allah atomic habits talabo talabo

  • @user-qd8qk6cf9o
    @user-qd8qk6cf9o Рік тому

    Tog walba taagtiibuu rogmada talabo talabo step by step ayaa guul lagu gaadhaa atomic habit is not easy

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 Рік тому

    Mahadsanid ❤️ wll nusoo badu

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 Рік тому

    Mahadsanid walaal allaah haku xafido 👏🏼👏🏼👏🏼

  • @yasinkayse3042
    @yasinkayse3042 6 місяців тому

    THANKS

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye Рік тому +1

    Aadan Sahan ❤Nin wx bartayy

  • @Aftahino
    @Aftahino Рік тому +1

    Waar wll Meeshan Aad ayaa Lagaaga Baahnaaye sidii aad ImiKa uga Raagtay Zxp mar Danbe Hawga Raagin
    Our Leader 😊

  • @sadiaardofe8588
    @sadiaardofe8588 10 місяців тому +1

    Wll podcast yasada wn jeclhy Google podcast ga soo gali halkasa noo fiicane

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 10 місяців тому

    Mahadsanid ustaad adam

  • @mustafali7104
    @mustafali7104 Рік тому +1

    Waa ku maxadsantahay adanow sida quruxda badan ee aad podcasts inooga soo gudbiso oo aad inooga falanqeyso mawduucyadan

  • @mustafehassan112
    @mustafehassan112 Рік тому

    Jazakalah brother

  • @sergiogufo6534
    @sergiogufo6534 Рік тому

    MashaAllah ustaad surely so admire your prodcast although I need the of mentality ill many thanks🙏

  • @SultanahB.sultanah-my2fc
    @SultanahB.sultanah-my2fc Рік тому

    Buugan waan jeclahay waanad mahadsan tahay ustaad

  • @Omar-Tood
    @Omar-Tood 11 місяців тому +1

    Masha allah zxp waxad ino soo sameyzaa boogk Eat that frog 🐸

  • @user-gf2yo6wy2e
    @user-gf2yo6wy2e Рік тому

    Masha allah
    Aadbad u mahad.santahay
    Walal adan

  • @ayanahmed7310
    @ayanahmed7310 Рік тому

    Masha allah shokran

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 Рік тому

    MashaAllah thanks ustaad🎉

  • @mmc44
    @mmc44 11 місяців тому

    MashaAllah aad bad u mahadsan tahay

  • @user-jz6ic6rg8x
    @user-jz6ic6rg8x 7 місяців тому

    Jasakallahu Khayr wll

  • @younisabdull5161
    @younisabdull5161 Рік тому

    Noo soo badi khayr alah ku siiyo

  • @hamzamahamed2419
    @hamzamahamed2419 Рік тому

    Podcastiyada noso badi khayr allha ku siye

  • @xaqiiqhadal-qn3vw
    @xaqiiqhadal-qn3vw Рік тому

    Noo soo dadal ustaad

  • @Marymanajah
    @Marymanajah Рік тому

    Thankz ustaaad❤

  • @shaakiromar7311
    @shaakiromar7311 Рік тому

    Mahadsanid

  • @faaisoabdulqaadir2018
    @faaisoabdulqaadir2018 8 місяців тому

    Thanks ustaad❤

  • @user-ik9vf1hx6q
    @user-ik9vf1hx6q Рік тому

    Ustaad numberka episode-ka ma marlabaad ayaad soo bilawday

  • @NaasirRaajaa-yh6lz
    @NaasirRaajaa-yh6lz 9 місяців тому

    20/11/2023 day 1 maanta laga bilaabo ficil iyo dhishbiliin ayan la imanaya
    Socdaalka 100ka mayl wuxu ka bilawdaa 1talabo ood qaado
    40kaa cisho ee ka hadhay sanadka cusub ee 2024 ficil iyo dhishbilin ayaan samaynayaa waa balan 40kaa waan ku mitidayaa geeri iyo nolol bay iitahay

  • @AyaanleCabdi-nt4dy
    @AyaanleCabdi-nt4dy Рік тому +2

    Waxaan odhanlahaa in caadaysiga barashada 5 ilaa 10 erey oo af qalaadi ay kaa caawin karto barashada 300 erey bishii and caado aan fuliyay

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Рік тому

    Mansh alah tabarka raxman mahadsanid

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Рік тому +1

    Markaas ma carabi baad ku soo Akhridaa mise English.❤

  • @user-izabella225
    @user-izabella225 6 місяців тому

    Jasakaallahu kheyr 👍

  • @haphzamohamed
    @haphzamohamed Рік тому

    Ayyy mhdsanid ustaad❤

  • @hugamiyesomali
    @hugamiyesomali Рік тому

    akhriyay kal hore guul ku noolaw
    walaalow xifadaha ubadi sida comanation

  • @khalidyusuufat000r8
    @khalidyusuufat000r8 11 місяців тому

    Mahadsanid macalin

  • @cabdiciise3469
    @cabdiciise3469 Рік тому

    Wall aad ba mahasntahy

  • @Nasiiba
    @Nasiiba Рік тому +1

    Next it ends with us kaso dhig sxb

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 11 місяців тому +1

    28:25
    Hhhhh 11:00pm habeenimo miyaa goor hore ah habeenkaan saama laylo ayaan 11:00pm seexdaa

  • @niciimaawil4731
    @niciimaawil4731 10 місяців тому

    Mansha Allah tabaaraka Allah wll Qaali

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 Рік тому

    Alxm illah baa mahad iska leh waligey maalin xitaa inaa tiktok soo dajiyay maanan daawanin marwalbana illah baa ugu mahdiyaa taas iillah dhinac iga mariyay

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 Рік тому

    Masha alalah book podcasts mahad sanid sxb

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 8 місяців тому

    Shukran walalo❤

  • @ayaanmxmed4540
    @ayaanmxmed4540 11 місяців тому

    Jasaakallaah ustaad

  • @mursalsayed
    @mursalsayed 11 місяців тому

    Macalinka ilaahay haynoo daayo muddo ilaa 6 sano ah baan ku xidhanahay noloshayda way is bedeshay. Alle miisaanka xasanaadka howgu daro. Mudo aadan oo kale ayey u baahan tahay.

  • @Enjoy.copyclub
    @Enjoy.copyclub 8 місяців тому

    Buga ka soo same wallka 😮 [Psychology
    Money]

  • @user-xw6ym7iv5h
    @user-xw6ym7iv5h Рік тому

    SHP Hakadalin inaa wax nooso gudbiso ❤

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 8 місяців тому

    Caado: balwad.
    Caado: dhaqan.

  • @abdallaupdalla1
    @abdallaupdalla1 Рік тому

    Thank you so much❤

  • @maxamedsahal3525
    @maxamedsahal3525 Рік тому

    Mahadsanid walal

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 11 місяців тому

    Mahadsanid ustad

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Рік тому +5

    Why it's easy for everyone to pick up bad habits and why it's hard for everyone to pick up good ones?😢. The hardest thing in the world is to control yourself?😢.

    • @zayidaliabdi5736
      @zayidaliabdi5736 Рік тому +1

      soomali ku hadal english aqoon maaha waa laysku fahma uun 😂

    • @munamohamed470
      @munamohamed470 Рік тому

      @@zayidaliabdi5736 wllo anigu kuma odhan English waa aqoon lkn ogow English yahay aflamid ah soomaaliga😁🤔🤫

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 Рік тому

      ​@@zayidaliabdi5736 haa luuqadu waa dhay lagu wada xidhiidho , luuqadeena aan kor uqaadno