Deg-deg! Dawaladu Haday Waajibkeeda Kamari Waydo Osman Omar Dool Halagu Kala-Tago ninkastana Tuladis

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 чер 2024
  • Deg-deg! Dawaladu Haday Waajibkeeda Kamari Waydo Osman Omar Dool Halagu Kala-Tago ninkastana Tuuladisa Ha aado..@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
    #dagaal
    #Laascaanood
    #gooja_cade
    #Somaliland
    #ssc
    #khaatumo
    #muuse_biixi
    #garaad
    #warqaad
    #warka_maanta
    #Somalia
    #Puntland
    #Somalia
    #saciid_deni
    #Muqdisho
    #hargeysa
    #xasan_sheikh
    #xamse_Cabdi_bare
    #Reysalwasaare
    #Madaxwayne
    #jabuuti
    #Galmudug
    #Jubaland
    #KoofurGalbeed
    #Hiiraan
    #Jigjiga
    #Sool
    #warar
    #ciidan
    #dagaal
    #garoowe
    #saciid_deni
    #aaranjaan
    #Baarlamaanka
    #dastuurka
    #puntiland
    #siyaasada
    #Somalia
    #darood
    #hawiye
    #isaaq
    #garxajis
    #GoojaCade
    #sool
    #Madaxwayne
    #baarlamaanka
    #guul
    #Somaliland
    #somalia

КОМЕНТАРІ • 163

  • @user-rm1tl1np1j
    @user-rm1tl1np1j 6 днів тому +3

    Dawladu waajibkeed ha marto oo sharciga ha LA mariyo

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 6 днів тому +4

    Suldaanka guud waa finish wuu fashilmay suldaanka guud

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 6 днів тому +3

    Runtii waxa wanaagsan ninka idku sheegaya suladanka Somaliland qudhiisa ha ls soo qabto, qof kasta oo u hogaansanasn waaya sharciga ha la miriyo s sslkiisa

  • @user-vf6lw2bl3o
    @user-vf6lw2bl3o 6 днів тому +4

    Waar. Dhalin yaro. Dalka. Idinkaa. Iska. Lehe. Qabyaalada. Joojiya

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 6 днів тому +3

    Subxaan Allah Wax ba Qac Yidhi
    MOU dad badan bay Kashiftay Cumaanadu ka dhacday

    • @user-gk3jm5pr8b
      @user-gk3jm5pr8b 6 днів тому

      Prankiga muuse & Abey Ahmed baad run mooday sxb . Hadii uu run yahay muxuu muuse golayaasha sharci dejinta u gayn waayay si loo ansixiyo ?

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n 6 днів тому +4

    Ninka yaan lasideen ee hala musafuriyo oo halahu cesho meeshii u kayimi hadii lasoodayo beerin waxaa imaanaya kuw xamar u shaqteegey

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 6 днів тому +3

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @Halgame334
    @Halgame334 6 днів тому +4

    MAYIR MUUUGE WAA NUSQAAN QBYALADED OO HARGEISA KU SOO KORODHAY...

  • @Halgame334
    @Halgame334 6 днів тому +4

    NIN KASTOO NIJAAASA HALA XIDHO. AJAR BAA LAGA HELAYAA ...

    • @manitbaacy3413
      @manitbaacy3413 6 днів тому

      Juudaan , Baloodhle , Samiri ugu horeysii . Cuqdadiste Sacad muuse AH baad tahay ee .

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p 6 днів тому +4

    Dadkan waalan yaakaqabta dalka ciidagale ciilkanhaya wa maxay

    • @manitbaacy3413
      @manitbaacy3413 6 днів тому

      Sacad muuse hadlay baad tahay .
      Hankayagu waa
      Calanka Somaliya hargeysa in laga taago . Viva Somalia

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 6 днів тому +3

    Kkkmooge maqiiqane mamantaad aragteen kkk goorman arkey mooge manyare kkkk

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 6 днів тому +2

    Mnsh allah geesi qaran somaliland guul

  • @Halgame334
    @Halgame334 6 днів тому +4

    INA MOOOGE XILDOON MUU AHAYNE XUMAAN DOON IYO QABYAALADAYSTE AYUUU AHAA RER HARGEISA INA MOOGE HA ARKAAAAN

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv 6 днів тому

      INA MOOGE HARGEYSA AWOOWGII AYAA AASASAY WAA CEELKOOGII OROMOY DHILOY

  • @MubYus
    @MubYus 6 днів тому +2

    Ina Cumar Doool. xawaalad yar ayuu ku haystaa Oslo Norwey. Hormuud, Lacagtana Xamar ayaa looga soo diraa si rabshad iyo dhibaato uga sameeyo Hargaysa.

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 6 днів тому +2

    Cismaan cumar dool waa qof liita mana miyr qabo

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se 6 днів тому +3

    SOMALILAND GUUL

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 6 днів тому +1

    Odaygan shaydaanka ah ha laga masaafuriyo wadanka 😕🚫

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 6 днів тому +2

    Wadani dad aadu xun ayaa ku ururay wax aan dad ahayn ayay wataan oo nolosha ka dhacay

  • @madarcali122
    @madarcali122 6 днів тому +2

    Dool liinta ayuu cabaya

  • @khadraahmed3940
    @khadraahmed3940 6 днів тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 6 днів тому +1

    Waa odey walaan ha laa xidho

  • @madarcali122
    @madarcali122 6 днів тому +3

    Wadani ayaa so Ababuuleey saka dhalinyaradii new hargeisa laga so qaday aayey ahayeen

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p 6 днів тому +2

    Mar haDdii Mayor Mooge iyo Suldaan kiiba awr kii qabiilka fuuleen, dalkani raja fiican malaha....ALLAW NA BADBAADI...

    • @Aminadeeqa
      @Aminadeeqa 6 днів тому

      Madarka inaga xidha ka jigjiga ka dhawo qabiil ba lehe rer intisa ha xidho

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 6 днів тому +3

    Viiva somalilan

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 6 днів тому +3

    Adeer saleebaan gaal ayaa la xidhay maxamed xaashi ayaa la xidhay gaboose iyo jamaal caydiid xamarji iyo boobe iyo boqolaal qof oo kale qofna ma hadlin muxuu kaga duwanyahay raggaa waliba kamiisaan culus

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 6 днів тому +2

    Ku quusta dadow ina dolby
    U qaylinayan u dodayan ina
    moge iyo ina maxamad sul
    Cqadir wa wada guntaa rerku
    Sland guuuuuuuuuuuuuuuuul

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan 6 днів тому +2

    Daalimiinta qaran burburiska ee is kugu jira madax iyo suldaanu waxba kama qaadi karaan qarankan

  • @Halgame334
    @Halgame334 6 днів тому +3

    5SANO XADHIGA WEEYAAN SAKHRAKA QAADLAHA AHE RER AQOON YAHANKA U HAYSTAA

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv 6 днів тому

      QAADKU SOO KA INA GAABFANE KEENO EE HABLIHIINA JIGJIGA YAR LAGULA QAYILO MAAHA

    • @Halgame334
      @Halgame334 6 днів тому +1

      @@IsmailJama-xo4gv HALAYSKU DHILO TIRSADEE SO XISAABI KUWINUBA QIMO JABAN LAGULA QAYILAA SOO DHIG WAXAAD HAYSO QAYILAD DHAFE HESTAY KUWAYAGU MACSI U HAYSTAAN

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 6 днів тому +2

    Waxasoo dhan dawladaa u abo ah lano ayadaa u seta dheraysay

  • @user-vh5ou4im7l
    @user-vh5ou4im7l 6 днів тому +1

    Sii daynaa waa ay ay wasay shaqa laga qabanaya isaga io waxa suldaan ku sheega ah

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 6 днів тому

    Inta u hadleysa waa duli Isaga Kaliita Alxamdulilah inay iscadeyen. Reer S/Land now wad aragtan Ina Moge iyo Suldanki.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 днів тому +1

    Geeeesi kadaa wll waa

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 6 днів тому +1

    WALAAHI INA MOOGE WAXAAN U AQAAN NINKA UGU XUN MUCAARIDKA

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 днів тому +3

    Viiva viiva somaliland

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 6 днів тому +1

    Ciudagale waxaan mood ayey in ayuntaa ka baladhanyahiiiin waarbalsaaxibayaaal dib iskugu noqda .

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 6 днів тому

    Ninkan laxidhay mantaaba iigu horysa

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 6 днів тому +2

    Kkk odeygaa gala dagaalka yidhi waa arin ay so ababuleen kkk yase kaga xun kkkk

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 6 днів тому

    If Iyo aakhirotonna Afxumo waa karaama seeg . Afxumo qofka ISKA leh ayey ku eegtahay, isagaana ula hoyanaya aakhiro . Halkaasna xisaab ayaa U taalla .

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 6 днів тому +3

    Kkk dofaar ileyn madaahiro saqran ale ka goaay ayeyba u cabadayaan kkkkk

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 5 днів тому

    Dawladnimada iyo nabadu waa qaali qof jeclaysina maahs jaantaan roganna maaha alle ha ina fahmsiiyo wllayaal

  • @MubYus
    @MubYus 6 днів тому

    Dawlad aan qofna xidhi karayn ma aha dawlad.

  • @cismanqanciye
    @cismanqanciye 6 днів тому

    SULDANADU WAY WAA SHEEN #MADAXWEYNAHACAYDIISAYAABANEEYAY#

  • @xaabsade9844
    @xaabsade9844 6 днів тому +1

    Waxaan diiday u dawladayntan xukuumada biixi ku cabudhinayso dad kuwii ugu dhawaa abtiyaaladii reer walba intiisu maamulan hadii lays dhaami waayo muusana wuxu wado joojinwaayo

  • @userxmvw031
    @userxmvw031 6 днів тому +1

    Odaygan iyo kuwa lamidka wad kayabaysa dalkina kama marman o inta waykuso socdan afxumo iyo hagardamana majojiyan markahore

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 6 днів тому +1

    Qomluud abaarso waalahele waxaladonayo

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 6 днів тому

    Aiguwaxan odhanlahaa suldanku cumamada hdhigo wayo umaqlmo waaciyalo moriyan àncadi ahayn sharafidhimatay

  • @simdachi
    @simdachi 6 днів тому

    Great you tuber🎉🎉

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 6 днів тому

    Subxaanaka cadiim ma da'adasu ku caaytamayaa

  • @rahmayusuf-tr3ib
    @rahmayusuf-tr3ib 6 днів тому

    😢😢😢😢😢😢 miiskiin yaa dalad

  • @user-mb9hm4cn7z
    @user-mb9hm4cn7z 6 днів тому +1

    Riyaale waalabaqaayey imika kuwanu yaqaan dhibe

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 6 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 6 днів тому

    Wadani ishiish

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 6 днів тому

    Xasan dheere 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 6 днів тому +1

    Dadka markey qabyaaladu biyo dhigto waa noocan oo kale bal is barbar dhig bishii hore wixii ka dhacey suuqa gobanimo iyo waa hadaad in uun damiirkaagu reerkan ninbaa laga xidhey dambi halagu helo ama halagu waayo waar bal dan guud iyo xafiiskii waaxda 26juun oo loo dhisi xaafadaa maxaa ka dhacey uma kala hadhin s.muuse xataa inantii madaxda ka aheyd ayey caayeen markaa ninyohow tasi wacdi ayey ahayd miyaa tan maantana waa dambi waar wax isku fala

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i 6 днів тому +1

    Cidna loo daba fadhisan maayo
    Ninkastoo afxun ama qaranka foodaanya inuu burburiyo in la xidho

  • @samiyaige1947
    @samiyaige1947 6 днів тому

    Fariid rental sheegah

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 6 днів тому +1

    Ragan inbadanbaa loo seeto dheereeyee hadeed waajibkooga halaga maro dawlada jilicsanibaa looga bartee liinta hasoo wada waraabiso odey iyo yarkiisbaa caaqil wixii la odhanjirey wey fidnoobeene sharciga hala maro hanaoo simnaado

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 6 днів тому

    Xadhigaa kanaagsan

  • @khadraomer6956
    @khadraomer6956 6 днів тому

    Rerkani bal markay yimaadaan ciday xukumaan aynu eegno waa badow geedkii hoostiisa

  • @MubYus
    @MubYus 6 днів тому +1

    Suldaanka guud, maxaa dhex geliyay ciyaal suuq dhagax tuuraya oo Booliska iyo dadka shiidaya? Yaab iyo amkaag.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 днів тому

      suldaan guud kani waxba kama oga hadaa ciyaal baad moodaa hadalkiisa kkkkkkkk

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 6 днів тому +1

    Ceeeb ceeeb suldaan yaa

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 6 днів тому

    Odaygansarkhanka suldanku sharaftu iskagaqaday markudagal ugusosaftay suldankuwaa allowahal

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 6 днів тому +1

    Ina mooge ka hada soo socda ee qiiro jabaanta umadda la hor imanayaa ka daran la ta aamin raga iska qiiraysiiya ee iska dhiga wadani dhiigu tifta hayo ee dalka iyo dadkaba jecel bari marka kursiga xilka uu ku fadhiistana boorta idin galiya wax ku qaata kuwii ugu codka badnaa ee lagu qasaaray hadii kale reer somaaliland ka dhoyga la,oo ku shuba codkiina ciilqabayaal hadhow idin ciqaaba.

  • @rahmayusuf-tr3ib
    @rahmayusuf-tr3ib 6 днів тому

    Adugu maaxad qabatay

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 6 днів тому +2

    Kk mooge ayeyo korisey ciil ku kore weeye umaduu udhuntey waa tuug codka cidii sisey wey ku qasaar tey kkkk

    • @manitbaacy3413
      @manitbaacy3413 6 днів тому

      Sacad Muusow Umaad codayn . 90%Garxajis baa u codeeeyay . Mqrkaasuu weliba wadooyinka ugu badan ka dhisey daantiina xoolaha uma laga cuno .

  • @LAANDHEERE360
    @LAANDHEERE360 6 днів тому

    Hooyadaa habar xabuubsheed kawas nio

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 6 днів тому

    Reerka magaca garxajis sheegtaa weligood ilbixi maayaan siyaasaddoodiina qabyaalad ayay noqotay markaa dhulkooda halooga soo baxo oo habarawalna inteeda hagoosato.

    • @userxmvw031
      @userxmvw031 6 днів тому +1

      Isaaq ma garxajis iyo habarawal unba utaqana?

  • @axmedmataan4443
    @axmedmataan4443 6 днів тому

    Waxba ayaan la dhawranin hadii nin uu ku dumayso oday qadhmuun oo

  • @user-uy2ir1vh2v
    @user-uy2ir1vh2v 6 днів тому

    Reer buura fuul way kibrayan afka ha lugu dufto

  • @user-hu4ts1dw3c
    @user-hu4ts1dw3c 6 днів тому

    War sharcigii dalku mee ninka hadii danbi loo haysto maxaa waaran loogu soo jari waayey oo loogu qaban waayay dalka waxan ka socda maaha wax loo dulqaadan karo sharciga iyo caqligu ha shaqeeyaan

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 6 днів тому

    Walhi wa runtii xasan cabfilahi Ina mooge qabyalad qawan ayuu muujiyay ve marka in uu xika ka dego aya wanagsan odaygan xidhan ee le inanba layga doonya ee laleeyahay sacd muse aya kafoonya wa in nagta laga hadha wayo Dumarka wa la hido raca

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 6 днів тому +2

    Waa in la togdo ninka wa in jarciga lo sinado thanks

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 6 днів тому

    QABYAALADA IYO XUMAANTA WAXAA WADA NINKA WAAD HADASHAY DADKA KU XIDHAYA HADII REER LOO KALA BAXANA
    DUQSIGA YAA KAA CELIN

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 6 днів тому +1

    😂😢😢😮😅😊😊😊

  • @abdirahmanwarsame5199
    @abdirahmanwarsame5199 6 днів тому

    Kani waa shaydan bal wajigiisa iyo dhakadiiss waa cifriid haloo dhaadhiyo mandheera wuxuu sitaa baasaaboor ajanabi ah hala mustaafuriyo

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 6 днів тому

    Nacnac nacnacdaxla bax.

  • @mohamuudmohamed6926
    @mohamuudmohamed6926 6 днів тому

    Dhaqan.xuum.uun.baad.sheegat,a.suladaan.ka.wax.hakasheegin.waad.dheeresaa.inakaagani.gacan.baadoonesa.ee.waxaad.kahadleso.jooji

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 6 днів тому

    Jamaal Caydiid waa nin Ciise Muse ah… hadalkaga u fiirso sxb

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 6 днів тому +2

    Isaaqoow hadii Ethiopia/Oromo Somalida kale idinka jecelyihiin waxaad tiraahdaan dhulka Isaaq dego ee heestaan Ethiopia noosoo celiya. Ma dhaceyso hadii xitaa aad 20KM xeeb siisaan.

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 6 днів тому

    Cabaad weyna wax badan waad cabaadi doontaa

  • @samiyaige1947
    @samiyaige1947 6 днів тому

    Wasax in lahiiro galahad foshaxuun

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 6 днів тому

    😂😢😢😢😮😮😅😅😊😊

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 6 днів тому

    Buur madaw

  • @hibofarah532
    @hibofarah532 6 днів тому

    Buqor buurmadow. Kudar

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 6 днів тому

    waaryaa odyigani maha reer somaalilaan waa sanweenta wobyishabeele

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 6 днів тому +1

    Madaxwaynaha waa la caayikaraa.
    Siyaad Barre qofka caaya lama xidhijirin.
    Wuu ka fiicnaa waxan dhulkan jooga.
    Viva Siyaad Barre.

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 6 днів тому +1

      Ma niinka culimadu diinta ilahay inay dhigaan aan u ogalayn oo dhumasho lagu dhiigayay ciilmiga islamaiga baad noo amaani ee culimadi iin uu dilay iyo inu xidhay ka dhigay xadhigu waa halkaan dhawe wabu kharajinayay dadka qaarkood

    • @warfaageeddi3128
      @warfaageeddi3128 6 днів тому +1

      Siyaad ammaan mooyaanee hal erey kumuu dhacayn ciyaalyahow

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6r 6 днів тому +1

    Waa runtiisa waa loo dhimanayee walahi in aanu u hoyanan madaxtooyada kaad madaxwaynaha ku sheegaysaa

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 6 днів тому +1

      YUSRA HARTI WAXAAD ISLA HAYSO SOO DAA SIDAADIBAAD JAAMAC DUBAD U QAXI DOONTAAYEE

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 6 днів тому

      ​@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591dhediga isaaq sidii goojacade oo kalaad kabaha gacmaa ku qaadanaysaan futa awaleey

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 6 днів тому +2

    Bal heerka ay marayso HARGEYSA.. gorayo haad bay noqotay. Dadku sow xaq uma leh aragtidooda, tan labaad hadii 4000 yimaadaaan maxaa dan ah oo kuugu jira!?? Miyaadan GOOJACADE cashar ka baran!!?? DADKANI caadi maaha, way waasheen

  • @ahmedali-gt4ng
    @ahmedali-gt4ng 6 днів тому +1

    Wllhi ninkaasi waa rijaal rijaal dhalay

  • @maxamed8867
    @maxamed8867 6 днів тому +1

    Waxaan isdhaamin reer moodaya in ay dawlada leeyihiin

  • @axmedmataan4443
    @axmedmataan4443 6 днів тому

    Suuldaan gala dagaalka kamaan damqan 'Ee qadhmuunkani wuu i damqan ,wayo somaliland qolo malaha ee waa lawada leeyahay

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 6 днів тому

    Heego waa baraha ay ugu talo-galeen in dadka laga caayo . Faysal oo prepaid noqday bay inoo balbalaadhinayaan kkkkkk Heego way fashilntay.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 днів тому +1

      Huuro ayaa dadka cayda faysala waa fariid maaha sida suldaankan nacaska ah macaa abihiibaa nas ahaa labaduba hadal may aqoon

    • @Aminadeeqa
      @Aminadeeqa 6 днів тому

      Ciidi bugta waxay donayso way heeli bowu

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 днів тому

      @@Aminadeeqa bowe ma buqland baad tahay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 днів тому

    Ilaahay cadawgeena hajebiyo guul soomaalilaan

  • @CabdixakiinMaxamed-lt7zh
    @CabdixakiinMaxamed-lt7zh 6 днів тому

    dhonwari ayd tahay

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 6 днів тому +1

    Marka lasii daayo diyaarada toos haloo saaro. Ilaahay meeshu ka yimi ha inagaga celiyo. Reer Somalilandnow Allah ka cabsada oo xumaanta ha isagu hiilinina. Diintu waxay ina faraysaa in aad walaalkaa u hiiliso marka laga gardaran yahay iyo hadii uu gardaran yahay. Marka uu gardaran yahay waxaad ugu hiilinaysaa in aad ka qabato xumaanta. Ya Allah dadkayga xaqa ku sug

  • @fajgaldi2508
    @fajgaldi2508 6 днів тому +1

    Kilaab fawqal kilaab. Shilimaadka Ina Biixi aynu eegno inta aad islagaadhaan

  • @sarlajoog3927
    @sarlajoog3927 6 днів тому

    Sadexda habrowd keeda waalan iyo siyaasi iyo sheekh waa isku darajo isma dhaamaan

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 6 днів тому

    Ma waxad ku taagereysa xadhiga dulmigaa ee cid walba layska xidhanayo oo aad adiguba tirisay inta lasoo xidhay?
    Adeer Osman Omar Dool wuu ka duwan yahay dadka aad soo cabudhin jirtay waadna ku fashilmi hadaan si dagdag ah looso dayn.

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 5 днів тому

    Ninka mxa lo xiray

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 6 днів тому

    INA CUMAR DOOL HADAAD KU HAYSATO WAX UU CAAYEY KUWA IDINKA IIDIIN CAAYA MA XIDHAAN MARKA AAD TAAS SAMAYSAN WAX KA SHEEKEYA