Cundhufo iyo hubkii Canfarta ugu waa waynaa oo la qabtay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • ABOUT ERAR TV
    Erar Tv is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
    25 Jul 2019 It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722449446
    +251915559955
    Email: Avocadomohamed1@gmail.com
    Our UA-cam channel: / @erartv
    Facebook: / honavocado
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

КОМЕНТАРІ • 36

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 3 місяці тому

    Ciidamada deegaan guuleeyasata geeshkayagoow guul guul guul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥💪💪💪💪💪💪🔥❤️

  • @AmranMaygaag-ud8uq
    @AmranMaygaag-ud8uq 3 місяці тому

    Sharaf iyo karaamo jecliyaa warkaaas jabka canfar waaa waxa dhagahaygu ugu jecel yihiin ee aan maqlo guul iyo gobanimo fardo awliyo iyo shacbka iyo dhalinta halyeeyada ah ee galbeedka siti guulaysta huuunooyin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HiboOsmanabdi
    @HiboOsmanabdi 3 місяці тому +1

    Masha allah Guuuul wiilasha soomaliyed War ninki cali cumar intuu dhacay yaa arkay

  • @AdenFarah-yy3fl
    @AdenFarah-yy3fl 3 місяці тому +7

    Ma shallah guuul Guul gesiyalka somaliyed cadogen hajabo

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 місяці тому

    ina cagjar maamulkiisu haba iska musuqmaasuq badnaade.e hadii uu deegaankeena cadawga kawada xoreeyo boqor aan dhicin ayeeynu kadhigi lahayn inta uu ilaahay ka oofsanayo madaxweynaha ilaahay ha inoosaxo hana inoo barakeeyo aamiin🤲💯❣️☂️

  • @Khalid-qx7jy
    @Khalid-qx7jy 3 місяці тому

    Guul guul

  • @libandiraneh827
    @libandiraneh827 3 місяці тому

    Doqonki Adan farax iyo axmaad shide saka waxaay jogeen jabuti walahi Adan farax niyada ayan ka ikaray ilahy xanunka sidaga iyo Macan inu ku dhaco ayan ugu duceyaye Amin Ila dha

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 3 місяці тому

    Masha Alhal soomaadii Guul Guul Guul Guul 😢🎉

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 3 місяці тому

    Codku saafi maahin. Guul Soomaaliyee

  • @FarxaanAxmed-jf5vq
    @FarxaanAxmed-jf5vq 3 місяці тому +2

    Dadkaan dhawaaqayaa dhulkooda doonayaa Allahayow u dhiib

  • @HirecabdullahiAhmedwali
    @HirecabdullahiAhmedwali 3 місяці тому

    Guul dhaman cidamada liyu police iyo shacabkaba somaliyed

  • @fadimaruun1145
    @fadimaruun1145 3 місяці тому +2

    Walal wan ducenin cadogen hajabo

  • @jamacmuse5804
    @jamacmuse5804 3 місяці тому

    Guul..iyo..gobaanimo..gallbedka..sitii

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 3 місяці тому +2

    War Avocado ha bikhin, waxaan dagaalayay wa ciidanki ETHOPIA.

  • @bhaashi1622
    @bhaashi1622 3 місяці тому

    Somali galbeed

  • @AadanBashir
    @AadanBashir 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuul

  • @SacidAdaan
    @SacidAdaan 3 місяці тому

    Doqon war bartay sidiisii ha uhadlina hayzow erayga wegnar guruub waxaanleh ciidan gaara ee ruushka ushaqeeya loona yaqaannaa

    • @AbdiraheemMohamed-o5w
      @AbdiraheemMohamed-o5w 3 місяці тому +1

      Sidoo kale canfartu waxey soo kireysataa ciidan oroma ah iyo axmaaro
      Sidaas buu ka wadaa wegner groub

  • @hah7064
    @hah7064 3 місяці тому

    Cundhuufo waa laamida ayay saarantahay. Markaan laamidaa arko ayay run noqonaysaa in cundhuufo la qabtay. Hore u socda geesiyaasha halgmaya.

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 місяці тому

    Afagaandho iyo jaamac galladba marka ay wararka deegaanka falanqeynayaani anigu aad baan ujeclahay ilkacasse & nuur iyo guuleed alifloow guuleysta ilma adeerroyaal Liyuu police guul aanu cadawgu idinka libinhelin ilaahay haydiinsiiyo aamiin 🇬🇶🇬🇲💯❣️☂️

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 3 місяці тому +2

    Dagaalku kama soo hadho caqiidada dagaal ee ciidanku ku dagaal galo walee soomaali baan cidi ka adkaan waliba soomaaliga soomaalinimadu tahay sumadiisa iyo caqiidadiisa dagaal marka laga yimaado islaamnimo oo ah ta koowaad

  • @MohamedYoussuf-f1z
    @MohamedYoussuf-f1z 3 місяці тому +1

    Hambalyo wiilka xolo dhaqatada ah ee AK47 ku furtay madfaca.Guul iyoleyse gobanimo soomaali galbed.🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HussainNoor-fh1tp
    @HussainNoor-fh1tp 3 місяці тому +1

    Nimanyahow dowlada ethiopia na hor taagan iyo meel baanu qabsanay is qabadsiiya

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 місяці тому +2

    Salam wariyasha sharaftale nacam abdurahman waa hubaal way nodhashen 800 iyo kabadan gashan bur militeri samestan bela yaala dawlede degaka somalida ee tunkawen waa ogaden iyo isse ciid ishortagi karta majirto wunta ithopiya aqligeedu waqori afka lagurifto mustafe madahwene ka ah qaybta uween ethiopia guul gobonimo viva ogaden viva issa viva bare iyo abdurahman

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 3 місяці тому +2

    Illahayow naga qabo baariyow dulinkoda ethiopian iyaga ku baabi

  • @AnissAnisa-d3d
    @AnissAnisa-d3d 3 місяці тому

    Wawaww Masha allah guul gull Somaligalbed gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic ❤❤❤❤💪💪💪💪

  • @FarhanGuelleh
    @FarhanGuelleh 3 місяці тому

    Guulaystay shacabka reer sitti iyo ciidanka qaranka DDS❤❤

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 місяці тому

    Kiiba 4 naagba loo guurin Guul Geesiyaasha wiilasha soomaliyeed
    Biyaha halahibiyo

  • @aydarusali5488
    @aydarusali5488 3 місяці тому

    Waad mahad san tihiin sida wanaagsan oo aad warbixinta noola soo wadaag teen somali ha guulaysato oromada dhul doon kaana ha jabto

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 місяці тому +1

    Guuul dawladda Somalia 🇸🇴🇩🇯

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 3 місяці тому

    Kani galbeed kukale moyee waa guul Alleeeh

  • @neimahodanneimahodan5800
    @neimahodanneimahodan5800 3 місяці тому +1

    Guul guul,

  • @rahh4137
    @rahh4137 3 місяці тому

    guul guul guul ❤❤❤❤❤

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 3 місяці тому

    GUUUUUL SOMALIA